Gabadhii Maxamed Siyaad yaa la qaxay markii dowladdii duntay

  Рет қаралды 93,295

Qarri Jiqood

8 жыл бұрын

Daawo Gabadhii Maxamed Siyaad yaa la qaxay markii dowladdii duntay

Пікірлер: 199
@hassanmire1452
@hassanmire1452 4 жыл бұрын
Masha Allah. Waan salaamayaa Deeqo Maxamed Siyaad Barre, inta soo abaabushay iyo inta ka qayb gashay xaflada. Aabbe Siyaad (Aarkii Afrika) Allaha u naxariisto, Aammiin.... Sadkayagii sokeeyow, sadkii Rabi na siiyow, siraadkii dalkeena, samme wade Siyaaaadow, samme ku waar....... Aammiin.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 ай бұрын
Ma Sha ALLAAH, Waa gabdho hishoodbadan oo sharafleh, Mahadsanidiin
@143-k1d
@143-k1d 11 ай бұрын
Somalida Waa Is Dishaa Weena Is Jecel Yihiin Oo Meel Kasta Wee Isku Caawinaan, Masha-allah Allaha Dhowra Somalida.
@nemrodjalatan3796
@nemrodjalatan3796 5 жыл бұрын
aad ayaad u qurux badan tahay. hadii ay gabadheeda ay ii dhisto waan jeclaan lahaa .
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 2 ай бұрын
Deep maxamed sitaad mawaxaaqaba cabdiraxman taliyihii ciidanka guulwadayaasha
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Allah marwadan way qurux badan tahay waa qoyski wanaagsanaa ee talada dalka sida sharafta leh u daadihin jiray ogaada maamul wanaagsan kiina u danbeeyey
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Quruxeey xaal qaado Afweyne ayaa dhalle halkay quruxi uso mari, afkeeda ayaa ka wayn siilkeeda
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف Жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 Mabah gartid akhlah iyo eb bah wayledahay Markah iskah caytamah oo kudhagimeysoh cayduh Waxay lahenah kumah dhageysoh Markah muryan cay meheh wakaleh mayakhanoh ee kuh carah bax cilkah kuh hayah caydah Markah gobnimoh waa lodhashah ee leskamah dhigih karoh Siyaad nah 20,buh dad iyo dalbah kuh xukumayey sharaf oon lah akhon miryanimo iyo kharaxyo iyo Khabil laguh dagalamo Markah siyaad ilmih kubar ray xukunkisah waa kuwah akhalah leh oon cayin dadkah oo edableh Maxan sidadoh kaleh oo caydah lasogalah midiyah dhaxdisah amah barah bulshadah dhexdodah oo kah caytamah Markah waxan umaleynayah inad isticmashid mukhadarad oo aebtih kadhumisey iyo xishodkubah Markas babad ugen waxad shegwysidbah Markah rer siyaad ilahaay bah sharfay oo aduunkanah waa lagah yakhanah waxeey u someysah somali Markah dowlad nimanah tih siyaad barah bah udabeysey Somaliya dowladih kamah dabin ee waxa kadabey sey dhac iyo bob iyo shacabkih oo labarah kiciyey iyo kharyo iyo muryan shacabkah bobtah Waxas oo dhan bah kadabeysey dowladih siyaad ilahaay ha unaxaristeh amiin Waxuuh aha hogamiyeh dacad uhaah shacabkah iyo dalkah somaliyeed
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
​@@dalaisacgibril5899nin ka gabar ka maseersan waa lagaroone. Aabeheed iyo ayaduba waa dad waxtar leh macruuf ah ee adiga yaaku kuyaqaan xoolayohow bilaa caqliga ah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 ай бұрын
@@Nuurah951 nin naar ku jira oo 10 wadaad ee u dilay ayaa qarbiga Ku sugayay, wixii kale ee umad dilay iska dhaaf waxaanu ka bixi karin 10 sheekh, maca quraankii u badalay ilaahay waa u danbi dhaafi karaa laakin dhiig Muslim ah, laakin dee ilaahay waa Mareexaan oo Siyaad Afweyne iyo maslax iyo deeqa afweyn jano ayaa sugaysa
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
@@dalaisacgibril5899 10 wadaad waayartahaye meeqaad disheen? meeqaad barakiciseen? Meeqaad dhacdeen ? Masakiintii reer xamar aaway gurysaoodii. Inshaa Allah jano ayùu kujiraa ; lkn adinkaa naarta kuwaaridoona mooryaan ibnu xaaraaam ah
@ladanq5197
@ladanq5197 2 жыл бұрын
masha allah intaas ay sheegtay waan ka qayb qaatey somaaliya alaw nabad nooga yeel
@simrancadey4153
@simrancadey4153 4 жыл бұрын
Ku wa habaaraay marxun dhintay naf tooda miyee ogyihiin waxey mudanaayaan hadaa run shegeysan waad og tihiin xaalad hada ad ku jirtan ee af kii nolba u hadlaa idinka tiina daryela maxamed siyaad ilaah baa u hayo jano insha alaah wuxuu ku jiraa janadii fardowsa aaaamiin
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 жыл бұрын
Simran cadey marxuunkaa Allaah ha u naxariisto janatul firdows Allaah ha ka waraabiyo lkn dadka neceb ama habaaraya bal maxey hayaan isagii tagyee xaaran ku naax iyo iyo mid uu dhaley oo dhiig lagu koriyey baa hadhaye inyar oo Allaah u gargaaray baa somali nabad gashey
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 2 ай бұрын
Xaqqiqdii maamul kawanaagsanaa majoring deeqa aabaheed marbaanlayaabaa dad siyaad bare waxkasheego markaasaaan iraahdaa mawaxkafiican maadsameeyseen soomaaliyeey
@mohamudm3380
@mohamudm3380 4 жыл бұрын
Wax kale o an dhihi karo malaha ilahay umada somaliyed Qalbiyadoda haisku keno. Ilah aya no maqan ilahna nama hojin dono inshaAllah.
@nadifaessa7590
@nadifaessa7590 5 жыл бұрын
Allaah ha uraxmo Aabe Siyaad
@simrancadey4153
@simrancadey4153 4 жыл бұрын
Ilaah ha unaxariisto marxunka amiin wale ku caytamayo waa inta cuntay xaaranta waan dadkii ahaa gadal ka gaarka marka mab ogo waxey tahay dowlad wanaageda deeqo abaayo waxaa tahay gabar u dhalatay dalka ee ilaah ha kaa xifdiyo ilxun
@maryambarre1916
@maryambarre1916 5 жыл бұрын
wale burbur qasaaro qabiil qurun qarax iyo gar maqaate yaal cunsuriyiin intaba maantaa la hayaa hadaba uqubo la galay xaqeedi maantaa la hayaa ee yaanay indhah leeys tirin malse rabi ahynaga bad baadsho halaaga amiiin yarabi
@cabdirashiidcali183
@cabdirashiidcali183 3 жыл бұрын
Deeqa aabe siyaad noolow
@xiireeyshekhcabdi1221
@xiireeyshekhcabdi1221 4 жыл бұрын
Deeqa maxamed siyaad barre waad mhdsn thy taariq wagaagsan waad leedahay ee ku soo dhawoow dalkaagi in inkastoo aad garbahaareey joogto waxaan jeclaa in aan kugu soo dhaweeyo beledwayn adiga iyo tiimjaaga dream team
@cabdulqadirjaras3959
@cabdulqadirjaras3959 5 жыл бұрын
Wan kusalaamay ina aabe siyaaad
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 жыл бұрын
fariid siyaad barre dhalay mnsha alaah
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 4 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto aabe siyaad
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 жыл бұрын
Noolaada reer siyaad aabihiina alle ha u naxariisto waxaa idin dhalay hero
@alimohmed160
@alimohmed160 5 жыл бұрын
Aabaha alaa ha unxristo deeqy walee wan jecleen
@abdiaziizomar1285
@abdiaziizomar1285 4 жыл бұрын
Nin culus a dhaley an soomaaliyo dhaan hilmamidoonin illaahey janada kawarabi
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
ina siyaad bare hadayna nin lahayn anaa u diyaara inaan guursado abaal gud aawadeed
@johnbobby3339
@johnbobby3339 5 жыл бұрын
Maxad ka gursaata gafur weynda nijisku daalay?
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
John Bobby adigu qanista ugu waynatay ina dhilo gabar nin qabo yaad caye hadad nin rag ah tahay maad raadsatid rerka ay ka dhalaty ya kaa hor tagan
@ismailjama8293
@ismailjama8293 4 жыл бұрын
waa xaaskii jeneral morgam deeqa maxamed siyaad bare sxb
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 4 жыл бұрын
@@ismailjama8293 waa kaa qaldanthy morgan xaaskiisa canab maxamed siyaad aa ladhahaa
@ismailjama8293
@ismailjama8293 4 жыл бұрын
sheikh ward mahadsantay. Wll aniga deeqan uhaystay
@sumrom4818
@sumrom4818 2 ай бұрын
Deeqa, Iskuul booblisiya waad soo martay ee miyaad bilawday ???
@bishaaradam5836
@bishaaradam5836 7 жыл бұрын
Siyaad bare family noo laada qoys qiimaleh oo somali nimada jecel
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Mansha Allah Deeqa weydadaalaysaa
@safiajama5565
@safiajama5565 3 жыл бұрын
Anaagu afweyene waaliganba maa saamxayno qiiyama hoortiise illaheye caadabah taa uu hoosesye
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Hhhh cadaabta ma ada haya
@AhmedAli-mi1cg
@AhmedAli-mi1cg 2 жыл бұрын
Deeqo maxamad maxaa magaca u yeelay aaway gabadhahii magaca lahaa ee faadumo maxamad canab maxamad siyaad asc
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 7 ай бұрын
Wali xabaashi afweyne ka dul barooranayaan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Habargidar iyo isaaq si fican bay u cadaabeen siyaad iyo marexaan, beentinii Afrikan ugu xoog badanahay been bay ahayd cad
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Deeqa maxamed siyaad bare nolow
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Dhashii macalinkii umada soomaaliyeed allaha unaxariisto m siyaad barre
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
1970 Ragii uu Aabahaa laayayllay ,Dadkoodi way joogan e ogaw
@abdihakinmohamed9352
@abdihakinmohamed9352 10 ай бұрын
Maxaad ka qaadi maskiinoow soo habaar 1970 iskdaa hada xitaa afka ayaa kab lagaa galinyaa kalabyahoow kalabku dhalay
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Drs deeqo maxkamad siyaad sharaf kunooloow adiga iyo family ga oodhan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 7 ай бұрын
Xaraan io boobka xoolaha soomaliyeed soo celiya ilmo afwayne koley kaffirki afwayne dilkii culimada io burburkii hargeysa,puntland io nuqadisha sugeeyase.
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
tan ma siyad bare ayaa dhalay waaba gabadh qurux u dhalataye foolxumadii ma lahee hhh
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 2 жыл бұрын
She is very attractive
@drabdihakimmohammedaare7402
@drabdihakimmohammedaare7402 5 жыл бұрын
Mashaallah tifiirtii kacaaankii aabo siyaad janadaaan u baryay
@qadanhoodo9533
@qadanhoodo9533 4 жыл бұрын
Ialahay ma ursiiyo
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 4 жыл бұрын
Aameen jana fardawsa rabi ha ku casumo
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف Жыл бұрын
@@qadanhoodo9533 Muxuh kuh dhimey Markad udideysid ducadah waa bah yabeh Somujedid waxuuh kadabeye siyaad maseh khabilbad uhad leysoh oo somalidah matah jigtah khabil bey iskuh sacidan oo kuh shakhestan ee makuwas bad kamidtahay Maseh siyaad dabih buh kagaley ood uguh dideysah ducadah ineey gartoh Markah wabah mudih ee ilahaay ha unaxaristo amiin
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Qof banaanka kuugu ilaalin hakuilaalin guri
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 11 ай бұрын
0:33 Ar macalin shiine ahaa maba duqoobin ninkan cimriga alaha ku barakeyo, habaryartey aun macalinkeda basketball ayuu ahaa hebalow shiine ayaa la dhihi jirey isaga iyo nin deganey manabolyo canosan akatisa hebalow barajab in la dhihi jirey u maleyna
@mehamedismail1905
@mehamedismail1905 5 жыл бұрын
Deeqo ilaahay aabahaa ha naxariisto jagadiina ilaahay ha ka waraabiyo danbigiisina ilaahay ha u dhaafo
@highclasselectronicbureaut4710
@highclasselectronicbureaut4710 4 жыл бұрын
Marwo deeqa wali Morgane xaskiiisa may tahay???
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
ina siyaad bare hadayna nin lahayn anaa u diyaara inaan guursado ama inanteeda abaal gud aawadeed
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
WAA SHARMUUTO QANIIS DHALAY SIYAAD BARE WUXUU AHAA QANIISKA UGU WEYN GEESKA AFRICA NAAGTA UU DHALAY WAA SHARMUUTO QANIIS DHALAY ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO QANIIS AF WEYNE JAHANABA AYAA HOYGIISA AH
@BartBertuchi
@BartBertuchi 5 ай бұрын
Adiga umbaa is sheegay waxa aad tahay. Caqli daradaada iyo caruurnimo.
@nemrodjalatan3796
@nemrodjalatan3796 5 жыл бұрын
oo gabadha magac malaha miyaa
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 жыл бұрын
Deqa Mohammed Siyaad ayaa ladhahaa Waa Taqtarad
@mahadgooni
@mahadgooni Жыл бұрын
Dalkaan halkaa siyaad barre dulmigii umada ku hayey
@fadumomohamed1
@fadumomohamed1 2 жыл бұрын
Asc
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 жыл бұрын
#Alla_Yaa_Raxma
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 жыл бұрын
Aaape siyaad
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 4 жыл бұрын
Manshlhaa
@libanaden1376
@libanaden1376 5 жыл бұрын
Deqo maxamed siyad barre abaayo wanku jeclahay.
@mohamedzakaria1559
@mohamedzakaria1559 5 жыл бұрын
Hhhjhh galbaherey ayaha dega wa unariixan
@hamidasaeed4171
@hamidasaeed4171 6 жыл бұрын
Maamo Allah yaxfidka
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Soomaaliyoo idil kii samaha barayoow abe siyaad alow kuu naxariiso walee tuugo hadey naheestaan
@sahalyare7653
@sahalyare7653 5 жыл бұрын
Adaa tuugad xasuusta iyo sida aad u baruur taqaanin inta goor goor matahay ma joogtiin
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 жыл бұрын
Soomaaliyoo idil kii dilay dadkoodoow Duqii xumaha beeree isagii ku baxayoow
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Oo ma tii ninka shiikhaasha ahaa qabay baa
@yuusufxaajicabduqaadir5737
@yuusufxaajicabduqaadir5737 3 жыл бұрын
siyad bare wadani bu aha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
aniga ma qabo qof siyad dhaley in loo naco siyaad baa dhaley oon ahyen kuwii askarta ku jirey ee abhood dadka la laynaayey hada gabdhan askarinamaay aheyn daayaa iyo inta kale uu dhaley iin askarata aheyn danbilaashaa wa siyaad barre iyo askartisii oo qaabil kasta ahaa aniga dhmaantood askartii siyaad barre waan haystaa waliba saraakiishoodii marka laga reebo kuwa qoriga kala hor yimi
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Wali ma ilmo siyaad baa soo taagan. Ilaahay ha idinka jaro cuqubadaad u geysateen Somali
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 жыл бұрын
Ilaahay ha ku xafido
@sahalyare7653
@sahalyare7653 5 жыл бұрын
In dilo maay eheeen miya
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO QANIIS QANIIS DHALAY AFWEYNE NIJAAS NIJAASI DHASHAY WAXAAD MOODAA IN AY DAAROOD JANADA FURAHEEDA AY GACANTA KU HEYSTAAN HADII AAD AFWEYNE JANO UGU DUCEYSEEN WAXAANU LEENAHAY ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO BAL WAA KEENA AY RUN NOQOTO AFWEYNE WUXUU XASUUQEY UMAD DHAN OO ISLAAM AH OO SHACAB AH BEEN UMA HABAAREYNO WAX XAQ AH AYAANU ILAAHEY UGU WEYDIINEY CADAAB LAAKIIN DUCADA DAAROOD WAA QABYAALAD ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO WUXUU AHAA SHEYDAAN XITAA AAN ILAAHEY KA XISHOON
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 5 жыл бұрын
Siyaad bare dembigii uugalay in caruurtiisa laga xumeeyo ma taageersani waayo? dembiga shaqsiga baa galla
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 5 жыл бұрын
Guro midhihuuu ku beeray vädret maxaad vision 2019
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 5 жыл бұрын
Nio ninkU naartisa hayskaga jire daaya
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
Amiir Ina boqore ala ya ogaado bal awow ga iyo ayayda halkey ku jiran
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
@@yareabdille1464 oo halkeed u malaynaysaa in la gayn ninkii yidhi meel diinta lagu baranayo ma arki karo. Useless qabiilaystaa baa tahay waar ilaahay baa afwayne ka wayn 😤😤
@daaciyaatulraxmaan9482
@daaciyaatulraxmaan9482 5 жыл бұрын
A Qiaj We
@ahmedguray3872
@ahmedguray3872 5 жыл бұрын
ilove madaxwayne Aabe maxamed siyad bare and famaly ilove ilove ilove ilove ilove dadka somaliyedna koley ninki indhaha istiraya indhaha alle ha tiree waa kuwo anay ka qarsonayn maxamed siyaad bare markuu jogay madaxtoyada dalku halkuu jogay iyo hamiga uu laha mantana waa dad wada daba dhikif ah karamana ka tagay waxa halelay habarkii Aabe maxamed siyad bare oo ah IMANLAAWAYAL IMANKA ALLE IDINKA QAAD bal u fiirso qof kasta oo somaliyi waa mid imaan laawe ah qof kastana waa mid dhaga xiran oo boob doon ah alle ka cabsi ma jiro imanka hadu alle kaa qado imanka alle idinkuma soo cesho somaliyeey oo belo idinku dhacday
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Waa run Somalia 30 sano waxay u dagi weyday waa Aabe siyaad barre Habaar kiisa nagu dhacay
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 жыл бұрын
taariikhda laguma sheegin gabadh iyo wiil maxamed siyaad bare dhalay oo dembi loo haaysto, maslax ayaa lasheega mana ahaayn mid dadka dhiba Naftiisa ayuu u xumaa, kuwii qaranka dumiyey aaway, kuwa leh abahaa dad ayuu ogoomeeyay, raga ay ku dhartaan ama ay geesiyada u haystaan intee ayay laayeen agoomo ka dhigeen
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 4 жыл бұрын
Mahmed cudhi Somali badan ayaa u haysta inay eebbe subxanu wa tacaal iyagu sida ay rabaan wax ugu sheegayan oo qofki ay necebyihina ka codsanayaan in loo cadaabo, qofki qabiilkooda ahna loo janayo! Arrinku sida ma aha bal wa sidan اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا (14) Iyo يقول تعالى ذكره: (ونُخرِجُ لَهُ يَوْمَ القِيامَةِ كِتابا يَلقاهُ مَنْشُورًا) Iyo وعنى بقوله (اقرأْ كِتابَكَ) : Hadaan so gaabiyo qof walba kitaab ayaa la socda wax walba oo aad aduunka samaysay ku qoran yihiin. Qofkii Allah hortisa aya la so Taagaya, markas aya la oranaya yaa wax ku leh? Waxa so baxaya dhamaan dad wixi u qofkasi dulmiyey nooc kasta oo dulmi ah ha noqoto. Qofkii oo yaaban aya isku marag kacaya oo lagu oranaya KITAABKAAGA WAX WALBA OO AAD SO SAMAYSAY KU QORAN YIHIIN ADIGU AKHRI. Ujeedada guud oo ayaadaha sare ku qoran waa sidas, culimadana haka saxan waxan kax qaldo, balse arrinku sida dadka qaarkii mooday ma aha. Mohamed Siad Barre nin ka caruur tarbiyad wanaagsan inanu jirin ama yaryahay waa arrin Somali oo dhan aan ka qarsoonayn. Inaanay hal kibir ah aqoona waa laysku raacay, masaakiin schoolada u lugaya oo dadkooda dhinaca kaga jira in ay ahaayeen aya maqalkeeda badan yahay. Hal cariish odaygu kama dhiman. Waayo nin gob ka ah lacag urursi aanu lahayn iyaduna waa arrin Somali oo dhammi ogtahay. Somali weligeed waa is dilaysay markan dagaalamaan oo inta Sayid Mohamed naga dilay ما لها عدد و لا حساب Awowahay 24 aabihii iyo ilma aderadii run ah ayuu i sheegay inu meedkooda ka talaabsaday. HabarHiglo meesha la yiraahdo 10,000 nin aya 184 ka badbaadeen hal dhinac, dhinaca kalena in aan ka yarayn aya ku geeryootay. Dadkan ilaah aya is baday oo weli meedkoda waa wada aastaan, caruurta waa isla ilaashadan, waa isu hiiliyaan, waana kala guursadaan, waa Somali iyo wiil iyo abtigii ama aderki ee dhibta iyo fitnada waa layskaga daba iman
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Maslax isagaaba gacantiisa dadka kutooganjiray
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 11 ай бұрын
waa sheekooyin beena waxna kama jirto@@sahalcali4196
@hajiali1120
@hajiali1120 5 жыл бұрын
Aaabahaa asagaa wasi jiray adigana anagaa Ku wasayna
@qunyardega2817
@qunyardega2817 5 жыл бұрын
xishood eeyad baa ku dhashee
@hajiali1120
@hajiali1120 5 жыл бұрын
Dooofaar baa Ku dhashay adiga
@qunyardega2817
@qunyardega2817 5 жыл бұрын
@@hajiali1120 hooyadaa bilaa dhaqanka ka was
@qunyardega2817
@qunyardega2817 5 жыл бұрын
khhatumo hooyadaa ma dhilay ahayd
@ahmedabdulnurie9425
@ahmedabdulnurie9425 5 жыл бұрын
Noocaanuu kaloo siyaad bare dalka ka ilaalin jire aan aqlaaqda lahyn
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Daalinkii Afweyne ayaa dhalay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Hadii daalin haybadaa may yeelateen masayrku sxb ma fiicna
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
halkay ku danbeeyeen waa kuwan daaduumaya ee ka irdhoobay dalkii iyo dadkii
@sihamqaran1224
@sihamqaran1224 7 жыл бұрын
Mahdi Cabdi rer siyaad bare taariiq qiima badanbay ku soo barbaaren abahoodna geesi buu ahaa dalka ma dhicin datana ma jeexan dibtiina lama dagin tuuga badan oo dalka iyo dadka iibsaday ayuu ka hortagnaa ee kuwu dhalay siilanyo gaas galeeyr xasan sheeq iyo sariif sakin kuwaasa qiima lan iyo wed wed ku nol kuna nolan doona markan sas lehay anigu daroofna mahi gabar hawiyan ahay lakiin beenta neceb
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Nasra Omar KKKKK hawiye daarod baa maskaxda ka gumeystey bal siyaad baroo ADUNKO dhami OGYAHEY inu dhiigyo cab Ahaa ayey wali amaanayaan !!
@marshaal9099
@marshaal9099 5 жыл бұрын
@@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 sxb siyaad bare akteena qiimo kama lahan abgaal ahaan wax dhintoo baqtiyay buu ahaay masheegin adiga inuu qiimo kula leeyahay
@1saamax
@1saamax 5 жыл бұрын
@@marshaal9099 Qiimo kulama lahan maxaa yeelay qiimihii iyo dadnimadii isageey ladhimatay maxaad heeysaa oo kaaga dambeeyey markuu kaatagay gobolkiisa ayuu buul ka dagay kadibna dalkale kaa aaday ninkaan isaaq waxuu ka dhaxlay wuuba kala reebtay ilaa maanta wakaa iibinaya waxna kuma uusan darin, ninkaa uu necebyahay waxa uu canshuurta uu ka qaaday Somalia oo idil ayuu ku dhisaye dhul Hawiye iyo Dhul Isaaq maanta uu isaaqu Canshuur iska qaado hal qol caafimaad ama wax barasho bilaash ah ma bixin karo adiguna canshuurta laguguma karo 5 sumuni ayaad kadagaaleeyseen laba kala daran waxna 30 sano soo kordhin waayey ayaad tihiin Ninka xumaantiisa iyo samaantiisa wada sheega hadaad wax garad tihiin ama la aamusa calool qurunkiina.
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Жыл бұрын
Sxb iyaga keliya ma irdhoobin ee soomali oo dhanbaa kala irdhowdey markey is cuneen oo dawladoodii burburiyeen.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Jaalle siyaad tuug buu ahaa somalida nasaba dirqi bay ku qaxeen
@marwaaliballahkuxirnow
@marwaaliballahkuxirnow 4 жыл бұрын
Deeqa nin fcn kuma dhalin somaali allow midey
@QaloocanHj
@QaloocanHj 4 жыл бұрын
Been maad sheegin walee
@rad4189
@rad4189 4 жыл бұрын
A saga wax kagiican nama soomarin.
@Victory20246
@Victory20246 4 жыл бұрын
Wlhi waa bilcaksi kuwii kadanbeyey oo hada jooga bal bar-bar dhig
@ibrahimabukar6425
@ibrahimabukar6425 4 жыл бұрын
Kuwa Hada Jogo Kawarn 🤣
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Deeqo cidna wax umaad dhibin laakiin aabahaa imisuu agoomeeyeey
@hatimivideo6334
@hatimivideo6334 5 жыл бұрын
Adiga iyo qabiilkaaga wixii siyaad bare kadanbeeyay wadankii oo dhan baad cunteen
@ahmedabdulnurie9425
@ahmedabdulnurie9425 5 жыл бұрын
Aabaheed cid oo agoonteeyey ma jirto balse agoontuu xanaanayn jire taas ogow kole waxaad tahay dadka hadala jamhadaha maqlaye
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Abdul .1.malin kaliyuu armay in intaas oo ruux la dilo 2.xukunka ninkii ku fadhiyay wuu inqilaabay waanuu dilay 3.in diinta iyo quraanka la barto wuu diiday wadaadadiina wuu laayay. Intaasaa Kuugu filan danbiyadii afwayne hadaas qabiil ugu hiilinaysidna ilaahay baa qabiilka la wayn😤😤😤😤😤
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
Al max bal an tira kobno inti kacanka dilay iyo inta jamhaduhu dilen ya badan intan hubo jamhadaha badan mana isu dhawa
@anaansheikh5971
@anaansheikh5971 6 жыл бұрын
Abaheeyd ayaad Leedahay dad buu aqoomeeysiiyey maanta meeqey aqoonsan maisweeydiisey hadii aad wax garad tahay sxbw.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Anaan imisaa jamhadihii itoobiya saldhiga u ahayd umad baabi iyeen
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Naa odeygii culimada laayay ee diinta islaamka inay horymarto necbaa ee gacan ku dhiiglaha ahaa ee intaas oo qof amray in la laayo miyaad ku faaneysaa anigu hadaan adiga ahay maan sheegteen runtii😤😤😤
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 5 жыл бұрын
SOMALIDA DILAAGA XUN BEEY AMAANTAA SI DADKU DILAY UU DHIBAY QALBIYADOODA WAX UGU YEELAAN MAXUU DAD MASAKIIN AH DEMBI GELIN IYO CARUUR DILAY AF WAYNE
@mahadshire1019
@mahadshire1019 5 жыл бұрын
Kayse wixii lagu yiri ayaad qabtaa, ilaa kisi garacda ah idoor daanyeer kasoo jeeda ayaad tahay, "GRAC KISI"
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Ina afwayne kitaabdiid culimo laaye reer cuqubo ayay wali u raxlaynayaan QW-tii faqash qiyaamaha xagaydin tagi suratul NISA BAA idin sugaysa iyo boqolaal kun oo xasuuqdeen af balaq jr
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Xaarka cesho faraqyahay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
@@husseinabdille maxaad ku samayn kartaa orod cawri
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Deeqo dadka deriska idinla ah ee hubkii abaha dadk ku gumaday ee xooga badankooda gubay xolahooda darersaday maxad ka tiri garbaharay ilaa bardheere shatiyo kala gedisan Bay gashtaan ha u badnayeen kuwa rer cisman la leyahay hada dan ogayn ceel iyo inaad wax u qabto waad ka hadasheen umada hadayaan
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
toure yaya waa run iyagoo wax qasan mujahid kas afka ka leexi wax uu dilay ma jirane
@johnbobby3339
@johnbobby3339 5 жыл бұрын
Ina siyaad xaarley.. Silka uraaya sumaada geela in lagaaga guubo ayay istaahisha nijastu.
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
John Bobby ina dhilo dabada shahwo u bahatay san filayo
@johnbobby3339
@johnbobby3339 5 жыл бұрын
@@yareabdille1464 ... Daabo kulaaha khaniska ilmalxaranka xaranta dhilo sil qadmun xartey aya waxa khanisnimaada ka hadla haana baraan dhiladi kuxanrtey wase.
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
John Bobby ina dhilo daba ilasho
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 жыл бұрын
INA afweyne cuqubo maxaa kugu maqan
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 жыл бұрын
Gaalkii siyaad baree ayaa dhalay.... waa in la laayaa qofkastoo uu dhalay siyaad waayo tuug daalimiin ah bay ahaayeen
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
raybad gudcur nacalutuah gal wa adiga iyo waxi ku marqan dhalay mujahid ka ka leexi afkaga xaarka leh
@marshaal9099
@marshaal9099 5 жыл бұрын
@@yareabdille1464 haayada was runta maa ku diidantahay ina dhilo
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
amiin yare hoyadi iyo tii ku marqan folatay was miyad taban kartan qof ina siyad bare ah mel kasto adunka wa joogan miya ka fiirin kara dhal mujahid
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 жыл бұрын
Yare Abdille .....fuck siyaad iyo haraadigiisaiiba .....gaalo qaniisiin ah bay ahaayeen qaniisna waa in LA dilaaa
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
raybad gudcur qaniis Ada ah ee dabadada ilasho aderow teda kale inad tihin qof juhalo ah oo diinta ka maran marqan iyo macsina ku caan baxay way idinka muqata qof nool iyo qof dhintayna wad la adan afku xune aad ku jabanaysaan
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 5 жыл бұрын
Nio ninkU naartisa hayskaga jire daaya
@amiraaqueeny5829
@amiraaqueeny5829 4 жыл бұрын
Waryaa ' afkaaga suubso baar iyo janaba ' adiga umahayside,naftaada naarta 'and sheegesid ka'ilaash.
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 4 жыл бұрын
Amiir Ina boqore alaaaa naaartaaaa ha KU fageeeyooo suuliii ayuuu ku dhex dhintay kkkkkkkkkkkkkkk Kkklllllllkkkk Futooo wadhmuuuniii1 iyo wuxiuu Dhalay
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 5 жыл бұрын
Nio ninkU naartisa hayskaga jire daaya
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 54 МЛН
КТО БОИТСЯ КЛОУНОВ?? #shorts
0:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 695 М.
【続続】俺が写真を撮らない理由...Why I don't take pictures
0:31
純悪【悪役俳優ユニット】
Рет қаралды 3,5 МЛН