Nin daqran gadashiis nin dooxan aa jiree ogaada gabadhan wajigeeda dhib ayaa ka muuqdo lakin sheydanka inay iska naarto ay aheeyd
@Nuurah9519 ай бұрын
Gabar somaliyeed inay bilaash nin ku gubayn waan qiyaasaayay. Gabadhaan waa hooyo yar rafaad badan baana ka muuqda . Dil iyo dayac ba waala muuqdaan Gabadhaan. Illaahay hau gargaaro
@GenyoXarago9 ай бұрын
Sax wll rabi hacaawiyo
@Nuurah9519 ай бұрын
@@GenyoXarago miskiinta way ciilantahay😢😢. Waxaan layaabay ninka xaaska 2baad lacagtuu kuguursanaayo muxuu gabahaan rafaadsan ugu qarash garaynwaayay? Hadana caruurtii rafaadkaas ay usoo martay baa laga qaatay. Somalia dumarka xaq Kuma laha
@SagalMohaned9 ай бұрын
WALLO SIDAADA DADKU UMA WADA QALBI WANAAGSANA XAQA ALAHA TUSO WALHY DURUUF KA MUUQATA@@Nuurah951
Wale marka lagu dhahayo hal dhican kaliya walugu dambawa waa sidan. Ilmaheda Illahay ha uso celiyo🤲😭 Ilmahas hooyadoda aya uroon😭 hada marku qeybiyey sida loso gubey ey aragtey, bal ka waran Waxa hada qalbigeeda ka guxaayo😭 I’m a mother to 2 adorable boys Illahay ha i xafide🤲❤️ I could never imagine being a day without them. Illahay qalbiga ha u qabojiyo walasheen🤲😭
@Abusaliim309 ай бұрын
Gabadha waa la dulmiye.. Waa na laga gardaran yahay
@SagalMohaned9 ай бұрын
Wey iska edbisay xalimos waa Qatar hadey xanaaqdo
@YussufUlaa9 ай бұрын
Haku fududaanin arintaas
@MariamAbdalla-r5h9 ай бұрын
@@YussufUlaa Waruntaa ❤❤ Xaliimos is dejiya Gawadhan madama sheekadii dhamaatay Allhamdulilah Iska dhaaf wareysiga Badan
@IbrahimIsse-wp9lo9 ай бұрын
wuu istaahilaa shaydaanka kaliya ha gubin ee dil ibliiska
😢😢😢dhibka nahaysto waa in haddii gabadhu ninka is fahmi waayan gabdhaa qaladka lasaari unoqo ninkaaga
@Xalimo4219 ай бұрын
Ayada maxa ka dhigay mid sidii alaab Nin xoog loogu daro oo ay ugu dhaqmeysa?Sabar badan iyo qaladaad laga galo aya u keeney dhibtaas.Nin dilayo maxa ag dhigay
@ilwaadinasheikh9 ай бұрын
@@Xalimo421 abyo bal suurayso gabar yar oo reekeedi u cadaadinayan ninka qaraabada yihin xagey ubaxsan waa miskiin 😩
Gabadha ha la caawiyo. Dhib ayaa Ka muuqda. Waa walaalo, ilmo Abti iyo eedo. Maskiinta caawiya, ilmahwedana ha loo soo celiyo gabadha, hana laga furo haddeey seey sheeganeeyso run tahay. Waa in xaqeeds la siiya
@Qamadi19 ай бұрын
KU Sali NABIGA ﷺ
@essiahassan51579 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@nasrahussain43989 ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@runkahadasho84959 ай бұрын
Naa dill baastarka baga naag adag baatahay
@HalimaShabdullahi9 ай бұрын
SubxanaAllah wayaab walahi magubayi hooya dashee wan iskadafi kara un asaga un xaqa haqabte maguben SubxanaAllah Allahu manajinaa nin asagana dagaar badanaa yahuu
@siradm9 ай бұрын
Soomaaliyey gabdhaha cadaadiska iyo gumaysiga iyo sabarka aad ku qasbaysaan kaddaaya, maxaase walaashaa loo dilaa adoo nool? Damiir malihidiin? Gabadhaada ninki korkeeda taabta isla marki baa laga furtaa. Haddiiba aad dhib ku jirtay maxaa masayrkiisa iyo dabkiisa ku galiyay? Maxaase dambi ku galiyay.
@shamsohussein41809 ай бұрын
Gub kalabka blaayo ha dhacde maxay xasaskoda u dilan
@Rocco-v7h9 ай бұрын
Wuu u qalmaa 😮 walee waa ogaa in gabadhaha somaliyed ciyaar ciyaar wax ku dileenin.
@hodannuur41919 ай бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa waa laciilay gabadhaan 8caruur silac Ku dhal halaguugu jukeeyo maalin kasto oo dariska ninkii Ku qabay hakaa qabtaan in uu Ku dili hadana familiga ha Ku dhahaan ninkaada u noqo Aniga hadaan ahaan lahaa gabadhaan malinta uugu horeeso uu idilo ayaan midkeen aaqiiro aadi lahaa Naagaha ayagaa ogolaado in bahalada u sabraan wuu is badali bahal ma badalmo. Naagaha la dilo waxaan baaq u diraa in hal mar xataa dharbaaxsho aad xanuun yar ah dareemeeso in aadan u Ogolaan in uu kuugu dhufto ninka Ku qabo . Naag kasto meesheey is dhigo ayaa lagu qalaa😢😢 Midii la dilo hadaad daciif tahay dadka kuugu dhow u sheego in aad Halis naftaada Ku jirto Hana u soo noqon in laguu sab sabo bahalkii Ku qabay nin ma ah Kaas waa xeeywaan dad qalato ah . Gabdhaha soomaaliyeed Allah ayaa Ku karaameeyey oo kaa dhigay Bini Aadam ma tihid xaywaaan aan hadli Karin ama aan is difaaci Karin yaa lagu bahdilin intii aad nooshahay xur Ku nooloow abidkaa . Badanaa xumaanta iyo dhilka maxaa raga ayaga u bilaabaan Anagana waxaan noqon hadaan dumar nahay in aan madax idinka toogano dhee dheel dhago loo raami. Masaajidka ciyaarta Ka daaya. Bisad hadii aad guru Ku xirto aad dhisho oo meel eey u cararto weeydo indha ayee kaalabixi😂😂😂 Marka gabadhaan duufta Ka muugato rafaadka iyo sidii loo silciyey hadana dilkii u dheeryahay in ilma laga qaado Saan ayaaba Ku disheen gabadhaan xaga Allah ayeey Ka nooshahay
@luulhussein71919 ай бұрын
Way saxantahay inantaan waxan ka baqayaa in hadhow uu dhibaateeyo ilahayow caawi
😮😮😮😢😢😢 bismilah hooyadan duruf Ka muqata daryel la aan nafaqo daro side naag kale u aadaya tiisa gaajo kuhaaya abaayayaalow iyo abowe dambiile ha noqonina iskaga taga Isfahan la aan qilaaf jogta dhamaanen idin dhex yaalo hdii furiinka wesid Ka fogaada furinka iyo qabowga isku mid haidin ahaato lakin dambiile ha noqonina ilmahina hooya la aan ha dhigina
Ilaahayoow shartooda naga hay daalimiinta. H ooyooyinka silica ka daaya wa'xuu 10:10 sh yahay😢😢😢😢
@GenyoXarago9 ай бұрын
Miskiinta wali ciil ka muuqda. Please u balimiya oo haku ciil bacdo iyadoo laga ilaalinaa in eey wax halisa ku dhufato asno oo kudhufan walahi ciil bax u baahantahay miskiinta
@EngAbdalla40099 ай бұрын
Haa walaal kaa ayuusan ahayn iska hadal ninkii bislaaday oo xubintii taranka dhan ka go,day ayaad leedahay ha laga sii ciil beelo ciil u dhimo
@hawashireafrah58629 ай бұрын
Munasar gabadha ha la caawiyo Caawi habo.
@amunsheikhabdi67039 ай бұрын
Dhib badan ayaa la muuqdo gaajo badan ayaa la muuqato😢😢😢
Subxanallah idha adka nagtu subxanallah wa waxlagaxumaado
@guletgulet33899 ай бұрын
Gabadhan, wajigeeda iyo sida ay ficilka u suubinayso ayaa laga akhrin karaa in ay tahay gabar soo dhibtootay,qofka bani Aadamka haddii dhibaato ka badato, wax waliba waa ka suurtowdaa, laakiin beryahaan waxaa bilowday in la is gubo, taa maa fiicna.
Caruurteeda suu uga qaadankaraa. Gabadha. Asagaaa waalan
@Gadaaislaama9 ай бұрын
War waxaan Nacaskaas ma muqdisho gudeheeda sidaas gabadhaan ku gumeysanaya.?
@HalimaShabdullahi9 ай бұрын
Wonderful world
@deeqoahmed78789 ай бұрын
Scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤
@user-jk7kf5tg4k9 ай бұрын
Munasar thnks
@fartunhaji25779 ай бұрын
Gabadhaan ehelkeeda ayaa dhibaatada raali kaga ahaa inay Ku dhacdo,NIN ehelnimo inay ugu dareen ayey Markii dhibkeeda U sheegato Ku celinaayey, hada waa Kaas ilmahiina Ka qaatay oo inay waalato rabo Allow Xafid maskintaan😢
@hudaabdalla-yu7gj9 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله ما شاء شوية زيت عجيب عجيب
@Nima.Mahmoud9 ай бұрын
ركزتي بشويه الزيت وما ركزتي بباقي التفاصيل !
@Maryam-vt7ck9 ай бұрын
Gub waji xunka siwacan ugashay wlhi
@sabiriinbbe79 ай бұрын
Naa Naag Nool ayaa Tahay Ee Hore Usoco
@umanajmo66849 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@muxsin17539 ай бұрын
Allah hau gargaaro Hooyada soomaaliyed. Wajigeda xanuun jug iyo Garaacid aya ka muuqda dhib uu ugeystay Ninka waa axmaq. Qofka hadii la dhulmiyo xanuunsado wax walbo ka filo
Gawadhan cill ba ka kenay ee Lakin inay sheydanka iska narto ahayn
@Faarax-y4v9 ай бұрын
Gubowga gubow baa ka dambeeyey 😂😂
@sihamsugal61549 ай бұрын
Dhibka ninku gabadha u gaysto waxa ka xun ka reerkoodu ku hayo naa us oo reerkaaga ku noqo bay ku dhahayaan😢😢
@Amiin-dk6tu9 ай бұрын
War saas haduu yahay gub eyga waxaas nin ma aha
@fadumohassan91089 ай бұрын
Haa dad ehela tihiin hadan fahmey
@NabilkaYare9 ай бұрын
Noocaan muu qabay hadana masiigubtay istaaqfurulah 😢😢😢😢
@BisharoAxmed-jd8oy9 ай бұрын
Gabadhaan waa maskiin
@ijaaboosoble13209 ай бұрын
Munasaroo aniga ilmaha waa arkay maalintii ladhoofinaayay aa arkay oo edadood waday suaalo badan aa weeydiiyay adeero ilmaha lasocday kadib aabihii aa imaaday cabaar aa lasheekeeystay ilmaha duruuf aduunyo aa kamuuqatay asagana nin fiican uma muuqan
@abobasement3469 ай бұрын
way kah muqatah in madaxah lagah garacih jiray isbedel weyn bah ka muqdah wejigagah
@Victory202469 ай бұрын
Dadkaan maxaa la iskugu qasban hadey is rabin may kala tagaan
Nagtan tiirka hala tago qof ayay dhibataysay hadana gafuurka weyn ayay meshan so tagaysa
@SureeyaSureeya-u6n9 ай бұрын
Dhibka Habar Sida Aad adigu horey u sheegtay Kuma qaado dhex,dooda Ee aan ku su, aalee waa wat Ninkii jareerka Ayaa ee dowlo ee qabiilka murusede Ku Gubeen Been Muqdisho Waa Su aal?
@jawharaxasan51209 ай бұрын
Dadkawaa laguna aa subxaanalaah
@Yusara2569 ай бұрын
Wlhi waxan layabay Somalida dhaqan ka aha ulaabo ninka iyo hooyada ilamaha laga qadanayo Wlhi ilaheey ayaa somali inaga dhaleyaa ciil badan 😢😢
@munaabdi93519 ай бұрын
walaal waa maxay telegram kaagu.
@sayidka69119 ай бұрын
Waaba soo gafuur dheer tahay, inta dad gubtay.
@jawaahir94739 ай бұрын
Sasa udhanbeeyo qof walbo oo isku daya qof xaqiisa inuu ku xadkudbo mar un iska carwin wuu kala kulmi
@GenyoXarago9 ай бұрын
Inta kula garaadkaa sida kee gubtay iyo kuwa la dhashayba guboow wey u qalmaan
@mnviepapa20039 ай бұрын
Ka caarar inaa laka gubine bastarow
@sayidka69119 ай бұрын
Waaba iskula fiican tihiin miyaa? In qof la gubo, isagu soo gacmo malahan wax lagu gubi karo, haddii uu caqligu sidaa noqdo, kii maalinkii dhaweyd naagta gubay iyo iyadu maxay ku kala duwan yihiin? Sow uun dad sheydaan rartay maahan, kuwiina taageerayaahi se soow ilmo sheydaan niqon meysaan?
@mnviepapa20039 ай бұрын
@@sayidka6911 hadey edab ufadhilaheyn miya lagu bii laha ,imika ninku mudhiban ee cashir yar ayu u aha ,bastar kaleh ee gabdh gubey lamid lama taho iyadu xaqeyki iye sodhacaneysey lkn ninkaleh kibir iyaa haayee markaa hala barbardhigin
@adonallah9 ай бұрын
Ha isoomarin dheh
@rahmaosman79469 ай бұрын
War dadka gabadhan ninka KU cilinaayo baa gardarnaa
@TruthNeverHurt4629 ай бұрын
Waa gacan kudhiigle waa in la toogta a nafsu bi nafsi
@Bintuxaji6299 ай бұрын
Walal ma dinti ninga
@jawharaxasan51209 ай бұрын
silic udhimo cadaawaa heshay wlh gabdhaheenu way ciilanyihiin