GABADHII UU AROOSI RABAY AYU U DABA MAREYAY SAXIBKIS ISAGO 10KUN DOLLAR USO DIYARSADAY INU KU AROOSO

  Рет қаралды 26,688

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW

Пікірлер: 53
@mahmedabuhasan8217
@mahmedabuhasan8217 Жыл бұрын
Adnaan adiga maqasaarin Ilaahey kheer ka meeshii kujiro alaah ku waafijiyo aamiin aamiin aamiin
@abdifitaahhassan4531
@abdifitaahhassan4531 Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan runtii cafi walalka waa barnaamij loo baahna ahmed kallaa shaqo fcn bulshada u haysaa
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 Жыл бұрын
Maasha allah
@Najminaa
@Najminaa Жыл бұрын
First 👍😁 m.a shaqa wacn uhaysaa umada somaliyeeda keep on wllo💯
@aadanqaasin3651
@aadanqaasin3651 Жыл бұрын
Masha allh
@FahmaAli-hi1os
@FahmaAli-hi1os Жыл бұрын
Mashallah
@Quran.65430
@Quran.65430 Жыл бұрын
Asc mansh alaah
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Waa runtiis nikaan waa doqon Yaxye isaga isla woman inuu si fican u tumo ayeey agayd
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 10 ай бұрын
Soomaaliyey dulmiga iska daaya Oo RABBI uga baqa umadiisa dulmiga kadaya hadii kale cuqubo jogto ah ayaad khatar u yihiin.
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 Жыл бұрын
MashaAllah TabaarakAllah jazakumu Allah khayran fi dunya wal akhirah ❤❤❤❤
@deekhaabshirdeekha6350
@deekhaabshirdeekha6350 Жыл бұрын
Tasi iney ku dhufto ba ku roneyt naag kama racde kana sxb maha waa son
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Mar kasta qofka la qiyanay aya gulaysta
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Saxiiba sheege bani aadam xita ma aha
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤Thank you
@user-nz9dj4ji6x
@user-nz9dj4ji6x 10 ай бұрын
D😂😂😂😂😂0q❤❤❤❤❤❤0n😅😅😂😂😂😂😂
@mohameddakane2278
@mohameddakane2278 Жыл бұрын
Maanshallah
@Xamseaxmed-en3hh
@Xamseaxmed-en3hh 11 ай бұрын
Sxb baday waye kuwan ilen wxna ogayn badhacay
@user-dy1mh8bn2p
@user-dy1mh8bn2p Жыл бұрын
😭😭🤲🤲☝🏻
@mohamedhusseinbulle3195
@mohamedhusseinbulle3195 Жыл бұрын
M,a
@user-tb7nx7gy1b
@user-tb7nx7gy1b Жыл бұрын
Meeshaan nabad gelyadeeda Masugno minis ayaa lalasoo galaa Waa qalad weyn DADKA hakasoo baaro
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Жыл бұрын
Yaab badanaa, maxay tahay nimankan leh walalkay ama saxibkay ayaan naagtiisii ka qatay, ma maago la-aan ba jirta, mase raggii ba ahayn rag caadiya see camal, acudubillah, yaahuu, Allah yahdik.
@MaawoAliadan
@MaawoAliadan Ай бұрын
😢😢😢😢 20:35
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Жыл бұрын
Noloshiina oo dhan baa khiyaamo .iyo muriyaan .nimo ku dhisan mid gacan ga jara miskiin xoogiisii ku shaqaysanaya .oo baad ka raba al maafiyo waa dhaqan xun oo somalinimo iyo isllaam nimo ba ka fog toobad keena dhaqanka xun badala
@HarunHussein-uw3gr
@HarunHussein-uw3gr 3 ай бұрын
Ninkas in lacafiyo mahabona
@faadumofaadhigo9367
@faadumofaadhigo9367 Жыл бұрын
Masha allah
@FaraxAbdikarim
@FaraxAbdikarim Ай бұрын
😮😮😮😮😮😮
@makimaki7484
@makimaki7484 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@amaansan6616
@amaansan6616 Жыл бұрын
Sorry wllkey manta asaga dhiib qabo iyo qoftasbo lkn adii ha ujojin horay usoco
@user-nz9dj4ji6x
@user-nz9dj4ji6x 10 ай бұрын
Wllo❤❤❤❤❤❤ waan ka xumahay😂😂😂😂😂😂
@user-km4wx7uq6z
@user-km4wx7uq6z Жыл бұрын
Sxb dadka kala fogeey taladeyda
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Ай бұрын
Shekadhaan waaxay u egtahay Jillan.ruun ma ahaa baan fili
@user-iz5mm8nq4h
@user-iz5mm8nq4h 11 ай бұрын
Wiilka dhibaatada lagu sameyey ruux wngsan wye wlhi lkn midka khiyanada geysty aya xun aad iyo gabadha khiyanty😢😢😢😢
@deeqoibraahim3181
@deeqoibraahim3181 11 ай бұрын
Qofka wanagsan leeba la dhibateya marwalibo
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Ma sha Allah wax fican
@nazerzheikh5507
@nazerzheikh5507 Жыл бұрын
Masha allah Jazakalaah sxb mcn
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Жыл бұрын
War soco xandal.xuuuux yohow ma naagihi baa carada ka dhamaadey markaad saxiibka qiyameysid Belo ku cafisey
@amalomar860
@amalomar860 Жыл бұрын
Axmed Kallaa waxaan kugula talin lahaa markaad dadka wax kala tirsanaya isukenaysid nabad galyadodana ilaali marka hore godaha intan lasogalin labada qofba halabaro inay wax hub ah watan maalin dhawad waxaan u jeeday nin gacanta laga jaray oo markuu arkay kiikajaray toorey u qarsonad lasoo baxay arintasna wakhalad dadka meesha jooga waa inay nabad galyo darèman waa talo
@khadraabdi1565
@khadraabdi1565 11 ай бұрын
Maasha alaa ❤
@user-iz5mm8nq4h
@user-iz5mm8nq4h 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@user-ot2xm4ip6h
@user-ot2xm4ip6h 11 ай бұрын
Hoshan wahowl ficab lakin Nika lacafinayo yac😂😂
@qadaryusufcali1067
@qadaryusufcali1067 11 ай бұрын
💔
@hawaali5313
@hawaali5313 Жыл бұрын
War kan waa ruufayaan xaasid ah qalad ki uu galay ayuu la hoyan la'yahay,saaxiib Maaha waa sunata haragaha
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 Ай бұрын
kan cafis ma istahilo ha cafinin
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Balis labada qof kala fogey
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Жыл бұрын
Xaasidsanaa wuxuu Subxaana laah 😭😭😭😭😭😭😭
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 Ай бұрын
q sax sab inleku cafiyo ma lakenay
@abdirizakiccanjeex3895
@abdirizakiccanjeex3895 Жыл бұрын
Si qurux bdn ayad u jisheen We know you guys 😎😜
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Waa hadal xjn yahay somsliyey si fcn u hadal maxa dhamaday nin vuxo hadalka ku celine bari adaa dn leh qofka qalbiga gal gacaml taagraag isagaba xanaaqsan
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat Жыл бұрын
2qof oo is dagaal san hadi aysan is cafin maha micnaheda in ay naar galayo qofki diidada cafiska lkn ma banana sidiNabigena cws uu nosheegay i. 3 beri ka badan la isku xanaqsanado lkn hadi ay saas ku kala tagan camalkoda wanagsan lama gudbinayo maalinka Akhirana hadi ay dad wan wanaagsan ahayen ilahay ayaa qalbiyadooda ka siibidoona xumanta & cuqdada kadibna walalo ayey nonayan sariiro korkooda oo janada ah
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 Жыл бұрын
Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh walal Axmad Kala Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤
@hafsaahmed9910
@hafsaahmed9910 Жыл бұрын
Naagta qaladka leh ayada maxay uyeeshay saaxiibkaa cadnaan saaxibkaa wey isku dirtay
@calikeeyeew5436
@calikeeyeew5436 Жыл бұрын
Waxa wanaagsan ayaa Sameysi taliye
@alicabdule8878
@alicabdule8878 Жыл бұрын
Sxb kan raga waxba kama garto cadnaan iska samir faiido kaalama tigin ee naag qiyaano badan ayuu kudhaafiyey laga yaabe in kher kugu jiro in eey kudhaafto taas
FILO TAARIIQDA AAD DAAWAN DOONTAN WAR BIXIN
10:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 226 М.
MAASADA ADIGOO KUGU XIRAN CAB BIYAHA hhhhhh
12:22
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 318 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 95 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 56 МЛН
GUURKII GUURKA FASHILAYAY MSS UUNSI IYO MUSHAQ KAFI ABDI HAZAL
9:13
Daaci bilan iyo soomalida//daaci bilan oo 1M ku gaartay 1 isbuuc
5:40
Soomali oo guri iyo Lacag ugu deeqaday reerkii dhibtu heshay
15:50
HOOYO IYO KOKO UGU DAMBEEN KULMEEN..?
11:04
King Ceyda
Рет қаралды 406 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 95 МЛН