UJEEDKA IYO MUHIIMADA BARMAAMIJKU WAA IN AY JIRAAN DHIBAATOYIN FAMILY OO BEEN ABUUR AH IYADOO QOFKA SUMACADIISII IYO SHARAFKIISI LA DHAAWACAAYO
@Janno1903 жыл бұрын
Yaasiin walal xageen kaala soo xidhiidhaa sheeko igu dhacday ayaan kuu dhiibayaa
@siradm3 жыл бұрын
Haa, waa sababta aan kuu lahaa videogii naagta ha wada rumaysan hana xukumin
@deeqafarah36673 жыл бұрын
wiilkan xaaskiisu beenta ka sheegtay wuu jiray markay dacwaysay kadibna baadhid kadib iyaday beentii ku soo laabatay iyadiibaana la xidhay ogaantayna bil kahor way xidhnayd
Ninkan waxaa la dhahaa Maxamuud. Shakhsiyadii hadaad rabto, clubhouse kasoo dhugo. Shakhsi ka cay badan, ka nacalad saydhin badan, ka naaga cays badan waligay ma arag.
😭😭😭😭😭😭walhi wilkan wan aqana 2017 waxan kawada shaqeynay Amazon marka Adban iga xunahay arinkan
@queenxarago43993 жыл бұрын
Wasiirta war faafinta kula haa alla. Halyeyooy kii wasiir warfaafin cebeesey
@anisamohamed32113 жыл бұрын
Wall Adigana Illaahay subxaana watacaalaa Ha ka Abaal mariyo
@dawodaacad71733 жыл бұрын
Illlaahay Il iyo cilaaco I kaa hayeyo Maanshaa Allaah
@asmaa-nw2dy3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@habonibrahim78332 жыл бұрын
Sc Walaal I’m new to your channel, MashaAllah walahi waxaad tahay ragii hoore ee layaqiin. Ilahay haa kuu barakeeyo. Keep up the good work inshaAllah. Wcs
@jasminej62813 жыл бұрын
She basically traumatised her own kids and they will need help for the rest of their life. Naagaha Qatar are so selfish and would use their own kids to satisfy their own needs.
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏😢
@saraisse30193 жыл бұрын
bismilahi raxmani raxiim heedhe meel walba wa lagu qurmey wadankena ha dhihin qurbahana la daran ilahow ceebteena astur 🤲🤲🤲🤲
@ADMAIL423 жыл бұрын
Waa ku saalamay walaalkey Subhanalaah waa ka xumahay dhibta gaartay wiilka walaalkeen ah ilaahey waxa oga baryayaa inuu dhib danbe noocan kale ku soo noqon dumarka wax isku dira ilaahey ha ka cansadaan aduunka waa wado meel ku dhamaaneyso la garaneen marka waxba xumaanta ha caadeysan wanaag ka shaqeeya isku naxariista ilaahey ha inoo naxariisto aamiin
@fathaomar34463 жыл бұрын
I like to hear from her side, you never know what she’s going through.
@jigataalli45833 жыл бұрын
Yeah. Only if the Victim is a Male.
@yusuf24123 жыл бұрын
America oo xuquuda ilmaha u dooda ayaaba arintaan iney been tahay sheegtay oo ninka la nabanaayo. Maxkamadi ayaaba cadeysay.
Kkkkkk yaasin walalkey ku jeecliya wasirka warfafiinta iga dheehhh biisinkow 👍👍👍👍👍👍👍👍
@mahadmahamud19813 жыл бұрын
Subxanalah Allahuma najanaa
@saxaneyare67013 жыл бұрын
Salaamaad minkuli aafaad rabiyow hana soo gaadhsiin waa masiibe subxaanalaah waar ninka dulinimadan ku dhaqmey abti ma,aha walahi abti hoyada la dhashey oo ilma xalaala maha ama isaga ilmo sino ah ama gabadha sababto ah dadka uur hooyo kaso wada baxey ee meher xalaala lagu dhalay isma haweystaan owladoodana habasheegin subxaanalaah
@farhiaaddedadeed18363 жыл бұрын
Three months in a country he does not know anything in town he is married you see how ppl are running to things that they don’t know don’t rush to marriage it’s your life is in danger
WAAKAA SHAACIROOLIHII JECAL IN UU HADL LKN WARKIISA LA FAHMEEN WARNA AAN DEYNEEN AYAAN DARANAA DADKA DHAGEYSTO
@salmaahnet75013 жыл бұрын
سبحان الله ونعم الوكيل 🥺😭
@نورااحمد-م5ش3 жыл бұрын
امين امين يا رب العالمين
@umumaida66013 жыл бұрын
Masha allh wllo plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo plz iisoo boqo
@mohamudhirsi2503 жыл бұрын
Asc wa mohamud hirsi waxan idinka cod samayna fadlan waxan wa Mucjiso igu dhacday, marka yan la gadhigin, qab ganacsi way dhacday, wana mar hore somali waxay ka hesha fadexada, waxan si an u cafimado oon u samro ayaan u sameeyay, wana arkin dhaqatirta iyo loyaradayda, ay igula taliyeen, runti wana ka bogsaday, marka fadlan ha keenina melahan, oo kale thanks inta xun iyo inta fican
@munaabdinaasir75883 жыл бұрын
👌Wll wlh aad baad usabar badan thy🤲maansha alaah🤲qof noocaas a inaad kasii noolaato ayaaba ila qaldaneeyd☑️
@markihoremaxadtidhi9163 жыл бұрын
Well actually that's called " flashing". And is an offense legally speaking. Niin isku qawiya dadka hortisa waa dambi!!
@muunadeeq96443 жыл бұрын
Wllky halyeey waan ku salamay
@yaasiinhalyeey23173 жыл бұрын
Waankaaqaday wll
@ibrahimissack33123 жыл бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله
@kabdi24083 жыл бұрын
Allahu Akbar Wallahi dadku waxay ilaawen xisaata aakhro subxaanallah
@musecomaan80493 жыл бұрын
Maasha allaah
@halimohellos89433 жыл бұрын
Bowe wakutagersanahay Viva Bro
@family-zx6mc3 жыл бұрын
cabsidii ilaahey baa dadka qaar ku yar ilaahow imaanka hanaga qaadin aamiin sodoh iyo dumaashi qaar baa sun ah
@asmaa-nw2dy3 жыл бұрын
Subxaanallah😭😭
@somalimedia27253 жыл бұрын
ASC walalaha qalbiga ilahay dartiss ii soo booqda bahda yasiin halyeey
@abobasement3463 жыл бұрын
waa dhaqan xumadah ay la yimaden yurub waa umadah ugu wasaqsan calamkah mel walbah sidah bay ku yihin somalih wasaq
@rahmaabdi14583 жыл бұрын
Asc Allahuma aamiin yaa rabi
@zuhurzeyn23763 жыл бұрын
Asc Yasmin 🙏🏾 Team halyey sln sare 👋
@dekaali96863 жыл бұрын
😂👑🙏Keep going our hero mashallah tabarkhall God bless you and your family brother wishing you a happy life ♥️🌹💙
Fatima wan ku salamay walal dadkan, waxay samaynayaa wan ka xumahay, waxan wax dhacay weyaan wa ma sibo inay, iga ganacsadan wa daran, Aniga xaskayga waxay igu samaysay, wa wax xun lakin in meshan la keeno ma jecli
@Tallmann42 күн бұрын
Columbus Ohio mid lamida kabdhacday nin layirahdo ugaaska oo marexan aha aya shekadas oo Kale lagu heestay Ahmed ugaaska original from Virginia or Washington DC
@reemahussein71043 жыл бұрын
Wllo mar hore wayo wax laga so gudbay wayo pls ha la iska dhaafo
Warnaagta ninkeeda qowmuluud ka ku sheegtey Minneapolis madagana wax kasta oo America ka dhaca Minneapolis ha u saarin. Dad xun iyo dad ehlu diin ah intaba way ku nool yohiin.
@sahroadanabdi45903 жыл бұрын
Mineapolis masiibo aya taala war Allah ka cabsada😭
@khaildahmed74923 жыл бұрын
Mashallah mashallah kkkk
@halwaabdiguleed68193 жыл бұрын
Halyeey masha allah hadal wanaagiisa ada hibo uleh
@healthybeauty97393 жыл бұрын
nin walba oo caruurta xaaskiisa Soo fadareyaba shekh hayskagakeen dhigo war naga aamus Balo idin gashaye
@saynabaadam87683 жыл бұрын
Subxaanallaah ilaahow kuwa sharka wada Naga qabo
@deqaahamedahamed26923 жыл бұрын
Subhanallaah ninkaa wan arkay marhore.
@cabdirshidmhmedhagi93653 жыл бұрын
Sunxaanalaah iimaan lAn iyo Somalidii oo Dhibaatooyin badan lakulmeysa Dalal aan dhaqan iyo diinba Isku mid aynaan ahyn (Allot of manipualation this history) Allah hasahlo Amuura Maradaadu kugu gubatey somalidu tiraahdaa. Gabadh reerkedii iyadu Rogtey
@halimamohamed91483 жыл бұрын
Nag habar qabta iga dheh war ragoow dumarka iska ega intadan gursan, nag bila diin ah bay ahayd xasbunallahu Wanicmal wakil! Hooyo ilmaheed waxaas baraysa walciyadu bilah wa qiyamo!
@ldnkhl74073 жыл бұрын
امراض القلوب baa laga qaadi waxan sickness waye
@Viral_videos8223 жыл бұрын
Maxamud xirsi clubhouse intuu dhex taagan yhy inta lagu ceebaynaya🤣