No video

Gabal-dhici Alshabaab oo si toos ah u bilowdey

  Рет қаралды 3,472

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Gabal-dhici Alshabaab oo si toos ah u bilowdey

Пікірлер: 26
@wadania932
@wadania932 2 жыл бұрын
Manshallah guul
@wizzmatio4225
@wizzmatio4225 2 жыл бұрын
Alshabab wa lga sifayn karaa somaliya Hadii la helo askari u dhiman kara wadankiisa
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 жыл бұрын
Ha la wada baa biyo cadowga hal yaana laga reebin haduu yar yahay iyo haduu weyn yahay ilaahow guul dadkeena
@keyfm7254
@keyfm7254 2 жыл бұрын
ILLAHOW naga qabo ada awood badani eh
@sadaqibrahimmahamed6300
@sadaqibrahimmahamed6300 2 жыл бұрын
Ilaaheey umada haka qabto🥹
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 жыл бұрын
Ilaahow dhameey shayaadiinta Allaahu Akbar ciidankeena guul maasha allah geesiyaal ayaa noo soo baxay Ha ka harina dila oo dila gabdhow biyo cunto la daba istaaga
@yaasiinjaamac249
@yaasiinjaamac249 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahow garab sii oo laxasuuqa argigixisada khawarij Al shabaab ah nacala tulaahi Al shabaab
@hajibashir8357
@hajibashir8357 2 жыл бұрын
Af meer barnamijyadi idinkaga baranay ma idinka heeyno maalmahan
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
KhayR Insha Allaahu
@yuuzuffarah5635
@yuuzuffarah5635 2 жыл бұрын
Pin maanta ha iku qabtaan Bahda Afmeer, intiina kalana Like isaara.
@carabgm7335
@carabgm7335 2 жыл бұрын
Allaha cirib tiro Khawaarijtaas umada soomaliyed cabsi iyo dhimasho iyo dhaawac biday iyo rafaad iyo ka ilmaysiin. Ilahay waxan idinkaga bariyay inad dabar go'daan.🤲
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
qabiilada maamul goboleedyada haysto ayeey u taalaa shaqadaas anaga kuma jirno
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Walh wa gali laha dagalka lkn sorry yurub ba tahriib ku galo qaxooti ahan ku joga😭😭😭
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
❤️
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 2 жыл бұрын
Umada allha ka qabto Kuwan
@abdiwahababdirahmin9577
@abdiwahababdirahmin9577 2 жыл бұрын
Allow wada dhabar jar cadowga alshabab wa cadow aanu dagalano
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Alshabab iyaga duruuf Ka muqata mid jireen mid nololeed bal EEG askart magacyooda lacagta Ku qaata #amniso waxa lacag Ka badan Ku doller Hadii dhinto naagtiisa la shuubaya Hadii dhawac hosbitaal la geenayaa halka Alshabab dhawac dhawac tiraan hosbitaal ma leh Askari alshaab dhawac lagu daaweyo ma jiraan dalka Somalia waxay Ku hogaamiyeen dalka caalamka mareykan u weyn iyo kuwa kale la dagaalamo argixisada ugu damay Alshabab waa Cancer ♋ xanuun nacalaa abahood Ku yaal maxay naago caruurta dileen
@abumaryammuse5998
@abumaryammuse5998 2 жыл бұрын
afsoo maali baad haysan un shabaab mafaanaan gacantey kahadlaan
@lola-od8wc
@lola-od8wc 2 жыл бұрын
Kkkk maxaa tiri ma faanaan gacantay ka hadlaan🤣😂. Dad aan faanin gacan na ka hadlo waa dad geesi nimo iyo awood loo tiirin karo. Dad awood iyo geesi nimo usaaxiib ah na caruur ma adeegsadaan inta iyagu godadka galaanoo dhurwaay cunaan gaajo darteed iyo armaa lagu qabtaa Cabsi fulay nimo iyo awood daro ka gaareen. Intaasaa ruux walboo caqli leh uga filan inay yihiin jiirar yar yaroo wax awood caqli iyo geesi nimo ladhaho dhinac na kasoo marin. Dagaal waa cidaad la dalaagalyso hor istaagoo iska dhici ee maahan godadka galoo caruur un adeegsoo iyo dumarka iyo dhalaanka ceelasha kasumeey qarax udhig oo ka carar.🤷‍♂️ show shabaab caqliga aragtida iimaanka iyo awooda un lagama kuf sanee qoraalka iyo hadalka xataa waa laga kufsaday🤦‍♂️ abu umu iyo luqad aydan laheen iyo carabi na waa laydinku wasay goorta timirta laydin soo siinayaan fili 🤣
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
War Hala gumaado shayaadiinta arxan laawayaasha ah.dhaawacooda yaan la dabiibin ee Hala ruux tago. Waxaan la yaabaa markaa maqlo maxaabiis alshabab oo lasoo bandhigo. Macqul maaha taasi. Intaa la qabto Aya hadhaw lasiideynayaa. War miyeydan arag iyagu markay qabtaan askari siday ugalaan
@user-kx1pj3lq3v
@user-kx1pj3lq3v 2 жыл бұрын
Af meer idinkana waxa so dhawaaday Wakhtigi laydin so Af Jari lahaa Timire gaadh siiya unable sheega in maalinay noqotaba qarax lagu bur burin doon
@afmeer
@afmeer 2 жыл бұрын
Adigiba dhuumanaya markaasa u hanjabeysaa nin xiniyihiisa bannaaka laso istaagey,Miskiin Orod Habaar ku dil
@lola-od8wc
@lola-od8wc 2 жыл бұрын
Gabal koodii dhac Godadkay hilbaha dhur waaga ku cunaan ugu galoo ku bireeya inta qiblada u jeedi saanood bismilaah tiraahdaan kadib na meedadkooda dhur waay gay cuni jireen dib usiiya, xoola dhaqatada na Dan baa ugu jirtoo dhurwaa hilib shabaab lasiiyay dhur waay nimaduu katagi xoolo danbe ugaarsan maayoo godadkuu gali fulay nimo darteed quraanjada iyo cayaanka meeshaa duulayo un buu cuno ka dhigan 😅🤣.
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Khawarij nacalad ba ku taal wahabiyo
MW XSM OO AS | ABIY KABAHA LA DUL-MARAY ''HALISTA MoU''
25:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,5 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
ATTACKED BY TOMMY & FLA HOOLIGANS
24:14
Ali Dawah
Рет қаралды 309 М.
KORNAYL GEELLE OO KU RUFTAY DAMACA GURRACAN EE HAWIYE (4434)
38:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,7 М.
Why Has Starmer’s Approval Rating Tanked?
8:57
TLDR News
Рет қаралды 252 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН