Waa habeen jimca ah uduceeya in arageeda ilaahay usoo celiyo😭❤️❤️
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48Ай бұрын
Koko wlhi vediogan wax badan igu dhiri geliyay hada kadib hal qofba ha ahaado waa ina caawiya sida amal ay shegtay qof danyar ina caawiyo waye thanks koko
@cuud_Ай бұрын
M.a koko gabar ado kala oo funny ah noo kentay tnx 😂❤
@fatimaabdrizakali4784Ай бұрын
Koko game amaal kaa codsatay video ga Asad ha idinla sameeyo u rumee diray rabto wlhi waa gabar karti badan❤ inta igu raacsan like badan ii saara si koko u aragto
@MieaneyyАй бұрын
Ilaahow arageeda usoo celi😭😭❤
@RayaanXasan-o7fАй бұрын
Amin yrb
@Catooshcr7MacalinbashkaАй бұрын
Amiin
@AsmaRabiicАй бұрын
Aamin 😢
@Daaygauser-vz6uy8ck2rАй бұрын
Aamin yaa rabe
@munamohamed470Ай бұрын
Aamiin yaa rabi❤❤❤
@Ruweyda_MohamedАй бұрын
MashaAllah amal mlinta arky ayba jcyl u qaday wlhi illhy ha ku dayo abayo 😭❤️
Wlhi caawa aad ayaan u ooyey sababta gabadhan wanaageeda anagana anagoo lixdeena lixaad qabno xitaa uma fakarayno sidey u fakartay ama wanaaga ay sameyneyso inaan sameyno yaa allh ilahaaw janadada ku abaal mari
@MaxamuudmaxamedXasan-k3qАй бұрын
Gawadhan walaasheyna arag geeda Allah xa usoo celiyo
@Catooshcr7MacalinbashkaАй бұрын
Amiiin
@NimoAbdulahiАй бұрын
Amiin
@Samiirofarei1994SamiiroАй бұрын
Aamiin
@naimanashaad3161Ай бұрын
Omg wllhi waa ooye koko ilahay Haku jeclaado❤
@mariaabdifatahmohamed5291Ай бұрын
Kula mid Walhi Aad u Ilmeyey 😢😢😢
@liibaanabdullahiali6545Ай бұрын
Ord melhas ku oy😂
@fardowsoabdirizaqhassan4196Ай бұрын
m.a Amal wlhi waxay ka fiican tahay kuwa indhahoda qaba hormar wacan Amal yarisay ❤
@ina_abdulaahiАй бұрын
Gabdhaan dhiirigelin weynaa ka qaadey 😭❤️❤gabar waxbarate waa bulsho waxbarate masha allah ilaahow indhaha ucaafi❤😢
Illaahay waa caadil inta kaa maqan meel kale kuu galinaa gabadh araga ka maqan lkn illaahay caqli garasho badan iyo qalbi wanaagsan baa Alle ku arsaaqay 😭❤️yaa rabbi
Am In Tears And Smiling At The Same Time Gabadhan Baahidaas Qabto Waa Qof Qalbi Wanaagsan Oo Daacad Ah I Like How She's Proud Of Herself And Have Such Great Self Steam I Wish Inay Dadkoo Dhan Sidaas Noqdaan Daacadnimada Abaayo Allah Araga Hakuso Celiyo Wanaag Baad Naga Mudantahey Dedaalkaga Iyo Aqoontada Mashallah🥲😍
@LiiiiyaanАй бұрын
Koko taageeraheeda kuma qasaarin runtii😮
@SalmoCabdiraxman-u8nАй бұрын
Haa wlhi ❤
@NajminaaАй бұрын
Barnaamishkeena Alla sidii Koko cml uhadleysaa😂❤Abayadena😁🥰
@NimcoDheman-e2kАй бұрын
Wallahai way iga qiraysiisay ee asado jawaab dagdag ayaa lagaaga bahanyey
@YuusufMaxamedmaalinАй бұрын
Maskiin gabdha yarta ah
@xamdiwarfa6216Ай бұрын
koko buulle markeey xamar timid maryan buulle eey u ekaatay yaa ila arkay😂❤ yariista ilaaheey arageeda ha usoo celiyo
@XusnaYarАй бұрын
Waakula arkay wlhiii afkeyga kala so baxday😊
@OkOk-wy2qwАй бұрын
War wlhi wa qoslay, ani bis aa u malenaye bee 😂😂
@Aamina970Ай бұрын
Masha allah dhiirigalin bay ii tahay gabadhaaan😢😢 alle caafmaad taam ah ha ku siiyo
@farxiyadeekАй бұрын
Mnsha Allah. Ani maca waxa amisanahay hadii cawa koko i waraysato ila sideeda uqoslaya maca dadku waxay odhan lahaayeen teeba koko ah 😂😂😂 dabeecad barejo noqonay dhaqan.😂 Alle hadayo walasheen ❤🎉
@AwilMohamed-m1cАй бұрын
Qof wanaagsan baa qof wanaagsan keena m.a koko wlshy horey usoco, Allah sw araga hakuu soo celiyo.
@zamzamcabdi7236Ай бұрын
waa geesiyad qurux badan wax baraty karti leh, walashay waxan kuu rajaynaya bright future inshaallah, guys idinkuna maahallah haka iloobina
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@zashachannelАй бұрын
M.a gabadhaan waa codkar waliba indheer garad❤☺️
@KowdaLuuliyoTVАй бұрын
KZbin haloo furo please
@OgaalsideeАй бұрын
Aahey
@Legend3366128 күн бұрын
😂😂😂
@Dhowrsan544Ай бұрын
this was so emotional and inspirational to watch,aad baan uugu farxay muuqaalkaan ruuntii,koko you are one great role model ALLAHUMA BAARIK.ilaahay hadafkaaga hakuu gaarsiiyo,Qof walbo oo platform heesta haduu sidaan uu isticmaali lahaa horumar aad uu weeyn ayaan gaari lahayn,keep going Abaayo.
@NawalFarahaliАй бұрын
Msha allah koko gabar qalbi wangsn baa tahy mar wabo wax soo dhig waa garee 1m koko❤❤
@AbdifataahAadamАй бұрын
Markaad aragtid qof la imtixaanay ama la jarabay waxaa la akhristaa adkaartan الحمدُ للهِ الذي عافَانِي مِمَّا ابْتلاكَ به ، و فَضَّلَنِي على كَثيرٍ مِمَّنْ خلق تَفضِيلًا ، لَمْ يُصِبْهُ ذلكَ البلاءُ Qofkii arka qof la imtixaanay oo adkaartan akhrista dhibkaas qofka lagu imtixaanay kuma dhaco ilaahay idinkii.
@IsmaciilBashiir-i3b25 күн бұрын
Alle caqliga iyo caafimaadkaba ha ku siyaadsho alle indhahaga ha ku so celiyo wll
@Cayuni1Ай бұрын
Masha Allah amal waxay dadka qaar dhertahay inay tahay gabdha wax baratay hadane samafale ah Alle haku dhowro abyo❤🤲
@ishwaaq5909Ай бұрын
Mansha Allah dadki wangsana bay kamid tahy amal🥹indhaha argtidoda waxa ubadal qalbi daren io damiir leh guuleyso byo🥰🙏
@Hibonuura-w4oАй бұрын
Subxanaka Yaa Cadiiim! Gabdhahaan waa Tusaale nool in nolosha aan la is dhiibin Iyada iyo inta naafada ah Alle aya u baryaa. Waxba uma awoodo😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Amaal talo wanagsan soo jeedisay wana arin wangsan o kudayasho mudan aan is cawino ❤❤ koko gemka asad wuxiriirin karaa usamey codsigeeda youtub xitaa halo furo si ey dad badan ugu caawiso❤❤
@adamjumale4871Ай бұрын
Good idea 👍👍👍
@zeinabnur4112Ай бұрын
Another one qof walibo dooq uu leyahy Team 27 Koko bule aan zaiid ujeclhy iyo Samia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zeinabnur411224 күн бұрын
Thank you for those who liked my comment never the less Amira iyo sundus xata waan jclhy.All Team 27 because of people like team 27 ey dadka somali aad ujeclanoyiin Soo guys love you all but My koko, Samia, sundus, Amira come fast as the saying goes first come first serve 🇸🇴 girl but in🇰🇪 Wana nii salamay
@ubaxcali2067Ай бұрын
Amaal qurux boqorad baathy nooloow❤❤❤
@suusaanclcasiisАй бұрын
Maashaa allaah illaahayow indhaheedana u caafi caadi maaha waa taas aqoon yahanada lasheego
@ajwaabdulqaadirajwa1648Ай бұрын
Mashallah wlhi waa gabar aad u garti badan dad Lixadkoda dhamestiran aye ka fikir fcnthy Really Ilahow wad awoda lixadkeda u dhamestir 🥺❤️🤲🏻
@maxamedsheikhcabdullaahi9588Ай бұрын
Wa gabadh dhiiiran 1000 qofoo indha qabay ka aragti iyo qalpi fcntahay allah waa qaaire indhaha aragoda hakuso celiyo
@dahaboosman1228Ай бұрын
Mansha Allah waa gabar qurux badan ilahay indhaheda ha u soo celiyo inshallah amiin yaa rabi 🤲🏽😍 amaal waa education u qalanto wasiir ❤😢
@NajmoCabdi-kw8hyАй бұрын
Masha allah amal qurux nolow inte nololjirto❤❤❤❤
@NAJAXAhmed-n6oАй бұрын
ilaahow arageeda u soo celi yaaa rabii 🤲ala kokoy ilhy haku ilaaliyo sidaa u ilaaliso dadka naafada ah
Masha Allah Kooko qalbi wanaag thank you Queen 👑💖💯 Amal Qurux aqoon yahanad dayara sodhawaw Xbbti 🥰🥰
@FardowsAbdilahiАй бұрын
Masha allh 🎉
@aasiyoxasan5504Ай бұрын
M.a ilhy caafimaad taama ha ku SIIYO abaayo insha Alllaah anagana kuwii dadaaloo dadkooda iyo dalkooda Mal gashada Alle ha inaga dhigo Aamiin 🤲❤️🎉
@cabdicasiisxasan5035Ай бұрын
M.a gabr qalbi wngsan koko guulayso in badan gabdhaan ayadan wa gabar qalbi furan m.a😊
@libanmohamedali9001Ай бұрын
Masha allah Marka lagu leeyahay Gabar wax baratey waa bulsho wax baratey waa tanaa. Aqoontaada allah kuu barakeeyo aragaana alaaha kuu soo celiyo INSHA ALLAH
@MohaTorres-xz3bnАй бұрын
What A video 🤯 masha'Allah ❤ Allah indhaheda hau soo ceLiyo iyo dhamantod ba Ameen 🤲🏽 Again no soo ceLi gabadha 😄✌🏽
@AkwadaniАй бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@marizadagan2470Ай бұрын
Mnshlh dhiiri galin bay ii noqotayba anoo caafimaad qaba intaa ma barn runtii waa qof caqli badan arga la aanteeda iyo say wax ula socoto isma laha ilhy indheheeda haw soo celiyo amal inshlh caafimaad baan kuu rajaynanaa 😢😢
@cumarsalaad4989Ай бұрын
MashaAllah waa gabar qalbi wanaagsan daacad ah.
@WarheynTv-r9pАй бұрын
AAN KUSALINO XABIIBKEENA MUXAMMED SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤