GABAR CADADO NINKEDA CUSUB O MAXKAMADA DAHIR ALASOW LA KENAY 💔🤭⚖️

  Рет қаралды 28,661

INDHAYARE MEDIA PRO

INDHAYARE MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@SundusCabdikariin-ws6ds
@SundusCabdikariin-ws6ds 3 күн бұрын
Gabar caadado wa naag xaasidad ah naka dhex bax reerka maafiya tahaye
@abshirsanka9356
@abshirsanka9356 4 күн бұрын
Asc daahir calasow halyeey somali usoo baxay daahirow ducaysanow daainkeey jano kuugu deeq❤❤❤
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 4 күн бұрын
Nimanka jiljilcsan oo naagaha kala maareryn karin hal naag haku ekadaan shit. raga gesiyaasha ah oo micnaha leh oo naagaha mel kala saari karo ayaa labo iyo sidax iyo afar guursado waryaa
@khadraali8373
@khadraali8373 4 күн бұрын
Masiibo cadado indho adayg Raqiiisa ufff
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 4 күн бұрын
Dahir calasow somalidan yey kuwalin.😢
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 күн бұрын
SUBHAANALLAH WAR WA AQURU SAMAAN
@najma649
@najma649 4 күн бұрын
maxaaba ugeeyey nin naag qabo markii hore
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 күн бұрын
Al-dariyat ( وَبِالأَسْحَارِِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ ) Ala -Cimraan (وَالْمُسْتَغْفِرِينَ بِالْأَسْحَارِ ) Wakhtiga Suxuurta Habeenkii Saqda danbe Salaadda Fajriga ka hor QIYAAMO LAYL TUKO 2 RAK CADOOD IYO I RAKCO WITRI AH ILAAHAY (SWC) DANBI DHAAF WAYDIISO ( ISTAAQ FURLAYSI ) + OOHIN HADAA KARTO ILAAHAY (SWC) ADOONKIISA AK-BAABKIISA GARAACA WAX LA`AAN IYO DHEERAAD MA SOO NOQDO. ADEER XUSEEN
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 4 күн бұрын
Gabadhan aman halaisiyo.
@MohamedAbdiali-zn8yj
@MohamedAbdiali-zn8yj 4 күн бұрын
Labadaba miyuu isku haysto,niyow dumarka waqtigan ayaa inaga fiican,dabeecad maleh ragu.
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 4 күн бұрын
Gabar cadado waa xasid nin nag qabo ayeey gursatay hadane 7 carur leh😂
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 4 күн бұрын
Waliba 500 doller meherkeda yahay kkkkk g,cadaado sidaas mey ujabneyd 😮
@saladahassan1734
@saladahassan1734 22 сағат бұрын
​@@fahimafahima9268 shantii ey afkeeda ka sheegtay hadana wey inkirtay
@khadragelle7801
@khadragelle7801 4 күн бұрын
Gunta ka dhac wuxuu u dhoofinayey saaqidad inuu keensado inkaar qabe
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 күн бұрын
Magaca Maxamad waa Cizo iyo dharaf. Maxamad Nabiga Salallaahu calayhi wasallam ayaa ladhahaa. Dumaroow meel kamara magacaas iskana ilaaliya in aad wax kusheegtaan subxaanallaah.
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 4 күн бұрын
Nin haduu xunyahy oo maxamad ladhoho lalama hadli karo miya 😂😂
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i 4 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@indhayare2
@indhayare2 4 күн бұрын
Scw ❤️
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
Gabar cadaado dhaqankii gabdhaha rer xaji saleebaan maleh😊
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q 4 күн бұрын
Gabadhani Waa Fariid Habar Gidir is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 4 күн бұрын
Xa habaryata uarostey😂
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@NasraHassan-zg9nt
@NasraHassan-zg9nt 4 күн бұрын
Wiilkaan waa wiil akhlaaqleh macalinkeenaa dhaalaay
@hamdimahamoud9290
@hamdimahamoud9290 4 күн бұрын
Gabadh cadado wa legend wa Farid Masha’Allah
@IlwadAli-f2g
@IlwadAli-f2g 4 күн бұрын
Naagtan gabar cadaao madax adakaa meysheegto meherkeeda
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
Iimaan laay hunguri
@safiamohamed1631
@safiamohamed1631 4 күн бұрын
Babaasiir cudur weenbmaahan
@fardosa1236
@fardosa1236 4 күн бұрын
Waxay u diidan tahay inay meherka sheegto wax badan madheero shanta boqol
@User4-p5p
@User4-p5p 3 күн бұрын
Gabar Cadado wa fariid ha la dayo maskinta khalad we gashay lakin hada ha la dayo
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
Waa naag citaala suuqada
@SahroMaow-oi6bh
@SahroMaow-oi6bh Күн бұрын
Walaahi waa lawaashay
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 күн бұрын
Gabar cadaado naag nool 🎉
@haniaden2700
@haniaden2700 3 күн бұрын
Waa qalad hadii aay daba socdan
@Ikismn123
@Ikismn123 4 күн бұрын
Caruur ayuu qurbaha ka kexeeyay hadana Naag kale qurbaha kuguurso raga somali caqligu farjiga ayuu kaga jiraa
@safiamohamed1631
@safiamohamed1631 4 күн бұрын
Qalad ayaad gashay gabar walashaa oo diin ucarartay inaad qaas ugasho oo aad qalbada jebiso sawirana u dirto
@GamalFarah
@GamalFarah 4 күн бұрын
Gabadh cadado wllo ninka maxaad ugu sheegty naagtisa gabar Cadado ninka heshiisii
@ifrahali7125
@ifrahali7125 4 күн бұрын
Ala maxaa aduun yaab isdaba yaal naagtaan shalay sow nin kama oyneynin maxey nin kale kadoontay orod badanaa nin la,aan lama Nolan karo miyaa bisinka
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 4 күн бұрын
😂😂 abayo lama nolan karo wlhy hadi qof waliba kaligii nolan karo ilahy isuma ken abuuren hadan rag iyo dumar nahy bahi buu midkasta ku abury marka midna kaligis majogi karo
@ifrahali7125
@ifrahali7125 4 күн бұрын
@@user-tw1cj7yl9j waala ogyahay in ow illaahey isku abuuray lkn qofka hadow dhowr mar soo kufay illaaheyne owlaad siiyay wadan shaqo leh aan joogo oon Afrika joogin nin waxba kuma faleen illaahey nasiibkena maxumeyo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 күн бұрын
Hhhhhhhh
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 2 күн бұрын
@@ifrahali7125 waan kugu racay lkn iyadu africy joogta soomahn gabar cadado
@libaaxakeymaha6328
@libaaxakeymaha6328 4 күн бұрын
Waa macaalin
@GamalFarah
@GamalFarah 4 күн бұрын
Gabar Cadado ninka iska hayso waa nin fiican si wanagsan ulla dhaqan oo ninkaga hayso
@barjama9526
@barjama9526 4 күн бұрын
Naagta nin ha guursatee, maxaa nin 7 dhal ah u geeyay? Bisinka
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 күн бұрын
Gabar cadaado walaley mana waalee adiga eey la diraayo maa tahay ninka haduu ku dhaha xitaa xaaskeyga u sheeg in aan ku qabo ma iska ordee asaa soo sheegee ma ninki wax guursadaa tahay oo naagta kalena qabo muu isaga u sheego adigana banaanka ku keeno oo nasg la qabo oo sharaf leh saas ku ahaatit walaley illaahey amuuraha hakuu toosiyo laakin ogoow mumin god laba jeer lagama qaniinaa la yiri
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 3 күн бұрын
Nin naagqabo maxaa kuugeeyey
@fartunadan8574
@fartunadan8574 3 күн бұрын
Nagtan markasto maxey uwarejisa silkeda
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 күн бұрын
Dahir calasow wax baa haysto 😅😅😅😅😅
@user-bx6ey7em6d
@user-bx6ey7em6d 3 күн бұрын
Doqonay hadii uu ku Yiri luuqa ugali gabadha 7 caruur leh inaad gabadha Waasho.
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 3 күн бұрын
Somaliyey dulmiga ma fiicna gabdha gabar cadaado waa laga khaldan yahay gabadhaas kle dulmi bay ka shaqeyneysa ilmaheeda bay kaso baxaysa mana fiicna manta waa aduun berina waa akhiro
@user-ps6ch8nm3e
@user-ps6ch8nm3e 3 күн бұрын
Waa runteed
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 10 сағат бұрын
Qabiil
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 4 күн бұрын
Naagtaan Cadaado la Lee yahay waa minyaro masayrtay Ilaahay ku cadaabta ku gee naa ninka naag sharaf leh iyo oowlaadba Ilaahay baa ugu deeqay ee adiga inta uu naagtiisa maqan tahay unbuu olya burushastada isaga kaa badalayay 10 beri. Adigaa is keentay meeshaan.
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 күн бұрын
Gabar cadaado way saxantahay
@leyloqaali5671
@leyloqaali5671 4 күн бұрын
Naa ucafi qeylada iskadaa
@sahroosman2092
@sahroosman2092 3 күн бұрын
Nimanka haday naago qabaan oo fulaysanaa awood malahan meelna ma fadhistaan
@SahroMaow-oi6bh
@SahroMaow-oi6bh Күн бұрын
Ashc
@Zara-s2h
@Zara-s2h 4 күн бұрын
Ceebweynaa 🤔🤔🤔🤔🤔 500 lacag miyaa free ma uga dhigtoba kakakakakaks
@cabdinasircade5584
@cabdinasircade5584 3 күн бұрын
500 yaseee ayado nadifaa 150 ogolyihin
@Zara-s2h
@Zara-s2h 3 күн бұрын
Ma fahmin!
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 күн бұрын
Nag nol waye taan walhi gabr cadado wa cod kaaar 😅😅😅😅 yam yam yam ku teeeh hhh
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 3 күн бұрын
Caku nin somaliyed in ay meher bixiyan lagaba yaabo
@user-lf3sr5ce8r
@user-lf3sr5ce8r 4 күн бұрын
Nag habargidir
@GamalFarah
@GamalFarah 4 күн бұрын
Gabar Cadado intu kula hadli jiray haka sheekay waayo hadhow raga danbe ayaa kaa cabsanayo
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 3 күн бұрын
Ilaa Ceeb looma dhinto. Dumarka miyay raga ujecel yihiin raga naagaha qaba.
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 2 күн бұрын
Nin naag qaba ayaad guursatay ka dib na naagtiisa ayaad wacday doqon
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 күн бұрын
Gabar cadaado adiga 3 bilood kasta nin cusub miya gursada 😂 yaaaaahuuuuu
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 3 күн бұрын
Lax kaste meeshay is dhigtay aa lagu qalaa cheap and dirty
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 күн бұрын
Daahir dadka dacwo doonanayan ayaga kawaalan
@najma649
@najma649 4 күн бұрын
waa naag maseersan
@RahmaBile-s6h
@RahmaBile-s6h 4 күн бұрын
Rewotdk
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 3 күн бұрын
Bal ninkawen waxu kuhadlayo maqal gawar cadadhadho hawa bahdilqnte dibka wa ninka maxu leye gurka Iney qarisa kuheshine Acudhu billah
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 күн бұрын
Maxad u furty max kamdaan ba ka so dhow hhhhh
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 4 күн бұрын
Dufow naa naga amus balo kaa jaqjaqsiisaye
@suuban9084
@suuban9084 4 күн бұрын
Cabaad weyn maalinba nin ka lulo
@Zara-s2h
@Zara-s2h 4 күн бұрын
Inuu habaryartiis guursaday asagaa isku cadaynaayo kakakakakakaka Ninkan waa daalin weeye ninkan
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 3 күн бұрын
😂🤣😅🤭
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 күн бұрын
Al-dariyat ( وَبِالأَسْحَارِِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ ) Ala -Cimraan (وَالْمُسْتَغْفِرِينَ بِالْأَسْحَارِ ) Wakhtiga Suxuurta Habeenkii Saqda danbe Salaadda Fajriga ka hor QIYAAMO LAYL TUKO 2 RAK CADOOD IYO I RAKCO WITRI AH ILAAHAY (SWC) DANBI DHAAF WAYDIISO ( ISTAAQ FURLAYSI ) + OOHIN HADAA KARTO ILAAHAY (SWC) ADOONKIISA AK-BAABKIISA GARAACA WAX LA`AAN IYO DHEERAAD MA SOO NOQDO. ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 күн бұрын
Al-dariyat ( وَبِالأَسْحَارِِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ ) Ala -Cimraan (وَالْمُسْتَغْفِرِينَ بِالْأَسْحَارِ ) Wakhtiga Suxuurta Habeenkii Saqda danbe Salaadda Fajriga ka hor QIYAAMO LAYL TUKO 2 RAK CADOOD IYO I RAKCO WITRI AH ILAAHAY (SWC) DANBI DHAAF WAYDIISO ( ISTAAQ FURLAYSI ) + OOHIN HADAA KARTO ILAAHAY (SWC) ADOONKIISA AK-BAABKIISA GARAACA WAX LA`AAN IYO DHEERAAD MA SOO NOQDO. ADEER XUSEEN
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 46 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
3 NAAG OO HG AH AYAA ISKU HAYSTA NIN BENADIRI Ah . Laagab miya mise laaandheere
27:39
Maxkamada Dahir Abdullle (Somali civil court)
Рет қаралды 8 М.
WIILKI LACAGTA LAGU DIRAYBO DHAHAY WAXBA DAHIR ALASOW IMA SO DIRIN
21:09
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 1,3 М.
CEEBTI ADUUNKA: 4 NAAG OO HAL NIN ISKU HAYSTO
54:19
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 21 М.
NINKEEYGA IYO NAAGTA AYA XADAY DAHAB GABAR II DHIIBATAY YAAB 🤭
23:32
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 1,5 М.
Daahir Alasow Aroos Gabar Millioner ah
35:30
Xograac Media
Рет қаралды 11 М.
AX AX SH ABUKAR WALAALKIIS O MAXKAMADDA LASOO TAAGAY SORRY
13:50
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 39 М.
FURIIIN: SUBXANALAH MARWA KHADIJA OO NINKEDA AABA DAHIR FURTAY
49:44
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 25 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26