Haliimo Hasan Daraawiish waad maqashay ee ma taqaanid daraawiish magaca Sheekh Axmed darwiish ayaa lahaa oo nin Hj Aadan madoobe ah ayaa lahaa oo siiyay oo yidhi magacayga qaado oo dariiqada u bixi! Daraawiish waxaa xukumi jiray 5 nin oo qusuusi loo yaqaanay 4 nin Isaaq bay ahaayeen ninka. Kalena Ogaadeen waana ina Cabdala Xasan!
@halimohassan44282 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 naayaa hadaanan aqoon taariikhda daraawiish maxaan ka ahay gabadh darwiishad ah waxaana iigafilan inta diiwaanka iigu qaran naa gumeeyste soodoolay maantuu dalkeena yimi degaan kaan joogey maantuu dermada fidsadey dacayga uu sudhey midkii yare daleensanaa anigu waandiidey doofaarkii soodibjirey dagaal baan ku qaaday diiwaan ka noogu qoran ee daraawiish lalama simo duul hadeerto yimi marka waxaan kuu sheegin daraawiish daba dhoon baad ka aheeyd ee taariikhda daraawiish dad gaar ah iyo deegaan gaar ah baaloo yaqaan ee iskanaso
@saedsaad26992 жыл бұрын
kalmada macnaha darwish waa doqon ee u ganbi midhaa sayidkaa idin hoos dhigee😂😂
@osmanmohammed29822 жыл бұрын
Geesiyad Isaaq Allah ha xafido
@abdilwahiibxajisaeedabdilw64532 жыл бұрын
Viva isaaq
@maryanigal33492 жыл бұрын
Naa xishooda ninkii idin ka kormaraad tihiin dumaraw raga soomaaliyeed ha isku dirina isaaq waa dad somaliyed daarood na waa dad somaliyed hawiye waa dad soomaaliyed
Markaa dhulka ilaah baa leh Laakiin su,aal Isaacs sawtuu carab ahaa goormuu noqday dir. Isugeeyoo hawiye Iyo dir iyo raxan wayn waan fahanaywaa Soomaali dhaba Isaaq iyo Daarood Hala soo cadeeyo ciday galaan Darood Dir baa reer abti u ah Isaaqna dir baa reer abti u ah markaa hadaad buuqa joojin waydaan waa layska kii qabanayaa .
@amatallahbintuabdallah99002 жыл бұрын
Absolutely abaayo issaq irir samaale maahine way ku awrkacsadan Darood waa carab issaqna waa carab hawiyena waa african From ano ah hawiye
@ijoxasan91322 жыл бұрын
Malyuun warsame Isaaq carab ma ah ee waa soomaali Asal ah 50 kun oo sano ayay geeska afrika deganaayen! Carab wey ka guursadeen oo reer abti ayay u yihiin isaaq Isaaq Hooyadii ayaa carabiyad ahayd carabna wuu ka guursaday balse wuxuu ahaa nin soomaali ah!
Wallaahi wabillahi. Wataallahi, gabdhahaas. Kalmad kasta oyku hadleen weyqorantahy. Qofkii jannada Allah gala oo nasiib uyeesha. Allaha nagu daree, ayaa ah halyeey, , nasab, gob, boqor, taliye,. Ammaa. Ruuxii naar gala, allah hanaga badbadiyee,. Ruxas Aya midgan, nasab dhiman xumanoo dhan dusha saranaya,. Marka. Walaalayal yaan lakadsoomine. Nabi maxamed s,c,w. Wadadiisii raaca, ,. Fadlan. Raaca. Inta eygori gortahay,. Wayo. Waxaa inaga horeysa. Maalin. Udhigma. 50,000. Oosano. Ruuxii jaxiima kudhaca 70 sano ayuu hoobanaya,. Walciyathu billahi,. Marka walaalayal. Dhayalka iskadaya dhabta raaca. Qabyalad waxa lagu metely ( xaar-wal-waal)!!!!!
@abdi44662 жыл бұрын
Gabadha isaaq aftahan sana😁😁😁
@Jamaalabdiow2 жыл бұрын
Walaahi hadaa daarood nahay soomaali dhibaataa kuheynaa dhul dir baanu wax kunoqonay. Dhul daarood magac kumaanaanyeelan. Dhul dir uunbee soomaali iskugu timi laakiin dhul daarood soomaali mawada joogto. Bal hadey hawiye yiraahaan daaroodow naga baxa ma dhul daarood baa daarood kuheshiinayaa. Daaroodow umada ka fariista puntiland baanan wax kaheyn.
@burhanosman10942 жыл бұрын
Subxaan Allaah
@kaddo88962 жыл бұрын
Naagtada Darood Hawiye wa dad DHULKA somalia ugu weyn leh cid Dooon ku celin karta ma jirte indhaha kala fur Kuligiin Hawiye ayad Dawarsatiin Hawiye meelaha ma tagtagna wa dad shaqeysta Dhaqaalaha & Dhulka ugu balaran leh awood Allah siiyay Somalia oo dhana Hawiye Harmuud ka ah. Cid Hawiye kadaba hadli karta ma jirto amus.
@hubi71652 жыл бұрын
Beenleey baster ah iidoorland meel aad leedihiin ma jirto
A. MM Markaad leedahay gabadha isaaq eey xishood ta daarood xishood Madhahaysid miyaa?
@nuuraa17102 жыл бұрын
Waa runteed dadka muqdisho isaaqu ma jecla lkn way isku dhadhajiyaan runtu dad badan ayay dhibtaa
@abdirahmaanaxmed73512 жыл бұрын
thank you very much wallo qali boportoyo 👑🥰🙏
@yurubbide60592 жыл бұрын
War dumarow illaahay ka cabsada qabiil inaga daaya umadii nebi muxamed scw baynu nahaye
@maxamedyare84032 жыл бұрын
Nagaanha waa bokhortooyo naago isaakh oo ilmo hawiye dhaleen iyo kuwo kale oo ilmo daarood dhaley isku xishooda .waxa aa ku hadleydleysaan waa wax taariikhda nii galaaya isku xishooda OK
@shukrijama53992 жыл бұрын
Beebadanaa indoor lascaanood Xagee ka degtaa aaduunyo Miyaad ilow day magti sagaarada Iyo buurihii lagu lenjirej Iyo gar adeg lagu gusaday kk
@anab99512 жыл бұрын
Naayaa naagihiinan lacagta dadka ka uruursanaya hayskaga kaaya dirina dadkayaga soomaaliyeed ee walaalaha ah qarnigii 21 aad baa lagu jiraa.tiktok baaban nacay qabyaaladii la ilaawey ayuuba soo toosiyey. Nimankii la garaye imikana ma naagihii bey mareysaa. Naa ilaahay kabaqa qabiil qabriga idiin raacimayso anigu waxaan taaganahay gabdh soomaaliyeed baan ahay sorry dadka saacadan qabiil ku faanaya
@maryanigal33492 жыл бұрын
Alle qabyaalad badanaa soomaali hoor maanta bixi doonaa hada a ma dumarkii bay maraysaa
@LastMomentMan2 жыл бұрын
أنا سيدُ ولدِ آدمَ .... ولا فخر . وأنا أولُ من تنشقُّ الأرضُ عنه يومَ القيامةِ .... ولا فخر . وأنا أولُ شافعٍ وأولُ مشفَّعٍ .... ولا فخر . ولواءُ الحمدِ بيدي يومَ القيامةِ .... ولا فخرَ . Nabi Maxamed wuxuu yidhi:- Anigu waxaan ahay sayidkii ilma Aadan....oo kuma faanayo.. Anaa ugu horrayn oo dhulku u kala dillaaco maalinta qiyaame....oo kuma faanayo. Anigu waxaan ahay shafeeco koowaad iyo shafeeco koowaad....oo kuma faanayo. Calankii ammaanta ayaa gacantayda ku jira maalinta qiyaame....oo kuma faanayo. Hadii nabi Maxamed SLCW uu u arkay waxaas oo tashriif ah, in aanay ahayn lagu faani karo, sidee bay Somalidu ugu faanaan qabiil ?. Ma taas bay la hor tagayaan Ilaahay ?.
@sheekowadaag12342 жыл бұрын
Barbara baa afahayeenka darood lugu xidhay sadex bilod bu noo xidhna dhagaxna nugumay soo turin oo wllhiya 😂😂😂
@asadosman16262 жыл бұрын
So idinka sodayay marki lo qabtay afar habarjeclo ah ma hilmaamty nacasyahow dumarka u fanaya midkale inderki aya so xiray hadda awood haysan gabdhi isaaq ee marada calanka isaaq lagu dilay markasad awoodina muuqan lahyd wati ay utagtay RRU ay kuyiraahdan na bax
@sheekowadaag12342 жыл бұрын
@@asadosman1626 dumar islayey maxay tarsaysa iyadba waatii tuyar ilmadowbayse been baad sheegta wlllhi inaan hal qof loo qaban ee sadex bilod marku noo xidhna ma wasi lahyn toos bu udhaafay marki ka dib wala lascaanod buna ku dagin wala tukaraq baan u ku dagin garoowe ayaa ugu horaysay😂😂
ALLAHU AKBAR ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH jezakalah qayr dadku waa muslim walalo ah
@HBielb2 жыл бұрын
walllah waa laadheer dahabzan tahy
@fabdule48452 жыл бұрын
Asc maashaa allaah madaxwayne farmaajo madaxaagu ha haraago ha murugoon waligaa mushkulooyinka pass mudanoow na hogaami maamulkaaga wanaagsan bulshadaa ka marqaatiya oo waliba waa ka maqsuud soo noqo adoo nabad ah inshaAllah aamiin aamiin aamiin yaa rabbil caalamiin
@cabdulaahishaxmedmaxamuud52992 жыл бұрын
kkkkkk
@mustafajama63162 жыл бұрын
Darood iyo isaaq iyo hawiye yaa badan ugaadeen waxay ka badan yihììn isaaq hawiye hadii ay fahman
@markihoremaxadtidhi9162 жыл бұрын
Walal hadi aad sida ugu badan tihiin maxa ogadeen gumaysiga hoos dhigay !?? Ileyn reerihi idinka tira yara ( waa sida aad hadal ka uu dhigtay) waa kuwa xorobay ee xoraystay dhulkoodi!
@mohamedyusuf6562 жыл бұрын
Fadlan fjadlan Allah ka yaabaa Denbigh is ka dhaaf
@deeqahassan10302 жыл бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun
@kathirakhath40752 жыл бұрын
Garxajis habarjelo ayaa Sanaag Leh
@sadiahassan7982 жыл бұрын
Viva Anab waa gabar somali dhab ah muslinima ka muuqato
@khadijsibrahim81112 жыл бұрын
Gabadh yay lama mantago reer ayeyd wax ba ku dhahi mayo🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@faysaibrahimfaysacali2 жыл бұрын
Saxiib .gabadheena isaaq adoon cidna gudaha u gelin naagta iska celi u sheeg inayna taarikhlahayn .
@sheekowadaag12342 жыл бұрын
Lkn wllhi anu qabyaalad waan nacey waanan iska dayey ee sharafteenu waxay ku jirtaa inaan wax qabsano oo waxan iska dayno darood waa dadka noo xiga ee cayda aan iska dayno
@amnaali86422 жыл бұрын
Ixtiraaf ma hot istaagikartid daaroodna wuxuu aha miskiinmarti aha hadaseaqaani weydotabartaada lagu tusinayaa rufiyaan daarood waana kasoohoreynaa qadaad weyntana waa daarood iyo jareer oo hal alle meel ay kayimaadeen la aqoon ogow yaman baad sabiidi katihiin kuwa dhulkaxaaqa daaroodoow waxaana afkiisa la qiraymaruu qaxooti kuyimid yaman cabdulahi yuusufaa idinqarxiyey
War heedhaha maad quraan isku na Daan, qabiil waa qurune, aakhiradina muxuu idin qabanayaa , cadaabka ilaahay waa mid Saran, u tartamA janada ilaahay gabdhoow isku boqda!.
@hassannur80222 жыл бұрын
Kuwa Kala raacaya ee cadiifadu madax martay ayaa Ka sii liita kuwan fidnada Ka shaqaynaya. Miyaanay salaada tukan oo iimaan lahayn. Waa naago mashruuc soo qaatay,
@ubahyacin11102 жыл бұрын
Gabadha daarood waxaan ku o dhan la haa dad waxba garanayo hala sheekaysan daarood ale ayaa siiyay daarood isaga dabadhilif ah hala sheekaysan
@a.mm.67422 жыл бұрын
Asalama alaykum Jaaley gabadha daaroodey xishood
@ahmedmohamedibrahim56742 жыл бұрын
Ha la qoro hana la taariikheeyo 2-dan dumar ah hadalkooda fidnada Iyo colaada iyo isku dirka si berito loogu maxkamadeeyo.
@lulali86512 жыл бұрын
Naayaya waqayahay madmadow joojiya qurunyohow qabyaalada ,maadaa dir aha dir waa somaali yuhuud baad gadhan isaaqow.
@ijoxasan91322 жыл бұрын
Lul Ali Waatii soomaali DNA laga qaaday ee isaaq mooyee wax soomaali ah la waayay!
@maxamedsaciid78212 жыл бұрын
Subxaanalaa waa qudhun iyo qabyaalad ,waa dumar waashay, hadii aad caydo waxaad ku dhawaanaysaa in aad hooyo wax yeesho meel aanu ka galno garan mayno.
Kala badiiyeey ogaadeen waakii ku baray sida xalaasha la cuno kabaray eed HEERINKA AHAYDEEN EE SALAADA KUBARAY ADOO AWOOWGAA KOOFIL KABAHA U QAADAYEY USKAGAGYEEN .DOQON OGAADEEN MARKAAD KU SGEEGAYSO EED AWOWGAY AYAA KU YIDHI MA ILOWDAY GABAYGII AWOWGAY EE AGAA KUFRIGA IYO IIDOORKA WACAD AYAA U YAAL