GABAR HABEENKAY DHALATAY LASOO DHIGAY MASAAJIDKA HORTISA KADIBNA LAKULANTAY ARIMO KALA DUWAN

  Рет қаралды 181,845

baarliin official

baarliin official

Күн бұрын

Пікірлер: 100
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 3 жыл бұрын
Ilmahayga man tuuren wax walba dhaco khaladka qofka Wuu ka dhiciwkaraa lkn cuneyga man tuureen inaana qofna ka yeelen ha la i caayo hadii la rabo marka canada loo dirayo macal ma macal immaheeda lugu daro Ninkaas Illahay ajar iyo xasaad ha siiyo
@salmamohammed6721
@salmamohammed6721 3 жыл бұрын
tii soturtay cuqubo alla haku rido m.a ninkasna kheyr alla hasiyo
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 3 жыл бұрын
Aaah
@ingy-beauty1615
@ingy-beauty1615 3 жыл бұрын
WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻🙏🏻
@maykanl7746
@maykanl7746 3 жыл бұрын
Ama xalal ha ku dhalsho ar xaraan, i really think asAgaa ka dhalayis so suspicious....
@maxadikhyar9668
@maxadikhyar9668 3 жыл бұрын
L Aamiin should o
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh wllo plz asxaabtaada ku xiran wllo plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo
@abdulkadirali2129
@abdulkadirali2129 2 жыл бұрын
cimraan adiga dumaashi halkaan idin ka salaamey al haku xafido inshalaah radaan kariim
@xasanabdi55
@xasanabdi55 3 жыл бұрын
Guurkaan layiraa qudbasiradda iyo masaafada soomaalida dhibaatooyin badan ayeey kala kulantay
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Hooyo fiican ayaa dhashay oo sababtana ma ogin waxay tahay laakiin waan iska talactalacleeyn karnaa laakiin raxmaan amarkaas bixiyey ayaa og oo cidi masaajidka soo dhigtayna wuxuun aan badnayn ayey ka og yihiin hooyadeedba ha ku jirtee xittaa ma Ogin oo hooyadeed in la dilay oo iyadana masaajidka la soo iska dhigay waa macquun
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 3 жыл бұрын
Dhibaato yaarabi inaaleallh wainaa ilaahiraa jicuun bismiallh
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Omg Amazing story and thanks information
@nasteexokhaliif9776
@nasteexokhaliif9776 3 жыл бұрын
wey macantahay ilen wa wax ladhale
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 3 жыл бұрын
Wllo an ka falo qade isi ana korsanaye ilahaw awlad nasi aye naga thy kuwona wey tuurayan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 moqdisho aan joga ani siya aan kala fala qade o an korsate
@dhashninaabdi367
@dhashninaabdi367 3 жыл бұрын
Wasx ma maharsamayso gabar walalkad nolyahay wa wacal cuniga dhasha xiliga
@sagalabdalle7076
@sagalabdalle7076 3 жыл бұрын
You are a good story Teller and a wonderful human being
@abdikafiibrahim8899
@abdikafiibrahim8899 3 жыл бұрын
ooooooo
@hiboyusuf6915
@hiboyusuf6915 2 жыл бұрын
Masha AllAH
@sahradiriye7241
@sahradiriye7241 3 жыл бұрын
Pthe 2
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 3 жыл бұрын
Cimranow feynus illa haada an hesta Nairobi anigo jogo kawran kkkk
@samsumasaid8054
@samsumasaid8054 3 жыл бұрын
Talow ilmaha meelaha lasodhigo sidan cml aya kudhacdo allow ugargar anagana nacafi Wan iska habarnaa ileen dareen hooyonima naheyso😭😭
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaaraka Laah Ilaahay ha xafido oo barakeeyo Sheikha Gabadha Korsaday
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 3 жыл бұрын
0
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 3 жыл бұрын
0p P
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 3 жыл бұрын
0
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 3 жыл бұрын
Wcs walalkey waa bartii walashey cadeeyyy boqroda barkeysan masha Allhhh walalkey👍👍👍👍👍💖
@sulekaablsiyeh1462
@sulekaablsiyeh1462 3 жыл бұрын
Wa qiso cajiiba huno cimrano w kuso dhaqso qebta kaleeh
@basroali2189
@basroali2189 3 жыл бұрын
Waa murugo walaahi
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
Allaku Sii bay dhahaan Somalidu
@faizadjama3765
@faizadjama3765 3 жыл бұрын
Ciraan waadmahadsantahay
@munaayaan7424
@munaayaan7424 3 жыл бұрын
Wallhi waa cajiib Alxamdulilah Illaahey ayaa xafiday gabartaas
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
Faynus Qof Aan Aqoon oo somaliya ma jiro - Haddaan lays yeel yeelayn
@batulamohammed857
@batulamohammed857 3 жыл бұрын
Haa sax
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 3 жыл бұрын
Walahi waa arin aad u xun in ilmo yar bananka lagu tuuro subxaana laah
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 3 жыл бұрын
Subxanalaha feynus wa la yaaqana inta badan
@fridasson848
@fridasson848 3 жыл бұрын
Alah walalow sawikan somaliya ayaad na xasuusisay ilaahow ku xafid
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
ILAAHAY HOOYADA NAXARIIS BUU KU SHUBAY LAAKIIN HOOYADU HADII LOO NAXARIISANWAAYO ILMAHEEDA WAY TUURTAA OO NAXARIIS MA YEELATO
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Lakiin waxaa is waydiin leh reerka muxuu u gu garaaci waayey mise asagaa ka dhaley miyaa tolow maxuu. U raadin waayey
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 3 жыл бұрын
Adiga naag lakufsaday Iyo naag nin keda khiyantey Wax kale mataqanid Isku xishood sheka rag la imow Hadii kake mesha iskaga tag dumar Miyad usheekeyneysa Rag ba ku dhegeysanaya Sheeka dhidiga iska Wax fcn ad sheegtid miya Weydey
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 3 жыл бұрын
Faanuus فانوس
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Marqaati. In uu ka dhigo bey ahayd
@hassanabdukadirjama6141
@hassanabdukadirjama6141 3 жыл бұрын
War sxb bar go,aan waligay ma arag mid la ah sheekada so dhamays tir
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 3 жыл бұрын
Nin fiican ayuu aha waa amazing story ❤ hadu dhihi jiidkan kasoo qaaday maagacayo xuun xuun loogu wiici laha
@halimagurey8937
@halimagurey8937 3 жыл бұрын
Pppppp
@cemile6845
@cemile6845 3 жыл бұрын
amiin wll
@sacdiyowallowaxawllaadamal8063
@sacdiyowallowaxawllaadamal8063 3 жыл бұрын
Faynuus ma ilaawi karo imisa aya la igu garaacay
@saybahmed1504
@saybahmed1504 3 жыл бұрын
Interested story
@canabxasan6583
@canabxasan6583 3 жыл бұрын
Ilmo xalala cidi maturto e armayisaan xalal ahayin
@nuuraa1710
@nuuraa1710 3 жыл бұрын
Haduu xaaraan yay xataa ilmuhu wax danbiya maleh qofkii soo tuuray laba danbi isku qaatay
@nasteha874
@nasteha874 3 жыл бұрын
@@nuuraa1710 xaqiiq maxa kene xalal xaran mesha 🙄
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
subhanallah subhanallah subhanallah
@youngash6411
@youngash6411 3 жыл бұрын
Sad story
@kiinhaji1566
@kiinhaji1566 3 жыл бұрын
Nosobadi qisoyinka wala
@umuaxlam879
@umuaxlam879 3 жыл бұрын
Masshalaha keeg
@wardaawes4059
@wardaawes4059 3 жыл бұрын
Mash aallah 👍👍👍👍❤️❤️❤️
@omaamir1444
@omaamir1444 3 жыл бұрын
Dadka qurbaha ku dhashey soomaliya 91 waxii ka danbeeyey ilmaha dhashey
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Maxay. U sideen. Sagaal. Bilood. Bay. Caloosha ku watey wayna tuureen. Waa calool xumo. Waaye
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
Hooyo Gani ,Marka Dariiqa dhigaysay Hooyo Ma,Ahayn miyaa ,Ayadoo Markaa dhalatay
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 3 жыл бұрын
Waa wax aad u xun qofka il ilmihisa tuuro wana naxdin xaqiiqiyan😭
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 жыл бұрын
Mahadsanid guuleyso
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 3 жыл бұрын
Waa abti naxariis laheen. Aabo wanaagsan ayaa helay
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
subhanallah subhanallah sad story subhanallah
@cabdullaahicabdi5278
@cabdullaahicabdi5278 3 жыл бұрын
Aaiiwncaye
@asli9528
@asli9528 3 жыл бұрын
Maansha alhaa Cimraan
@nasriingaboose9545
@nasriingaboose9545 2 жыл бұрын
Alle dadka xaqa ha garansiiyo
@fadumojama22
@fadumojama22 3 жыл бұрын
Subxan Allah
@amaalcandi
@amaalcandi 3 жыл бұрын
Kkkk wll maxaa ku helay yaan garaneynin feynuus
@amaalcandi
@amaalcandi 3 жыл бұрын
Subxaanallah
@kiinhaji1566
@kiinhaji1566 3 жыл бұрын
Wale ina ushegen wanhesan laha xada hadiinafta lekajarayo iyada iyo qosgeda masoduruno dulida
@abdijama1984
@abdijama1984 3 жыл бұрын
Asc .maashaa Allah family. Wanaagsan Allah ha idin xofdiyo adduun iyo aakhiro
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 3 жыл бұрын
Uqubo
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 3 жыл бұрын
Haday sheeko runa tahay khadal iyo dambi ba waa jiraa. 1 ninka gabadha korsaday oo yiri anaa dhalay, markay gabadhu qaan gaartay sidee buu ula dhaqmar oo aabe ugu noqday ileen waysada way ka jabisaa asaga iyo wiilasha uu dhalayba waana inay ka xijaabato. 2 markii ay guur gaadhay oo la guursanayay, waa inuu sheegaa wixii jira waayo asagu ma meherin karo waana xaaraam arinkaasi oo wuu ogyahay hadii uu wadaad yahay sida uu sheegayana gabadhu waligeed ma dareemin inaan ladhalin, marka seebuu arimahaas u xaliyay? Ileen waxna waa axsaan falid waxna waa diiniyan.
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 3 жыл бұрын
Ninka korsaday gabadha sifiicaan buu sameeya ilma yar bee aheed loo sheego runta niyaad ka jabeey waana dumar walwal badaan baa so fuulay nolasheed danbi halisa galeeyso waana la meherin karaa wuu badaadiye
@siman4216
@siman4216 3 жыл бұрын
Yaab dad xanuunsan badanaa ilmo yar uu koriye oo nolosheeda badbaadiye maxaa weeeso kajabisaa keene Sheeko raqiis iyo ma mehrinkaro Nola timid Dadka aan wadnaha laheen oo qalbiga ka jiran warkooda waa nocaan Waa gabadhiisa asigaa korsade asigaana ka musuul ah
@aminawarsame9937
@aminawarsame9937 3 жыл бұрын
Waa khaldan tahay wll. Ninka walaashiis baa nuujisay gabadha yar. Walaashiis markaas waxay utahay hooyo xaga naas nuujinta asagana abti buu unoqoniya. Gabadhaa yar waysada kama jabiso kamana xijaabaniso.
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 3 жыл бұрын
@@aminawarsame9937 ok hadaysan asaga ka xijaaban kawaran wiilashiisa ileen ilma abti waysada waa kala jabiyaane mida kale markii la meherinayay yaa ka masuul ahaa ileen abti masuul kama noqon karee oo qof dhinaca aabaha kasocda unbaa u bixin kara. Ninkase loo guuriyay hadaan loo sheegin sida wax u jiraan waa khiyaano.
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 3 жыл бұрын
@@mohamedomar9004 Wlle waa sax oo ilaahay khayr hasiiyee si wanaagsan buu sameeyey oo aniguba Waan samayn lahaa in ilmo yar noloshiisa la badbaadiyo waad ku liibaani aduun iyo aakhiraba hadana meesha markii xaalad guur iyo timaado waxaan u laabanaynaa kitaabkeena taasina wax la isku caayo maaha ee waa nolosheena wanaageeda, waayo waxaa soogalaya arimo badan oo ay kamid tahay ninkaan ilmuhuu dhalay iyo gabadhaan waxba iskuma aha caruurta ay dhashana sidoo kale waxaa kaloo soo galaya dhaxalka marka anigu kama hadal muxuu ugu asxaan falay ee waxaan kahadlay maadaama la yiri ninku culumuu ahaa arimaha diinigaa oo meeshaan soogalikara xaaladaha qaar.
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 3 жыл бұрын
Cumraan qaarami wllo qaaliya baarliin aaway intee ka baxday isoo jwb
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 3 жыл бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa haday soo koriyeen wayku janotagayaane maxa hada dadki tuuray loo barayaa waa qaracan kale
@degan4
@degan4 3 жыл бұрын
Sheeko la abuuray
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 3 жыл бұрын
Subxaanalaah shocking lakin nin cajiib ah oo inanta ilaaliyey in aan qalbigeedu dhawacmin intii ay helaysay hooyadeed still in kastoo naxdini danbayso.
@basroxuseen1804
@basroxuseen1804 3 жыл бұрын
Hcccjbbbbh9
@farahahmed8550
@farahahmed8550 3 жыл бұрын
Subxaanalah
@dwoz2503
@dwoz2503 2 жыл бұрын
Qisadan in filim ka sameyo ayanba jecladay wana ka sameynaa
@cumarsaadiq5520
@cumarsaadiq5520 3 жыл бұрын
Daawo magaalo Afrika ku taala oo martigelinaysa 73 Milyan oo qof 👆
@ikranboqoro99
@ikranboqoro99 3 жыл бұрын
Mansha.allah qiso cajiiba.
@ebadoali7519
@ebadoali7519 3 жыл бұрын
Subxaan Allah waa cajiib
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Cunugtaas cayaalka. Eedadiis. Ma gayaan. Waa walaalo. Waaye. Mashaa allaah
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Huh??
@fatxisaid6437
@fatxisaid6437 3 жыл бұрын
Maxa tirtiray faynuus miraayadeeda 🤗
@mohamedmohamuud7839
@mohamedmohamuud7839 2 жыл бұрын
0
@AliAhmed-mu2hq
@AliAhmed-mu2hq 3 жыл бұрын
Irsaaqad kale miyaad wayday in aad gabadh somaliyeed view ku raadsato mooyaane
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 2 жыл бұрын
Faynuuska ma miyibay joogeen
@aminawarsame9937
@aminawarsame9937 3 жыл бұрын
Sheekada soo dhamaystir wll
@FC_7MAN
@FC_7MAN 3 жыл бұрын
Qaxotiga ninki lagudhala feynus kasen wadankis lagudhalin badiyana tagin lageyn wadan kasto qani badiyo leyahay ninki ehel ujirana taga yaalakalageyay kala af laga dhigay bilabay mArku dagalo dariska inadan kudagdagin hubsino halaa lasista sheko dad fuqura dariskod iney dhacan kuhishiyay subag uguxiran kuriga kafurtan maqribki islantii kusocarartay ninkina kadaba cararay xolaha waqtiga laliso laxareyo xogxumadoda kafaideystay
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
sax
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 3 жыл бұрын
Heerta ayaa layeraaahdaa
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,8 МЛН
DEG DEG SOMALI NEWS October 21, 2024
30:13
Mogadishu TV
Рет қаралды 597
QISADII LIBAAXA IYO ODAY SICIID
2:32
Abdirahman mahir
Рет қаралды 1,6 М.
KABTAN AYUUB WAAR DEGDEG AH
16:17
Shanti So Media
Рет қаралды 3 М.
NAXDIN IYO FADEXADA MAXAMED DAUUD SAFIYO KUDHACDEY WAA CEB
26:05
baarliin official
Рет қаралды 2,4 М.