GABAR NINKEED WANAAJISAY LAKIN SIXUN LOOGALAY :(*JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*: DR AHMED AL-YAMAANI

  Рет қаралды 35,911

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@amatullah3491
@amatullah3491 3 жыл бұрын
😢🥺SubxanaAllah runtii qiiso xanun badn waye JazzakAllah kheyr heart touching 😢😢
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@hudahuda5943
@hudahuda5943 3 жыл бұрын
Shiikh Ahmed khayre alle ha ku siiyo raga soomaliye asaxan malha ilaa in yare uun rabi u naxariisto mooyan alle dumarka soomaliyd ha u gar gar walhi dumarka soomaliye waa dumarka aduunka ku qaalisan abaal rabi ayaan ka sugan
@aminakhadar581
@aminakhadar581 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakAllah sheikh Ahmed waa qiso aad u xanuun badan nimanka badanaa markey shilinka helan waxa waaye mazadal fulus zaadal hawaa, laakin gabadha wey qalbi wanaagsan MashaAllah
@laabskaabs3076
@laabskaabs3076 3 жыл бұрын
Subxanallah Raga soomalidu dhaqan male walahi illahay bay ka go een dardaarankii RASUULKANA WAY ILABEEEN😭😭😭😭
@anizacali4729
@anizacali4729 3 жыл бұрын
Scw scw
@fatumayussuf9139
@fatumayussuf9139 3 жыл бұрын
Scw
@hawahassan6294
@hawahassan6294 3 жыл бұрын
Mñ ma o hi ok lol l
@sagalmaxamedcumar7141
@sagalmaxamedcumar7141 3 жыл бұрын
Wlahi wisadaan intaan dawanayey xaaladeyda dhan wey isbedeshey ilmadana waan ceshan waayey waaqiso xanuun badan inataabatey Jazaakumulaahi kheyr Shikh
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 3 жыл бұрын
Maasha allh jazaakalaah qeer walh wax bdn ka faa.idnaa qisooyinkaan shukran shiekh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 3 жыл бұрын
Aamin aamin yaa rbi
@cashomaxmedsaid4029
@cashomaxmedsaid4029 3 жыл бұрын
Asc Dr.shiikh axmad alyamani ilahay haka abal mariyo sida ad islax daka uga shaqenayso walaahi wa qiso xanuun badan inta qiso ad ka shekaynaysa tana itabatay FAIDOYINKA 5:samra sadki wahela marka walashay ilahay haka abal mariyo Ilahay ayaba Quran ka kuyiri (ان الله مع الصابرين )ilahay ba lajiray markasta 6:qof walaba oo lab iyo dhadig ah maficana in la is dulmiyo ان الظلم ظلمات يوم القيامة Alaha haku xidiyo shiikh adi iyo guriga ilahayna misanka xasanadka haku gudaro وبالله التوفيق
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 3 жыл бұрын
Sheikh qeyr ale haku siiyo sheikh isoduceya Arin murugo ihesato ale usahlo qof ale dartiisa icawiyo allow inta qalbiga xnunnkadaremeso allow umuraha usahal
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 жыл бұрын
Wa aduun Iyo Mushaakil kiiza Sheikh. Qof wanagsan Allah swt ha igu beego Aameen. Haweeney Fiican bay ahayd, Asigana kibiraani buu ahaa ,Hadii uu Soo laabtana Wa khair Allah isku barakeeyo💙💎💙
@MunomohamedMohamed
@MunomohamedMohamed 3 жыл бұрын
Qeyr allha ku siiyo allha ku xifdiyo
@hibosulub8550
@hibosulub8550 3 жыл бұрын
Ta (7aadna )cajiib ducada ay uduceey say oo ay dhahday ingaari maayo iyadoo ladulmiyay waa qof imaan leh ماشاء الله تبارك الله waa gabdh qawi ah maskax ahaan
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Mansh allah sheikh ii duucey in aan guur khayr qaba aan helo
@sacadiyohassan9853
@sacadiyohassan9853 3 жыл бұрын
Abal la aanta nocas ah ma fcno hadi uba ka solabty mashallah allah isu barakeyo
@najamanuura2181
@najamanuura2181 2 жыл бұрын
Suxallha shgki allha hakubarkay walahi wa qiso xanu badan
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 жыл бұрын
احلي زوجه دي والله ربنا يكثر امثالها
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 3 жыл бұрын
Jazaakallah baarakallah akhii qeyrkaa aad nala wadaagtey markasta need more please shukran
@saafisimaansaafisimaan3083
@saafisimaansaafisimaan3083 3 жыл бұрын
Mashaahaa allhu akbar shiiq jisakumulahu qeyran
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 3 жыл бұрын
Masha allah ilaahay khyr haku siyo sheekh jasakalahu khayr wax badan ayaan ka faaiiday
@Abuamiira
@Abuamiira 3 жыл бұрын
MashaAllah Ajir iyo xasanaad Allaha kaa siiyo sheikh
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Jasa aka allhu khayr sheikh❤😻
@umucabdalachannel9659
@umucabdalachannel9659 3 жыл бұрын
Subxaanallah dulmi waa dhibaato Allah naga badbaadiyo ina la dulmiyo inaan wax dulimino
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alaah haku xifdiyo 🤲
@maryanalimaryanali5974
@maryanalimaryanali5974 3 жыл бұрын
Masha allah shiiq alle ha ku barakeeyo
@asmamaxamed1512
@asmamaxamed1512 3 жыл бұрын
Mnsha alaah shiikh waa qiso xanuumbadan aleh haku xifdiyo shiikh aleh hana siiyo rag wnagsn diina yaqaana ani iyo hablaha walaladaya nimankana sido kle jasaaa kalaah shiikh❤️💯Ninka raga 4ayaaa loobaneeyy ana wllky wana u ogalahy 4 inuu xidho aleh Hanasiiyo nin wgnsan ana aan uwangsnsanaando
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Mashaallah jazaakalaahu qeer
@ashaowed6004
@ashaowed6004 3 жыл бұрын
Ilaahay subaxnahu watacalaa qoysaska soomaliyeed qalbiyadooda haysu soo jeediyo iyo kuwo isusamra Shiikh Ahmed alle haku xifdiyo sida aad wanaga noola jeceshahay alle khayrka hakuu la jeclaado🤲
@leylomaxamed2161
@leylomaxamed2161 3 жыл бұрын
Wlhi waa qiso aad uxanuun badan raguna iskumid maahn oo adigo kale aya kujiro ee xaqa allaha natuso isha allh
@shukraanmohamed4129
@shukraanmohamed4129 3 жыл бұрын
Allaahu akabar masha allaah
@hibosulub8550
@hibosulub8550 3 жыл бұрын
Subxanallh waa qiso cajiib ah ma sha allh gabadh aad usamir badan allha usiyaadiyo
@faridasomalbashoonbaaladha445
@faridasomalbashoonbaaladha445 3 жыл бұрын
Masha allah sheeqoo aniba 10 baan sugaayaa isoo duceey sanadkaan waxaan rajeeynaa insha allah inaan utago
@hirabhassan5315
@hirabhassan5315 3 жыл бұрын
Hadii adunyadan boqoolyal siida sh ahmed okale jogilahaye ayaficalahed
@hodanadan7344
@hodanadan7344 3 жыл бұрын
Samarkeeda allaha siiyo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Amen Yaa Rab
@afnaanabdilaahi4547
@afnaanabdilaahi4547 3 жыл бұрын
Sheekh jasakallahu khayran
@zeynabgaal6896
@zeynabgaal6896 3 жыл бұрын
Inalah maca sabiriin sabra sad hela
@drsikraanalawi4894
@drsikraanalawi4894 3 жыл бұрын
Masha allah ader axsanta wlh wa qiso cajib ah
@thinkwide1001
@thinkwide1001 3 жыл бұрын
jazaka allah kheer sheekh walaahi qisadaan wee iga ilmeesay dadga qaar ixsaan malah. suaalo diini ah ayaa rabaa inaa kuweediiyo xagee kaaga soo xariira
@seynabsaid8104
@seynabsaid8104 3 жыл бұрын
Masha allah shiiq axmed
@hodanadan7344
@hodanadan7344 3 жыл бұрын
Sheeqow allaha kuxafido
@xawoxasan2841
@xawoxasan2841 3 жыл бұрын
Masha Allah alha isku dhaqo
@safsafcusmaan3724
@safsafcusmaan3724 3 жыл бұрын
Sheq axmad jasakalhu qayr ilahy haka abal mariyo wanaga ad samysay suluxa adka shaqaysay lskin haday ilahay kudacweyn lahayd dhibka ushegty ka badan ayu arki laha alxamdulilah iyada qof wanagsan oo dacada ayay ahayd ducda qofka ladulmiyay wala aqbala gabadhas ilahay abalkeda ha ugudo adun iyo aqiraba
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@khadiijosiidow2607
@khadiijosiidow2607 3 жыл бұрын
Sheekh mahadsanid
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 3 жыл бұрын
Raggow kuwaasna qaata Mahadsanid Sheekh
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
masha Allah shiikh
@najaaxcabdoo1838
@najaaxcabdoo1838 3 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا شيخ احمد الله يحفظك ويبارك فيك احسن الله إليك وغفر الله ذنبك جمعة مبارك Mashallah Qiso Aad U Xanuun Badn Una Faa iiido Badn Isma Aanan Qof Bani Aadam Ah Ayaa Intan Oo Dhan Samri Karaaya Balse Waa Ay Dhacday Wxaan Lee Yahy Gabadhaa Waxaa Tahay أحسن الزوجة في العالم . Faa iiidada Qisadan Qiimaha Badn Hadii Aan Isku Dayo Inshallah. 6: الصبر Sabirku Waa Dacar Marka Aad Samraysid Balse Midhihiisu Aad Ayaa Ay Umacn Yihiin Ka Dib Marka Aad Samirtid . Allah Waxa Uu Quraanka Ku Sheegay Inuu Macooga Yahy Kuwa Samra . في قوله تعالىا ( إن الله مع الصابرين). 7: Marka Aad Diyaar U Tahy Inaad Guursatid Xaas 2aad Ama 3aad Xaaskaaga Aad Qabtid Miyaad U Sheegtid Waayo Waa Dharkaagii Sida uu Alle Quraanka Ku Sheegay هن لباس لكم وأنتم لباس لهن . Aniga Ahaan Wlhy Waa Aan Jeclahay in Uu Ninku Xaasas Badn Uu Lahaado Balse Yuuna Cabsanin Ee Raganimadeeda Ha Yeesho. 8: Waxyaabaha Qofka Qalbigiisa Lagu Hanto Waxa Ka Mid ah Hadiyada Isku Hadiyeeya Xataa Xabad Nac_ Nac Ah Allah Haka Dhigee . 9: Hadii uu Khilaaf Yimaado Ha Ilaawin Qofkan Intiisa Wangsn Ee Uu Leeyahy Ha Ilaawina Inaad Is Jeclaydeen Ha Ilaawina in Uu Ilaahay Idinku Irsaaqay Awlaad Ha Ilaawina Sidoo Kale Inaad Labadiinu Dunida Aad Iska Doorateen . في قوله تعالىا ولا تنسوا الفضل بينكم 10: Sheekh Waxa Aad Ka Shaqaysay in Aad Reer Dumay Inaad Isku Soo Celiso Ilaahay Ka Sokow Iyo Waxyaabo Aanan Halkan Ku Soo Koobi Karin Xataa Aniga Wax Badn Ayaad Ii Qabatay شكرا شكرا ألف مرة وجزاك الله جنة الفردوس الأعلى . سبحان ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمدلله رب العالمين.
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 жыл бұрын
Po0
@umusalmacraxman3693
@umusalmacraxman3693 3 жыл бұрын
Subxanallah jazakalahu khayr
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Bisinka Abaala we buu ahaa laakiin meel kale ayuu ka helayaa😢😢😢😢😢
@hodanadan7344
@hodanadan7344 3 жыл бұрын
Innalaahu maca saabiriin
@osmangain7669
@osmangain7669 3 жыл бұрын
the best history in the world ah nice
@amatullaahbintumaxamed8892
@amatullaahbintumaxamed8892 3 жыл бұрын
💔💔😪😪 SUBXAANA ALLAH ALLAAH waa caadil
@واعبدربكحتيياتيكاليقين-ن8ظ
@واعبدربكحتيياتيكاليقين-ن8ظ 3 жыл бұрын
Subxaanallaah dadka qaar guurka qalad ay ka galaan sababtana waxaa waa maba yaqaanan guurka qiimahiisa markasta qofka laguursanaa in la dabeecad barto aa fcn, Nimanka markee lacag helaan ama ay da'da gaarto naagti ay nolosha lasooqaateen alaabta guriga taala ayba ka sooqaadayaan sabarka wuu fcnyhy lkn naftaada ayaa xaq ka galee intaa qof u sabree Guurka waxaa fcn qofka nolosha kugula lamaanan wax kasto kugu sookordha inaa u sheegto kalana tashato
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@kiinhaji1566
@kiinhaji1566 3 жыл бұрын
Waqiso fican waaye oqiroleh allah kuxafido shiiq
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
sheekh gabdhaha Soomaaliyeed inta badan sidaas baanu kujirnaa laakiin inallaaha maca saabiriin
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@sumayocali8362
@sumayocali8362 3 жыл бұрын
Sheikh iisoo ducey muraad baan leeyahee
@حليمةمحمود-ث3ن
@حليمةمحمود-ث3ن 3 жыл бұрын
Masha allah
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 3 жыл бұрын
Masha allh
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 жыл бұрын
Maxaan u xiisay qisooyinkaada ربنا يبارك فيك شيخنا
@امساء
@امساء 3 жыл бұрын
Subxaanallh runtii wan qisoo aad u xanun badan 😰😥😥😥😥😥😥لا حول ولا قوة الا بالله
@aminaygee141
@aminaygee141 3 жыл бұрын
asc dr Ahmed
@Tariigashots
@Tariigashots 3 жыл бұрын
Sheik iso duceey dan baan leyahay In alle ii yeeelo niyadeeeyda
@mustafaabdullah5125
@mustafaabdullah5125 3 жыл бұрын
Aaamiin
@ilwaadqurux9623
@ilwaadqurux9623 3 жыл бұрын
Abayo Allah amuurahaga saqiro
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Allah Kuu Fududeeyo
@zamzamabdihassan4190
@zamzamabdihassan4190 3 жыл бұрын
Shiiqow wlllhi ooyina igasoodaadatay
@deeqoabuukar2951
@deeqoabuukar2951 3 жыл бұрын
Masha alah
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 3 жыл бұрын
Sheqa aniga xataa wlh 9 sano wax aan ugu dulqaatey xaajigeyga ayuu hslsano adaga iigu dulqaadan waayey wallee aaqaro war ayaa jiro
@anisocabdiqaadir9451
@anisocabdiqaadir9451 3 жыл бұрын
Ilahay xaqa hatuso abyo adina farajquerqabo dhexdina maslaxa alaha idn dhexdhigo
@quenahlaanmohamud5351
@quenahlaanmohamud5351 3 жыл бұрын
Allahu akbar wan qiroday wlh
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 жыл бұрын
استفدت من قصصك كثيرا، ربي يحفظك. أريد الزواج بعد سنة إن شاء الله. بعد مراقبة كثيرة كيف تتعامل مع زوجتك.. واختيار شريك الحياة الطيبة. وشكرا جزيلا لك يا شيخ.. وثقل الله ميزان حسناتك.
@aliandsouad7265
@aliandsouad7265 3 жыл бұрын
You are the best mashaallah
@muqtaarcali6402
@muqtaarcali6402 Жыл бұрын
Asc
@ibraahimabdikadir4615
@ibraahimabdikadir4615 3 жыл бұрын
Walahi qisadan wey itaabatay Raga qaar waxey udhaqman doqonimo
@safsafcusmaan3724
@safsafcusmaan3724 3 жыл бұрын
Walahi sheqaw wa wax laga naxo alxdulih oo heshis dhexdoda dhigay insha alh ilahay ha u abalgudo adun iyo aqiraba gabadhas isagana alha ka dhigo mid xaqeda iska ilaliyo walhi markan dhagaysty ad ayan uga naxay dhibka ay kaso marty iyo sidu ugu abalgiday subxanalah kalmatu dayiba sadaqa abalkedana ilahay unba gudi kara sawjadisa intas usabraysay abalkeda inu sidas ka dhigo wa wax laga naxo alxdulilah inay wada jogan alaha dhaxdoda ha dhigo mawado waraxma janadana alaha ugu bisharey isagana alaha ka dhigo mid xaqa sawjadisa iska ilaliyo adigana suluxa ad ka shaqaysay haka abalmariyoj rabi janatul fardawsal acla the hakugu bishareyo alana haku jeclado jasakalhu qayran
@anabhassan6506
@anabhassan6506 3 жыл бұрын
Subxanlah
@umusalmacraxman3693
@umusalmacraxman3693 3 жыл бұрын
Sheikh iga rali noqo hadad dhibsato hadalkayga abaalka loo galo ragu kolay ma aqanan illahay ayan ajar kaga helayna waxan odhan laha ragu gabadha uhoraysa kolay rafad way laso marta isagana malinkay shilimadu isugu hagagan odhan mayo horta gabadhadi wanaji iyada ka farxi abalkeda ugud ,kadib haba gursado loma diidin lkn hadii malinkay isugu beeganto gabadhi xaqa kugu lahayd aadkasi jesato kawrn oo mihimad siin weydo wakhti siin weydo ,isago dulmiga ad ku qabto hadu gursado ifur aad odhaneysan marka ragow gabdhaha xaqoda iska ilaliya.
@امساء
@امساء 3 жыл бұрын
Sheikh isoo ducey
@امساء
@امساء 3 жыл бұрын
😰😰😥😥😰😰
@kayfcabdalla6441
@kayfcabdalla6441 3 жыл бұрын
Ooohin waa ceshan wayey qisadu xanuun badanaaa
@hirabhassan5315
@hirabhassan5315 3 жыл бұрын
Don't give total trust, they are human being
@hibosulub8550
@hibosulub8550 3 жыл бұрын
Faa,idada 6aad samirka qofka samaraa marnaba ma guul daraysanayo wakaas samirkeedii uu ilahay usoo celiayay oo uu ogaaday in aytahay mid sida loo helo yarthy madama labo jeer usamirtay Markii uu xanunsanaa way usamirtay Marka nimcaysnaa ee uu garan waayay xaqa ay ku laheed iyo walba aheed in uu ubaal gudo markaas lkn way noqon waysay cajiib way usamirtay
@umusalmacraxman3693
@umusalmacraxman3693 3 жыл бұрын
Gabadh walba hadu ninkedu wanajiyo wakhti siiyo ,muhimad siiyo, deeqsi uu unoqdo , garab usiiyo malintay xanunsantahy hadu xata la guursado yadaba lexjeclo ka qabto naag kale uga tageyn saass ha ogadan ragu , hadii kale uu intaba ka gabiyo marku la guursado ,wey ugasii tagi because farxadba kumay haysan nolosheda .
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Subxnlh Raga qaarkod saa waye🙈😞
@laylaahmed1937
@laylaahmed1937 3 жыл бұрын
Aniga kaas inkaar aan ku riday
@yusufali-wz7yk
@yusufali-wz7yk 3 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@laabskaabs3076
@laabskaabs3076 3 жыл бұрын
Anuu ma cafiyeen runtii 😭😭😭
@abyanshiekh6867
@abyanshiekh6867 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@deeqabeuty5152
@deeqabeuty5152 3 жыл бұрын
Nin somali faaido malahan. 😭😭😭😭😭😭😭
@musabhassan9903
@musabhassan9903 3 жыл бұрын
Adiga miy fIdo leh
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
​@@musabhassan9903 wàa ruun abaal malihiidin nin somalie akhiiro illahay hore tagaysan
@IfrahAbdullahi-z2n
@IfrahAbdullahi-z2n Жыл бұрын
​@@musabhassan9903😂😂
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
Anigu ma cafiyeen mana saamaxeen hduu qiyaamo dhaco hdaa
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
@@user-q8i8hh nin aaan wanaajiyey oo aan u samaray hdana I khiyaamay oo laba noog ah iga Daba Keenay sideee u saamixi karaaa
@axmeddaacad6759
@axmeddaacad6759 3 жыл бұрын
NIManka ayagaaba iska dhib badan
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
Wuxu ahaaa nin xun whi
@nimcoibrahim2198
@nimcoibrahim2198 3 жыл бұрын
Was
@امساء
@امساء 3 жыл бұрын
😢😥😥😥😥😰😰😰😰
@obaxadjama308
@obaxadjama308 3 жыл бұрын
😭😭😭🤔🤔🤔🤭
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 3 жыл бұрын
Bini aadin waa jisaar xasbunallahbwaliba raga madama dumar kale lobaneeuey intaas ayey nagu bahdilaan
@hafsaladan2551
@hafsaladan2551 3 жыл бұрын
Alla ma sugi karo
@hawanur6454
@hawanur6454 3 жыл бұрын
Masha aallah
@sahrocabdirisaaqcartan3083
@sahrocabdirisaaqcartan3083 3 жыл бұрын
Masha Allah
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 жыл бұрын
Maxaan u xiisay qisooyinkaada ربنا يبارك فيك شيخنا
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 жыл бұрын
Maxaan u xiisay qisooyinkaada ربنا يبارك فيك شيخنا
@sayidmohamedabdi3397
@sayidmohamedabdi3397 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@naciimaabdallaabdalla5702
@naciimaabdallaabdalla5702 3 жыл бұрын
Mashaa allah
CALAWIYIINTA Syria Maxeey Yihiin Halkey Ka imaadeen?::: Dr Ahmed Al-Yamaani
2:07:50
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 16 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 108 МЛН
Sheikh @AhmedAlYamaani oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
28:43
Qiso Cajiib Ah || Cadowga Allah Hadad Fursad Kuhesho Lama Cafiyo Sh Xassaan Abu Salmaan
11:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 19 М.
Qiso Cajiib Ah! Gabadhan Yar Oo Ku Dayasho Mudan::: Dr Ahmed Al-Yamaani
15:52
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59