GABAR REER 🇬🇧 ILMAHEEDA LUGTA KA XIRI JIRTAY. CAASHA YAR IGA GAARSII QISADAAN

  Рет қаралды 28,530

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Caashayar waxay u baahan tahay iney meesha ka kacdo

Пікірлер: 95
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 15 күн бұрын
Waa runtaa walaal wiilka yar waxaan umaley nayaa in uu isagoo yar laga kaxaystay marka reerkii heysteyna af duetsch ayey kula hadlaan markaa af soomaaliga wuu ilaawey ninka haya waxuu ahaa nin waji fiican waxaan filayaa inuu turki yahay alxmdulilaah
@zu7729
@zu7729 15 күн бұрын
Taladaada Iney Qaadataa Rajeynaa Anagana We Keep Pray for Her I.n
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 15 күн бұрын
Haka ilaawin hooyadeeda in ay ka duceesato ilahay xaragiisa uso noqoto Allah so hadeeyo familada dhiban ilahay dhimbka haka dulqaado🤲🤲🤲
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 15 күн бұрын
We love you caaliya good advice
@aminaali318
@aminaali318 15 күн бұрын
Habo waan ku daawadaa marka videos kagu iga soo hor boxo runtii waan ka helaa sheekoyinkaga macaan iyo quruxdaada Masha allah habo qorta cad yaan lagaa cayumin qarso gacalo
@sadiahussein398
@sadiahussein398 15 күн бұрын
Wiilkayar ee caaisha waa autism alaah ha xifdiyo hana usoo nabad cesho Aamiin yaarabi
@basrahassan5116
@basrahassan5116 15 күн бұрын
Talo wanaagsan. Waa gabadh yar oo wareeray. Subxaannallaah
@zaytum
@zaytum 15 күн бұрын
Manshaalaah alaha ku barakeryo caliya ashana alaha u fududeyo guushana alaha siiyo ugu danbeyn amin🙏
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 15 күн бұрын
Ilaahoow aamiin yaa rabi ilaahoow ducadeena u ajiib caasha yar hooyo ilaahoow rabiyoow ubadkaada gacantaada ku soo celi ilahay idiankii isku waara nolol aad dahab moodo allaha ku galiyo cadowga alaha ka qabto aamin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 13 күн бұрын
Mansha Allah, si fiican baad ula talisay. Allaha ilmaheeda uga soo celiyo insha allah iyagoo nabad ah.
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 15 күн бұрын
Masha Allah waa talo laysasiiyo tii ugu wanaagsan🥰🥰🥰
@malakaaay
@malakaaay 15 күн бұрын
social are great people helpful
@QamarQm-u5v
@QamarQm-u5v 14 күн бұрын
Mahadsanid alia ilaahay midii waanadaada wax ku qaadata allaha ka dhigo. War reer yurubow jaanisyada aad haysataan ka faaiidaysta oo wax barta
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 15 күн бұрын
Caashooy meesha kakac habo mcn ilaahay ha ku gargaaro 😢
@somaligeel2992
@somaligeel2992 15 күн бұрын
Dumarkeena ma hormariyaan naftooda. Education is the key.
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 15 күн бұрын
Caasha waa qof dagaal ujoog ah ilmaha afkeeda ma isfahmayo dawlada Germany waa wadanka ugu fiican Europe ilmaha iyo waalidka ma soo dhexgalaan sikasto aad u xun tahay 😂
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 15 күн бұрын
Allow aisha u gargar 🤲🤲😭
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 15 күн бұрын
Waa khaadnay salaantada
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 15 күн бұрын
Masha Allah, Aliya ❤ Hadey Asha wax fahmay runta xaqiiqda iyo waliba talo wanagsan ayaad siisay, Ashana mid wax fahanta oo taladan qaadata Allah haka dhigo, Tiktok laga qayliyo kuwa maqana way sii fogaysaa kuwa guryaha jogana waa lagu qaataa. Ee walidow gar ahan hooyoyinkow ka waantoba fadlan
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 11 күн бұрын
Mashaa Allah, Allaha kaa abal mariyo. Wlh good advice aya siisay❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 15 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 15 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@2daysago_
@2daysago_ 15 күн бұрын
Caasho ayada ayaaba dhaqan islaam leheen...qaawan, fisqi kujirto. Waa in ilaahay unoqoto ileen gaalka ilmaha ka hayo ilaahi baa ka weyn waana imtixaan kusocdo. Marka qiiro jabaanta somaalida ilmaha kuma imanayaan waa in ilaahay isku xirto
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 14 күн бұрын
Ilhy ha u gargaaro aisha😢😢yaa rabii
@intissarmiguil9807
@intissarmiguil9807 15 күн бұрын
MachaAllah Caliya qurux Nolow.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 8 күн бұрын
Queen of advice ❤❤
@kubra8
@kubra8 15 күн бұрын
Absolutely caisha waa in ay 1 wakhtigeeda kala qaybsatoo oo school aado luqadana barato. 2 vlogs io liveska tiktok yarayso oo shaqana aado.
@imanshiiq1218
@imanshiiq1218 15 күн бұрын
Alla caaliya wano hadashay wlhi qalbiga I gubanaye meelan kala hadlana ma aqoon ilhy ha garb galo gabadha yartaa adigana qeyr fara badan alle Haku siiyo ❤
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 14 күн бұрын
Asc abaayo mcn manshallah 💕💕💕🇸🇴🇸🇴👍👍
@hodoali5714
@hodoali5714 15 күн бұрын
Aaaamin yaa rabi
@ayanrashid9634
@ayanrashid9634 15 күн бұрын
So dhawow caaliya😊
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 14 күн бұрын
CAASHA KOW WAA IN AY LABISKA BEDESHAA BIRAHA CIRIDKA IYO SANKA UGU JIRA TUURTAA WAA ILEYN HOOYEE CAASHA WAA IN AY HOOYADEED SASABATAA HOOYADEED LAHESHIISAA CAASHA WAA IN AY SCHOOL AADAA CAASHA ALLAH IN AY ULAABATAA❤
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 15 күн бұрын
Hooyooyin baan nahay wallaahi. Ilaahay ha u soo cesho. Laakiin waa in eey medium isaga baxdid shaqeeysato luqadda barato.
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 15 күн бұрын
Alxamdulilaah
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 15 күн бұрын
Asc wr wb, Caaliya talo wacan baad siisay. Waxeeynu nahay qaxoonta, laakiin luuqaddu waa furaha nolosha wadamadan. 👍👋❤️🌹
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 15 күн бұрын
Aisha cares more about being on tiktok live than being a mum and fighting for her children instead of being online blabbering
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 15 күн бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@mdgamingfr
@mdgamingfr 15 күн бұрын
Caliya aamiin aamiin hoydan yar
@farahabdi6550
@farahabdi6550 15 күн бұрын
waan ku salaamay Waxaad tahay marwo aad u caqli badan kalsooni badan hadalkaagu waa cad yahay Waad naxariis badan tahay Waxaad siisaa waalidiinta talo wanaagsan waxtar baad u leedahay Bulshada Soomaaliyeed Allaha ku barakeeyo adiga iyo qoyskaaga Salax Caade from France.
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 15 күн бұрын
Mahadsanid ❤
@foozia426
@foozia426 15 күн бұрын
Caaliya runtaan kujeclahay ❤
@foozia426
@foozia426 15 күн бұрын
Salaan gobeed ❤
@inaabdullaahi7009
@inaabdullaahi7009 14 күн бұрын
Tano fican ayaa sisay thank you
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 15 күн бұрын
Talo fiican weeye 100% haday qaadayo waa hubaal ilmaheda way helasa
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 14 күн бұрын
Talo waa tii rabi mid aragta videogaada oo talaadada qaadata ilaahay ha ka dhigo ilaahay caawiyo gabadhaasi aamiin yaa rab.
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 5 күн бұрын
Caasho Europa court waa in ka dacwooto
@MohamedKadra
@MohamedKadra 15 күн бұрын
I LOVE YOU DUMASHII CALIYA SHARIIF MASHALLAH TABARAKALLAH. ❤❤❤❤❤
@hodana7546
@hodana7546 15 күн бұрын
Qoftaan Casho ka dhaho waa 👿. Kow hooyadeed caayi jirtay. Ayadoo intaa la'eg baay 3 nin 3 caruur ka kala dhashay. Hadana prostitutes tiktok Ku jiray ku xiratay. Ninkii wuxuu leeyahay cunugta ani ma dhalin nadowbaa dhalay. Waa dad qurun ah.
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 15 күн бұрын
you give good advice to Asha, let’s hope she takes it to the heart.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 14 күн бұрын
I hope so too
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 13 күн бұрын
I subscribed because of your beauty Masha Allah ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 12 күн бұрын
Mahadsanid soo dhowoow 😍😍😍😍
@fertunali1007
@fertunali1007 15 күн бұрын
Waa talo fiican wiilka waa otisim baa gabar lahayd oo mahadlo ilaahey ha u caafiyo ayadana alaha caawiyo
@norajabril7955
@norajabril7955 15 күн бұрын
Ciirtaa jug leh waan ku salaamay qaali long time no see masha Allah ❤
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 10 күн бұрын
Xasidinta gabadhas kufarxay aayad kow katay lakin xaawo waa qof qalibi wanagsan umadiyo dhan ayaan U kacday wax and Ka qadeysan majirto
@hindisac7758
@hindisac7758 7 күн бұрын
She said his autism child I watched her youtube during the visits of her son abaayo ❤❤
@jamilomuhidin9766
@jamilomuhidin9766 15 күн бұрын
Sax waye asha waa in ey dadasha
@SumyoNuur
@SumyoNuur 15 күн бұрын
Waatunta abaayo
@isiri.2835
@isiri.2835 15 күн бұрын
Gaslo unbay tii walba iska dhihin mana daayaan Gaalnimo iyo Aabe ma leh Ilmuhu Islaamkii kale macaa way arkin
@isiri.2835
@isiri.2835 15 күн бұрын
SOOMAALI.WAY CEEBEEYEEN ILMO WALBA.WAA.KU.SINGEL WASAQ.WALBA GAALO BAY.ISKA DHIN WAA MAXAY GAALO HADDAAD WAY WALBA.KU JIRTID
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 15 күн бұрын
Allow caasha caawi, hooyo uun baa fahmi karta , dhibka haysta. Waa run socialku Waa caawi yaan dadka marmar beri anigoo guri la’aan I hayso oo dadkii aan ka kiraystay I leeyihiin waan ubaahan nahay guriga ee naga Bax ayaan Anigu wacday Walhi Waa very helpful aad bay ii caawiyeen.
@salma.abdule
@salma.abdule 15 күн бұрын
Waa run casho istag oo dadal wall qof aan marada dhexda kuxiran oo aan subaxdii jarmadin fadlan dadal oo caruurta socesho wall thanks Aliya abaayo
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 15 күн бұрын
Maasha Allah
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 15 күн бұрын
Asc Caaliya setahywll
@kifahisak2183
@kifahisak2183 15 күн бұрын
Habo talo fican ayad siisay waxn rajeena inay qaadato
@glander7720
@glander7720 15 күн бұрын
Ku dar in ay hooyadeed ka ducaysato
@kafiaahmedaden3722
@kafiaahmedaden3722 15 күн бұрын
Very good advise SIS
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 12 күн бұрын
Illmaha lama xiro wuuku fududaada dadba uhaysta inay ku degaan laakiin warbaa ka dambeya
@khadraahmed1068
@khadraahmed1068 11 күн бұрын
Talo wanaabsan baa siisay
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 14 күн бұрын
Duubista daa dheh gaaladii ayey isku sii direysaa😢
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 15 күн бұрын
Abaayo aan ku saxo. Alle wuxuusan saqirin lawyer ma qaban karo ee Allaa adoomadiisa isku qaabo. Marka waa inaadan marna biniaadam awoodiisa aadan buunbuuninin waayo awooda Rabbi ayaa aduunkaan maamusho. Balse waa kugu raacsanahay ina la dadaalo Allena la tala saarto. Waa runtaa in Child protection Serviceska ay some times helpful yihiin.
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 14 күн бұрын
Abyo casho iyada dhahday aniga dharbaxay camer dokterka i duuntay saas laga qatay dhahday
@dahaboawalehdirieh6335
@dahaboawalehdirieh6335 15 күн бұрын
Masha Allah talo fican
@khadraahmed9950
@khadraahmed9950 15 күн бұрын
Hooyaan ahay haysata laba ilmood laba habeen calool xumo ma seexan, calool xumada ilmahaa aan ka qaaday, ilaahay awlaadda ha u soo celiyo inanta😢
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 15 күн бұрын
Caaliyo I love you 😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ilahay dartiis❤❤❤❤
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 15 күн бұрын
That’s true
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 15 күн бұрын
Caaliya Dadka yar ee waygaradka ayaad ka mid tahay dumarka Baraha bulshadaa. Wadammada aan Nimid Soomalidu luuqadaha ma bartaaaan, Germany xitaaa social English kuuma hadlaaaan. Dumaraw waxbarta please waxaad baraha Bulshada ka sheegaysaana ka fiirsada.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 15 күн бұрын
Ingriis ka iyo yurubta kale isku midmaaha aad yay uga xunyihiin balse hadadaashu wax habarato hana shaqayso
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 5 күн бұрын
Caasho dadaal hada kuma jirto.
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 15 күн бұрын
Haa aniga oga marhore ayaa noga sheekeysay Youtubka
@ashaoali8020
@ashaoali8020 15 күн бұрын
Caliya Shariif ana xubuka
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 15 күн бұрын
Caaliya adiga waad buuran tahay kkk Waa baan ka helijiray naagta buuran kkkkkkk Mo anymore.
@sumadqaran
@sumadqaran 13 күн бұрын
Caasha gurina ma haysato shaqana ma hayso ilmaha sidee loogu soo celin marka?? Waa sida aad sheegtay waa ineey qof isku filan noqoto
@saadiyaibrahim1832
@saadiyaibrahim1832 15 күн бұрын
Abaayo wiilka allah caafiyo autism ayuu qabaa familie turki ah aya haayaan 😢 lkn gabdheda yar familie Germany ayaa haayaan Allah uguso qaado yarabi aamiin 😢
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 15 күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Aamiin
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 14 күн бұрын
Hooyo kasta oo qurbo joogta tii ilmo laga qaato iyo tii haysata both of them shaqada ayaa u wanagsan gaaladuna maba jeclo qofka cayrta qaata
@dahirawke9268
@dahirawke9268 15 күн бұрын
Salaan sare dhal boqortooyo
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 15 күн бұрын
Caasho familka ee kadhalatay bee wax kasheegta siiba hooyadeed ha iska iliwdo oo duco hadalbato oo quraanka iyo diinta haku laabato waxna ha barato shaqana haqabsato ha iskadeeso social media
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 15 күн бұрын
Cali ya sharif salaan sare quruxeey
@IdmanBeerdoon-c1o
@IdmanBeerdoon-c1o 15 күн бұрын
Sheeko xariir hhh
@AminaYasin-kl5nv
@AminaYasin-kl5nv 15 күн бұрын
Wasex
@Degmodeqa
@Degmodeqa 15 күн бұрын
Waaruntaa Caliya cadeey talofiican ayaad siisay.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 15 күн бұрын
Aisha wexeey usootahriibtey ineey noloshii eey kusookortay nolol kabedelan caruurteeda ku korsato laakiin faarax somali ayaa la fahmiwaayey.
GABADHII TIRI NIN REER 🇬🇧 AH BAA UUR IGU INKIRAY🤔#ARIMAHABULSHADA
12:59
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 14 М.
GABAR CADDAADO OO NINKII AY XADAY LAGA SOO DHIGAY😅 #ARIMAHABULSHADA
15:24
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 21 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 50 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 841 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 54 МЛН
NINKAYGA OO NAAG ILA AROOSAY NIMCA HAYBE IYO SHUKRI
13:30
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 22 М.
NINEYGA DHINTAY AYAA ISOO QARXIYAY REACTION BUUQIISA WATA
9:17
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 51 М.
DUMASHIDEY I DISHAY MARNA I SUMEYSAY ANIGOO  UMUL AH🙄
16:06
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 26 М.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 79 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 105
21:23
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 1,3 М.
XABIIBO GABADHA POLICEKU U DAATAY🤔#ARIMAHABULSHADA
14:04
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 29 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН