Gabar yar oo la kulantay Farmaajo

  Рет қаралды 375,216

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 155
@mandegmahamoud5757
@mandegmahamoud5757 6 жыл бұрын
Mash'allah I'm from Djibouti and i honestly think he can Unify Somalis across the globe #SomaliaGreatAgain
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Aaaah 😭😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭RABIYOOW somali isku sooo jeedi oo is jeclesi
@husseindaha6826
@husseindaha6826 6 жыл бұрын
gabar tan yaar walhi wa mashaallah way iga qiiraysisay
@babuabdirahman2484
@babuabdirahman2484 6 жыл бұрын
Manshaallah. Farmaajo.allaha.daayo.noolaw.abti
@habibohassan2869
@habibohassan2869 4 жыл бұрын
@@babuabdirahman2484 hu
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Aniga xataa wan la ilmeeyay
@ruumaali9902
@ruumaali9902 4 жыл бұрын
Habibo Hassan tyff
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
Yariista wlhi waa rer magalad an inaba Cadi ahyn mahs aallah 🇸🇴🙋‍♂️💖
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Isoo booqo wll hadad noshahay😃
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
masha alah wlhi wan qiirooday wax garan weynay bey garatay o ah wadaninimo
@faizalmohamud3648
@faizalmohamud3648 6 жыл бұрын
We all love you excellent president my Allah protect you from those evils and else my Allah protect our Somali people from those evils like. Fiqi and his criminal gangs
@dagancabdi602
@dagancabdi602 5 жыл бұрын
Gabadhi yar waa fariid 😍😍😍😍😍😍😍masha allaah
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 6 жыл бұрын
Mashallah saqiirihii xataa way dareensanyahiin inaan helnay madaxweyna wadaniyad
@JAY.4040
@JAY.4040 6 жыл бұрын
Somaliya ha noolaato calooshiis u shaqeeystaha ku dhex jiro umada oo diidan in soomali talaab horay u qaado oo tiisa Un fiirsanayo Allah ha naga qato
@samawadehaldoor3557
@samawadehaldoor3557 6 жыл бұрын
Mohamed aamiin geesi
@mowlosm3872
@mowlosm3872 6 жыл бұрын
wlh farxad ayaa ilmo igu soo istaagtay .- waxaan ka fakaray gabadhan yar ee warmooga ah waxa dalkeena ka socda ee faraxsan iyo Madaxwayna heena daacada ah ee buuqu meel wali kaga socdo oo hadana wajigiisa farxa u muujinaaya waqtina la qaadanaaya dhalinyar iyo ciroole. allaw farmaajo cimrigiisa dheeree oo cadawgiisu waa cadawgeenee JABI
@ahmednasirdiriye9626
@ahmednasirdiriye9626 6 жыл бұрын
MashaAllah gabadhi yari way naga qiiraysiisa Bal arag siday ujecesja MW
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 жыл бұрын
Wsc ❤💞
@Munmun-v3c
@Munmun-v3c 6 жыл бұрын
ماشاء الله muqal qurux badan San somalay Allah idinku wado
@dw2190
@dw2190 6 жыл бұрын
Mashaa Allah waa farxad ciyalkii ayaa daremaay dowlada qimahedaa.
@nuurulquluub8685
@nuurulquluub8685 6 жыл бұрын
Ilaahayoow umadan farmaajo faraj uga dhig
@sanaaglivesaidmuusa4766
@sanaaglivesaidmuusa4766 6 жыл бұрын
Guuul guuul aabe farmaajo
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 6 жыл бұрын
Masha alaah waan ku farxay ilaah ha dhaafo
@fatumaomar3731
@fatumaomar3731 6 жыл бұрын
Masha Allah she so cutest 🤗😊👌🤘💙💙💙💙
@barliinislaawe3394
@barliinislaawe3394 6 жыл бұрын
Alxlh hadii Alle na siyay madaxweyne saqiir iyo kabiir an wada jecelnahay Allahayow wadanka nabad inoga dhig farmaajo xilka ilal abid ha ino haayo
@thomharrison4389
@thomharrison4389 6 жыл бұрын
Mansha allaH waa Gabar Caqli badaN allah ku dhowro adeero Ree bariga si bey u Caqli badaN yihiiN
@daahirjaamac5298
@daahirjaamac5298 4 жыл бұрын
Maasha Allah Guul iyo Gobonimo Dowladda Soomaaliya iyo ummadda Soomaaliyeed Guusha Soomaali baa leh Guul darradana waxaa leh Cadowga Ummadda Soomaaliyeed sida Dabadhifiinta iyo Qaa'iimiin waddaniinta Gabadha yar waa Ubaxa Dalka maantay, berrina waa wadaniniinta IYO Geesiyada Berrito
@umkhalif6836
@umkhalif6836 6 жыл бұрын
Gabadhaa yari waxay ka mid tahay dhallaanka mustaqbalka u soo kici doono Inshaa Allaah . Jeceelka ay jecleysatay inay MW ku aragto waa ma yeeraane oo axbaabullaah ahe kheyr Ilaahay ha uga dhigo .
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Quruxleey waye gabadha yar waliba quruxda oo somali kaliya u gaar thy waaye... africada kale quruxdaan nalama wadaagaan, carabtuna nalama wadaagaan. Waa pure somali faces
@sadiqabdirisak1940
@sadiqabdirisak1940 5 жыл бұрын
Mashallah much luv respect mr president and team nabad iyo nolal
@abdallaahmed9032
@abdallaahmed9032 6 жыл бұрын
masha allah wlh waa wax aad loogu farxo noolow madaxweyne
@imanseid7562
@imanseid7562 5 жыл бұрын
Mashaa allah qiiro badanaaa alle soomali ha is jecliisiyo dhexdoodana alle nabad ha ka beero
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 6 жыл бұрын
Manshallah walahi wan lailimeyey markan firsaday gabadan yar
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 6 жыл бұрын
Masha Allah , Allow inoo xifdi madaxdeena sharafta leh ubadkana Allow inoo dhowr
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 жыл бұрын
Maashallah waa gabar yar oo madaxdeed Jecel
@mamudmaashaaallaah6516
@mamudmaashaaallaah6516 5 жыл бұрын
faarmaajowaalibaax geesifaaarmaajoAdeer jirojogwaaliGaafaarid mudanemadaxweyne
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 6 жыл бұрын
Mashallah illahoow noodaa madaxweyna henna jawaasiintana nooga qabo uu shisheeyuhu ku adeegto amiin
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 6 жыл бұрын
masaha allaaah
@hassanjonje7432
@hassanjonje7432 5 жыл бұрын
Wa madaxweyne dacad ahoo dalkisa iyo dadkisa jecel 🇸🇴🇸🇴
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Gabadha yar allow hamiigeeda dawlad ficaan ukaas amiin iyadana kadhiig miid aan abiid keed dhiib araag
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 6 жыл бұрын
masha allaah gebedhani wlhi wey iga qiirasiisay allow noo da caruurtena
@aminaxasan784
@aminaxasan784 4 жыл бұрын
Guuuusha anaga leh somaliya hanolaato
@faysalsaudi2181
@faysalsaudi2181 6 жыл бұрын
Mashaa a llaah asal dhal soomaaliyeed
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 6 жыл бұрын
Masha allah qurux
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 4 жыл бұрын
MashaAllah illhay haku xadfiyo AAMIIN YAA Raabi
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 жыл бұрын
Gabadha yar aqli ley inay aqli badan tahay wajigedey kamuqata mansha allah soo barbar weynow amiiiiiin
@maannuur3616
@maannuur3616 6 жыл бұрын
markasta weynu ku jecelnahay mudane madaxweyne keena yar iyo keena weynba waxaa tahay rajada quree maanta noo muuqato illaah waxaan ka beryeenaa inuu wanaaga ku tuso xaqana ku waafajiyo sokeeye iyo shisheeye cadowgaada rabi ha cirib tiro soomaali dhalad baa tahay farmaaajo illaah ha noo kaa daayo
@anababdiabshri5789
@anababdiabshri5789 4 жыл бұрын
maan nuur
@huudafarah8275
@huudafarah8275 6 жыл бұрын
Wooooooooow cute Masha allah 🇸🇴
@qalbisimansaafi4073
@qalbisimansaafi4073 6 жыл бұрын
masha allh allh ha noo dayo
@sharmanfaysal9763
@sharmanfaysal9763 6 жыл бұрын
masha alah ilaah habarakeeyo yaristaan
@daruurofficialmedia8708
@daruurofficialmedia8708 6 жыл бұрын
Masha Allah xishodka afka Hax
@fatumaomar3731
@fatumaomar3731 6 жыл бұрын
Masha Allah gaber kid so cute 🤗✌🤘👏👋
@seinababdullahi5552
@seinababdullahi5552 6 жыл бұрын
Ala way faraxday waa inan yar oo qurux badan
@cabdyarekoshin1260
@cabdyarekoshin1260 4 жыл бұрын
gabadhan wamid qiroleh masha allaah
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 4 жыл бұрын
Guuuuul cidaamadeyn a mar wal Allah ha ka dhigo elel janna
@maryammohamed583
@maryammohamed583 6 жыл бұрын
Mansha,alaa. Ale ha noo daayo da,yar teena iyo dawladeenaba.
@Mohamed23197
@Mohamed23197 6 жыл бұрын
Mashallah Gabar wacan Allah haxifdiyo
@anisaalem8598
@anisaalem8598 Жыл бұрын
Masha Allah waa gabar saqiir ah Waxaay ogtahay Quluubta Madax Wayne Farmaajo Ellahay haxafido 5 son aan Rajafiican lahay KULIGEEN waxaa noomuuqdo Buurburka wadan keen-a Waxii kadan eeyey Ellahay masamaxo
@ruwaydabarkhad9976
@ruwaydabarkhad9976 6 жыл бұрын
Masha'Allah masha'Allah tani yar waa wadaniyad
@sahraahmed2894
@sahraahmed2894 6 жыл бұрын
Maashaa allaah hooyo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Guul farmajo abahi umada somaliyed farmajo viva ifka nabad ku jog abo farmajo libax labo maha guul farmajo
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 жыл бұрын
alla gabadhayar sidaan u jeceladay aqlibadan ilahow il iyo afba ka hay amiin anoo an xambarin ilahaow ha idili lacag ay ku ciyarto marna saxibadeda yaryar ay u qaybiso an uso dori laha lakin ya heli kara yase la amini kara waqtigan hada lajogo waa qofna nolow dhalinta dowladahagi donta
@leonmavume245
@leonmavume245 3 жыл бұрын
Masha alah
@bashaarxaaji7860
@bashaarxaaji7860 4 жыл бұрын
Maashaallah maashaallah maashaallah
@abootokutubey3246
@abootokutubey3246 6 жыл бұрын
Soomalinimada jaceylkeda uu ilmahayar garanayo ilahow kuwa dowlad didka ah bar soomaliya way socotay ki dida iyo ki ku farxa soomaliya ha midowdo ha isracdo amiin
@mohamedhassanjeilani6180
@mohamedhassanjeilani6180 6 жыл бұрын
Abooto kutubey kii aan fadaana wey fadsiiyee hehehehe kii aan rabin abaayo qasabaa lagu rabsiinaa ha u bixin ciyaalkaa noo horseeday wadani nimada anagana waan ku dayanaynaa insha alaah somali ha is raacdo ciil qabow cadaabta gal
@sumayojaynani6060
@sumayojaynani6060 6 жыл бұрын
Somalia guul
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 4 жыл бұрын
Mashaa Allah today's kids tomorrow presidents amiin
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 4 жыл бұрын
Cidamadeyna Allah ha cawiyo
@seinababdullahi5552
@seinababdullahi5552 6 жыл бұрын
Allah waan ooyay ilaahaw soomaali isu sakhir
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 жыл бұрын
Ameen yaa Rabi💙☝
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Masha Allah gaba dha yar cadi maha
@honeylove4100
@honeylove4100 6 жыл бұрын
Masha allaaah waa wax yaro nool
@cabdishakuurhordage7258
@cabdishakuurhordage7258 4 жыл бұрын
Masha allah soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xanaanbule7629
@xanaanbule7629 6 жыл бұрын
masha Allah cunugta cadimaha allaha dayo
@farhiyaabdiwahad7648
@farhiyaabdiwahad7648 6 жыл бұрын
mansha Allah marnaba kama dhargo gabadhaas yar ee qurux da badan waxan hu baaa in ay barbariyeen walid qaliya oo SOMALI saxa hooyo macaan so barbar waxad tahay ubixii dalka
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 жыл бұрын
Dowlad ayaa nadeqda wax kasukeyo marabno
@cudoonali865
@cudoonali865 6 жыл бұрын
Waan oogay wlhy Allow dadkeena gali rahmada gabdhaas ooy jeclaadan dadkena dalkeena madaxdiisa
@yasinwadanichannel5473
@yasinwadanichannel5473 6 жыл бұрын
waa wadaniyad hada soo baxeysa
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 жыл бұрын
Masha Allah 😍😍😍😍
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Mashaallh 😭😢😢😢😢😢
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@abdirahmansalad3257
@abdirahmansalad3257 5 жыл бұрын
Malaa ik hakujeclato ayan maqli jiray farmaajo marka hada ducadii ayaa urumowday oodadka ugu duceyen
@abdulali5348
@abdulali5348 2 жыл бұрын
Dark is beauty
@ilhanmohamudnuurosoble3469
@ilhanmohamudnuurosoble3469 5 жыл бұрын
Masha Allah
@Raho339
@Raho339 4 жыл бұрын
Maansha Allaah
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Faramaajo min fiican lagaa dhigaa
@abdikanicadde1943
@abdikanicadde1943 6 жыл бұрын
Gabadhaas abdirahman cabdishakur halaga qariyo
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
mash allag
@abshiroabsh5276
@abshiroabsh5276 6 жыл бұрын
Allow dowldeeena noo barkeeeee😓😓
@simancadeey2899
@simancadeey2899 6 жыл бұрын
She is beautiful
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 жыл бұрын
Wsc
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 жыл бұрын
Wsc
@faizalmohamud3648
@faizalmohamud3648 6 жыл бұрын
Ilaah ha dhowro farmajo
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 4 жыл бұрын
Allahumma Mubarak gabar yar xaafido is Also mw farmajo iyo Rw Hassan iyo dhamaandin nabat iyo nolal
@calicabdilaahi9299
@calicabdilaahi9299 4 жыл бұрын
Waa madaxweye dhah ah
@fouzeyahyousef9034
@fouzeyahyousef9034 6 жыл бұрын
Mashallah
@raahaabdullahi1979
@raahaabdullahi1979 5 жыл бұрын
Masha allah waynow
@husnybundid6829
@husnybundid6829 Жыл бұрын
ManshAllah
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
Nasiib badana yarsitan madax weynaheda. U xanbaaray.
@alraxiimmedia8347
@alraxiimmedia8347 6 жыл бұрын
Mnsha Allah
@shukriomar579
@shukriomar579 6 жыл бұрын
wonderdull
@baydhabohurguf8083
@baydhabohurguf8083 3 жыл бұрын
Guuul
@shukrimohamed9068
@shukrimohamed9068 4 жыл бұрын
Mashalh
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Maasha Allah
@mahircadeosman6921
@mahircadeosman6921 4 жыл бұрын
Wlh wa qiiroday alow noda
@ikraanali9881
@ikraanali9881 5 жыл бұрын
Wlhy wan ilmeeyeey
@mawlidosman1574
@mawlidosman1574 6 жыл бұрын
Abo farmajo guulayso inshallh na hogaami
@libanqalayeofficial3411
@libanqalayeofficial3411 4 жыл бұрын
Farmajo
@nimcodaahir7258
@nimcodaahir7258 4 жыл бұрын
Manshlah
@nimcodaahirgacal3125
@nimcodaahirgacal3125 6 жыл бұрын
Masha allh
@libanqalayeofficial3411
@libanqalayeofficial3411 4 жыл бұрын
Waaaaaaw
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,7 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 22 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
SAFIYA MOHAMED DAAHIR 2022 | FARMAAJO | HEES CUSUB
4:43
Mattan Pro
Рет қаралды 142 М.
Duuliye Sare ASLI CABAADE oo dhalinyarada la hadashay
3:41
Madaale Productions
Рет қаралды 91 М.
Socdaalkii Nabadda ee Farmaajo oo Kooban - Barnaamijka Hayaanka Horumarka
7:03
REER TIKTOK OO WELI LA ILMEENAYA GUUL DARADII KU DHACDAY FARMAAJO 🙈
9:27
Zaki honest Official
Рет қаралды 39 М.
Hees cusub Waan mahdinee Markale ugu dara! MW Farmaajo
13:38
Gurgmad Qaran Media
Рет қаралды 254 М.
SIIDII CALI WINKEY 2017 HEESTA HAMBALYO FARMAAJO  Hees Qiiro wadani leh
6:41
Somali National Television
Рет қаралды 33 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,7 МЛН