Cod libaax🦁🔥aderkey Cimri dheeri iyo cafimaad rabi ku siii❤
@nuurduuble1060 Жыл бұрын
"Wuxuu Sabaanku Noo keeno Wa isaga samraynaa" Majeerteen Waxa ka Dhasheen 1. Sheikh Cali Majeerteen 2. Aw-Muuse 3. Cismaan Yuusuf Keenadiid 4. Abwaan Gooni 5. Cali Cilmi Afyare 6. Cali Sharmake 7. Khaliif Sheikh Maxamud 8 Cali Salaad Caabi 9. Abwaan Cukaash 10. Maxamed Cali Walash Ma dhamayn karo Gabyaaga Majeerteen Ee Somali oo Dhan suugaantoodu gaartay Manta in leelkase oo aan La aqoonba Isku dheereriyo MJ Waxay Ka Mid tahay waxyaalaha Sabaanku Noo keenay Leelkasoo Dhan Waxa Ka Caansan Tixda Khaliif Sheikh maxamud Ee Hurgumo
@khaliifahmed-cy8it Жыл бұрын
Wali ma arkin abwaan mj ah 😂😂😂
@ra4ax194 Жыл бұрын
matal garo dhaqankiibaa Laga midaysnayne intuu cadoowgu soo moose bay noo farmuqayaan waxa hada gabaygu ka hadlaayo iyo Qoraalkaagu waa isleeyihiin gabyaa hadaa Leedihiin kuma gabaydeen bal maxaa isaaq iyo hawiye mid u ahaan waayey waaba iskala waynahay ee baroortaada siiwado
@maxamedaxmed8263 Жыл бұрын
Khaliif shikh maxamuudka aad ku faanayso soo wiiL leelkase ah ma diLin 😂
@pacificocean71308 ай бұрын
Mahala guri bad ku dhex waynaatay sidaad u dhex fadhiday wax rag soo dhexgalay ma aaden ahayn magacyadas aad tiri say oo dhan hadii aan ku dhoho kawaran mir Kama aqaan mj abwaan iyo gabay shuqul kumalahan Ali dhuux iyo sayid abdule hassan iyo timacade iyo dhoodan iyo kuwa kale oo badan ban maqlay intaasna majeerten mahan kuwaan aad tirisay waligay ma maqli
Abwaan Dhako dheere masha allah xaqiiqada ka sheektay
@macalincraxmaan Жыл бұрын
Abwaanka wuuba nagu garguurtay😂😂😂😂😂😂😂😂 waa odayga kaliya ee Mic qaata
@faisalmohamed4619 Жыл бұрын
War Abtigay dhagadheer markan sifiican ayuu noo karbaashay kkkk lakiin se Gabaygii Manyara tahee war waxa Qoryaha ka furtay waa Adan Mahad, kaasna isaga tiriyay...