GABAY BILAAL HUBKA DHIGA ( ABWAAN CALI SHAN IYO TOBAN ) GOLAHA ABWAANADA SOOMAALIYEED

  Рет қаралды 156,751

Abdulahi Warsame

Abdulahi Warsame

6 жыл бұрын

Fadlan subscrbe saar oo share dheh muuqaalada channel ka
Waxaan mar kasta idinla socod aiin doonaa
Dhacdooyinka Galmudug ka jira
Waxii Talo iyo Tusaale ah nagala soo Xiriir Tell +252618182578
Ama Email Alqaadi10@gmail.com
Sidoo kale nagu soo darso Facebook Abdulaahi warsame Rooble
Thanks
Waan sii wadi doonaa inaan Galmudug ka dhigno meel aduunku si toos ah u arko nimcada iyo Barwaaqada Ka jirta
BALAN TEENU WAA GALMUDUG OO HOREY U SOCOTA INSHA ALLAAH

Пікірлер: 38
@abiwahabadam2350
@abiwahabadam2350 5 жыл бұрын
Mashale waa gabay aad u wanaagsan ilaahay casa wajala somali ha isku keeno quluubteeda
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 6 жыл бұрын
AbwaN gocoso Masha allaaah Wa gabayo Natural ah Gabayga ciilku kaa keeeno Waa nuuuc Gooniya Illaaaah Nabad waaarta ha dhexdhigo Dadkaaa Wada Dhashay
@nuursaid5261
@nuursaid5261 3 жыл бұрын
Masha Allah heer wweyn kaqadatay Abwaan Masha Allah ilaahey ha Nokabarakeeyo ❤️❤️❤️🙏👍👍
@drkobraking3448
@drkobraking3448 5 жыл бұрын
Abwaan jira Afkaaga caano lagu qabay waad hadashay ilaaheyna wuu kaa amaal marin doonaa inshalh wanaaga aad fashay anakuna waxaanu kuleenahay madaxaagu haraago
@qoranqaali5296
@qoranqaali5296 6 жыл бұрын
Maasha allaah wiil fariid ah
@qadarqatar5029
@qadarqatar5029 2 жыл бұрын
Cayr Maxamed Yabardhowrakace
@rahaabdullahi1226
@rahaabdullahi1226 4 жыл бұрын
Yac warunti masha allah and aaaaaamiiiiin yarabiiii
@hodanisse6481
@hodanisse6481 3 жыл бұрын
Bilaaal dhowrakace💪🙏💁‍♀️✅
@inaolow5456
@inaolow5456 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@muslimocali5816
@muslimocali5816 2 жыл бұрын
Dabka dhiga bilaal yabardhowkace wa laga cawaday m.a❤
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 6 жыл бұрын
ma Sha Allah waa sax taas runtii
@surayash8992
@surayash8992 5 жыл бұрын
MashaAllah abwaan nagu qaaliah😍❤️😍😍👏👏👏
@qoranqaali5296
@qoranqaali5296 4 жыл бұрын
Masha Allah ajar Allah hakaasiiyo guubaabadaan fiican oo saxda ah
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 5 жыл бұрын
Kuwa saaray unlike waa kuwa xanuunsan ee xayawaanka inagu dhixjirah Allah hanaga dhixsaaro kuwa nabada iyo wanaaga nicab sida kuwaa unlike saaray ee 7 qof ah
@Elmishakor
@Elmishakor 6 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@bashirabdinur1406
@bashirabdinur1406 6 жыл бұрын
mshllh Allah ha Ku dhowro ........wilkan.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Waa dad jaahiliin ah maa culumo loo diro dhul wasac ah oo ilaahay leeyahay oo ku filan bay anagaa leh dad kale ulayaan qof maskiin ah baa qabiil kiisu dilay udilayaan dad war waxaan ilaahay xaqa haduso
@MukhtaarAbdullahi-rm4ij
@MukhtaarAbdullahi-rm4ij 2 жыл бұрын
M.a
@MukhtaarAbdullahi-rm4ij
@MukhtaarAbdullahi-rm4ij 2 жыл бұрын
7
@dayibffabdullahi8629
@dayibffabdullahi8629 6 жыл бұрын
Cali 15 masha allah
@habibaduale166
@habibaduale166 6 жыл бұрын
Masha.alaah. amin.amin
@libinalale3254
@libinalale3254 6 жыл бұрын
Bilaal dhawrakace ha duceysteen waa la ilestaye
@inaolow5456
@inaolow5456 2 жыл бұрын
wlh been ma ahan wa inan duceysanaa😭❤️
@filsanmuxyadin9364
@filsanmuxyadin9364 Жыл бұрын
Aamin aamin yaarabi 🤲
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 5 жыл бұрын
Walee waa murti dahaba mashalah Walaalaha nabada hala adkeeyo
@raahaabdullahi1979
@raahaabdullahi1979 5 жыл бұрын
Masha allah wasax xaaaax yac
@cabdisaciid7893
@cabdisaciid7893 5 жыл бұрын
Masha allah abwaan
@dayibffabdullahi8629
@dayibffabdullahi8629 6 жыл бұрын
Durduru iyo sawaxan lamaree aan danta abaaro
@MohamedAhmed-jp8en
@MohamedAhmed-jp8en 6 жыл бұрын
Waa kii ad dirsan laheyd maalintii ad daalantahay.
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 жыл бұрын
Masha allah
@ahmadhiiri9001
@ahmadhiiri9001 2 жыл бұрын
War miyaadan ogeyn in Al-shabaab soo afjaray qabiiladii is dooxi jiray oo hubkii ka dhigay
@munaweheliye9268
@munaweheliye9268 5 жыл бұрын
😭😭😭😭
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
Dabka dhiga soo dejiya xajadaan dabaqa dheer fuushay
@xudeyfi1023
@xudeyfi1023 3 жыл бұрын
Guuleyso
@hodanisse6481
@hodanisse6481 3 жыл бұрын
Abwan 15ban
@xasanyuusuf2584
@xasanyuusuf2584 4 жыл бұрын
Vff
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Dadka dislike saaray maxaa ka qaldan tolow
@xudeyfi1023
@xudeyfi1023 3 жыл бұрын
M.a
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 168 МЛН
abwaan cali shan iyo toban gabagii ceeyer
4:24
abwaan cali15
Рет қаралды 719
March 17, 2018
11:48
Barta Aqoonta
Рет қаралды 11 М.
gabayo Qosol badan Hankoolka careys calinuur shine iyo abwaan camaaari
6:41
Abwaan Axmed sahal Gabay cajiib ah oo jawaab ah
5:06
Bulshaawi
Рет қаралды 107 М.
Gabayo Guushii AAW, Abwaan Cali 15 Vs Hal Abuur Barako.
6:21
Abwaan Barako
Рет қаралды 14 М.
Abwaan Caseyr Urur oo Gabay ku Cabiray Jabka Khawaarijta.
6:13
Somali National Television
Рет қаралды 49 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН