Gabay: Dhaygag - Nageeye Cali Khalif

  Рет қаралды 66,368

Dalsoor

Dalsoor

Күн бұрын

Gabay: Dhaygag - Nageeye Cali Khalif
Dhallinyarayahay dalkeenii dhamaa maanta waa dhacane
Haddaydaan u dhiman diinta iyo dhaadashada ciida
Dhuuxiyo haddaynaan u shubin dhiigga iyo heenka
Maba dheera goortay dalkaba inaga dheelmaane
Dhakhsadoo ka kaca lama fadhiyo dholondhol ceebeede

Пікірлер: 62
@sadiiqal-amiin1135
@sadiiqal-amiin1135 9 ай бұрын
Walaal nageeye maanta ayay taagan tahay arintaad ka cabsanaysay adigana alle haku soo sahlo hadaad nooshahay❤ 2024
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 8 ай бұрын
Kkkkk
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 8 ай бұрын
Ninkan gabayadiisu aad ayey u xeel dheer yihiin xaqiiqadana way ka waramayaan 7 sanno ka hor waxa uu arkayey ayeynu maanta arkaynaa.
@nuurtojeylani2768
@nuurtojeylani2768 7 жыл бұрын
Masha Allah illheey abwaanka ha no daayo waa sax hadalka nagtaa waayo wey is hubtaa illaahoow dalkeen iyo dadkab no badbaadi allow soomaalida xaqa fahansii waayo anag intaa isku maqneen aya nalgu maqan yahay sax allow tubtaa toosan nagu hanuuni aamiin yaa Allah allow soomaaliya mideey Mel weliba eey joogto allow bogoda burcad isku maari aamiin yaa Allah
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 8 ай бұрын
Tarikh manta waa14/02/2024- 7 sano kahor ayuu aha maanta ayey taagantahay waxa uu kahadlayey 7 sano kahor- waa Wiil yar oo caqli xigmad badan- mashallah
@truecomment3650
@truecomment3650 5 жыл бұрын
Abwaan Nageeye waa geesi geesi dhalay. Asagoo Hargaysa jooga ayuu madaxda wuxuu doona ka sheegaa. Cadowgaaga Ilaahay ha qabto. by Baydhabo Janaay
@calishariif5573
@calishariif5573 8 жыл бұрын
asc, walaal kheyr Allaha ku siiyo waxaan xaqiijiniyaa in aad indheer garad tahay, arintan aad ka hadashay soomaali badan kuma baraarugsana, ee Allow ummaddan isu keen tafaraaruqa kujirana ka qaad. AAMIIN
@MohamedHassan-ni6un
@MohamedHassan-ni6un 8 жыл бұрын
ameen 😢
@musababdirahman302
@musababdirahman302 7 жыл бұрын
mashallah
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@ahmediman2356
@ahmediman2356 7 жыл бұрын
Saaxiibkay abwaan nageeye cali khaliif saaxiib alle ha ku xafido umada soomaaliyeed adoo kale ha ka wada dhigo, amin
@asmamaxamudcade9435
@asmamaxamudcade9435 4 жыл бұрын
Yaaa hayey ino dhibo oo dhacane Naga dhowro iyo midan dharbaxyo iyo dhunkasho dhanankod Kala dorsan
@hassanlove8511
@hassanlove8511 7 жыл бұрын
asc alow adun iyo aqiro unaxariso walalkey nageye iyo inta lamidka ah ee jecel midnanta umada somaliyed ee dhaman walaha ah alow nabad iyo nabad galiyo nolol barwaqo nasii.
@AliAhmed-xl4dy
@AliAhmed-xl4dy 7 жыл бұрын
walee dalsoor waan ubaqey doorkan wararkeeda alahayoow dalsoor iyo dadkeygaan rabaa wada daryeel kaa ah
@bilanadan7814
@bilanadan7814 7 жыл бұрын
man sha allaah walale alle ha ku daayo in badan aduunka adigoo caafimad iyo nabad ba kuu dheer tahay wadankeena Alle ha siiyo wadaniyiin u hiiliya taa yuu ubaahan yahay uma jeedo balse Alle ayaan waydii sanaynaa dhamaan teen Alle ha noo hiiliyo waxba lama ahan taasi Alle wayne Alle ayaan baryayaa illaahayow oo hiili markasta iyo meel kasta aamiin aamiin aamiin yaa allaah aamiin aamiin aamiin yaa raxmaan aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 6 жыл бұрын
Nageeye maashaa Allaah jizaakallah qeer xaqiiqdaa kahadashay geesi adaa ah oo meelfog wax ka arko qiimo wayn buu ku fadhiyaa gabaygaaga allow waxaad jeceshahay oo qayre kusii
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 6 жыл бұрын
Masha'Allah!! Walaal Aqliga Allah kuu barakeeyo.Horay Usoco. 👍👍👍👍🌱💕💝
@aminaali2334
@aminaali2334 3 жыл бұрын
Wallaahi xigmad ayaa ku jirta
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Mashallah Guull Soomali Galabed?
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 7 жыл бұрын
maansha alaah afkaaga caano lagu qabay wale xabashi somali u eke u adeega ayay sameysata oo u hebada
@abdiasbur2907
@abdiasbur2907 7 жыл бұрын
nageeye iyo abdimalik iyo gamaadidba iskumel inayku xidhanyihn banumaleyn allah haxiftiyo
@Yaaskam
@Yaaskam 8 жыл бұрын
maasha Allah walaale Alle ha ku xafido walaahi waan ooyi gaaray.
@ahmedqabayo557
@ahmedqabayo557 6 жыл бұрын
Nageeye waxa tahay indger garad allah hakuxafido
@aminaali2334
@aminaali2334 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@hamidasaeed4171
@hamidasaeed4171 6 жыл бұрын
Nageeye Cali Khaliif haldoor umadeed alllahaku xafido wll
@maxamedhaybe9019
@maxamedhaybe9019 6 жыл бұрын
Abwaan nageeye nolow geesi abwaan somaaliyeed ayaad tahay runtii muwaadin somaaliyeed nolow
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 6 жыл бұрын
Nageeye oo kale wadanka wuu ku yarhay dhalinyarooy illaalsada wadankiina
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
soomaalida hadda joogta waa dhagtaa kamaqal dhagtaa ka siidaa falastiin may noqondoontaa soomaalid oo dhan haddi aanu dareemin
@yusuffarah6873
@yusuffarah6873 7 жыл бұрын
wallaal waan ubogay dalsoor barnaamijyadeeda wax kuoolka ah. waxana jeclahay inaa nasiib uyeesho garab istaageeda ee sidee idinkugu heli karaa. jawaabtu waa xagiina in sha Allah.
@maryancaraale2673
@maryancaraale2673 5 жыл бұрын
Wall lacagi muhiimma'han ee mil lahubo matays
@garoafkaaga1228
@garoafkaaga1228 6 жыл бұрын
Aad buu iitaabtey gabygu waxan ka mid ahay dhalinta somalida ah ku nool marykanka. Da deydu waa 18. Abwaan nageeye aad baan kusalaamaya.
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@Wiyeeryare
@Wiyeeryare 8 жыл бұрын
Nageeye Cali Khaliif Indheer-garad ayaad tahay, hadii aynu sidaas wax u wadda arki lahayn bulshadda Somaliyeedba maanta halkaas may taaleen
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@Mayurbushti18
@Mayurbushti18 8 ай бұрын
Dadki nageeye xambaarsana mantana way cayayan😂wa adunyo
@maxamedkhadar3618
@maxamedkhadar3618 6 жыл бұрын
aloow kudhoowr muwaadin dadkii jecel
@samatarismail1718
@samatarismail1718 8 жыл бұрын
kan yar 2013 ki ban ku arkay adis ababa shekoyin badan ba na dhex maray .gaarahan luuqyadii pooli salan sare sxp
@nurohassab1096
@nurohassab1096 5 жыл бұрын
negeeyoow mal soobaxey adaa nuur kasiibadane hanaafoobin abwaan lui baryahayaaye
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 7 жыл бұрын
wlhi wa runtis Allh maskaxdada ha ku dayo wll
@bujamohamed5276
@bujamohamed5276 7 жыл бұрын
pleas oromada iyo xabashida hala laayo intaanay dhulka ina gala wareegin ama lagu badan waayo dadkii way hurdaane
@sagalcaday9789
@sagalcaday9789 7 жыл бұрын
u are 100% right but we have to finish al shabab first then we will forget qabill then we can rebuild somalia and kick the ethopians out of our land dont worry they will go insha allah UPDATE lets celebrate may 15 for SYL SOMALIA youth league
@mohamedabukarhusein3631
@mohamedabukarhusein3631 3 жыл бұрын
How
@amalmohmed6613
@amalmohmed6613 6 жыл бұрын
Lahadla
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 8 жыл бұрын
waaa sax wadankii waa ladhacay
@guulside1595
@guulside1595 8 жыл бұрын
mashalah ilahay abwaanka ha ino daayo.wa abwaan hal-abuur iyo fikir wanaagba isku darsaday xilI ay abwaanadi kale qudhudun iyo qabyaaladi ka buuxsantay.aadban runti u taageera abwaanka ..nacaybka itobiyanka halka kaga hayban ku leeyahay abwaan
@zaytunaabdi8318
@zaytunaabdi8318 7 жыл бұрын
Shaydan dhulkaad shagtay oo dhan oromo maa iskalih waxba hakuwarden oromo maa nadhacday nagajade afkaaga abwaan matihid diradiraale umad walala ah baad rabtaa inaad qore dabah esugudhiibtid yakusiiyay hawash iyo harar in aad banlow tahay halkaas bay kucadahay
@aminobashirdahir4988
@aminobashirdahir4988 6 жыл бұрын
afkaada caano iyo malab lagu qabay
@حسنزياد-ش2ق
@حسنزياد-ش2ق 8 жыл бұрын
dumarka ajanabigaa sidey ufakareso bal arag
@truecomment3650
@truecomment3650 5 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay? Waxaan Maqlayey in dirac buluug ah xirashadiisa xataa dadka loogu xiro Hargaysa. Adiga sideed kuugu suurto gashay inaad waxad doonta sheegto?
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Afkiisa caano lagu qabay nageeye. xaqiiqda biyo kama dhibcaanka ah waxey tahay xabashi iyo oromo waxey si cad waligood usheegan jireen in itoobiya xududeedu tahay ilaa lagu geeyo xeebaha seylac iyo berbera dhanka waqooyi dhanka koonfareedna baraawe iyo muqdisho, waxan ognahay in tan iyo axmad gurey ay guluf colaadeed nagu hayaan si ay hamigooda gurracan usuura galiyaan, lakin maanta bey si aad ah ugu dhowdahay, waa kuwan taangigoodu uu dekedda xamar taagan yahay berberana ay dadkoodu buux dhaafiyeen, ugu dambeyn dalkaan waxaa dhiibay siyaasiiyiin nagu af addin ah oo ah jawasiis cadow u adeega oo dalka kusoo hogaamiyey cadowgeenii igoo inyar oo dhuunta lamariyo un dhaafsday dhaxashii iyo dhulkii umadda soomaaliyeed, waa kuwan fulinaya nidaamyo loosoo dhiibay oo ay dadka ku kala geynayaan dalkana ku kala goyanayaan, waa kuwa umadda dhexdooda colaadaha dhigay shisheeyahana dalka kusoo guray! Marka Soomaali ubey utaal meel walbey joogto iney ayahooda utashadaan, wadadii falstiin inaan heyno waa siduu gabyaagu usheegay, hadaan saas kusii soconana wey dhici doontaa haduusan ilaahey nagasoo gaarin!
@hamsehussein594
@hamsehussein594 5 жыл бұрын
Nageeyoow sxb inta aadan meelkale la doonana arinkan . Malaga yabaa in gabadha oromadaa uu mid Somali ah oo kula deegaani uu midkaa ay dhabarka ku sido uu ka dhalay. Inayl ragga somalidu meel ma dhaafaane. Hahah
@CamanKiish2
@CamanKiish2 8 ай бұрын
Hhhhhh😂😂😂😅❗
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 8 жыл бұрын
mahdsanid dalsoor
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 8 жыл бұрын
Madad'sanid xafiis'na ma dhisto kamera'na ma iibiso ee aan cawino oo lacag shaqadaa fiican ku fuliyaan aan siino.
@SuperGeeljire
@SuperGeeljire 7 жыл бұрын
Maansha Allah, Nin aan saaxiibo ahan jirey ayaa maalin maal-maha ka mid ah igu dhahey nin yohow waad caaowdey, markaas isagana wuxuu ahaa nin buuran. Kadib waxaan ugu jawaabey aniga waaan fikiraa oo waxaan ahay nin wadankiisii dhacan yahay, adigana ma fikirtid, waanana sababtaas, xiliga aan warkaas is weydaarsaneyno waay ahayd qiyaastii 1997. Aniga waxaa isku tiriyaa EXTREME DIE HARD NATIONALIST,, macluumaad ama baaritaan badana waan ka sameeyey Siyaasada Itoobiya ee ku aadan Soomaaliya. Waxaase nsaiib daro ah in Soomalida aysan kula fahmeyn marka aad la wadaagto macluumaakaas. Waxayna wax ka eegana meel gaaban oo hise oo reer/qabiil ku saleysan..
Gabay Garasho Abdulahi Hassan Ganey Somali Museum Night 2016
10:10
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 161 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 31 МЛН
Gurmadkii Midnimada - Abwan Prof. Nageeye Cali Khalif
18:56
BinZaidQatar/Somalia
Рет қаралды 55 М.
2014 National Oratorical Champion - Final Speech
10:06
americanlegionHQ
Рет қаралды 229 М.
Kaydka Suugaanta || Nageeye, 2022
41:06
Xusuusqor
Рет қаралды 58 М.
Xasan Dhuxul Laabsaalax Bandhiga Maansada Baraarug
23:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 61 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН