No video

Gabay (Gacan maroodi) jawaabtii abwaan dhako by abwaan saleeban maxamed aar .avi

  Рет қаралды 252,927

Abdi Ahmed

Abdi Ahmed

Күн бұрын

gabaygan waxaa layidhaah daa Gacan'maroodi waxaana tiriyay abwaan saleebaan maxamed aar, wuxuu jawaab uyahay gabayadii abwaan dhako ee ahaa siilaanyaa gabyooyidhi iyo siilaanyo muugaran

Пікірлер: 91
@Somali122
@Somali122 2 жыл бұрын
Abwaan saleebaan maxamed xasan ducaale cali cigaal raage maxamed axmed faarax cabdile cabdale waa adeerkey alle cimriga hakuu siyaadiyo 🥰 gabayo badan ayuu tiriyey waan soo uruurin doonaa insha Allah
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 Жыл бұрын
Saleebaan maxamed Aar anna waa abtigay ee soo uruuri gabayadiisa
@Somali122
@Somali122 Жыл бұрын
@@abdiahmed2070 haye wll hadaa
@bashirahmed-to1bn
@bashirahmed-to1bn 2 ай бұрын
Abwan saleban maxed aar waa laandheere hj, ahmed farah, reeraage 🦁
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 9 жыл бұрын
walee habarjeclo ayaan gabay lagu gaadhin
@khatrominshari4460
@khatrominshari4460 7 жыл бұрын
waaaaw mansha Allah waa runta wale meel kaga soo hadhay
@abdinasirali4295
@abdinasirali4295 7 жыл бұрын
NICE POETRY WITH MEMORABLE LINES.
@siciidibraahin6596
@siciidibraahin6596 11 жыл бұрын
walaahi waa axyaa gabay abwaan saleban maxamed aar
@buunicabdi9577
@buunicabdi9577 7 жыл бұрын
aad baan uga helay gabeygan iyo jawaabtan aad u quruxda badan allow caqliga u daa
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 жыл бұрын
Nin raga h.jeclo walee gabayga laguma gadho
@kandarabi927
@kandarabi927 8 жыл бұрын
kkkkkkk HJ gabay iyo xabad midna lagu gaadhi waa walee. Bal hasoo jawaabto laxdii buraanburaysey
@xabsadechannel5415
@xabsadechannel5415 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 ninyow ninka maxad saas ugu galaysaa
@kandarabi927
@kandarabi927 4 жыл бұрын
@@xabsadechannel5415 😂😂😂😂weli ma soo jawaabin laxdu sidaan filayey
@user-jt3pt2ci7o
@user-jt3pt2ci7o 6 жыл бұрын
HADAANU HABAR JECLO NAHAY GABAY NALUGAADHIMAAYO TAN IYO GOBEYSANE ISAAQA WAA NIMANKA UGU GABAYGA DHEER
@abdibaziduk4195
@abdibaziduk4195 11 жыл бұрын
waa gabayayaa lkn Intaayarbuu ku xumaaay alle ha u naxariistee ina Cigaal uu waxka sheegay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 5 жыл бұрын
Kuma farxo markuu isaaqu isu gabyo
@kalkaalmedia6778
@kalkaalmedia6778 5 жыл бұрын
Qof ilaaahay caqili siiyey baadtahay wall
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 5 жыл бұрын
Isaaq ayaa ugu gabay khatarsan horta from somali galbeed malaha waa habar jeclo mise habar yoonis
@caaqildhaglaw502
@caaqildhaglaw502 Жыл бұрын
Gabayaa
@khadarismail787
@khadarismail787 10 жыл бұрын
Khadar Dheere...Ina Cigaal Alla ha u naxriisto. Wuxuu ahaa ninkii Isaaq kala furfuray. Isaga iyo wixii raacayba taariikhdu ma cafiyayso. Eelka Isaaq ku dhex jira isaga kama horrayn.
@nashwaqd1290
@nashwaqd1290 8 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 10 жыл бұрын
bal kan leh muxuu slaan usoo qatay miyaanu dadka kala aqoon .abti yawwlena ma garan wayday dib u eeg raac slaana waa aabaha gabayga .-ceeb ma laha qabiila ma maagin run buu sheegay iyo qiraal wax qabadka dawlada maxay dadka qaar u dhintaaaaaaaaa---- way wada gaadhay tani bari -ilaa gabeed kan ma maqal hadaan dhigayaa bagekayga ---- run
@sowdaabdirahman9143
@sowdaabdirahman9143 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@axmedmaxamuudxasan9706
@axmedmaxamuudxasan9706 4 жыл бұрын
Salan geeesi
@honestboy1200
@honestboy1200 8 жыл бұрын
waaa gabay macaan lkn qabyaalada sokeeyaaa ha la joojiyo
@caqilkhader5128
@caqilkhader5128 8 жыл бұрын
Dal iyo degan ini cigal wxu aha madaxweyne qaran lkiin dhaqanka kuma wngsn qof dhintey in laso gocdo
@rachidabdiladif2887
@rachidabdiladif2887 7 жыл бұрын
hahahahah walahay abwaan dheh
@umazakihussein1588
@umazakihussein1588 8 жыл бұрын
ii wad sheekada
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Gabay laga soo jawaabi kariwaayay
@aducaale328
@aducaale328 5 жыл бұрын
Walee gabay waa yaqaanaa laakiin qabiil u gabay in u iska dhaafo baa abwaanka ku fiicnaa
@ibrahimdualeboss8631
@ibrahimdualeboss8631 5 жыл бұрын
Masha allah
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 жыл бұрын
Inaan Gumeedka Qamri iyo Qaad waa Intii Silaanyo Dhaqaka Lahaa.kkk
@isaaqhabaryonis7009
@isaaqhabaryonis7009 6 жыл бұрын
Habaryonis waligodba dagal iyo gabay cidi ku gaadhimayso
@abdihafidkeyse8723
@abdihafidkeyse8723 6 жыл бұрын
Aniga abtikay rabi cod ka ha ku tayo
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 9 жыл бұрын
abdi fatah hargaysaawi maxa habarjeclo lagu sheegayay ma xigmada?
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 жыл бұрын
nice gabay
@leylacadeeyxusseen2312
@leylacadeeyxusseen2312 10 жыл бұрын
@maxamed carab cali cawaan maha ee waa libaax habar jeclo ah hadaad wax isla haysaan car u soo jowaaba
@shinbir_Hussein
@shinbir_Hussein 5 жыл бұрын
150k view 3 million HJ istil on spot #🦁
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 Жыл бұрын
Hhh maka yaabay
@AFM_143
@AFM_143 9 жыл бұрын
habar jecelo sawtaaa iku cadysay wixi lagu shegayay
@ahmedmuse4619
@ahmedmuse4619 5 жыл бұрын
Isuma dheeli tirnayn dagaalka afka ihi waayo inan yar rasaas yaryar ku goolaaftamay ayuu artilari ku garaacay abwaanku
@cabdixaafidaxmedhurre1172
@cabdixaafidaxmedhurre1172 5 жыл бұрын
maxaa dhako ku dabadhigay
@fathamusse6132
@fathamusse6132 5 жыл бұрын
Hadad ka xanaaqday madaxwayne la maagay, maxaad maytida kaa hoosaysa ka iyo ninka sida sharafta leh uga dagay rabtaa, hale bay ninka aad haysato ku laaluushi jireen, hadiise aad dhaanto ninka gabay ee aad u jawaabayso, maad madawaynayaashii hore iska daysid ma isagaa faraajiin ah.
@ubahkacaan2998
@ubahkacaan2998 8 жыл бұрын
warkan abwaan ma aha afareey buu meesha ku hayaa
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 10 жыл бұрын
afku kuma go,o abwaan saleebaan max,ed aar alaylehe jawaab waafi ah ayaad siisay wiilkii udub hoog iyo halaag iyo gantaalo ayaad ku afgenbidey
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk non miyuu gabeyeyaa mise geel buu uheesayaa
@dareen72
@dareen72 11 жыл бұрын
horta gabaygu waa fiican yahay lkn waxbaan ku yara diiday abwaanoow kkkkkkkkkkkkk
@mohamoudsaleban2734
@mohamoudsaleban2734 5 жыл бұрын
Wlee laga yaaab
@axmedmohamedxarare62
@axmedmohamedxarare62 5 жыл бұрын
ok
@Abdi758
@Abdi758 5 жыл бұрын
Afkaga caaana lagu qbay
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 4 жыл бұрын
Gunadiii cigaal iyo riyaale lagugu gufaynayey..........>>>>ragaan kaa guraynbaa fadhiya gacanbiyoodkiiiye kkkkkkkkk isaaaq ciidagale u gabay badan
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk odaygu habar jecluun buu u hadlayaaye, muu niyaw bani aadamkoo dhan u hadlo taasaa ka sharaf roone
@AFM_143
@AFM_143 9 жыл бұрын
wle reeerku way isku dhex yaceen
@subeerabdirahman4157
@subeerabdirahman4157 9 жыл бұрын
Laaangaab iska ciyay, haberjeclo waaa fuqara waxay rabaan 7 sano inay ka xoolaystaaan , oo boobaan hanti umada
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 9 жыл бұрын
+Hargeisa Boy waar reerka maxaad iskugu wada dartay sxb lol ?
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 7 жыл бұрын
oo reerku miyaanu mid ahayn hadii lakala qaado wax buuran manaqonayooo
@lamar3518
@lamar3518 7 жыл бұрын
Hargeisa Boy
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 жыл бұрын
Hargeisa Boy Hhhhhhhhh Adeer H.jeclo waa tijaarta bariga Afrika Dahabshiil iyo indhadeero INA xarbi Ayaa ka dhashay Faqiir Fuqul Faqiir Fuck of
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 4 жыл бұрын
Habar jeclo waa is difaacday. War kale meesha mayaalo
@sowdaabdirahman9143
@sowdaabdirahman9143 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@khadarismail787
@khadarismail787 10 жыл бұрын
Waa gabay qiimo leh laakiin dee Siilaanyo qabiil inuu ugu hiilinayaa cad marka waa biyo col dhaanshay oo isaga iyo dhako wax isma dhaamaan.
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 7 жыл бұрын
iga waxaan daawiligayi I dirdir
@sambadawi8197
@sambadawi8197 10 жыл бұрын
Sorry about this Gabay it's none quality but Dhaaco he's inn difference level. Don't hate the player hate the game
@heegantechnology
@heegantechnology 5 жыл бұрын
you must learn somali you can,t write somali language but you are talking about this poet
@farhiyaishak6063
@farhiyaishak6063 8 жыл бұрын
i love huda your my love boy i love huda i love so mag i love huda
@hibaaqabdiqani1085
@hibaaqabdiqani1085 5 жыл бұрын
uuff
@mohaarab1
@mohaarab1 10 жыл бұрын
kani waa cawan
@cuudkacashaqa8276
@cuudkacashaqa8276 8 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww nin jira nin ki somaliland kala gura khalgigu garan waa wuxu ugu dan leeyahy
@aliaadan7601
@aliaadan7601 5 жыл бұрын
Wasmo
@hindajamca7985
@hindajamca7985 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@farhiyaishak6063
@farhiyaishak6063 8 жыл бұрын
i love my huda
@abwaancllaahicawilbaargeel1308
@abwaancllaahicawilbaargeel1308 4 жыл бұрын
Dhulkuu la dhacay tariikhda guunkaa maxad uga gabonaysay
@maryammmuxumed3742
@maryammmuxumed3742 Жыл бұрын
Xx Naasir
@alssirafalhaqiqa1251
@alssirafalhaqiqa1251 8 жыл бұрын
Is he blood?
@halimoropleh1585
@halimoropleh1585 8 жыл бұрын
j
@mahamedsalah1904
@mahamedsalah1904 7 жыл бұрын
baranbur aha
@caliduldul2698
@caliduldul2698 6 жыл бұрын
mahamed salah maansa yahan sare
@fiqibad
@fiqibad 10 жыл бұрын
waa maxay ninkan waaahay miyaa laxidho tolkii aaway lol
@faardusshakiir1837
@faardusshakiir1837 5 жыл бұрын
Caauriasgst
@caqilkhader5128
@caqilkhader5128 8 жыл бұрын
langab hadu dad ujawabayo mxaa ini cigaal mesha keney tolkey intaas waa bukan hj
@akrammansoor1844
@akrammansoor1844 8 жыл бұрын
ina cigaal ma caaqil reerkiina ah buu ahaa sow madaxweyne wadan muu ahayn
@omarN
@omarN 10 жыл бұрын
Kani wuu caytamayaa. Horta ninkasta oo hj ah oo isyidhaahda gabay muxuu salaan usoo qaataa iyo dahabshiil oo xaga lacagta ah hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh?
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 8 жыл бұрын
+omarN salaan carabay gabayaa wanaagsan uu ahaa lkn isna ninka balaayad ahaa ee suldaan nuur ducaale /dhagecun ayuu aad u jeclaa salaan carabay Gaaladana Siligaw warrama socotadii dheere Saraakiishu hadal saabuday sayn ku bixisaaye Salka gabayna Nuur-Dhegacunba saajac ku ahaye Anna waxan saxeexaa markuu suura-gelayaaye
@sambadawi8197
@sambadawi8197 10 жыл бұрын
Isaaq is one. But u are one silly man. It's man to man fight but u are one silly one.
@AFM_143
@AFM_143 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maansada Cid Ma Dhaafa Erayadii abwaan Dhako
14:24
GAAXNUUG MEDIA
Рет қаралды 54 М.
Abwaan Saleebaan maxamed Aar
5:16
Mohmoud Afwaax
Рет қаралды 2,8 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
ibraahim gadhle iyo xabiiba balbalaaf, Maansadii DOCNAAGEED
4:27
March 17, 2018
11:48
Barta Aqoonta
Рет қаралды 13 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 138 М.
SILSILADA DURA  HABARYOONIS VS WARSANGELI
11:28
Hal Abuur Channel
Рет қаралды 10 М.
Gabay Cajiiba Oo Loo Tiriyey Xisbiga Waddani
4:30
Warbaahinta Gebogebo News
Рет қаралды 5 М.
Silanya gabyo yidhi
12:43
Abwaan Dhako
Рет қаралды 9 М.
majaajilo | Riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
8:07
Gabay dhulbanahte la hadlaya
5:33
Bidhaan Media SMW
Рет қаралды 26 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44