GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN

  Рет қаралды 253,861

BUSHRA ISLAMIC STUDIO

3 жыл бұрын

#BUSHRA_ISLAMIC_STUDIO
GABAYADII SAYIDKA AUN IN KABADAN 20 GABAY
ALLAH U NAXARIISTO SAYIDKA
@bushraislamicstudio4294

Пікірлер: 98
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Asc. Allaah (swt) ha u naxariisto Sayid Muxammad Cabdille Xassan.Geesi wadani ah ayuu ahaa.
@daudhassan9377
@daudhassan9377 Жыл бұрын
Mashaa ALLAH Allah ha unaxariisto janatul fardowsa igeey dhamaan umada Islaamka danbigooda ALLAH hadhaafo inta xanuunsan cafimaad dag dag ah isii guur xalaal dag dag isii iyo shaqa dag dag iyo hanuun iyo imaan xoog leh
@cabdiraxmaankhaliiftahliil9217
@cabdiraxmaankhaliiftahliil9217 3 жыл бұрын
Sayid maxamed suuganka yahay ugu weyn ee Somali ahaa 👌👌👌
@Abdullahidekowkossar
@Abdullahidekowkossar 22 күн бұрын
He was a somali Hero/model/Legend. All along his 21yrs if fighting with the colonialists n their puppets he was always the winner. May ALLAH the almighty bless him n reward him jannat alfirdowsa.
@coachlyon4248
@coachlyon4248 Жыл бұрын
He was a legend, Allah almighty bless him
@abdiwahababdirahman
@abdiwahababdirahman Жыл бұрын
AFKAGA KUHADAL HORTA MISE WAD KAFAANAYSA
@hiboilix2104
@hiboilix2104 22 күн бұрын
allow kunaxariiso mujaahid qiimobadan❤❤❤
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Abo seyiid m/ cabdalle xasan allaah u naxaariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari 👑👑🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴💯💕👑💙🦁💪👍♥️🤲❤️🥰🤍💜😍💓💗👌💛🧡🆘🤔🙏geesiyadii daaraawiishta ssc guul 🔵⚪️🔵
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Aabahaa waa oo oodyar goose ma beenbuu abo kuugu noqday😅😅😅
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 2 жыл бұрын
Soomaali hadaan illahay ka dhalin sayid maxamed cabdule xasan waaba gaaloobi lahayeen. Waayo xaqa ayuu ku diriraayey illahay ha u naxariisto aamiin
@ahmez5385
@ahmez5385 Жыл бұрын
Ninka ugu aftahansanaa somali oo idil Allah u naxaristo
@mohamednoor6248
@mohamednoor6248 2 жыл бұрын
Allahayow u naxariiso . Maxay soomaali nin qaali ah oo qiima weyn luggooyeen oo ay cadaw kala safteen!
@uwaysabdiqadirahmed2156
@uwaysabdiqadirahmed2156 Жыл бұрын
Sayidka ❤️Alha unaxriisto
@XasanJamac-n8h
@XasanJamac-n8h Жыл бұрын
Sayidka haduu noolaan lahaa maanta kuma farhin laheen gumeeystihi dagaal kulajuray oo maanta wadankeena wexee rawaan kasameeysanayan... RIP Legend❤
@axmeddiiriye6967
@axmeddiiriye6967 3 жыл бұрын
Sayid maxed geesi ayuu ahaa diinta jecel sida taariikhdiisa ku cad una jihaaday gaalada iyo daba dhilifkana edbiyay
@SUGULLE143
@SUGULLE143 3 жыл бұрын
B
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤
@maxamed.claahi.yuusuf
@maxamed.claahi.yuusuf Ай бұрын
Aabe
@mujaahidcabdilaahi7607
@mujaahidcabdilaahi7607 3 жыл бұрын
Talow xagee kahelayaa gabayadan oo gooo go,an
@najiibjamac9625
@najiibjamac9625 3 жыл бұрын
Sollas Media
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 жыл бұрын
Dildilaaca gabayada curiid ayaa ahay
@ugaasabdille2596
@ugaasabdille2596 3 жыл бұрын
Halyay qaran buu ahaa alle janada haku abaalmariyo Wuxuu baal dahab ah kagalay taariikhda aduunka & soomalia Muusan ahayn caada qaadayaasha maanta dalkooda siisanaya shilimaad dhamanaya
@MohamedZiad-os9pr
@MohamedZiad-os9pr 3 ай бұрын
Asc alaha unaxaristo sayidka iyo inti lajihaday runti lama dhyalsankoro gesinimadisi siyasadisi dined iyo tidagalka lama qarinkaro hogankisi 21 sano waki yolyoliyay ingiris iyo xulafadis
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 2 жыл бұрын
War ninku imtixn sanaya muxu ilaahy siiyay geesinimo iyo Aftahnimo inkastu isaaqa necbaa hadana aadbn U xiisaya taarikhdisa iyo gabayadiisa Alle ha u naxriisto😞
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
Isaqa wuxu ku necba galaday xulufo kadhigten sidan maqlay isaguna wixi galka dacad unoqdaba wu necba
@abdirahmanismail4124
@abdirahmanismail4124 2 жыл бұрын
cid uu qabiil ahaan unecbaa majirin ina cbdile xassn ee waxay ahayd ninkii gaalada usooraacaa ayay colaadiisu ahayd kuwuu kadhashay qaybtii gaalada karaacday wuxuu kusameeyay waa la ogaa marka qof kii dhahaa wuunanacbaa ama qabiil kusheega waa qof aan aqoon ulahayn daraawiish iyo sayidka ama waa qof sikale uxanuunsan
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
@@abdirahmanismail4124 ale haw naxaristo manta qolona isagu kama tirsana uduceya uun wlalahayga somaliyedo intad isku aflagadayn lahayden sidan okale
@zulfamohamed5053
@zulfamohamed5053 Жыл бұрын
Isaaqu granada ayey jeclaayeen Asaguna granada ayuu necbaa.
@EngGaadhane
@EngGaadhane Жыл бұрын
Isaaqa wuxu kunecbaa daba dhilif xulufo la ah bay ahaayeen gaalka.saas waxa aleh anaoo habarjeclaa runta kabaydhimaayo halyeey buu ahaa sayidku
@bdjvrj3003
@bdjvrj3003 2 жыл бұрын
Mansh Allah sayidka waa halgamaa wlhi😭😭😭😭😭💙
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 2 ай бұрын
ilahy haku naxariisto 🤲🤲😢😢
@mursalkaarshe2091
@mursalkaarshe2091 3 жыл бұрын
Geesi somalia 🇸🇴 ♥ ❤ guuul
@ismailmohamud685
@ismailmohamud685 2 жыл бұрын
Asc
@fadumocalifarax8337
@fadumocalifarax8337 2 жыл бұрын
@@ismailmohamud685 p wadmahasatihn
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Sayid Maxamed murtida agtiisa waxay ka tahay hadal caadi cml Sababto ah wax walba wa hibo isagana midaaas wuxuu alle u siiyay hibo Allow u Naxariiso wxu arkayay wax aysan garanayn Dadka
@Wargoobmedia
@Wargoobmedia 2 жыл бұрын
Sayidka ma gabiyi jirin waa loo samyn jiray gabayda 😂
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
@@Wargoobmedia wan hadli kara loma hadlo ma jiro qof gabay lo qorayo ku hadaaqaya waxama hees baad u mooda
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Amin
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
@@Wargoobmedia hhh hees miyad mooday
@shinnibaariomar8445
@shinnibaariomar8445 Жыл бұрын
Alle how naxariisto sayidka 🥲🥲
@EngGaadhane
@EngGaadhane Жыл бұрын
Barta dhalinyaro halgamayaasha somaliyeed sayidka axmed guray shiekh bashiir
@axmadcali2861
@axmadcali2861 6 ай бұрын
Niman yahaw damiinimada waa lagu duloobaaye🎉
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 4 ай бұрын
0:10 Haa Haa Inadeer sh/maxamed 1:03
@menhee7408
@menhee7408 9 ай бұрын
Sayid maxamed cabdule xasan mujaahid so halgamay hada waxaa halganka wado xarakada mujaahidiinta alshabab shacabka somaliyed dalkooda waxey siisteene lacag waxey wadanka keeneen itoobiya Kenya iyo iyo African calooshood ushaqeystayaal ah
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 3 жыл бұрын
Nin halyey ayuu ahaa ilaah janadii hageeyo
@mumuedyerow8273
@mumuedyerow8273 3 жыл бұрын
Allah aya inosodere
@mumuedyerow8273
@mumuedyerow8273 3 жыл бұрын
Waxu aha mojahid
@maxamadibrahimcismancisman2986
@maxamadibrahimcismancisman2986 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa geesi dad wax garad ah waayay . Somalidu , hadda ayeeyba weli DABO DHILIFYO yihiine , waqtigaas maxaad umaleyneysaan .
@abdikarimmohamed4439
@abdikarimmohamed4439 2 жыл бұрын
Aabaha iyo geesiga gobonimo doonka somali
@CabdulaahiNuur-
@CabdulaahiNuur- 11 ай бұрын
Sayidka
@YusufYusuf-tz8pe
@YusufYusuf-tz8pe 7 ай бұрын
Alaha unaxRiisto
@hooyomacaan2881
@hooyomacaan2881 Жыл бұрын
Darawish is today and the future
@xusengk1445
@xusengk1445 2 жыл бұрын
Wwwwwwwww.m.a.geesi.somaliyeed.sayid.maxamed.cabdile.xasan.alhyaraxmuka.alhyaraxmuka.♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@cabdiraxmanjaamac1711
@cabdiraxmanjaamac1711 2 жыл бұрын
💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👈👆👊
@NuurGeyfane
@NuurGeyfane 7 ай бұрын
❤❤
@XamseAbdeeqmaxamed
@XamseAbdeeqmaxamed 2 ай бұрын
Ale haw naxariisto sayid maxamed cabdalala xassan ale naxariis ti jaro hakawaraabiyo
@XasanAxmad-wr1bn
@XasanAxmad-wr1bn Ай бұрын
❤❤
@XasanAxmad-wr1bn
@XasanAxmad-wr1bn Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@FarahAwed-u3o
@FarahAwed-u3o 8 ай бұрын
@MohamedZiad-os9pr
@MohamedZiad-os9pr 3 ай бұрын
Asc waxd
@khadarcabdi3811
@khadarcabdi3811 3 жыл бұрын
01
@maxamedibraahim6592
@maxamedibraahim6592 3 жыл бұрын
Wakhtiga inan jogi lahaa ba ficnan lahyd
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Hada waxaa qaban weysay shalay maqabaten hada qabo wazaad qaban laheed
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 2 жыл бұрын
Seyidka alehawnaxarsto
@caddeeye
@caddeeye 2 жыл бұрын
Duudkuu idinka rari sida dameeraha e .....
@yaskaahmed9273
@yaskaahmed9273 Жыл бұрын
Subxaan Allah واللَّهُ حَسِيبُهُ، ولَا أُزَكِّي علَى اللَّهِ أحَدًا Ninkaas Somalia rag dumar caruur sinaan u dilay xoolahane ka dhaciy jiray ayad amaanaysaan Ilahay ka cabsada waxu ahane rabba alcalamiinka naga og lane xisaabtamin Ammantiisa ruux dhiig islam qaba ha ku cadab mudanina.
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Muxuu ka dhacay mise ku Corey ey
@QARYAAN-SAMOKAAB.
@QARYAAN-SAMOKAAB. Жыл бұрын
Gaaka ingirisba wuu ka qaadaayey Ee ma tiisuud baad aragtay laftiisana waa laga qaadayey
@zulfamohamed5053
@zulfamohamed5053 Жыл бұрын
Yes he killed the Transgressors, the Glurttons, the Traitors, and their Loudspeakers
@zulfamohamed5053
@zulfamohamed5053 Жыл бұрын
He brought the Somali Republic
@abdirizackbadal3940
@abdirizackbadal3940 8 ай бұрын
Adiga laftirkaga hadad dalkaga iyo diintada qiyaanto oo gaaal unacamlayso walagu dili sayidku dadka ingriska hiil iyo hoo Ku tageera ayuu dili jiray saan maqlay
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 Жыл бұрын
Ok
@omarhersi7179
@omarhersi7179 2 жыл бұрын
Raximalah
@ismailmohamud685
@ismailmohamud685 2 жыл бұрын
🌎
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Beeni raad maleh taariikh beeniina taariikh manoqoto
@hindamaxamed8346
@hindamaxamed8346 2 жыл бұрын
English waa last afjari
@abdialielmi8209
@abdialielmi8209 2 жыл бұрын
Sayd ku nin walan bu aha ninki hubka u kenee jiray bu ku so jeeystay cali garayna wu xasuqaay laakin halyey somali bu aha sheikh bashir xaji adan afqalooc iyo farax omar
@ahmedsheikhmohamed8896
@ahmedsheikhmohamed8896 2 жыл бұрын
Kaasi waahadalki ingiriska
@maxamedcumar4232
@maxamedcumar4232 2 жыл бұрын
Dd and gads ha da Z😏😏r
@nadirxuseen6972
@nadirxuseen6972 2 жыл бұрын
مجمع الدعاة وطلاب العلم
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Boga laga wareenyow fulaygu waa baydadaye ...bidhan cadaw kolku arko bilig yirahdaye ......inan mawd ka laiska baajinayn ba,ane yaa usheega. Xigmad maguurta ah alow unaxariso sayidka
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Murtad ayuu ahaa dhaca Ku caanbaxay oo xoola Naga dhacay 30 Kii June 1900 kii ayuu xoolo Naga qaaday
@robert7203
@robert7203 2 жыл бұрын
Yuuya hassan darwish it's what is now and what is to come
@mohamedmohamud4873
@mohamedmohamud4873 2 жыл бұрын
Halyeey qaran buu ahaa
@bdjvrj3003
@bdjvrj3003 2 жыл бұрын
Haa Dee awoowyadii dhalfada gaalka dhuuqi jiray ayu layeey sayidka
@zulfamohamed5053
@zulfamohamed5053 Жыл бұрын
Traitors baad ahaydeen,xoolahiina waa xalaal in ladhacaa
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 жыл бұрын
Sayidku waxay la socday 13 nin oo at wax soo wada barteen Wana yimadeen wadanka berbera 1889 kii 9 nin waxay ahayeen isaaq xorayid doona lakin sayidku waxay awooda dagaal waxa waday 9 sarkaal er isaaqa ahaa lakiinkii dowladii siyaad Barr ataa leehisay tariikh sababtoo aha dhulka laga dagalamay waa dhul isaaq hadaan isaaq awooda la so socata hadanay ahayn marhoraa la qaban lahaa sayidku rer ku ka soo jeedo waqooyiga somaliya rerkiisu ma dagaan
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 2 жыл бұрын
Dhulbahantaa uhaa reer abti sayidka oo watay oo difaacayay isaaq maahyn Daba dhilifyo ayay ahaayeen waligood Daraawiishta aad maqashy maaha isaaq ee waa dhulbahante!
@Abdi-jz7sj
@Abdi-jz7sj Жыл бұрын
😅😅😅😅😂😂😂
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Tuugbuu ahaa xalaashaday dhiiga muslinka
@hadiapharma5346
@hadiapharma5346 2 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 жыл бұрын
hoyada ba dhilo ahap
@YusufYusuf-tz8pe
@YusufYusuf-tz8pe 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 25 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН