GABAYGII QAADOOW ADIGAA LEH. ABWAAN ABSHIR BACADLE

  Рет қаралды 277,978

Abwaan Camaari🎤

Abwaan Camaari🎤

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@salaadali6088
@salaadali6088 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin
@ikhlaasali5323
@ikhlaasali5323 4 жыл бұрын
Run badana Rabi janatul firdawsa hakugu casuumo
@saynuuqurux7765
@saynuuqurux7765 7 ай бұрын
❤😂😂
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Wlhi xaqiiqa ayaa ka shegtay hadey wax maqlayan dadka qadka cuna abwan illahey haku naxariisto❤🎉
@cabdallaaxmedfj9859
@cabdallaaxmedfj9859 2 жыл бұрын
Qaan gaaro qeyr kood ka haray Qaadoo adigaa leh Naf qafaalan Oo aan is qaban Qaadoo adigaa leh indho qoriyo leh iyo dhidid qurmoon Qaadoo adigaa leh Dad qamaama qeliyoo dagaal Qaadoo aadigaa leh… Tafo qaawan dumar wada qariban Qaadoo adigaa leh Af qashuusha qori lagu mud muda Qaadoo adigaa leh Hurda qarow ah soo jeed qam qama Qaadoo adigaa leh Carab qolof ahoo nuxurki qubay Qaadoo adigaa leh Qabri ka hor qandho aan laga bogsoon Qaadoo aadigaa leeeh……,, Qarbo booshilkiyo gowso qodan Qaadoo adigaa leh Qoyws dumi iyo qeyliyo huruuf Qaadoo adigaa leh Ku qasaar macaashka na ku qaraw Qaadoo adigaa leh Wadi isii iyo meel kale ku qoray Qaadoo adigaa leh Ku qaraabo xalay waa qadeen Qaadoo adigaa leh Qalbi guban sigaar lagu qanciya Qaadoo adigaa leeeh……… Qosol iyo qamuunya isku xiga Qaadoo adigaa leh Qac,na ma,hi qeybuna imaqan Qaadoo adigaa leh Qaraabo iyo ahal aan la tabin Qaadoo adigaa leh Qalbi olol mar Qaba Oo qaniin Qaadoo adigaa leh Qasban qeyb daroogada ka mid ah Qaadoo adigaa leeeh…….., Qasamtu qeyb daroogada ka mid ah Qaadoo adigaa leh Qaangaaro qeyr kood ka haray Qaadoo adigaa leh Ragoo quusta dumarkoo qariban Qaadoo adigaa leh Ha qasaarin lama qoonsadee Qaadoo adigaa leh iska qaado qaantana ha bixinin Qaadoo adigaa leeeh…. Qalam dalam iyo Saxiib qariban Qaadoo adigaa leh Qowol faaxish ah oon laga qajilin Qaadoo adigaa leh Qof doorsoomay oon qadan laheyn Qaadoo adigaa leh Dib ka qoomamee qarashi baxay Qaadoo adigaa leh Qoryo raamsi qoys looga dhaxo Qaadoo adigaa leh Qof doorsoomay sida qaac madow Qaadoo adigaa leh Qaangaaro qeyr kood ka haray Qaadoo adigaa leh Qabiltu jaan aadmigu ku qabo Qaadoo adigaa leeeh,,, Quran iyo xadiis quursigood Qaadoo adigaa leh Qabri iyo qiyaamo aan la tabin Qaadoo adigaa leh Qoryo raamso adigoon qadeyn Qaadoo adigaa leh Qof ha,u sheegin cudur kuu qarsoon Qaadoo aadigaa leeeh……. Abwaan kalmadiisu qiimo badan ayuu ahaa allow kuu naxariiso angana gadaashaada alle nama fidneeyo abwaan abshir bacadle 🥰
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
❤😂
@abdirahmaanyusuf3733
@abdirahmaanyusuf3733 Жыл бұрын
6:44 6:46
@nuurfaaraxkulmiye3891
@nuurfaaraxkulmiye3891 Жыл бұрын
😮m,a
@Abuaxmedcabdi
@Abuaxmedcabdi 8 күн бұрын
Allaha unaxaristo abshir nuur faarax bacadle run bushegay walahay
@zakariagarane5448
@zakariagarane5448 2 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo qabriga Allah ha unuuriyo inshallah 🤲
@stromkilson5066
@stromkilson5066 4 жыл бұрын
Alle ha u wada naxaristo abwaaniteena somaliyeed.
@marwo854
@marwo854 3 жыл бұрын
waa runtii abwaanka allah u naxariisto
@husseinmahad5576
@husseinmahad5576 2 жыл бұрын
رحمه الله رحمة واسعة
@maryancilmi9408
@maryancilmi9408 2 жыл бұрын
Asc
@maryancilmi9408
@maryancilmi9408 2 жыл бұрын
A bug
@aadenmacalinabuukar5129
@aadenmacalinabuukar5129 2 жыл бұрын
Qacne miihi qeeybune i maqan qaadoow adigaa leh, ilaahoow kuu naxariiso abwaan abshir bacadle jannatul firdoowso Allaha siiyo
@kingsharaf8733
@kingsharaf8733 10 ай бұрын
Allow ku naxariso ader mcn ❤🤲
@khadraabdirahman2774
@khadraabdirahman2774 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah
@yuususcabdiakriin6728
@yuususcabdiakriin6728 2 жыл бұрын
Naf qafaalan oo aan oo aan isqaban qadow adiga leh Ilaahow kuu naxariso abwan
@nadaraadan8194
@nadaraadan8194 4 жыл бұрын
Ms ha allh allh unaxariisto Abwaan Abshir bacadle
@FarxiyaMaxamed-uw4xu
@FarxiyaMaxamed-uw4xu 16 сағат бұрын
Sax waye runti allah haunaxaristo abwanka Tariqda 13 /1/2025/
@cabdullahicasyr2218
@cabdullahicasyr2218 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto abwaan abshir🤲🤲
@abditryhard3529
@abditryhard3529 3 жыл бұрын
sllsha u naxariisto maxamed abshir bacadle
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 3 ай бұрын
Allah hakuu naxariisto gabay dhaxala oo wano noo ah baad nooga tagtay Abwaan Abshir qabrigaaga Allah hakuu nuuriyo.
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 2 жыл бұрын
Alla muxuu run sheegay, illaahow kuu naxariiso.
@yasinfarah1831
@yasinfarah1831 Жыл бұрын
Allow ku Naxriiso Ader Macan Qabriga Allah ku waasiciyo🙏🏿
@ciiseotaibichannel231
@ciiseotaibichannel231 2 жыл бұрын
Qabrigiiza alaah ha u waasiciyo
@farhiyaadan4679
@farhiyaadan4679 Жыл бұрын
Allow kunaxaristo abwan ❤
@osmananab1219
@osmananab1219 6 ай бұрын
allah unaxariisto Abwaan Abshiri bacadlle 🤲🤲🤲😭😭😭
@xaawocusmaan9919
@xaawocusmaan9919 4 жыл бұрын
الله يرحمه شاعرنا أبشر نور
@maxamedmuhumed8934
@maxamedmuhumed8934 2 жыл бұрын
Ur
@burcawiboy7243
@burcawiboy7243 2 жыл бұрын
❤❤❤
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso Aamiin
@aaminamaxamud2537
@aaminamaxamud2537 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abshir bacadle wlhy waa run ehel iyo qarabo aan latebin qadow adigaa leh
@abdirisakalimj4351
@abdirisakalimj4351 2 жыл бұрын
Qalbi qooqey qooraan waxtarin qaadow adigaa leh Macdan qubata howshoo qabyaa qaadow adigaa leh 🤣🤣 Allaa yarxmuu shekh abwan abshir nur farax (abshir bacadle)
@khalidjama2937
@khalidjama2937 3 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo
@DJ------EYMAN
@DJ------EYMAN 2 жыл бұрын
M.a really abwaan allah ku naxariisto
@abdirahmanahmad6640
@abdirahmanahmad6640 Жыл бұрын
Allow kuu naxariis😢
@maryama55
@maryama55 4 жыл бұрын
Masha allaah
@4mustaphe
@4mustaphe 2 ай бұрын
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo abwaanka.
@nechmanour8622
@nechmanour8622 Жыл бұрын
Qiyamana leysku qapsan maa jah❤️
@ahmedgaltiyano9493
@ahmedgaltiyano9493 4 жыл бұрын
ManshaAllah
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Yaasalam
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 жыл бұрын
Allahunaxaristo
@LuulOsmaan-f9c
@LuulOsmaan-f9c Ай бұрын
Allah u naxariisto😢
@DahircabdulaahiAxmad
@DahircabdulaahiAxmad Жыл бұрын
Maashallah🎉🎉🎉😂😂😂
@AaminaAbdallah-nk6fm
@AaminaAbdallah-nk6fm Жыл бұрын
Naxariista rabi illahow ku sii
@burcawiboy7243
@burcawiboy7243 2 жыл бұрын
Alle. Hakuu. Naxariisto. Abwanka. ❤❤❤❤
@burcawiboy7243
@burcawiboy7243 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u 🙏 🙏 🙏 naxariisto
@SaleebanSaleban-mt7cs
@SaleebanSaleban-mt7cs Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@nourithirtyfour9494
@nourithirtyfour9494 Ай бұрын
Alla yaraxma
@mohamedhoombooy8745
@mohamedhoombooy8745 2 жыл бұрын
Allah haunaxiisto abwaanka
@seidabdi751
@seidabdi751 4 ай бұрын
YUQIITHUNAA MUQIITHUNAA QAYAATHUNAA
@abdilaahi9824
@abdilaahi9824 3 жыл бұрын
Alaah haunaxariisti
@salmaanxasan7368
@salmaanxasan7368 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@yemenkaboy_wers
@yemenkaboy_wers 8 ай бұрын
Allah haunaxaristo❤
@MaxamedcabdiMaxamedcabdi-r5f
@MaxamedcabdiMaxamedcabdi-r5f 2 ай бұрын
Allaha ha unaxariisto
@mohamoudyounis37
@mohamoudyounis37 7 ай бұрын
Alaha unaxriistoo 😢❤
@abdihakimahmed4830
@abdihakimahmed4830 Жыл бұрын
Allah ha u naxaristo 😢
@taaha1680
@taaha1680 2 жыл бұрын
Qarnigii tagay Abshir Bacadle ayaa ku qoran.
@ibrahimdiriye5607
@ibrahimdiriye5607 5 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@basramaxamadnuur8251
@basramaxamadnuur8251 2 жыл бұрын
allah ha unaxariisto
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 9 ай бұрын
Allawku naxariisto
@ImranAbdinajid
@ImranAbdinajid 7 ай бұрын
Ilahow u naxariiso 🤲🤲🤲🤲
@deeqoaxmed5715
@deeqoaxmed5715 2 жыл бұрын
Run badnaayaaa allow kuu naxariso
@maxamedaxmed7415
@maxamedaxmed7415 2 ай бұрын
alle yaa raxma
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 2 жыл бұрын
الله يرحمه
@MahamadMaxmuud-p7b
@MahamadMaxmuud-p7b 2 ай бұрын
Alla Haku naxariisto abwaan
@bushracali8449
@bushracali8449 2 жыл бұрын
Allow unaxariiso
@calioscar9008
@calioscar9008 4 жыл бұрын
mid ka mid ah gabayada lagu xusuusto gabyadena m.a
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 ай бұрын
Illhw unaxariiso
@cabdimadowbeciise7165
@cabdimadowbeciise7165 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@Alpha95927
@Alpha95927 5 күн бұрын
🌱😋😂
@halimamohamedmudey5177
@halimamohamedmudey5177 4 жыл бұрын
Mshálaah
@qadromacalin4248
@qadromacalin4248 4 жыл бұрын
Sax masha allaha
@SumeyoQurux-gt5dh
@SumeyoQurux-gt5dh 6 ай бұрын
❤❤❤😮😊😊😊😊
@AbdinuurAdan-n1s
@AbdinuurAdan-n1s 2 ай бұрын
80 arey buu ku tilmaamay qaad cunaha waa layaabay
@XaliimoCali-h1i
@XaliimoCali-h1i 3 ай бұрын
Abwaan
@saltachannel1833
@saltachannel1833 Жыл бұрын
alllh yarxam lkin ano yar ban dhagyzan jiray
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 жыл бұрын
Alaah haunaxaniisto
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 5 ай бұрын
Intaa uu sheegayba wuu leeyahay
@seidabdi751
@seidabdi751 4 ай бұрын
GUDUUD NA ROOGSO ABSHIROOW ADIGAA LEH!!!
@ismantookiya1466
@ismantookiya1466 Жыл бұрын
❤❤❤
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Gabyaaga qudha ee hawiye leeyhay kaas oo waliba default sameeyey si uu gabay u tirin Karo,taas macnaheeda waa hidde Uma aha gabay iyo suugaan midba kuwaas ayaa Somali sheegta,rabi haw naxariisto abshir Bacadle
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Oo adiga miyaa soomaalinimada ka xiga lax yahay 😡
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
@@Tilawa5 maya lkn aboowe suugaan ta soomalida reeraha qaar ayaa hidde u leh oo somalida ugu gabay,heeso,maanso badan waana la yaqaan
@HassanMohamed-fm7yh
@HassanMohamed-fm7yh 2 жыл бұрын
Kuraaxeyso fasaaxadas codkarnimada hawiye gaar utahay
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 9 ай бұрын
Gabay ka qima badan maa aragtay adiga ?
@AhmedNurAli-ev2sh
@AhmedNurAli-ev2sh 11 ай бұрын
Waa sax
@rahmacumar5446
@rahmacumar5446 2 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@MasalxMakaran
@MasalxMakaran 10 ай бұрын
Waasax adeer wllhi anigawa cuna
@siraajemohamud7644
@siraajemohamud7644 Жыл бұрын
Cajiib
@SeynabSeynab-h9u
@SeynabSeynab-h9u 10 ай бұрын
@AsmaaYusuf-k8p
@AsmaaYusuf-k8p 2 ай бұрын
Alow unaxarizo
@abdisamadjawaase9954
@abdisamadjawaase9954 Жыл бұрын
🎉
@AhmedFarhiyo
@AhmedFarhiyo 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 9 ай бұрын
Wlh wxd moda inu aniga isheegayo az az
@omarofficial24
@omarofficial24 2 жыл бұрын
Illhow unaxariiso🥲😭😢
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
Cajiiba
@osmansaid1782
@osmansaid1782 Жыл бұрын
Qaan gaaro qeyrkood ka harey qaadow adigaa leh
@BaHaLoSS
@BaHaLoSS 2 ай бұрын
Hala qayilo saa maxaa laqaban oo kale😂😂😂
@aminosamatar7782
@aminosamatar7782 10 ай бұрын
😅😅😅
@teachersugaal785
@teachersugaal785 Жыл бұрын
Qofol kugu go' oo furaha qaban qaadow adigaa leh. Allow kuu naxariiso.
@AhmedNurAli-ev2sh
@AhmedNurAli-ev2sh 11 ай бұрын
Ala HA kuu naxa riis to
@haadiyowcadeofficial4011
@haadiyowcadeofficial4011 2 жыл бұрын
AUN
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 9 ай бұрын
Caruurta canahodiyaw cagar kuso gataw
@rashidabdi1247
@rashidabdi1247 2 жыл бұрын
Cali macali
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 жыл бұрын
Qaraya moosa qaadkaroon kkkkkkkkkkk Allaha unaxariisto
@raxmoabdi6351
@raxmoabdi6351 2 жыл бұрын
Alas Yar xamu
@ahmedxusein9808
@ahmedxusein9808 Жыл бұрын
Nin shaaxd kudoonay iyo ninkii duudka ku xamaashay dabka iihuriya waaigadamay digsana aan kushuban cagaar daanka kabuuxshay dabaaldhimo halkaas eeydagtay doqni waahoogtay
@talomaal8978
@talomaal8978 2 жыл бұрын
Labada gabay ka danbe ee qaafiyadiisu tahay qaadaw adigaa leh waxaa leh abwaan jaamac dhagoole ee ninkani wuu ku codeeyey
@aadanmanurmacalin810
@aadanmanurmacalin810 2 жыл бұрын
Alaha unaxristo
Abwaan Abshir bacadle AUN // Gabay CAJIIBA @Hawrar-gabay-somali-1226
49:58
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
waa fidiyow xikmad badan xambaarsan
7:35
Dariiqul hidaaya
Рет қаралды 41 М.
Abwaan Abshir Bacadle Gabey - Qaadoow Adigaa Leh -Full Version HD
16:11
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 74 М.
Carays ciise kaarshe Lyrics  | maanso | wan iyo waraabe
7:35
ABWAAN DHOODAAN VS SIYAAD BARE GABAYGII GARNAQSI 19974
14:25
Aayatiin Tv
Рет қаралды 203 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 236 М.
Abshir Bacadle GABAY
58:59
Quba Masjid
Рет қаралды 470 М.
Abwaan abshir nuur (bacadle)
9:34
Umu maaria
Рет қаралды 38 М.
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН