Abwaan geeda- naar wuxuu yiri (soomaaliya kufaar toos ah oo diin ka tege maahan Tilmaamihi ilaahay kuwa taabac ku ah maahan) Gabdhaha waa la yaab Waalidkii dhalay waa la yaab Asxaabta keepgoowing na waa la yaab Intaa oo dhan way qaldan yihiin Aamiinta ducadiyo alla bariga mooyee arrin kale ma hayno
@deqawarsame-ml7fm6 күн бұрын
Kuwa qawan wa kuwi xeebta liido aqas wale xamar fuqsi ayey noqotey viva gabadha xijaban m.a
@Zaynab-j3s3 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء الله يكتر امثالك ❤
@Naciimajamaal7 күн бұрын
Xijaabku waa qurux Alxamdulilaah nimco alle na siiyey weeye
@nurta-gh2xb3 күн бұрын
MAASHALAAH XIJAAB CEEB MA LEH
@KowtherCadey7 күн бұрын
mash Allah wakufarxay wlhi Qadro qiyaas waligaa xijaab ka ha is ka dhigin abaayo
Masha allah ilaahay ha xiftiyo sharafta hablaheena ayay dhawrtay
@CabdirisaaqMaxamuud-pd1tu7 күн бұрын
Suuradda An-Nuur (24:31) “Waxaad ku tidhaahdaa haweenka Mu’miniinta ah inay hoos u daadiyaan indhahooda, oo ilaaliyaan farjigooda, hana muujinina quruxdooda, marka laga reebo wixii muuqda, hana ku ridaan khimarkooda (xijaabkooda) laabta korkooda…” Aayaddan waxay amraysaa in haweenka Muslimiinta ay asturaan jidhkooda, gaar ahaan laabta iyo meelaha kale ee quruxda leh.
@SafaGolley-u1k7 күн бұрын
masha alaah xijeebka sharaftada kujirto gabdho xijeebka hala ilaaliyo🎉
قال الله تعالى: (... ذلك أدنى أن يعرفن فلا يؤدين...)
@fahima66665 күн бұрын
Maasha Allah♥️♥️
@zakacade5995 күн бұрын
Gabdhu wey fcntahay anagu qalbigeeda waxa kujiro masheegi karno lkn waxa isweydiin mudan goobta ay usoo xijabtey ma aheyn meel fcn macquul iney ujeedadan un inay kalahayd
@AbdiazizMohamed-t6g7 күн бұрын
Abwan nin kasta waxu raba gabar asturan
@yusraubax9715 күн бұрын
Ineey adaba ma aheen
@RodaMoussa-d8y7 күн бұрын
Xijabka wan diin wan sharafta gabada muslimka
@abdinur61526 күн бұрын
War gabadhan tel.keda hala ii soo diro wilkayga siisanaaye.
@AaminoMohamed-mo4ec4 күн бұрын
Ogow quruxi waa diin dawo guurna waa samir
@abdisalaam40777 күн бұрын
الحجاب والحياء دليل على حياء المرأة المسلمة.
@IkraBintuMohammed7 күн бұрын
Abwaan dhaqan xumada way nagu soo badatay wlhi 😢
@canabiinadia6 күн бұрын
Rag hadee ku dhex jirto kuma dhageyso ee si edeb leh u socotaa
@fadumoibrahimabdi62836 күн бұрын
Hata kudhaxjirka raga mafcna
@Xalimo4217 күн бұрын
Gabar qaawan ma qurqoona,Laakiin Faarax ama qaawanoow ama Xijaabnoow wa kii socdaala oo an Fariisane Faarax warkiisa wan ka dheregnay.Gabdhoow ha is qaawinina Naftiina u noolada Sharaftiina ilaashada.
@Ixsaas36 күн бұрын
😂😂😂faarax afka kala bax yrey u dhal kula dhalay ku gursay aman haka helo
@AhmedSaid-u2j7 күн бұрын
Ta qarsoon àyaan dooranlahaa
@Alimaxamuud1337 күн бұрын
Waxdabolan wadahab oo tusaala❤❤❤❤❤
@SaciidoAbukar-x4m7 күн бұрын
Nac nac qaawan oo dhuuro ka dhargay iyo nac nac asturan keeba cunugaaga u gadi leheyd waa su aal
@SaharaAden-k4v7 күн бұрын
MashaAllah ❤
@RoodoCadeey7 күн бұрын
Xijaab maha wxaasi
@40Durkiya7 күн бұрын
MashaAllah
@faliswarsame33277 күн бұрын
.gabadhaas.asturan.alle.ha.shafo
@Suheebow7 күн бұрын
Allah is my king ❤
@RoodoCadeey7 күн бұрын
I love allaah
@FardowsaSaciid-b9s7 күн бұрын
Gabadhaan wax dhib ah kama muuqdo haddii wiilasha ay ku dhaxjirto xitaa, maxaa yeelay masawiro iyo fiidiyoow kaliya ayay ka codsadeen
@ibrahimaffey77167 күн бұрын
Mashlh walashey, igusalan gabadhas
@Xasbunalahwanimcawakiilan7 күн бұрын
Masha Allah wasidaas😊😅😮😢🎉😂😂❤❤
@1Horyaal5 күн бұрын
Anugu waxan dortay nacnaca gacanta xidhan ku jira.ka furan ma rabo 😂
@IsmaaciilCqaadir-th5pm7 күн бұрын
Abwaaniw facebok mxa ugu so guurtey
@ahmadbarre67474 күн бұрын
Asc abwane codsi waxan jeclan lahaa mar Un ina igu cazunto studihaga
@XawaIbrahimali4 күн бұрын
Gakijira gacanta
@DekoMohamud-x8i7 күн бұрын
Dadku laba ayayba isku lifaaqaan Xijaabka iyo dunuubta Gbdhu haday xijab xirato inaysan dambi kale galikarin ama gabar xijaaban dambaabikarin Isqaawintu waa dambi dunuubta kalena waa gaarkooda Ma aha inaan leeyhy gbdhaha xijaaban ina dunuubta ku baraarujinayo lkn waxaan sheegayaa in gbdhii ayadoo dambi kusii jirto hadana xijaabka laga siibin.
@zahradahir28117 күн бұрын
Mashallah xijabka waa sharfteena ❤❤❤
@ZakarisAli-f3t7 күн бұрын
M.a xijabkaaaa wa sharaftaa dumarkaa🎉❤❤
@ugaskawadanka26233 күн бұрын
Cajiib gooobtu waa Xamar waa dhul muslim Xijaabkii ayaa qariib ku noqday xafladaaas. Yaab badanaa. Ader Burco kasoo barta sida loo edbiyo gabdhaha amhlaaqda xun
@NimcoQorane-x9o4 күн бұрын
Abwe ka qoarson doranlahaa wayo cunto laydh santayyy malacunayo dadka custo dabolanbeyy cunaan lkn asturnaan lama gaari karoo Waxaan leyahyy gabdhaha muslimunta ah xaflad iskadyee mrkyy banan ka ubaxaan mrkasta aa xidhaadh
@abdullahiabdiazizshire65855 күн бұрын
Naag qaawan qiima maleh.
@DeeqoFaarax-pp7tb6 күн бұрын
Masha allaah
@nasramohamed42295 күн бұрын
Adeer xijaabku ma aha maraweyn oo laxidho intaa waa ka micno weyn yahay haday wanaagsantahay maxaa nimanka ajinabi ga ah iyo faasiqiinta dhexdhigay oo lasawiray
@Shucaybchannel057 күн бұрын
Wllhi waxa aad iiraabtay xigmada aad sheegtay
@AbdirizakMohamed-r1f7 күн бұрын
Ta qarsoon ana muwan
@AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim7 күн бұрын
Tad fidisay waban arkaye mida qarsoon wana xaqiqi😂