@@Lulu-114 dhaga yaraha waad tumeysaa saliid saytuun ayaad karkarineysaa dhagayaraha aad tuntay ku dar sedex saac ama labo saac ku dhig kadib miiire ee timaha ku masaa jeey dhoor saac ku kadibna ka dhaq arag katib faaidadiisa by
@drshodmanomar56294 жыл бұрын
Waxaa ku fiicantahay in aad macalin noqotid sidaa wax u sharxeesid mashaa allaah nolow
@mohamudmohamud47244 жыл бұрын
Wad ku khaldanthay abayo timaha in lajara la is amray siiba timaha kilkilaha iyo hoosta waxa so raaca shaarbaha
@jamilaabdulkadir92554 жыл бұрын
Yaasmìn maantay wxaa ii sheegtay wax waligeey maqlin,sidee meeshaas wax loogu sameynaa waa meel aad soft u ah. Subxaanalaah taas qurux maaha. Mahadsanid Abaayo,dadaalka sii wad. ILAAHAY HA KAA ABAALMARIYO.
@ayanjama53854 жыл бұрын
Meel halkan waxaa ka baqee in diirka lagaala baxo xataa dhakhtaradii dumarka qaabilsanaa ayaa ka qeyliyey oo leh iska dhaafa xataa hadaydaan deeyneyn markaad booqanaysaan dhakhtarka ha sameynina 😆🙊🙈🙉
@sabrinanur60354 жыл бұрын
Abaayo Yasimin gabdha muslim ah miyaa coradoda gabar kale iga xiir dhahesaa waa xaaraan gabar kale in aad coradada tusto ilaa dhaqtarad caafimad ama umu liso waqtiga foosha abaayo jasakalaah qeyr
@baxsansharaf96144 жыл бұрын
Yaasmin geedkas somalia ma yaalaa abaayo maxaa afsomali lagu dhahaa waa u bahnhy thanks
@meersiissports25154 жыл бұрын
Masha allah waa cashir qiimo badan inkasto hablaha quseyo haddana waa cashir muhiim u ah gabdhahena suniyaha inla xiidho ma wanaagsano hablaha qurux ayey u yihiin. Gabadhaan waa fariid caafimaadku wax la qariyo ma ahan waxaanku jecelahay sida eey geesi ugu tahay sheegida caafimaadka mahad sanid wllo
Xbbti garka in laxiiro waa xaraam inta kale wa sunne waxaba inala amray in aanay 40 cisho inala dhaafin
@hodanaxla16824 жыл бұрын
Jazakumu allah abyo yasmin wa mahadsantha ani egfashin igama baxo maxan sameya
@hodanaxla16824 жыл бұрын
Jwb yas
@beelocalixusen96664 жыл бұрын
Maamo yaasmiin alle dar tiis ayaan ku jeclahy alle ha ku barakeyee adi iyo familkaadaba mamo muqdisho ayaan jogaa ma ii suurtagaleysaa inaa helo waa ubahanahaye
@umuosama29564 жыл бұрын
Asc abayo yasmin arinka nadaafada waajib waaye nala amray mahadsanid lkn tan kusabsan hosta waxaa kasugnaaday nabigena SCW inuu dhahay timahahose halaxiiro timaha kilkilahana in larifo ama la siibo an laxiirin marka wixii cilmi ah in lasheego muhiim waaye mahadsanid 🌺👌
@@raxiimomohamed3497 oo hada islaantaan weyn ee yaasmiin hoosta ma xiirto miyaana
@farhiyaabdullahi19644 жыл бұрын
Mashaa allah ilahay haku xifdiyo qali yasmin
@Ummumuhammad-hl4wu4 жыл бұрын
Allah ku waa fajiyey ayaa mahad leh, Waayo waa danbi weyn Suniyaha la xiiro.
@fatehasan4 жыл бұрын
Mashallah Hello to my aunt Fatum hasan I am your aunt's daughter, jowhara Ali Abduo i love you sister and i love of your subjects Mashallah sister
@CafimatFican4 жыл бұрын
Asa abaayo Jowhara, so nice to hear from you MashaAllah. Subhanalah my mom told me about you 💕💕💕💕Aaaaw😘 thank you so much for your kind words abaayo. You are so encouraging and that means a lot to me. I am sending you my love sweetie 💕💋💕💋
@fatehasan4 жыл бұрын
@@CafimatFican xibibti im fatema my mom jowhara
@fatehasan4 жыл бұрын
@@CafimatFican mashallah sister we loves you
@CafimatFican4 жыл бұрын
fate2020 hasan , oooh ok. I was with my mom today and told her about you MashaAllah. Thank you abaayo. Love you 💋💕💋💕
@fartuunkhaliif49984 жыл бұрын
@@CafimatFican asc abaayo Yasmin I love you abaayo janalka faisa aad nushegto sidee bu uquran yahy.isoo kaly abaayo Yasmin thanks
@UbahIsse-dc9vq5 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤
@batulaabdulle30852 жыл бұрын
Asc wr wbr, Geberteey Quruxeey , Batula aa la idhahaa, Tuunta Hoosta lagilinaayo ayaan Su’aal ka qabaa? Taleefoonkaaga sidee kuhelaa? Fadlan isoo qor telkaaga.
@sadiyowarsame38374 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo Shugran.💕💕💕💕💕🌹🌹🌹
@foosruun75113 жыл бұрын
Halkee kahelnaa alaabtan abaayo adoo mahadsan waxan joga dubai ii so sheg plz
@rukiaabdikadir38814 жыл бұрын
Abayo ...I normally suffer infection .....which is the best medicine .....
@umukheer1114 жыл бұрын
Asc abayo Yasmiin gudniinka kahadal next video InshaAllah😪😍😘❤💕💖💗
Waxyaalaha diinta ogolayn in aad caadi Ka dhigatid ama aad uga hadashid in ay tahay wax is caadi ah waa laga fiican yahay waana Marin habaabin waana xaaraan. Ka fagow diinta Islamka ma ogola in meesha wasaqda leh afka lala aado
@dunxx21404 жыл бұрын
MaashA allah jazaaakalaahu qeyr
@sucdiaapi43944 жыл бұрын
masha Allah inader qaali
@abdirahmanahmedmohamad97172 жыл бұрын
Abaayo yasmiin diinteen waxey Lee dahay in timaha hoose halaiska xiiro
@nastehanasteha39894 жыл бұрын
Asc yasmin
@fadumoaideed28654 жыл бұрын
Masha Allah walaashay qali mahada koowad ilaahay baa leh ta labadna adiga wof wanaagsan bd thy alle ha ku barakeeyo aamiin
@rukiaabdikadir38814 жыл бұрын
How can I get abayo...iam in Nairobi
@fardowsaabdishakur25594 жыл бұрын
Asc.hbo.daawadas magaceeda sifican uma fahmin.maisooqori kartaa in English pliz.thanks
@luckyjama11354 жыл бұрын
Asc abaayo yaasmiin alle badan Haku siiyo alle dartiii Baan kuu jeclahy
Asc wr abayo yasmin jzk wan ad ugu bahanahay miraha ad gabadha u shegtay o ay kaga mahad celisay juniper berries kas miyaa hadi ahayn iso qor spellingkisa iso jawab abayo thanks .
@bashirabsher50114 жыл бұрын
Asc walaashay waa sunno in timaha hoose la xiiro
@wardaamxmed84444 жыл бұрын
Haa 40 beri ka dib inaad xirto waate
@maxamedasad87244 жыл бұрын
Mama yasmiin wankujeclay
@sharafhassan20912 жыл бұрын
Yaahuu been badanaa naa diinteena Waa beeninee shuun aa bakteeriyo celinaa maa leedahay bilcakis shuunka ayaaba bakteeriyo leh ee nagatak qofyahay
@xamdabuldi7564 жыл бұрын
Yasmin Somaliland joga welibaweliba hargeisa hlke ka heli karaaa price iso shegg mcnto
@hanacumar50832 жыл бұрын
Wan rabahaa Geedka
@wardaamxmed84444 жыл бұрын
Prazilian wax wn arky xanuun waaye abaayo lkn 6 bilood hal mar istic maala lkn loma adkeesan kro waxa ka fiican sokor iyo liin isku kari wax natural ah isticmaal
@faisadahir46864 жыл бұрын
Abaayo yaa sameeyo ma qofbaan candhadeeyda hoos geeynaa
@wardaamxmed84444 жыл бұрын
Aniga anigaa istimalo ninkeyga ayaa ii sameeyo
@iqramohamed80224 жыл бұрын
Abayo sokorta iyo liinta Maxey taraan
@Lulu-1144 жыл бұрын
Wardaa abaayo sokorta iyo liinta maxey taraan noo sheeg
@6aaaaaaario44 жыл бұрын
please lambarkada nosodhig inta waka dalbana. website kaga waku wareeray
@فاطمةعيسى-ع8د2 жыл бұрын
Wllashey timaha hoose in laxiiro waa sune killadana halarifo