Gabdhaha Taraawiixda aada intaa midkood waaye.

  Рет қаралды 38,524

Jiil Media

Jiil Media

3 ай бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 42
@Kingcayda12
@Kingcayda12 3 ай бұрын
chalang 100k like ii cimaamada😂💝💔
@ikraanmaxamuud7438
@ikraanmaxamuud7438 3 ай бұрын
Walhi wxa la yaaby kuwa laga karin dadk tukanaaya ku so safta oo diidaya mid kasta malawxdee isku aadinee
@Awaare17
@Awaare17 3 ай бұрын
Dumarku waa tagikaraa masaajidka lkn waaa inay Shuruuda sharcigu dhigayo ilaaliyaan sida, 1:xijaab shurudiisa dhamaystirtay 2:wax uduga waa inayna siimarsan xata suqana hatagaysee 3:raga waa inayna dhekh marin 4:waa in aamin laga yahay inay dhibi soogaadho iyo Wixii shuruuda ah ee kale.
@nimconalka4344
@nimconalka4344 3 ай бұрын
Dumar hada nahay wa ino fadli iyo kheyr badan inan guryaheena isaga tukano sidu nabigu scw ino sheegayba marba hadii salada aad masjidka ku tokatid iyo ra guriga ta guriga ay ku ajar iyo fadli badan tahay maxa ku diiday inad guriga jawi dagan isaga tukatid waliba xiliga denbe markay dadku hurdan m.a wa xasilooni iyo daganan aad u farxad badan runti
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 3 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤
@MuuseMuxumed-kf5xz
@MuuseMuxumed-kf5xz 3 ай бұрын
First comment and first like me❤❤
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
Masaakidka. Ciyaarta. Ka. Daa Xishood sawirradana. Jooji
@deeqa11aden16
@deeqa11aden16 3 ай бұрын
Ayy the first viewer🎉❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
MAALAYACNI
@user-ji7xb1pb9v
@user-ji7xb1pb9v 3 ай бұрын
walahi run waye alaabta kadhuunta😂😂😂
@user-gv8qo4cm3o
@user-gv8qo4cm3o 3 ай бұрын
Waligeeyba ma'aadin😂😂😂
@IsraYahye-mw8vm
@IsraYahye-mw8vm 2 ай бұрын
😮
@Muah_911
@Muah_911 3 ай бұрын
Guriga ku tukadaa ani 😂❤
@caishachanell7102
@caishachanell7102 3 ай бұрын
Mid meshaana tarawiixda howsha eey uga dhuumataa
@GaladCabdulahi-nf7go
@GaladCabdulahi-nf7go 3 ай бұрын
Cabsi cabsi waye
@user-xl3sc1mz5c
@user-xl3sc1mz5c 2 ай бұрын
Waxa layaway taraawix ayan adey gabar ayan arkey safka attendance ayn istagey weisoo jidey 😂😂😂 wan yabey
@zuhuurahmed4523
@zuhuurahmed4523 3 ай бұрын
Kuwa aan dukan hdee dukadana sfcn udukada eso duceysta😂❤
@YaasmiincabdiCasiis
@YaasmiincabdiCasiis 3 ай бұрын
Guwa aa safka qurxin
@FOZIAMohmud
@FOZIAMohmud 3 ай бұрын
Ani taraawixda waxaan u aada shukansi
@najubbe8193
@najubbe8193 3 ай бұрын
masjidkeena adoo salaad kujirtid aa kaaraan ilaa weedoow aalagu socodsiinaa inlagugu istaago aa waxaa lagu dhahaa shaydaanka aa burineenaa ani dil lee kadhargaa ee salaad ma u imaado imaay🤔🤣😂😅🤔
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 2 ай бұрын
Adigu tee tahay?
@muna607
@muna607 3 ай бұрын
Aniga gurig ku tukadaa masaajid waligeb ma u aaadin taraawiix
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 3 ай бұрын
Maashlh
@umalamir
@umalamir 3 ай бұрын
Kuwo sayda camal a ilawday markay afturan sariirtu so eegto😅😂
@Cumar_Bin_khadaab.
@Cumar_Bin_khadaab. 3 ай бұрын
Kuwa shukaansi u soo aado aa katagtay
@cashocuud2309
@cashocuud2309 3 ай бұрын
Mana aado guriga na waxba kama qabto😂😂
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌❤
@user-bc7ts3jy8b
@user-bc7ts3jy8b 3 ай бұрын
Inaaa.adinka ni idaawado😅😅
@NaaNa356
@NaaNa356 3 ай бұрын
Nio 10ka danbe guriga kudukada waayo misaajidka safka hore mala so buuxinayo hada neh garbahooga iyo lugahooda aan isku qabsaneynin o labada qof waxa udhaxeya illa qof kale meel u ku dukan karo waxaanba isweydiiya 20ka hore e masjidka adeysayy amaaba saladahaaga la aqbalin sawabo dadka dhexdooda eh
@halimoab1221
@halimoab1221 3 ай бұрын
Hhhhhh
@Abdirisak1
@Abdirisak1 3 ай бұрын
😂😂
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 ай бұрын
Wxad ilowdeen kuwa u taga inay nimanka danbajiyaan😂😂😂😂 nimanka markay salaada ka soo baxaan ka hormara kadibna gadaal ku qorta fadlan ha iga jeesan
@NEYSAR-kh3th
@NEYSAR-kh3th 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@user-qn3sx9xo1s
@user-qn3sx9xo1s 3 ай бұрын
First😂😂
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@MissCanada77
@MissCanada77 3 ай бұрын
Waxa igula yaab bdan kuwo marka larukuuci rabo so gala inta kitabka kafiirsadan jogsiga qaarne rakcada 2aad so galaayanba ayago masajidka jogy manta dhan wa kuwa alabta kaso dhuunty aa is dhahy anih🤦‍♀️
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 3 ай бұрын
Tan make up marsatay 😅
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 2 ай бұрын
Salaadda la socodsiinayo dadka
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 3 ай бұрын
Dacat ahy runti
@amayaahmed8289
@amayaahmed8289 3 ай бұрын
Kuwa guriga iska jooga aanan waxba qaban
@nimconalka4344
@nimconalka4344 3 ай бұрын
Guriga isaga tuko marka isaga ku ajar iyo fadli badane janiskaaga ka faidayso kuwa iyagoo Guriga jooga hada aan jaanis u helin inay tukadan howlo darted marka hadad janis haysatid ka faidayso
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 ай бұрын
😂😂😂
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 101 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 23 МЛН
Shaqo Raadis | Somali React
11:05
Somali React
Рет қаралды 433 М.
HOOYO uur baan Leeyahay Episode 1 (Mum I’m pregnant)
15:40
BUuTI Television
Рет қаралды 750 М.
SOMALI TIKTOK QOSOLKA ADUUNKA 😂😂
49:27
NUUR BOY
Рет қаралды 24 М.
Qofka marka uu magaalo joogu ku yaryahay. @jiilmedia
2:42
Jiil Media
Рет қаралды 34 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 101 МЛН