HADII GURIGA LA BADALO ADIGANA WAA LAGU BADALA

  Рет қаралды 81,901

Galbaar Media Ent

Galbaar Media Ent

Күн бұрын

Share,Like,Subscribe
Subscribe:www.youtube.co....
Twitter: / jamaabinjamaa
facebook: / jamaa.b.jamaa
Facebook Page: / jamaabi. .
Google Plus:plus.google.co....
About: All about Tosno Studio is a KZbin Channel,where you will find Where You Find Videos
That thrills,Rough,Tough and Entertaining,Visit My KZbin Channel For More Info?
#like, #share, #subscribe
....THANKS FOR WATCHING.....

Пікірлер: 127
@dowlohass5035
@dowlohass5035 5 жыл бұрын
Uur ba leeyahay like isaara plz
@mahamedyuusuf5706
@mahamedyuusuf5706 5 жыл бұрын
Uurka kan ku yelay like haku saro
@zeinabmusse7860
@zeinabmusse7860 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mahamedyuusuf5706
@mahamedyuusuf5706 5 жыл бұрын
@@zeinabmusse7860 been miyaaa
@zeinabmusse7860
@zeinabmusse7860 5 жыл бұрын
horta maxey ka hellaan like isiiya da
@aishachannel7098
@aishachannel7098 5 жыл бұрын
Hhhhhh commentii igu qosolka badnaa wlh
@anabindhow8485
@anabindhow8485 5 жыл бұрын
Raliyeysanaa manigaa😂😂😂
@fardwsocadiweli6142
@fardwsocadiweli6142 5 жыл бұрын
Yahuu hoy KU yeh
@hodanalimuse9943
@hodanalimuse9943 5 жыл бұрын
Istaqfurullah gabdha rayaana bank casi maha sucrabna WARAN IDIIN SARAY KEEP GOING ABAYO RAYAN BAJAJ
@faadumoxasan8638
@faadumoxasan8638 5 жыл бұрын
Fan badana
@sumayoabdiaziz9988
@sumayoabdiaziz9988 5 жыл бұрын
Faadumo Xasan idhdh
@mahadlakasaay6661
@mahadlakasaay6661 5 жыл бұрын
Maasha allah raaliyo naqo
@henrycannon4194
@henrycannon4194 3 жыл бұрын
instablaster.
@aishaabdullahi5258
@aishaabdullahi5258 5 жыл бұрын
Alla rayaanaaaaaa caadi matihid wlhi daacad u qoslay furiin miyaa o oooynee oo ufuurtay Alla beerka waligey wan daawan jiray uun manta comment kasoo bixiyay Rayaan fariid hore usoco wlshy
@habiiboaden5179
@habiiboaden5179 5 жыл бұрын
Nin naaktiisa dariska ugu wacaayo kkkkkk😅😅😅😄😅😅😅😂😂😂😂😋😋😋😋🤗🤗🤗👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙋🙋🙋🙋🙋🙋
@cmaalikyare5852
@cmaalikyare5852 5 жыл бұрын
Hani xaaskiisa miyaa
@fowziyoabdullahi2894
@fowziyoabdullahi2894 5 жыл бұрын
I think the best thing about being in the same way
@suadali8464
@suadali8464 5 жыл бұрын
Yee ku walina qoftaan
@cookingwithhodachanel4054
@cookingwithhodachanel4054 5 жыл бұрын
Fan badan
@HAAJI-MOHA
@HAAJI-MOHA 5 жыл бұрын
Raaaliyo 😂😂😂😂
@modellerking2198
@modellerking2198 5 жыл бұрын
Farabutahayahy
@ifkanolashaifraax519
@ifkanolashaifraax519 5 жыл бұрын
Rayan 😂😂😂😂😂 funny ila dhagaxley ayaan isla solugeynaay
@istambulfaarah6608
@istambulfaarah6608 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂faarabuuuto ceeeb maaahayn miiiiii
@queenasmitaa5344
@queenasmitaa5344 5 жыл бұрын
Hani run run eyba kudeheee SaaS kkkkk haniyeey
@abdirsaaqmohamudyasiin5107
@abdirsaaqmohamudyasiin5107 5 жыл бұрын
Masha Allah barnaamijyo wanaagsan oo aan dhaqan xumo ku jirin ayaad soo diyaarisaan
@mariaseid9247
@mariaseid9247 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh anoo gabr ah aaba ciil iqabta gabdhu beer jilcsnaaa
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
Niman si xun ula dhaqma ayaa jiro xaaskooda sida ninkaan filinka jilaayo oo kale . Xaaskiina hade ni tiraahdo ka badala alaabta hudheeyda guriga wax qalad ah mahan
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
dumarka somalida inta badan waxa ku soo tooso baqeylyada aduunka
@xajuukemedia7797
@xajuukemedia7797 5 жыл бұрын
Asc
@xajuukemedia7797
@xajuukemedia7797 5 жыл бұрын
Walal dadka haisku dirin
@farhiamohamed7788
@farhiamohamed7788 5 жыл бұрын
Kkk faarabuto yahey kuyeh😂
@zamzammohamud9804
@zamzammohamud9804 5 жыл бұрын
Abayo hadiii laifuro yaaa iguursan hhhhhhhhhhhhh
@Mohamed-ep4zl
@Mohamed-ep4zl 5 жыл бұрын
Rufiyaan nimada naga dhaafa hada isleyhay guurso lkin guurkiiba i xumaynaysaaan
@fardowsecabdulahi2079
@fardowsecabdulahi2079 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhh adigana waa lagu badala funny wlhi
@farhiyamusafardar3663
@farhiyamusafardar3663 5 жыл бұрын
Hhhhhh hoy war dariski away hooy hoy kulahaaaa yahuu ada lagu badalaa jaqala xume
@faisashiq3921
@faisashiq3921 5 жыл бұрын
Wllhi wiilka siriyees waay
@drsaragsan253
@drsaragsan253 5 жыл бұрын
Farabodayahey kulahaaa
@mohamedabdirizack3701
@mohamedabdirizack3701 5 жыл бұрын
Hani diamond inta tageerto like i saara jilideedu aad bey u fiicantahay
@mabzuudahmed7285
@mabzuudahmed7285 5 жыл бұрын
Hhhhhh iga tuuug tuuug ey tiray wlhi🤣🤣🤣
@mariambela3389
@mariambela3389 5 жыл бұрын
horta alab wax matarto ee inaa account furatiin lcgta kushubta biri ufaganesiin nin laiskumahaleyo.hadu xita nag kale guursado atleast waxba mel dhigatey aniga lawo sano itashaa alabte aniga jclesanin showistinimada .
@hikmiishabbdullhi9319
@hikmiishabbdullhi9319 5 жыл бұрын
Qof wax bdn sas la rba byo
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@hikmiishabbdullhi9319 plz isaar subscriber
@imanibra9757
@imanibra9757 5 жыл бұрын
Runbaa sheekte Qaaliyeey Aqlika baan kugu jeclaadhe walaahi Anaana kugu dayanaayo insha Allah
@saaafiistelchennel2202
@saaafiistelchennel2202 5 жыл бұрын
Wlhi beenta maahn hoyo subeyr
@aishachannel7098
@aishachannel7098 5 жыл бұрын
Yes gabartii aqli badan waa adoo kle naagba madhageesto uff rufyaan waaxid waye
@maymuunali6201
@maymuunali6201 5 жыл бұрын
Kulaha labadeena yaaa dhalayo 🤣
@faisashiq3921
@faisashiq3921 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk labadena yaa dhalaaya qosol iguma harin wllhi
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
Ismaqabato filmkaas ayaa ka soo qaadateen sheekada filmka kkkkk
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 жыл бұрын
Rayaan naag adag keeping going
@fartahassan7200
@fartahassan7200 5 жыл бұрын
China ayaa usocdaa marki laidhoho aduunka unecbahay😏
@aziizomuse9209
@aziizomuse9209 5 жыл бұрын
Naa bahdilweeye waxaas iyo Nin jeceylka gabdhaha waxaas halagadaayo yaan lagu wecyigalin dumarka marka kowaad waa in ayagu Naftooda wax uqabsadaan markaas nin guri kamasaraayo
@fatumahani4385
@fatumahani4385 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhh labadhena yaa dalaayo
@nasraahmed2327
@nasraahmed2327 5 жыл бұрын
Aqiro salmed ban kaso labty hhhh
@zahromuqtar3506
@zahromuqtar3506 5 жыл бұрын
Hhh riyaan caadi ma ahan
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
2 film somalida ugu shidan waa ismaqabato iyo ali & awrala
@maymuunali6201
@maymuunali6201 5 жыл бұрын
Ali iyo awrala jeclahay hindi cml ooyin waayga yaraa fiirsaday
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
Waxa rajeynaya ali iyo awrala 2.
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@maymuunali6201 plz isaar subscriber
@maymuunali6201
@maymuunali6201 5 жыл бұрын
Ruwayadaan wax baa ka qaldan naagta asaa qabee daris maxuu uku yeeraaya
@mosowcadow5427
@mosowcadow5427 3 жыл бұрын
Zees
@imanibra9757
@imanibra9757 5 жыл бұрын
Allah gawadii yareed oo Bajaaj leeydha eheed oo hoyadheed ushaqeeni jiirtay weey isbadashee Oo kartiidha badneed Markeey nairobi imaade Horaana waxaa looyirii Saaxiib xuun Jayeelaniin
@dhagaxtuur3872
@dhagaxtuur3872 5 жыл бұрын
Iman Ibra adiga shaqo yeelo maxaa ka galay KZbin asaga xitaa wa shaqo bajaajka xitaa wa ka lacak badan yahay
@imanibra9757
@imanibra9757 5 жыл бұрын
@@dhagaxtuur3872 Hhhhhhhh Maya wllo Anikaa bajaaj leey Aah marka waan takeraa wixii bajaaj wadho oo dhan saas Aawkeed waan uxiise gawadeena yareed😂😂
@samraaadan1383
@samraaadan1383 5 жыл бұрын
Riyan caadi matihid
@sahroali4489
@sahroali4489 5 жыл бұрын
maxa nag kakalay alabteyda
@sundusabdi6203
@sundusabdi6203 5 жыл бұрын
Lol😂😂😂😂
@amirzaki5334
@amirzaki5334 5 жыл бұрын
Horta albta tii an kugo oga somaxa kulaha
@gkoleey3592
@gkoleey3592 5 жыл бұрын
Original ma ahan, Alibaba eey islaamaha kasoo adeegtaan >>-->>7:40
@salmaabdallah4564
@salmaabdallah4564 5 жыл бұрын
Aakhiro sidkeedaa ka soo laabtay kkkkkk rayaan
@ahmedmusa9857
@ahmedmusa9857 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@queenofthemoney4020
@queenofthemoney4020 5 жыл бұрын
istaqfurllh maa ifuree abowe Oh sorry guuri hadi labadalyo ada lagu Badalaa Aaa Waaab
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 5 жыл бұрын
Dacad an u qoslay yaa i aroosa ey tiri toban jir yaal an watahe. Ala saas hadey u fakari lahayen dadka dhan maba la isfuren.sidii leyaku furayay halsano jiryadii xitaa Wala qubay
@baraarujintaumadda5938
@baraarujintaumadda5938 5 жыл бұрын
no signal bay noqotay qofta
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 5 жыл бұрын
Anima dhali laha faarabutayahay kulaha😀😀😀😂😂😂😂😂😂😂
@Itsnajaxey
@Itsnajaxey 5 жыл бұрын
ar shactiro iyo maseer wey dhaaftay saana...somaliyeyyyy.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xamdayuusuf4112
@xamdayuusuf4112 5 жыл бұрын
Hahaha kkkkkk
@abdiazizsheikhmohamed2578
@abdiazizsheikhmohamed2578 5 жыл бұрын
qoftas kiir deh
@nastexanafta7982
@nastexanafta7982 5 жыл бұрын
Hhhhh gabdhaan caadi maha run baa u seexe akhira salkeed kasoo noqde kulahaaa hhhh
@amranamran8644
@amranamran8644 5 жыл бұрын
alla naagta mxa ku dhacay naa furiin yaa u dhintay silac intaa ku Nolan laheed shati cml iskaga badal raga
@raxmacali1104
@raxmacali1104 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh akhiro sal keedan kasooo labteee
@princessruuney6977
@princessruuney6977 5 жыл бұрын
Anima dhalilaha fara buutayey🤣🤣🤣🤣🤣
@saaafiistelchennel2202
@saaafiistelchennel2202 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wlhi caadi maan riiyaan furiinka waa caalaf qufkaan adon shaaly aqoon aya aalle caalfa kugu daary somogid haadn haadi u caalfka dhaamaado ciid celinkaarto maajirto
@daarulxikmahchannel2208
@daarulxikmahchannel2208 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh tan daacad u egtahay camera qarsoon loga duubaa umalena aneeba caloosha i hurisay😂😂😂
@hikmiishabbdullhi9319
@hikmiishabbdullhi9319 5 жыл бұрын
Ani xta wan yby🤣🤣🤣
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@abdullahititaanic7930 plz isaar subscriber
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@hikmiishabbdullhi9319 plz isaar subscriber
@thelastone7763
@thelastone7763 5 жыл бұрын
Maskinta walid ama walal an danbayn hadey wax meel ku okthy nag ma u calacasheen
@Nastexoahmed20
@Nastexoahmed20 5 жыл бұрын
Sxbow waxa ku weydina GAlbar yar sxb nahay ma tahay Germany degen?
@hothomohamed4785
@hothomohamed4785 5 жыл бұрын
Hooy hooy kulaha geel miya gabadhu😂😂😂😂😂
@anisashire3127
@anisashire3127 5 жыл бұрын
Kkkklkk animaa dhalaayo faarabuutayahay kkkkkkk rayaan wlhi anigane waxaan ku sigtay in aan suuxo sida aan u necbahay furiin run ayeey ila noqotay
@amabdiyus111
@amabdiyus111 5 жыл бұрын
Like maxay tarta
@aishakiin4071
@aishakiin4071 5 жыл бұрын
Hoooy kulaha caku cagdheer 😅😅😅😅🤭
@fartuncali9815
@fartuncali9815 5 жыл бұрын
Adaa dhalayo farabutahay😂😂😂😂
@filmsproduction5092
@filmsproduction5092 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh super waaye
@xafsacadey6769
@xafsacadey6769 5 жыл бұрын
hhhhhhhhh hhhhhhhhh ina ifurta kabaqa
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Ninkan waa nin xun jiraanki away kulaha riwayadan macno badan ayaa Ku jira wlhi run run ayaa LA mooda ax waana wax jira badanka
@Ayaa-jj7fr
@Ayaa-jj7fr 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@mayelehechennal1326
@mayelehechennal1326 5 жыл бұрын
Tan dumarkii ayey ceebeysay ilahy kuma cebeyo ee hablaha kadaa baxdilaala waa mida uurka leh hhhhhhhhhhh igana rali noqo yaa hee
@mohahonest4348
@mohahonest4348 5 жыл бұрын
Gabadha tan waaye mid an jeclahy a abaayo tayare ween ayan ku ahy
@wizzwaryawiilow4640
@wizzwaryawiilow4640 5 жыл бұрын
Igaa bixi kulaaha🤣🤣🤣🤣
@modellerking2198
@modellerking2198 5 жыл бұрын
🤣🤣
@المشكلفىالبيتعالتالصومال
@المشكلفىالبيتعالتالصومال 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh. Wow. (Go) (xd)
@youngsadiq3411
@youngsadiq3411 5 жыл бұрын
RuufiyAnad 😜😜
@bellabeauty997
@bellabeauty997 5 жыл бұрын
Kkkkkk Alla beerka
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Waxa laga matalayaa nagaha xun xun ee intay reer kooda nin xun oo yari waan Ku jecelhy uga zoo go, aan hadana sidan Ku dhacdo
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
That's true sister marka u danbeeysa xitaa wxuu ku dhahaa faarabuutayahay waa talyaani macneheedu waa dhilo
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
@@jirfe bismilaahi 😂😂 sister faro butayahay macneheeda MA aqoon wlhi oo imika xata wlhi khalad ayuu galay waayo riwayad ayay jilayaan waa ceeb inuu waxaas Ku dhaho dhilo waa ceeb aad uwayn riwayad iyo cayna MA gasho 🔪
@zakaaainaahmed4815
@zakaaainaahmed4815 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wala xasda kulaaha,,,,,
@maxamedfakato9277
@maxamedfakato9277 5 жыл бұрын
Hhhhhhh abayo yoo ifurin kudihe hhhhhh
@sahroali4489
@sahroali4489 5 жыл бұрын
Dabashana hure uka bilawday
@mohahonest4348
@mohahonest4348 5 жыл бұрын
Black hijab caadi kaf tan kaga iska jeclhy
@hudahoddan2129
@hudahoddan2129 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ani madhala farabutayahay kulaha Farabuto maxa laga wada?????????
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Riyaan caadi maaha aakhiro salkeedan kasoo laantey kuteh
@umusaidchannel
@umusaidchannel 5 жыл бұрын
Copy ahaa riwaayadaan
@احبكصومالي
@احبكصومالي 5 жыл бұрын
walee meel in eey ii xanuuneynin hadaan 10cunug dhalana oo la ifuro maxaa nolasha hadaan farxad la isa siineynin laga wada joogayaa nin jiljileec iyo jcl lama tuso wlhi dumarow is adkeeya waayo wxaba layiri kalgacayl rag kadinka dhige katilabso allow raga qaar hanoo jabin 😏
@mssqaranbilla5670
@mssqaranbilla5670 5 жыл бұрын
Ma ifuree kulaha afkay ugalinee
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Faarabuutayahay yaa dhalaya macnaha faarabuutayahay MA garanayaa waa talyaani af somali ahaan waa dhiloyahay markaad wax metelaysaan ka fiirsada hadalada xun xun
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 5 жыл бұрын
🤣🤣
JACEYLKII AJNABIGA IYO RAYAAN FARIIDO MAXA KALA QABSADAY
20:52
Galbaar Media Ent
Рет қаралды 85 М.
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
NINKAA XUN KA AH NAAGTA XUNTA AH IN AN KA FURO WEEYE
15:04
Galbaar Media Ent
Рет қаралды 139 М.
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 307 М.
QIYAANO DUMAR II RAYAAN BAJAJ  II PART 1
16:13
Galbaar Media Ent
Рет қаралды 50 М.
PRANK XANUUN BADAN OO LAGU SAMEEYAY Jamaa Bin Jamaa II  WU OOYAY
18:39
Galbaar Media Ent
Рет қаралды 434 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Riwayaad Cusub Nin Aan Dad Lahyn Aya I Qabo | PART 2
15:38
Galbaar Media Ent
Рет қаралды 3,2 М.
NAAGTI NINKEEDA DHAQAN WEYSO WA LOO DHAQA | QEYBTII 31AAD
27:30
Galbaar Media Ent
Рет қаралды 132 М.