GANACSIGEYGA CID GARAB IGU SIISAY MAJIRO OO NINKEYGA AHEYN- RASMI RAYS &MOWLID XASSAN (EP-18 SOMFLIX

  Рет қаралды 117,112

SomFlix

SomFlix

Күн бұрын

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Пікірлер: 336
@Niimmoh4
@Niimmoh4 4 ай бұрын
Ilahaayoow familkan isha ka qabo oo isku barake iila inta cirmrigooda ka dhiman kuwi isku wara Nolol Qurux badan ku Noolada Allow ka dhiig ilmahoodana uu xafiid oo ilmo wanagsan oo bari ah uga dhiig amiin❤🤲🏻
@kafiosaid746
@kafiosaid746 4 ай бұрын
Amiin
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 ай бұрын
Ameen ya allah
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 4 ай бұрын
Allahuma amiin
@fadhumomohammeddiire4281
@fadhumomohammeddiire4281 4 ай бұрын
PPlease don't g ❤
@Niimmoh4
@Niimmoh4 4 ай бұрын
@@fadhumomohammeddiire4281 maxa ka hadlaysa
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 ай бұрын
Mashallah Rasimi rosy waa gabar strong ah oo nolosh fahsan hada waxay heshay nin fahmayo Allah kuu barakeyo family 👪
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsnid
@sacdasiman535
@sacdasiman535 4 ай бұрын
Wa markii 1aad een maqlo mwliid codkiisa yaa ila mid ah😊
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 ай бұрын
Ani 😂😂
@hanammohamed2775
@hanammohamed2775 4 ай бұрын
Aniga lkn wa nin dagan Macha allah
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 ай бұрын
Aniga cod kisaa iyo muqL kisaa way isku eg yihin
@Ahmed-gb1xm
@Ahmed-gb1xm 4 ай бұрын
​@@fatuushshafeec2536😂😂😂raga marka ay waynadan hadalkooda wuu Iska yaraada
@hibohaibe3747
@hibohaibe3747 4 ай бұрын
Hahhaha ani kula mida
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 4 ай бұрын
Rasmi sida aan arkey runtii waa qof qalbi wanagsan, inta badana dadka daacada wey dhibtoodan lkn ugu danbeyn wey guuleystaan, illaahey abyo kuwii aakhirana guuleysta ha idinkadhigo.
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 4 ай бұрын
Waa fariid ee illaahoow iyada iyo xaajigeeda isku barakeey isha cadawgana ka ilaali😍
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 4 ай бұрын
Amiin
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 4 ай бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay haysku kiin barakeeyo rasmi rays iyo ninkeeda mawliid
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 4 ай бұрын
mansha allah rasmi iyo xaajigeeda way iskusoobaxayaan allhuskukiin barakeeyo aamii aaamiin
@faaisfarhan4770
@faaisfarhan4770 4 ай бұрын
Walaahi rasmi nin ayay heshay waayo anigu aqoon ayaan uleeyahy mashaa allah isku waara
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 4 ай бұрын
Ar Mawliiid wa Nin Af gaaaban Xishonaya Mashallah Ilhay ha isku kiiiin barakeeeyo
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@HappyCircuitBoard-hv3dv
@HappyCircuitBoard-hv3dv 4 ай бұрын
Waa nin raga mansh allh illahow anagna nasii❤ kaaso kle
@Amiirkheyrwadde
@Amiirkheyrwadde 4 ай бұрын
Raaliya Ninki Helaa Ragganimo ku faaaaaaanaaa waa Raliyee alle ha xifdiyo
@Isak.a
@Isak.a 4 ай бұрын
Tan Hadley raaliyo tahay jag kasta wa raaliyo
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@aminadahirmohamed3533
@aminadahirmohamed3533 4 ай бұрын
Wlhi wa gabar qalbi fican leh m.a mowlidna waa qof dagan o dacad ah wajigise ka muuqadaa rasmiyeey ilaalso xaajikaaga waa qof wanaagsan m.a allaha idin xafido mowlid iyo rasmi❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aslidhalalbadan5136
@aslidhalalbadan5136 4 ай бұрын
Waa gabdha Aqli badan oo karti badan waxy heshay nin karti iyo daganan isku sarsday somflix waxn ku leyahy waxd so dubta bar mamush quruxbada ❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@xaliimosacda3259
@xaliimosacda3259 4 ай бұрын
Masha alaah rasmi iyo xaajigeda dad kudayasho mudan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ gulaysta
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@GlizzyDominator
@GlizzyDominator 4 ай бұрын
Ilahay nolol qurux badan sii oo isku daa Ameen yaarbi
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 4 ай бұрын
Dadkan wa dad duceesan oo walidiintoda u duceyen isha Allah idinka qabto ❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@saadiaibrahim9484
@saadiaibrahim9484 4 ай бұрын
Mansha Allah walaashey iyo seygeda Allaha isku barakeeyo
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@udgoonwehliye5811
@udgoonwehliye5811 4 ай бұрын
Masha Allah intu wareysi qadayay waa kii ugu xisaha badnaa wana kii ugu horeeyay an daawado isku waara rasmi iyo mowlid
@FarhiawarsameOmar-rm2oq
@FarhiawarsameOmar-rm2oq 4 ай бұрын
Rasmi nin Dagan ayey heshay mash Allah abaayo Alla hakuu Barakeeyo hana kuu Deesti🎉❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@fathiali1536
@fathiali1536 4 ай бұрын
Masha Allah nin ayaa Illahey kugu deeqay ee ilaasho abaayo ilaheyna nolashiina hadiin siyaadiyo farxd iyo jaceyl ❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@farahhighland8637
@farahhighland8637 4 ай бұрын
Maasha Allah family waayo arag ah oo wax badan fahansan ,waxaan dhallinta hadda is shukaasada kula talin lahaa inay Mowliid xasan faarax cashir ka bartaan,nin afgaaban ,oo caqli ilaahay siiyey,rasmi gabadh wanaagsan
@kafiosaid746
@kafiosaid746 4 ай бұрын
Mansha,Allah mawliid iyo reerkisaba wa dad wanaagsan
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@Aminasacdia
@Aminasacdia 4 ай бұрын
Mowlid wa anagoo kale introvert dadka aamusan😂😂😂
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 4 ай бұрын
Waa lamaane akhlaaq iyo dagenan isku darsadeen allow idin barakey aamiin yaa allah ❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 ай бұрын
M.a wiil diin iyo qurxba rabi kudeeqay wow ❤❤❤❤
@umu-maalika
@umu-maalika 4 ай бұрын
Allow isha niga dhawr Masha Allah horey usocda ❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@FadkaFadxi
@FadkaFadxi 4 ай бұрын
Msha alh mawliid xasan faarax dhameeye iyo marwadiisaba waxaanleeyay isku waara ❤❤❤
@NimcoDahir-x5m
@NimcoDahir-x5m 4 ай бұрын
Waa fariid rasmi rays wiil mudakara oo dagana Illahay wuu siiyey Allaahuma baarik
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@munaabukar2688
@munaabukar2688 4 ай бұрын
Gabarey hadey nolasha hore ka xumaday ha qusan abaayo wad heli midkii ku fahmi lahaa waligaa naftada ha u ogolaan in nin ku bahdilaan aad lasoo jogto
@yumna4675
@yumna4675 4 ай бұрын
Thank you ❤
@HodonMohamed-w1r
@HodonMohamed-w1r 4 ай бұрын
Mansha alah waaa marki u horysay oo wilkan codkisa lamaqlo mansha alah sasaan idinka rba noloshina prevate kadhigta saas kuwada nin wakii afgabaan maaha kii meel walba kanacnacleeyo
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 ай бұрын
Masha allaah illaahay dad iyo duunyaba barakooba laba qof oo wanaagsan oo is helay baa tihin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 4 ай бұрын
Maansha allaah tabarikallaah rasmiyeey Isha xaasidka rabi yakaa hayo noqda reerkii sii balaadha
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand
@Cadeey
@Cadeey 4 ай бұрын
Masha Allah Rasmi inaad happy noqoto ood dagto oo aad hesho nin kuu qalmo mudaan sugaayaay abaayo Allah ku barakeeyo guurkaga Mowliidoow adigana ahoow masuulka Rasmi kufaanto oo gabadhaan ino xiifdi noqda lamaano wanaagsa oo Allah dartiisaa isku jeceel guriginana guri diin lagu dhaqo Insha Allah waan idiin jeclahaay 🫶🫶🫶farxadiina ha waarto
@AmranMaygaag-ud8uq
@AmranMaygaag-ud8uq 4 ай бұрын
Maasha alaah rasmi rays fmly qurux badan ilaahay inaader gurigaaga isha xaasidka hakaaga ilaasho mawlid xasan faarax dumashi adna gabadha noo ilaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 ай бұрын
Mashaa Allaah rasami iyo sayageeda waa dad qaaliya rasmi qaali ilaahay hayasukiin daayo 🤲🤲❤️👫🎉
@FadkaFadxi
@FadkaFadxi 4 ай бұрын
Msha alh mawliid xasan faarax dhameeye iyo marwadiisaba waxaanleeyay isku waara ❤❤❤
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 4 ай бұрын
Mash Allah ale ha isku dayo wa marki igu horeysay wlhi codkisa maqlay mowlid rasmi 😢❤❤❤isku wara
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@fatimadualle1952
@fatimadualle1952 4 ай бұрын
Gbdha waa gbdh wanaagsan ninkeeda ku qancsan mansha allah
@AyanMohamed-yd5bw
@AyanMohamed-yd5bw 4 ай бұрын
Mnshallh alle ha isukiin barakeyo
@HalimaAli-sf2ww
@HalimaAli-sf2ww 4 ай бұрын
Masha Allah Very smart mowlid, Adiga iyo Rasmi ilahaye ha idine xafido iyo Gurigina kheir
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 4 ай бұрын
Mansha allaaah walalo qali waa labo qof oo is faahnsan mansha allaaah ilaahy hisku kiin dayo ❤❤❤Rasmo Reesa waa marwo qaliya mowliid nan waa inin dagan oo dhorsoon ❤❤❤mansha allaah jir oo joga waligin walalo qali ❤🤍💚💯💯💯🤲🤲🤲
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@hanammohamed2775
@hanammohamed2775 4 ай бұрын
Macha allah walashay nin mudakar ah baad heshay allaha isku kiin daayo
@filsaninah5713
@filsaninah5713 4 ай бұрын
Qoyskiina iyo qoyskasto oo soomaaliyeed alle ha xifdiyo oo habarakeeyo hada waqtigaan sidii dalku u burburey ayey qoysaqkeeniina u burbureen
@HoodoKaappa-fk2dn
@HoodoKaappa-fk2dn 4 ай бұрын
M.a isku waara dad wngsan buu ilhy isku beegay❤ilhow ana isu kaaya hagaajio jaclkayga ilhow calafna isugu kaaya dar❤
@GlizzyDominator
@GlizzyDominator 4 ай бұрын
Ilahayoow reerkaan dhib ha tusin oo nolol fiican oo abid ay ku wada noolaadaan sii
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 4 ай бұрын
Raysmi raas runtii waxaa helay rijaal masha allh rasmiyeey qoys quruxeey badan baa tihiin illhy ha isku kiin barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤ we love you
@nadaromar3598
@nadaromar3598 4 ай бұрын
Masha allah illhey ha isku keen barakeyo ❤❤❤
@FaadumoYuusuf-ds4nu
@FaadumoYuusuf-ds4nu 4 ай бұрын
Mawliid inaw hadlo maba ogayn alla maskiinsanaa😂
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 4 ай бұрын
Masha allah maag dii ilmaheeda abahood ay si sharaf leh kuwada dhaqmaya ilaahay ha isku dhaqo
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 4 ай бұрын
Allow isku barakey qoskan quruxda badan mawliid waxan leyahay dumashii ku fara adayg inanta kartida badan ee caqliga badan Rasmi waa boqorad waa Naag danteeda taqaan🥰
@naimaabdi558
@naimaabdi558 4 ай бұрын
Wow m.a rasmi hada umbay heshey ninki u qalmay Allah iskukiin dowro Nin dagan aqalaq badan xisho kamuqdho m.a
@bisharoharuun8609
@bisharoharuun8609 4 ай бұрын
M.a cawa lamaane qurux badan ayaa noo keentee mahadznid walale❤
@khadijaactive804
@khadijaactive804 4 ай бұрын
Rasmi raaliyo gd women respect your husband slways. Don,t listen naagahan guryahoda sooo burburiyy
@madinaomar3703
@madinaomar3703 4 ай бұрын
Maasha Allah allaha isku kiin barakeeyo oo farxad waarta kuwada noolaada insha Allah 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 4 ай бұрын
Allah ha barakeyo reraha Somali Oo dhan❤
@OsamanMahamud-ls2zy
@OsamanMahamud-ls2zy 4 ай бұрын
Dibi fofeee Weyel kama danbeso mah mah culus butureee walee Masha Allah guleesta damantin❤️🥰
@Idil-oy2mt
@Idil-oy2mt 4 ай бұрын
M.allah wlhi wan qiroday Allah ha isukiin daayo
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 4 ай бұрын
Mansha Allah ilahay ha isukiin daayo
@filsanabdi-c3g
@filsanabdi-c3g 4 ай бұрын
masha allah illahay ha kuu daayo xajigaga rasmi qalbi wanaagey
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 4 ай бұрын
Manshalh rasmi 😊mowlid
@saidosahal8510
@saidosahal8510 4 ай бұрын
Mansha Allah abayo rasmi waxaa tahay qof wanasan Allah kuu dhooro family kàga iyo xaajigaga aamiin Aamiin yarabi
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 4 ай бұрын
Mashallah ramsi Ray's
@SaadiaOmar-eu9qq
@SaadiaOmar-eu9qq 4 ай бұрын
Mashaallah rasmi iyo hajigeda mowlid iskuwaraa abit lnshallah❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasraabdi4507
@nasraabdi4507 4 ай бұрын
MashaAllah beautiful couple
@umuyasirumuyasir6850
@umuyasirumuyasir6850 4 ай бұрын
mansha Allah Allow barakay
@aminomoha-is4od
@aminomoha-is4od 4 ай бұрын
Rerkina alle haydin barakeyo ❤
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 4 ай бұрын
M.a family qurux badan rasmiyey xabiibti xafido xaajigaaga waayo qof aad u afgaaban edebna leh
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 ай бұрын
Masha Allah ilahay barkayo rismiya risa iyo reer kada
@AniisaAadan-w8k
@AniisaAadan-w8k 4 ай бұрын
Mash Allha ❤ isku wra❤😊
@KHADRAkHADRAHUSSEIN
@KHADRAkHADRAHUSSEIN 4 ай бұрын
Allha hakubarakeeyo inabtii qali rasmiii I love you so much. God bless you, sister.
@ramas-tz7sx
@ramas-tz7sx 4 ай бұрын
Abyo adne ilahey hakudeysto ane allah iisiyo i.a
@Raaqiyariyaaq
@Raaqiyariyaaq 4 ай бұрын
Masha allah alle ha isku kiin daayo❤
@AminaFarah-nk1fx
@AminaFarah-nk1fx 4 ай бұрын
Masha alhaa aloow barkee
@fardowzaaliadan499
@fardowzaaliadan499 4 ай бұрын
Masha allah rasmi qurux long life ❤❤❤❤❤
@hothmonhonychannel1435
@hothmonhonychannel1435 4 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@Mariamnka
@Mariamnka 4 ай бұрын
Ninkan mahadli jirin wllhi wa nin fiican oo hadal badaneen
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 4 ай бұрын
Masha allah ❤
@SundusMohamedabdunuur
@SundusMohamedabdunuur 4 ай бұрын
Masha.allh walldey iskuwara
@haniabdi3866
@haniabdi3866 4 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 4 ай бұрын
Manshallah tabarakalah
@Abdisaranvlogs
@Abdisaranvlogs 4 ай бұрын
M.a wlh farxaan weykareysatay macaska m.a alow isubarakey
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Wan salamaya Rasmi Rays iyo mowlid somFlix ba ❤❤👍
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 4 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid
@QaaliMoha-dp3ii
@QaaliMoha-dp3ii 4 ай бұрын
Masha alh rasmi iyo mowlid alh isku kiin dayo lamano quruxbadan
@mohamedabdi5181
@mohamedabdi5181 4 ай бұрын
RASMI AAMIN AMA HA AAMININ WAA RALIYO GUULAYSTA
@hindaabdulahi8329
@hindaabdulahi8329 4 ай бұрын
Masha alaah ishcala family 👪 ❤️
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 ай бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah ❤❤ 🤲🏻🤲🏻
@ladankadar2690
@ladankadar2690 4 ай бұрын
Masha allah ilahay ha isu kiin dayo
@muhiimdhuuxgooni749
@muhiimdhuuxgooni749 4 ай бұрын
Maansha Allah waa famal qurux badan
@FatumaAhmed-tl4gk
@FatumaAhmed-tl4gk 4 ай бұрын
Abdirizak and the invitation of a friend from a 🎉🎉😂
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 4 ай бұрын
Waa run Tii taasi gabadha yard in wax labaro at maamusho gurigooda
@aichaloule155
@aichaloule155 4 ай бұрын
Mashallah isku waara
@ilhamahmed5140
@ilhamahmed5140 4 ай бұрын
Manshalah alle haisu kiin barakeeyo
@umyassir3022
@umyassir3022 4 ай бұрын
Masha Allha
@DeeqoAli-w4g
@DeeqoAli-w4g 4 ай бұрын
Masha Allah my family ❤❤❤❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 ай бұрын
M.A alow iimanka ysiyaadi rasmi rays❤❤❤
@SamiyaMohammed-eu5dk
@SamiyaMohammed-eu5dk 4 ай бұрын
Mansha allh ninkan nin ka runbadan wali ma arag ilaahaysukiin barakeeyo muxu dhahay ayeydeed haday xanuusato hhhhhh
@gashireedla1740
@gashireedla1740 4 ай бұрын
Maasha allh allha barakeeyo mawliid iyo rasmi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 4 ай бұрын
M.a ilahay ha isku kiin daayo ishana ilahay ha idiinka qabto qoys ku dayasho mudan ❤
@istahilisse
@istahilisse 4 ай бұрын
Masha allah fmly qurux badan rasmi gabar adag and duma isku waara🎉🎉
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 1,6 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 3,2 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
Night routine keyga cawo Aniga iyo family isku duban 
27:29
Rasmi Rays
Рет қаралды 129 М.
AISHA OO KEENTAY CADAYNTA WIILKEEDII GALAADU KA KUFSATAY EE MAJEERTEEN
48:06
RASMI RAYS O KA SHEGESEY WALASHED NIN KA RACDEY IYO IN EY….
5:43
Somali Tiktok
Рет қаралды 34 М.
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 1,6 МЛН