Deg Deg Kenya & Somalia Oo Ka Shiraya Xaalada A/Madobe, Heshiiska Fahad & Xasan Sheekh

  Рет қаралды 32,449

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@AhmedMohamed-yu3hn
@AhmedMohamed-yu3hn 4 сағат бұрын
Xamar xaa yaala waad ku dheesheene
@maxamedxasan3150
@maxamedxasan3150 6 сағат бұрын
Somali guuleystay ahmed madoobe waa lakde
@MaxamedSadiiq-f3g
@MaxamedSadiiq-f3g 3 сағат бұрын
Asc garaad tve sxb waxa kaa maqan Taariikhda warka in aad sheegto. Think ❤
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 4 сағат бұрын
VIVA GARAAD TV HORAY U SOCO
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 сағат бұрын
Dadbuu u soo rari , ama uu dajin kismaayo xasan waa fikradiisii daldumiska ahayd, fahad na waa alshabaab ta damuljadiid, oo ah daldumiska maanta taliya, dam ilaahay idinka sii 😅.
@Idil-f6h
@Idil-f6h 6 сағат бұрын
Soomaaliya guul
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 сағат бұрын
😅kuumadoo iska jooga halkiina ha isku tagina xamar😮, wadkiinaa , ha deydayina ,😅.
@MaxamedSadiiq-f3g
@MaxamedSadiiq-f3g 4 сағат бұрын
Garaad tve sxb waxa kaa dhiman kaliya Taariikhda warka in aad sheegto sxb thin
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 4 сағат бұрын
Axmed Madoobe waa alshaab Allaha ummada Somaliyeed masiibo Allaha ku rido Amiin
@edbankhalif587
@edbankhalif587 5 сағат бұрын
Yey noo imaan
@HussienMohamedosman
@HussienMohamedosman 5 сағат бұрын
Ninkani isagaaba dawlada ka adage xasan miyaa kismaayo ka celinkara. Wariye beenaale ah
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 6 сағат бұрын
Naac naac Axmed baa fasax weydisanaya si uu Kismayo ugu laabto
@Mohamed-h3r7j
@Mohamed-h3r7j 2 сағат бұрын
Somaliland iyo South Somalia keebaa u eeg DAL Somali ah.
@DahirAngar
@DahirAngar 6 сағат бұрын
Warkaas maaha mid dadka Somaliyeed u cuntamaya beelaysi Jubaland oo lagu wada nool yahay, sidaas darteed kumade ha ka tanaasuleyn inay kaligood ka tashadan Jubaland.
@alimohamed6918
@alimohamed6918 Сағат бұрын
Imaaratka wa kan isku dirayo Soomaaliween Malin walibana Waxey isku diran hogamiye Gobeledyada baahan iyo dowlada Marka talada jogto. Waa cudr kransar ah imaraatku.
@AbdiAdanAshkir
@AbdiAdanAshkir 6 сағат бұрын
Afku kuqaloocay Mw maaha ee waahogaamiyaha Usc
@AbdiAdanAshkir
@AbdiAdanAshkir 6 сағат бұрын
Ahmed dhuxulayte iyo Xasan Magafe waa.labo kha inwadan
@adenelmi615
@adenelmi615 4 сағат бұрын
Fahd wax macna ah oo uu ku leeyahay siyaasada ma jiro. Wax aad ka hadasho ayaad wayday.
@thatsrighttv170
@thatsrighttv170 5 сағат бұрын
Ahmed dubai buu jogaa caawa,haku daalin lol
@MOHurayra
@MOHurayra 3 сағат бұрын
Hanbalyo zxp 600k
@AhmedMohamed-yu3hn
@AhmedMohamed-yu3hn 4 сағат бұрын
War beenta bilaa micnaha ah sharaftaada bay tirtiraysaa mise sharafba mataqaanid
@AadanmaxamedCabdi-q4o
@AadanmaxamedCabdi-q4o 5 сағат бұрын
Waa eey iska hadlaayaan wariyayaashaan iska aamusa qabiilbaa madaxa idin kagalaye
@abdulaahikulmie5570
@abdulaahikulmie5570 4 сағат бұрын
qashinkas hala so racdeyo wax dhax dhaxadina ma jirto
@adansantur4677
@adansantur4677 4 сағат бұрын
Waa wada khanisiin tuugo , mooryaan
@NimcoAstur-z2i
@NimcoAstur-z2i 5 сағат бұрын
Weligaa axmed lidi kutahay
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 5 сағат бұрын
Asc Asxaabeey Xasan Siyaasad Xume hada Jaanis ayuu ku heeys taa Axmed Madoobe waa in uu san ogolaan in Axmed Madoobe uu san Kismaayo ku soo Noqon hadii taas loo hoos galiyo qaab Qabiil ee uu heshiis ka qaato Axmed Madoobe waa laga Guuleestay Xasan Siyaasad Xume Maanta Jaanis ayuu ku heesataa Axmed Madoobe, tan kale Fahad Yaasiin haduu la heshiiyo wuu ku abaal dhacay Habar Gidir na waxaa u furan in aay iyagana si toos ah u la Heshiiyaan Farmaajo kulana Diriraan Xasan Siyaasad Xume oon Maanta heeysan Hawiye iyo Daarood midna hadeey Habar Gidir garab siiso Farmaajo Xasan Madharge uu isga tagay Somalia Hawiye na Xasan Madharge weey ka aar sadeen wuuna dhacayaa Allaha naga hor wareejiyo Xasan Madharge Aamiin Aamiin
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 4 сағат бұрын
Madherge Waxaa Ah Axmad Oo Kaligis Isdoortay Ma Gefana Waa Axmad Oo Alshababa Madaxwyne Xasan Sheikh Asaga Soo Noqonaya Ka Nax Ama Ooye Kkk Habargidir Maayaa Farmajo Dooraheysa Ma Markalow Koboha Ku Duugilaay Dalxureye Madxwyne Xasan Sheikh Siyaasadi Laga Waayo Maba Jirto
@AbdullahDanwaa
@AbdullahDanwaa 5 сағат бұрын
Beenale
@mrcobra645
@mrcobra645 5 сағат бұрын
Nacalad baa kugu taal ummada benta ka da axmed geda naar cid u fasax ugu bahan yahay ma jirto
@edbankhalif587
@edbankhalif587 5 сағат бұрын
Waa been
@MaamaKeyf
@MaamaKeyf 3 сағат бұрын
BEENAALAYAAL BUKA
@AbdiAdanAshkir
@AbdiAdanAshkir 6 сағат бұрын
Xasan dhiiqo iyo naag dhilo ahiba hadba ninkii danbeayayraacan
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 4 сағат бұрын
Caaydu Waa Calyo Qofki Caaytamana Ah Dhiiqo Iyo Calyo
@KadarkadarKadar-y4h
@KadarkadarKadar-y4h 4 сағат бұрын
Beenaale huuraale uuf
@ShaaftoAli-kt5vs
@ShaaftoAli-kt5vs 2 сағат бұрын
Beenawaas
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 6 сағат бұрын
Beenalee xarami
Когда Трамп договорится с Путиным?
29:35
BBC News - Русская служба
Рет қаралды 65 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Somalia oo war xasaasi ah kasoo saartay Itoobiya & Masar- Guul cusub
14:22