Prosperity can only come through the promotions of an atmosphere of peace, coexistence and shared resources that's a subject need to be understood clearly to move Africa forward❤
@IbrahimKhaliif-h6b4 сағат бұрын
Kuma uu dhaco abii doolow dad baa leh waana la ogaan doonaa waxaa ka dhasha
@foosiyohassan1473 сағат бұрын
Xasan iyo xamse alaha uhiiiliyo
@rocky4066Сағат бұрын
Waa yaabee doolow MA itoopia iskaleh?!!
@KadarkadarKadar-y4h2 сағат бұрын
Doolow ma hooyadiin baa leh
@HiboXasan-ni7em2 сағат бұрын
La Turquie il peut donner chez eux Éthiopie mais pas chez nous, les dirigeants de chez nous quelle malédiction qui nous arrivent ❓️❓️😱😱🇸🇴🇸🇴😭😭😭❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴😪😪😪
@MohamadDahir-wg6gx5 сағат бұрын
balaad weene wan ku farxasan nahay
@FatimaAbdirahmaan2 минут бұрын
Awalmar.kay.heeysatayma.ayadaalahayd
@IbiEntertainment3 сағат бұрын
Hassan Danaha Somalida uma wado ee ReerKiisiii uu asal ahaan kadhashay ee ETHIOPIA 🇪🇹 AYUU LA’JOOGAA WUUNA BOOQDAY INUU ARIMAHA KA’WARBIXIYO SIDA UU U KHIYAAMAYO SOMALIDA UGUNA FUDUDEEYO DAMACA ETHIOPIA 🇪🇹 ISAGA IYO MADAXDA MAAMULADA OO ISLA WADA OG 😢😢 QABIILKA ABGAAL uu sheegto waa sirdoon ahaan loosoo carbiyeeyey dalkana loogu hayay si uu isku ekaysiiyo odayaasha deegaanka waxaana loo socdaa waa qofkii u saxiixilahaa Ethiopia 🇪🇹 badda iyo barriga iyo wixii cadow Somaliya ku ah laakiinse waxay BEESHA ABGAAL ogaanayaan marka magacooda dhul iyo bad Somali loogu gacan galiyo Cadowgeena inshaAllah iyagaana dili annagu ciidanka dhalinteena dalkan difaaceeda ayaan heegan u nahay Hassanna waxuu dooni ha’saxiixo sida kuwii kufaarta ee ka’horeeyey ay ugu saxiixeen qaarna ay soo horkaceen ilaa caasimadii loogu’gacan galiyay waana laga adkaaday iyagoo barooranaya isla Hassankan ayaa soo celiyay walahi una sharciyeeyey inay xuduudada qabsadaan iyo biyo xidheenada meelwalba si hadhow biyaha Ay Ethiopia 🇪🇹 u’xidho wabiyada oo lacag looga’qaado Somalida Hadsan ayaa u fudeeyey Farmaajona waxuu u ansaxiyey ciidamo iyaga ka’ilaaliya kacdoon oo shicibka la’cabsi galiyo siiba xoolo dhaqatada looga saaro deegamada wuuna la’ogaa kenya 🇰🇪 markay duqaynaysay isagaana ogolaa sabab ciiidanka ilaalada ayaan isnaqaanay Farmaajo waxuu ka’soo xidhay Jabhadaha Ethiopia 🇪🇹 la’dagaalamaysay si loo cabsi galiyo oo Maamuladana kahor farmaajo Ethiopia 🇪🇹 ka kaalmaynayay iyo Ogaadeen gudaheeda oo Oromo liyuu bilis lagu abuuray si ay u wiiqaan ONLF jabhadii iyaga dhexdooda ayuu Cadowgu galiyay Sirdoonkooda oo lagu dilay kuwii halganka daacadda ka’ahaa hadhowna ay bateen basaasiintii sordoobka ay isku’dhiibeen walahi waa xaqiiqda maantana khayraadkii iyo dhulkii SomaliGalbeed waxaa ku bilaabmay in si fudud loogu gacan galiyo Cadowga oo Cagjar oon dhiig Somali lahayn lakeensaday iyo kuwo Adisababa jooga oo soomaali sheeganaya laakiinse lasoo carbiyeeyey walahi. Hassana wax walba ayuu wadaa Cadowga inuu u fuliyo InshaAllah una hirgali mayso wuuku’hungoobi oo wadkiisii ayuu soo dadajinayaa bi’idnillah iyo Owlaadiisa oo la’ugaadhsado ayuu uga dhaxlay dunidan walahi geesiyadu way ugaadhsan meelwalba dunida haku dhuuntaan inshaAllah intii Diintab Islaamka 100% Somali aan nahay alhamdulillah iyo shicibka Somali dambi ka’gasho ama ka’gashay way diiwaan gashan yihiin inshaAllah waa lagu maxkamadeen iyo qolooyinka Xerada XALANE fadhiya ee Arsenal maalgaliya InshaAllah way’holci doonaan iyagoo kabaha laalaadinaya ayay Somaliya iyo badaheena ka’carari’doonaan sida waligoodba aan ugaga adkeen bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼
@ER-qw6fh4 сағат бұрын
Dolow Dadkii lahaa ayaa gacanta ku haayo amxaar iyo itobiya wax ay wareejin karto iyo wax ay ka tahay ma jirto
@salaadnuurcabdi79093 сағат бұрын
Weriye, marka la soo gaabiyo: East Africaan community waxa loo qora: E.A.C. ee ma'aha: E.I.C. oo ah sida qaldan oo aad adigu ugu dhawaaqdo. Mahadsanid.
@rocky4066Сағат бұрын
Afsoomaaliga iska sax sida
@FaadumomacalinxuseenFaadumomacСағат бұрын
Alla been batanaa😂
@sahramohamed71134 сағат бұрын
Been
@ZAEegege5 сағат бұрын
Meine Glatze hat mehr Spielraum als mein Dating-Profil, und das ist völlig in Ordnung💝