Wll SOMALILANDER ayaan ahay Muusena MOU gij isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo oo waxaas isagay u darnaan oo walahi Madaxtooyada ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab🤲🏼
@SafiaHussein-v4q13 сағат бұрын
Cirow ha utagin abii axmed yuuna mushkulad lugaha kuu galin
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Suheila2211 сағат бұрын
Garad TV waxaa rabtiin maa noo sheegeysiin xagee ka xisbiyo la aqoon sanyahay ee jira somaliya.
@SafiaHussein-v4q13 сағат бұрын
Abii kusiin meyno bad iyo dhul midna, ninkii awal kala heshiiyey xilka waa ka tagay
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@jamahussein686012 сағат бұрын
Ayaa walaaqaya somaliya? Ma xasan baa mise waa basaasiin gudaha somaliya ku jira?😅. Waa yaab,😅.
@saiidmoalim559611 сағат бұрын
CIROOW NINKAAS YUU KU SIXRIN. EITOPIYAANKAAS ....... ISKA ILAALI
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@axmedwarsame-c6o4 сағат бұрын
soomaaliland waa mid madax waynahan la doortay wuxuu ka shaqaynayaa sidii citiraafka loo hali lahaa halka ugu dhawna waa MOU ga jabuuti iyo soomaaliya waa cadawga kawaad ee soomaaliland hadii madax waynuhu tago jabuuti ma fadhiyayo kursagaani u dooranay ku biyo caba cadawga soomaalilan
@IbiEntertainmentСағат бұрын
@ Orom qudhmuun naga aamus xalaashaa meesha wada haslaysee, garacda Ethiopia 🇪🇹 hadal uma yaalo ee orodoo musqulaha ii soo maydh, saxuuntana soo xal kadibna orodoo soo tuugso basaas yahow Gowrac ayaad sugaysaa walahi InshaAllah Ethiopiana dagaal ayaa inoo soo socda ee diyaar ii noqo hubkaagana anaa kaa furan ilee waligaaba waan kaa adkaa alhamdulillah buurahii qalalnaa ayaan kugu celin walahi iga qor hadalkan ma’foga walahi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SuldaanSiyaad-v8z14 сағат бұрын
Ciiro haanoqdo kii soomali miidayn laaha
@Hassan-gn8ok11 сағат бұрын
Insha Allah somalia mid ah oo gamcaha is wada gabsata, khayraadka wada wadaago, curadkoo(Mogadiscio) khayraadka gaybiya
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
InshaAllah wll❤️
@maryami229911 сағат бұрын
Qof iyo cod maxaa loo diiday
@nuhmohamed752114 сағат бұрын
WAXAA LA GAARAY XILIGII EEYNU QABIIL KA GUURI LAHEEYN OO EEYNU QARAN U GUURI LAHEEYN. GUUL
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@salmaanabdulahi296714 сағат бұрын
Badu waa dambiwayn in la siiyo itobia muusana hore ayuu ugu jabay
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
masha Allah ducadayadi oo la aqbalay guulban uguso ducaynayna somalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue14 сағат бұрын
Dhamaan waxa wadanka haystaa waa calooshooda u shaqaystayaal gunaysiga iyo adawga soomaaliya u shaqeeya
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mahadcalishiiq-dd5zx14 сағат бұрын
Soomaaliland xumaanta iyo naceyb ey wllhood somaliya uqabaan mawaxey gaartay in eyxiraan cilanka soomaaliya halka ethopia la ogoltahay
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Ahmedcismaan-y1i2 сағат бұрын
Ha Ka yaabin Jabuuti iyo dawladda no fadhilantay ee Somalia in Somaliland la.hdasho
@Seinab-pt7io15 сағат бұрын
Ha aadin Ethiopia hadii kale adoo sixran oo dhul iyo Bad cusub soo saxiixay baad soo noqon ee afhayeenkaaga u dir.
@AB333East14 сағат бұрын
Itoobiya sixir way ku dheereeyaa
@IbiEntertainment6 сағат бұрын
Wll SOMALILANDER ayaan ahay Adeerkay Muusena MOU gii isagay ku ekayd oo baarlamaanka xitaa lama keenin sidaasaa qashin qubka loogu daray MOU xaaraanta ahaa ilaahayna cadowgeena hana’garansiiyo ee Ethiopian&Kenyan inshaAllah Cirrona waligii yeeli maayo wixii dhaxalkeena shar noogu ahaa oo waxaas haduu Cirro soo celiyo walahi way u darnaan oo walahi Madaxtooyada Hargaysa ayaa hoobiye lala’dhici meedkiisana dibadaan u soo tuuraynaa laakiin sidaan u arko Cirro waa oday wadani ah oo cadowgiisa og alhamdulillah ilaahay khayr hanooga dhigo Cirro yarab oo shicibka Somaliland nabad kadhaliyaa iyo walaalaheen Somalida oo idil InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AbdioSheikh-j3j9 сағат бұрын
Mirror wt ang for u
@beryalex179815 сағат бұрын
beeem weeena subxanallah
@ahmedabulnujum87489 сағат бұрын
Nasiib wanaag Soomaaliya ha noolaato
@halimaahmed217915 сағат бұрын
Sarkaalkaan doorkii hore oo ay Ahmed M ishayeen Farmaajo sheekadan oo kale ayuu sheegay cadeyna ma keenin
@faataxodadwaadhamaadey771514 сағат бұрын
Abdiraxmaan Asagaa is duqeynaya oo dowlada canbaareeyah
@MohdAbdi-f3c24 минут бұрын
Bainaly
@mulkiosman782849 минут бұрын
Waa yaab Somalida ma haddey Muslim noqoneysaa 😡 Hooyinka Somalida soo Qoraan ma soo baran maxase Naga Galay Af Carabi 😡 Waar ilmahiina ugu Dadaala sidey Wax u baran lahaayeen CILMI EEY KU SHAQEESTAN 👍🏻 QURANKA Barta ILMAHIINA
@mulkiosman782830 минут бұрын
Alla Hassan Dhiiqo Ciilanaa 🫏🫏🫏 bal wuxu ku Fakaray Waar Ninkaan ma oga Miyaa Nimanka Darood 5TA 👑❤️ haddey Xataa is Dilayaan ineysan Gacan Cadow eey san iska iibsan ❤ Ma waxuu u maleeyay Nimanka 5TA DAROOD 👑❤️ Doqonka Xamsa waxaan u ma leeynaya waa Garac Hooyadiis Oday Darood madaxa u Galisay 🤣 Waxa eey Shirbeyeen Abgaal ayaan maqlay 👂 AROOY DAROOD DOQON MA DHALO HADDU DHALANA DABKA KAMA KACO 🤣 HADALKAS WAXEY KA WADEEN DOQONKODA XATAA KA CABSO 😱🤣🤣🤣
@ahmedosmen4572 сағат бұрын
Dhakhdaa bal dhegeyso waxay ku hadlayso.... Naayaa waxaan ku idhi, somaliland horay u socotaa mana ka baryeyso ictiraafkeeda cidna Somaliya walaa Ithoopiya, waxaana shaabada loogu dhufanayaa UN iyo Ta AU & EU ba doorashadaan ka bacdi VIVA SL long live, cid la xidhayna ma jirto ma waxaad mooday mooryaanland meesha adeer reer kulmiye iyo wadani waa isku mid wax dhacayaana ma jiraan waxaana kuu markhaati ah 10 doorasho cod iyo qof ah baa ka hirgashay SL ilaa 2001kii, muddo 24 sanno ah dhakhyahay la wasaa (4 doorasho madaxweyne, 3 doorsho baarlamaan, afar doorasho deegaan iyo doorasho distuur/referadum) ,,,Bal eega idinku sidaad tihiin dib baa loogu celinayaa somalia xornimo gaadhsiintii 1950gii ee UNta.. ama waa la kala qaybsanayaa