Xildhibaanada fiqqi kudhqgan waajaajuusiin Ethiopia soo dirsatay
@keyzibrownlive1896Ай бұрын
Hala leyo xiliwanada somalia waa munafiqin dalka ayaga ayow ka hagagi layahey
@TaaroAliАй бұрын
Wasiir fiqi waxaabu diidan yahay inay xildhibaanadii koonfur galbeed ay u safrikaraan maamul goboleed koodiiye sidee ku ogolaanayaa inay wadan kale u safri karaan sideese lagu aamini karaa waxan uu umada ka dhaadhicinayo?hadiise la adkeeyay ma isagaa adkeeyay mise aduunka ayaa ogaaday tahriibtan casriyaysan ee dawlada somalia sida dadban uga shaqaysan jirtay ee la ogaaday?hadiise arinkaasi ka dhab yahay oo isagu adkeeyay maxaa loo geeyay dawlada kenya oo loogu aamini waayay wasaarada duulista iyo hawada ee somalia oo ay dawlada talyaanigu ugaysay dawlada kenya iyo haayada ekawo loogu celiyay wasiirku waa iska hadle qiyaali kunool ah?
@MunaJama-n9jАй бұрын
Muuse ayaa ku wasaa saqajaan xun oo Daarood ah
@cabdiimn6510Ай бұрын
inta keenta mooshinka. Xildhiwaan. Noo soo dhig sawirkoo da Mahad sanid,
@IbraahimCawil-qe6buАй бұрын
Faysal waxa wajaley muuse iyo ina kaahin marku diidey in uu garxajis uu weeraro ayey fajis u dhigeen labada dhiigyo cab