ugar gaar walalkaga wa hees cod n laxan laga dhargen leh jooqle waa fanaan qaran wadani ayad tahay
@barotech40157 жыл бұрын
walhy Aad Ban U Xanuun Sada Heestan Markan Dhagaysto walhy alha haku Caafiyo Abwaan Qali ah My Legend Jooqle Shire Jaamac ilaaahow Somalida Samata Bixi
@calijacaf41209 жыл бұрын
gar gaara walahiin runtii waa hees qiiro leh
@nasramohamed1038 жыл бұрын
mash allah waa hees qiiro igalisay
@nasteexaladan59969 жыл бұрын
Waaa hees qiiro badan Mahad sanid Alfanaan jooqle 👍👍👍👍👍👍👍👍👍😘😍😘😍😘
@rayaanxcrahman43434 жыл бұрын
reallY song wlhi adduun❤❤
@mahamudhassan1727 жыл бұрын
jooqle waaa wadani naxriis badan inaba caadi ma ahan allow Ku caafi
@mohamuttaptullahiali57099 жыл бұрын
masha alaah sxb qali ah cabdulahi shire jooqle
@LADANfahiye Жыл бұрын
😢😢😢waruun
@cabdallaomar96247 жыл бұрын
waa wadni dhab ah unaxa una naxariista dadkiisa iyo dalkiisa
@axmedmaxamuud31757 жыл бұрын
nin iyo waagii aduun dharaariba waayeheed kuwii waafiga ahaa shalay dadka ugu wacnaa ayaa weedoobayow bukoodoo wiiqmaye mantayna lagu wiiqsada waxba u dhiman lagu yirah
@salihasaliha-ww8gs Жыл бұрын
Walalaxayow jogle xal ku danbeye
@samsunggrandprime73449 жыл бұрын
afkaga cano qabow lagu qabay fanàan somaliyed ilaahey haku dhowro abalkaada magudi karto somali lkn ilaahey janada haku geeyo ayan kuleyahy ani ifkane nabad iyo farxad kujoog
@fatimafariido6127 жыл бұрын
Nin iyo waagii Adduun Dharaariba waayaheed Kuwii waafiga ahaa shalay Dadka ugu wacnaa Mantana lagu wiirsada waxba u dhiman lagu yiraa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@soo79717 жыл бұрын
Walhi qalbgena ay garty si ween
@nomoretalk78512 жыл бұрын
Dharaariba waayeheed😏
@dhaadeey19 жыл бұрын
Yes
@Hbx-ci3bm Жыл бұрын
See noqotey indra❤❤❤🌚🌚🌚🪐🌘🌚🖨️📡💰🪜💎🔭♻️🔰♻️♻️♻️♻️✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇹🇷🇶🇦🇵🇰🇩🇯💲👁️🗨️👁️🗨️🔛🔝🔜📫📭📮📦🩺🦠🎞️📺📸halkii bari 🎁❤❤❤❤⚠️✅♻️♻️♻️♻️