GARGAARKA DEG DEGA SITEEY QOSOLWANAAG IYO AXMADEY ABUUBAKAR RIWAYADII KIBIRKII BEERTA

  Рет қаралды 48,933

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

Hadii Aad Nagu Cusubtahay Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
my:web
qaraare1.blogs...
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ abdirashiidqaraare
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

Пікірлер
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 6 ай бұрын
Axmadey allaha unaxariisto xamar wayo waayo waqtigii wanagsana
@nejiyes3616
@nejiyes3616 2 жыл бұрын
Masha Allah Ahmedey Abuubakar allaha unaxariisto aamiin
@QaraareMusic
@QaraareMusic 2 жыл бұрын
aamin
@nejiyes3616
@nejiyes3616 2 жыл бұрын
Sitey qosol wanag xamar cadey ay imaday hasodhaweyo❣️❣️❣️😍😍💘💘
@anwarcabdulahi4968
@anwarcabdulahi4968 3 жыл бұрын
Xasusti banadiriga thanks you
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 Жыл бұрын
Fankii hore ee banaadiriga waxa uu ahaa mucjiso runtii inta dhimatay Ilaahay ha u naxriisto inta nool Ilaahay ha xafido Dad waa dadkii hore fan waa fankii hore ❤🙏❤✅ 11/6/2023
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 6 ай бұрын
Dad ilbax oo reer magaal ah xamar wayo waayo.
@decaafrica8017
@decaafrica8017 2 жыл бұрын
Qaraara.musi.mahadsanadiin.kuli.wixii.qaraara.music.ka.shaqeenaa.oo.dhan.mahadsanadiiiiiiiin.❤👄❤❤❤❤❤
@QaraareMusic
@QaraareMusic 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@sheikhnuurshariifkulou3269
@sheikhnuurshariifkulou3269 3 жыл бұрын
Ilaahow Unaxariiso Axmadey Abuubakar Alcamaari Insha Allaah
@nurabdi6399
@nurabdi6399 10 ай бұрын
Amiin
@siidcali2145
@siidcali2145 3 жыл бұрын
Mahadsanid qaraare
@nassermuse9694
@nassermuse9694 2 жыл бұрын
HestaaN 'xaan raadshey! 1992 xusuus WEYN
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 жыл бұрын
Dadkiinna heestaan noo soo daayay waa mahadsantihin....Maskaxdeyda ayaad u raaxeyseen kheer allah haydan siiyo.....Haleey soo gaaro Gar_Gaarka degdeggaa? Jaceelka xanuun badanaa!
@sheikhnuurshariifkulou3269
@sheikhnuurshariifkulou3269 3 жыл бұрын
Soo Gili Axmade Auubakar Wixii Kale Kaa dhiman Mshadsanid
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 3 жыл бұрын
Kibirkii Farfan Saaray Jeceelka Ruwaard Xasuus Mudan......halee soo gargaaro
@mahdinuur81
@mahdinuur81 3 жыл бұрын
AUN axmedey Abibakar al camari iyo siteey codod aan laga xiiseyn mahadsanid Eng abdirashiid
@joonshariif1913
@joonshariif1913 3 жыл бұрын
waaw ala yaacisak riwaayad qiimo badsn
@omarsharlot6312
@omarsharlot6312 3 жыл бұрын
Fiktadii ustaad axmadeey abdi gaadhaan
@sanweyne100
@sanweyne100 3 жыл бұрын
Kibirkii beerta Erayadii Axmadey Cabdi Gaashaan iyo laxankii Maxamed Nuur Akhiyaar. Codadkii Axmadey Abubakar(AUN) iyo Siteey Mohamed Sheekh Ahmed (Qosol-Wanaag)
@Qaali12
@Qaali12 3 жыл бұрын
Illahow ku naxariso, fanan cod cajib’ah leh buu ahaa
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Gargaarka degdegaa ayuu yiti axmadeey jaceeyl gargasr loo codsadey mafududa macbuidkoow
@joonshariif1913
@joonshariif1913 3 жыл бұрын
libaax laba maahin
@fahamshorts6548
@fahamshorts6548 3 жыл бұрын
Gargaarka degdega ah Golahii caafimaadkoow
@xasansiidi1169
@xasansiidi1169 3 жыл бұрын
💌💌💌💌💌💘💘
RIWAAYADDI FIKIR IYO FARAX JACEYL
43:50
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 95 М.
Hees Lyric siteey qoslwanaag maamadi idhashaan (Official Audio)
6:24
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 90 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
NEEFSADEE AXMED SHARIIF KILLER IYO SITEEY QOSOLWANAAG RIWAAYADII FAL XAASID
7:10
Axmadey Abu bakar ||  Heesta Hallow May Maqlaysaa With Lyrics
3:49
Keydka Heesaha Somalida(MudugBoy)
Рет қаралды 13 М.
RIWAAYADII MASHAAKILKII JACEYLKA QEYBTII 1 WAAD
17:26
SHARIIF MEDIA
Рет қаралды 34 М.
Siteey Qosol Wanaag iyo Axmadey Abuubakar
5:43
Xiiso TV
Рет қаралды 71 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 36 М.
RIWAAYADDI SHAN U YAR HA'I SHEEGIN
49:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 30 М.
AXMADEY ABUBAKAR (QAAHIRA)
6:34
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 19 М.