No video

Garissa | Sooyaalka Magaaladda ugu wayn dhulka somaaliyeed ee ay haysato kenya!

  Рет қаралды 93,033

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy:
Whtsapp: Wa.me/905059092303

Пікірлер: 329
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 ай бұрын
Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy: Whtsapp: Wa.me/905059092303
@AliyaMohamed-ht4ew
@AliyaMohamed-ht4ew 4 ай бұрын
Ustaad labada magaalo ee Wajir & Mandera kasoo hadal. Mahadsanid
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 4 ай бұрын
northern frontier district ( NFD) waxaa kaka haboon southern frontier district ( SDF) swbta hadaa NFD dhahtid waxaa kaka soo cabir qaatatay in ee Kenya kaka mid tahay swbta markii dhulka Kenya ka joogo north ( waqooyi ) ayee kaka xigtaa waxaana dhahtay uun waqooyiga Kenya lkn hadaa southern ( koonfur ) isticmaashidna waxaa muujisay in ee dhacaan koonfurta Somalia
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 4 ай бұрын
Somali galbeed kasoo hadal plz 🙏 qaabka loo qaatay aan ogaane dhulkaas ayaa zaaid uweyne ... plz waaberi _ media
@MaxamedXasan-zd1hy
@MaxamedXasan-zd1hy 4 ай бұрын
Mudane Koorsoyinka si Aan u barto laptop ma u bahanahay mise telephone keyga ku baran Kara ??
@smaliwolf
@smaliwolf 3 ай бұрын
Coursooyinka hadii aad adiga Sharxeeysid “waan xiiseeynayaaa inaaa barto dhamaan coursooyinkaaga”
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 ай бұрын
Ragii xiniinyaha lahaa waa dhinten nacasiinta nool oo aan Anigu ku jiro dumarow hana guursanina ee iska noolada oo rag kale guursada sababtoo ah geerida nin ka baqaya waa gabar gar leh
@user-xz3wc1rs2q
@user-xz3wc1rs2q 3 ай бұрын
Waynu nahay rag ha is dhiibin isma dhiibin anigu ilaahay kaalmo ayaan kasugaya
@techjeezto
@techjeezto 3 ай бұрын
Go aan qado qalad maha 😂
@user-pc5fn9lu8m
@user-pc5fn9lu8m 4 ай бұрын
Kenya waan ka arasan doonnaa soomaaida dagta nfd siiba haddaan nahay reer wajer Waa ineynu aarsannnaa
@Hassan-us8pi1pb1x
@Hassan-us8pi1pb1x 4 ай бұрын
Dad 4.5 loo kala qaybiyay iyo aarsasho waa kaaf iyo kala dheeri marka hore hala midoobo dhamaan somalida jareer iyo jileec hadaad run qabtaan lkn inta aad ukala qeybsantihiin 4.5 wax aargoosi la yiraahdo ma majiro
@user-pc5fn9lu8m
@user-pc5fn9lu8m 4 ай бұрын
@@Hassan-us8pi1pb1x waa runtaa sxb lkn soomaali hadda lagama sugayo iney midoowdo ilaaheey waa kayreli balse umaleynmaayo
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 4 ай бұрын
Sxb reer n, est way qanacsanyiin kenyan nimadooda wayo waxy arkayaan waxa ka socda somalia maxad ka aarsan markaa ader isla nasta 5ti somali way kala danysteen ee adinka somali idinka tashaty ha dhegdanaanina ee awrkiina rarta nimankow Somalialand, jabuuti, jigjiga, danooha raacdeeen wayo meel looso xooso maba arkaan idinkiiba gudimo af leh isu sita, waxan ku leeyahy "AWRKAAGA RARO REER ADUUN LAGU HESHIIN WAAYE"
@user-pc5fn9lu8m
@user-pc5fn9lu8m 4 ай бұрын
@@faisalabdi1187 Wali raja ayaan leeyahay ah ineynu noqon karno umad kamadax banaan gumeysi oo dhulkoodu xor u ah waanan Gaari doonaa inshalla NIMAAN AARSAN UURKA HOOYADII BUU KUJIRAA
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 4 ай бұрын
Insha Allah wll somali xor ah ayaa tahay marka ay somalida dagto nfd oo dhan adi cml xor noqdan ban aarsaneyna from mudug somalia
@abdiazizdahir949
@abdiazizdahir949 4 ай бұрын
Wow hada ayan garissa joga oo aan kadawanaya😍
@Princehishaam
@Princehishaam 4 ай бұрын
Same here😂 bro
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 4 ай бұрын
Buulade illen muqaalka xfdaha garrisa buulo ka bilowdan magaca ka maqle 😂
@Maxamuud-lm9sq
@Maxamuud-lm9sq 4 ай бұрын
Free garisa from puntland garoowe
@AhmedMohamed-lf2yx
@AhmedMohamed-lf2yx 4 ай бұрын
Mxa wow ah marka tariiqda Xanunka badan ine ku xanuunjiso Maehen
@apdallaabshir
@apdallaabshir 4 ай бұрын
Muslim matahay
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 4 ай бұрын
Aadbad u mahadsanthy ustaad waberi please kusoo xeji Harar, Diri dhaba magaloyinkas somalida lagala wareegay oo tarikhdodi la qariyey.
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 4 ай бұрын
Maanta waa magaladena Garissa miya ustad Abdirahman waberi 😂❤❤ mahasanid ♥️
@sahalduale7531
@sahalduale7531 4 ай бұрын
Haa 😂😂 U felt included 😂
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 4 ай бұрын
Nio garisa oo dhan ma somali baa wada degta mana jiraa mamul qof somali ah oo idin mamula
@abdullahidrogba3166
@abdullahidrogba3166 4 ай бұрын
@@Kingmohan123. Haa soomaali ayaa maamusha ayaga wax walbo ka ah
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 4 ай бұрын
Has sxb
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 4 ай бұрын
​@@Kingmohan123.waa dhul somaliyeed sx dad somaliyeed ayaana maamula oo lagaso doorta
@Hassan-us8pi1pb1x
@Hassan-us8pi1pb1x 4 ай бұрын
Soomaalida waa dadka dunida ugu liidan meel dhinac walba waa dad ay kenya iyo itoobiya gumeysta waana natiijada 4.5
@Akhyaar142
@Akhyaar142 4 ай бұрын
4.5 kulaha hhh waliged somalidu dad ma ahen
@yussufduale3747
@yussufduale3747 4 ай бұрын
Gariisa uguma wryna walal dhulka somaliyeed e wajir aya ugu dhuul weyn
@ahmedmohamedlukman4926
@ahmedmohamedlukman4926 4 ай бұрын
Yeah 👍
@abdisamadmuhumed9328
@abdisamadmuhumed9328 4 ай бұрын
Dhismaha aya laga hadlaya by area mahan
@ahmedsirat828
@ahmedsirat828 4 ай бұрын
Dhul lagama hadline administrative ahan laga wadhaa it’s the leading
@AbdinajibAhmed-qm5ip
@AbdinajibAhmed-qm5ip 3 ай бұрын
Garissa is the leading broh kubali ama usikubali😢
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. 4 ай бұрын
Wlhi waa xanuun Dadkeena Somalia waxaa weli guumeysta Kenya iyo Ethiopia 😭😭😭 I.a waan ka xoreen doonaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️
@princenuradiin4707
@princenuradiin4707 4 ай бұрын
Waaberi media the only KZbin an ogu jeclahy❤
@CabdiXaashi33
@CabdiXaashi33 4 ай бұрын
Hanuunye ❤
@Somaaali428
@Somaaali428 4 ай бұрын
Ndf lama yidhaahdo gaarisa iyo dhulka kale ee somaaliyeed ee san gadhuudhigu ka taliyo waa Nfd waxaa ula baxaday kenya iyo gumaystihii bixiyay, insha allaha waanan soo ceshan doonaa
@engmohan1423
@engmohan1423 4 ай бұрын
Magaceeda saxda ah maxaa la yiraahdaa wllo
@Somaaali428
@Somaaali428 4 ай бұрын
@@engmohan1423 tusaale”markaad muqdisho joogto haragaysa waxay kaa xigtaa wooqiye galbeed ma tilmaamatid jihada ay kaa xigtee haragysa uun baad tidhahdaa hadba gaarisa iyo dhulka kale somaaliyeed kenya haysto waxay kaa xigaan markaad muqdisho joogto koonfur galbeed sidaa darted magac gooniya oo la yidhahdaa ma jiro gaarisa , madeera iyo wajer dhul somaaliyeed hadba jihada ay kaa xigto ku tilmaamo hadaad gaarisa ku gabsatan kaba fiican Mahadsanid
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 4 ай бұрын
​@@engmohan1423koonfur bari somalia iney tahay ayaan jeclhy wll maxasuusto lkn waan ubadinaya wll
@KatraAbdalla
@KatraAbdalla 4 ай бұрын
​@@engmohan1423 koonfur galbeed baa la dhahaa lkn marka la eego soomaaliyada number 7da ah baay iyo bakool baa koonfur galbeed noqonayo
@Rashka26
@Rashka26 4 ай бұрын
​@@engmohan1423 Koonfur galbeed baa la dhahaa
@Jamila-zs1dt
@Jamila-zs1dt 4 ай бұрын
Wow so happy to see 😊😊😊 waiting alot for this day big fan fo wabari from Garissa
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 4 ай бұрын
A/Rahman waa Go’b and pure Somali. Insha Allah riyadeenii Somaliwaym way rumoobi doontaa insha Allah wlaal.🇸🇴🇸🇴
@Suleiman2
@Suleiman2 4 ай бұрын
Cabdiraxmaan qaabka aad u tabiso wararka ku saabsan dhulkeena LA haysto waa qaab ka marakacaya inaad tahay Somali xalaal ah
@ogaaldheehid40
@ogaaldheehid40 4 ай бұрын
Mashallah mahadsanid wa mesha an kaso jeedo sii xeel dheeri kudhehan tahay ayad dhabti walal abdirahman u fahfahisey shukran ❤
@user-qe6wf5tz7x
@user-qe6wf5tz7x 4 ай бұрын
Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴
@Jamac20
@Jamac20 4 ай бұрын
Ha xorowdo Dhulka somaliyed NFD 🇸🇴❤️
@hibogabow4534
@hibogabow4534 4 ай бұрын
Wankaĺabadbate wlhi😅😅😅❤❤❤ garissa cadey😅😅😅😂😂magalada an kubermo kucudhudestay ❤❤ ustadow manta mowducan sanbu share kuaadhay🎉
@abdimajiidabdirizak9622
@abdimajiidabdirizak9622 4 ай бұрын
insha allah hada nahay dhalinta somalia waqti un wan so celin dona 😊
@Clrisaak
@Clrisaak 4 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedeliasahmed8256
@mohamedeliasahmed8256 4 ай бұрын
Waa magalada naga maqan goor ay ahaato wan Soo celine
@XamseXariir-jo4nl
@XamseXariir-jo4nl 4 ай бұрын
Insha alaah. Zxp
@Umu.Abdullahi20
@Umu.Abdullahi20 4 ай бұрын
Kkk xage la geyna marka
@MahamudBasas
@MahamudBasas 4 ай бұрын
somalia ayadha usutanshanladhee xagee dhulka Kenya ee usomari rabtaa ogoow kenya was no something called 4.5
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 4 ай бұрын
Hadaa somali nahay meelwalbo maku dulmanaaneenaa subxanallah dhaxdeenana waan isku xoog waynahay😢
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 4 ай бұрын
Haraar kaso hadal ustad mahadsanid✔️🙏
@aminamaxamed8058
@aminamaxamed8058 4 ай бұрын
Ilahay janada ha ku geeyo waanu Soo cashandoona Inshallah
@rumanfarah2399
@rumanfarah2399 4 ай бұрын
MashaAllah wll mahadsanid inad gurigey igashekeyso manta wajer iyo manderana wankasugeynaa ❤
@abuusudeys
@abuusudeys 4 ай бұрын
akhii waabari muuqaal kasoo samee dhulka xabashida gumaysato ee somaali galbeed
@MaxamedAminFaray
@MaxamedAminFaray 4 ай бұрын
Marnaba ka hadhi mayno dhulkayaga iyo dhiigayagaba!!! Waxa lagu soo celin Karo dhulkeena waa dagaal iyo ragganimo.
@nimcanaksi2569
@nimcanaksi2569 4 ай бұрын
😂
@user-si5dt9pv4y
@user-si5dt9pv4y 4 ай бұрын
​@@nimcanaksi2569 naa maxad ku qosli😊
@AyubAli-qg2hf
@AyubAli-qg2hf 4 ай бұрын
ugu dambeyn magaladeydi ayaa lasoogarey. mahadsanid ustaad
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 4 ай бұрын
In Sha Allah markaa qabyaaladda iyo Qaadka daroogada ah iska deyno oo aan si guud isku cafino waxaan soo ceshan karnaa dhulkeena iyo dadkeena
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 4 ай бұрын
Yaa ila bayac tamaya o ila dhiisaya dowlad lagu dhisaayo sharafta islamka iyo karamada umada somaliyed o socelisa awoodi layabka lahaayd e lagu yaqanay umada somaliyed Dawlad ciidhibtirta jahliga qabyalada kala qoqobka dhaliyara sonaliyed waxan ugu baqaya hurdada ka.kaca melkastod joogtan From hargaysa somaliya.🇸🇴💪🗡
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 4 ай бұрын
Maad iska tiraahdid muqdisho ayaan kasoo jeeda ileyn wey kaa muuqataa inaad tahay reer xamare reer hargeisa hadalkaasi ma dhahaane.
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 4 ай бұрын
@@jirdemaxamed6206 maa aqaano beenta wllo
@AbdinajibAhmed-qm5ip
@AbdinajibAhmed-qm5ip 3 ай бұрын
​@@jirdemaxamed6206midasa been eheen sxp anigo rer garissa kudashe ayan halkan kaog cuqdada ey iniqaban dadksi rer landers, lkn rabi hanimideyo #amin❤
@zuhuura6219
@zuhuura6219 3 ай бұрын
Nasiibdaro wlhi xiligas dowlad laga cabsado amarkeda lafuliyo ayan heysanay lkn hada shacab ayan nahay Yaarrabi markale nosoceli sharaftii Soomaaliweyn 😢🤲
@SaaqeeySaaqeey
@SaaqeeySaaqeey 4 ай бұрын
Garisa anaa joogaa. Maanta
@SaidAbdullahi-cv3il
@SaidAbdullahi-cv3il 4 ай бұрын
Mambo😢
@AbdinajibAhmed-qm5ip
@AbdinajibAhmed-qm5ip 3 ай бұрын
Hada wxa dece wey deceen al muhiim wadankeyagu amni ayan kuhasanaa kolley waxa saa logalle waun rer wajir hadana ayagaa wax cuqda maqaban, hada wadanka shaqo iyo amni wanukuhaysanaa i.a madaxwenana wan iskudaenaa from garissa❤
@cristiano-x1g3f
@cristiano-x1g3f 4 ай бұрын
ilaa dalkeygi Ereyga Qabiil ka Masaxmayo Maankooda Dhalinta sookoreysana lagu abaabinyo Kacaanka iyo Qaran nimadu wlhi baan ku dhaarte ineysan heer farta ugu yar la eg gaareyn NFD Taariiqdooda aniga maqlay ookaliya oo aan dhalan xuiligas ayaan ka Xanaaqay bal kwrn Ragii ciilkas Labaday ugu dambeyn Somaliyey Dadkeena iyo dhulkeenaba aan jeclaano❤🇸🇴
@engmohan1423
@engmohan1423 4 ай бұрын
M,a aad baad ugu mahadsanthy ustaad warbixitaantad quruxda bdn
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 4 ай бұрын
Ilahay haw naxaristo marxuminta u dhimatay somalinimada waana loo aari doonaa insha Allah 😢
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 4 ай бұрын
Sxpiyal aan ku salino rasuulkeena scw scw scw scw scw scw scw
@kunaguero7313
@kunaguero7313 4 ай бұрын
Tnx ustadh waaberi. Hda Garissa kaso salamaya 💯
@odaydhanaane
@odaydhanaane 4 ай бұрын
Taan iyo mantaa ooo cawaa latagan yahay wlhi waxbo ma dano 1980 😭
@FardowsaMohamed-yf2ls
@FardowsaMohamed-yf2ls 4 ай бұрын
In asageen nagumaystaan waxa keenay waa diinteena oo aanu ku dhaqankeeda ka tagnay iyo 4.5😢
@Abdiwali_Hero
@Abdiwali_Hero 4 ай бұрын
Muuqaal ka sameey. DHULKA SONALI WEYN oo dhan mahadsanid
@MaxamedXasan-zd1hy
@MaxamedXasan-zd1hy 4 ай бұрын
Mahadsanid istaad dhalinta aya soo celin doonta dhamman inta dhul maqan
@shoodhedool3452
@shoodhedool3452 4 ай бұрын
XAGEEN KAALA SOO XIDHIIDHA WAXAN DIYARU AHAY INAN BARTO CORSOYINKOO DHAN
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 ай бұрын
Halkanaad iska diiwan galin kartaa Koorsooyinkeena waaberi Academy wll: Whtsapp: Wa.me/905059092303
@ibnucarab4786
@ibnucarab4786 3 ай бұрын
Alow iga dhig kii xoreynlaha aamin❤
@user-rs1re8bx8c
@user-rs1re8bx8c 4 ай бұрын
Waan idin aari dona dadkaygi somaliyed ee meshas Ku nafwayow idinkana alle ha idin wada naxaristo waxa balan ah inan dhulka ku daro hadu alle awoodas i siiyo
@janaaleciiisedaud
@janaaleciiisedaud 4 ай бұрын
Hadii aad so badiso muqalada nationalism ka ah waxa ay sababi karta in aynu sharafti iyo cisigi somaliyed in dib lo raadceeyo.
@xaalicabdi-vc7sz
@xaalicabdi-vc7sz 4 ай бұрын
D5 ha diyaar garooban walipa ssc khaatumo duulan ay kenya ku qaado wlhy kenya oodhan inay dhulbahante gacanta ku dhigaan 5 saac xitaa kuma qadan doonto
@hazaamhakim3053
@hazaamhakim3053 4 ай бұрын
😂😂fikir canjera
@omarabdi4989
@omarabdi4989 4 ай бұрын
Adigiba shalay isaaq o qabiila laga xoreyey ilowshiya dhawida 😂
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon 4 ай бұрын
Can we live in reality bro? Kenya is not somaliland. Why shouldn't you guys focus to make somalia great. How can we reunite when somalia itself is in ruins?
@Funny_vidios4
@Funny_vidios4 4 ай бұрын
​@@Billcl8nyoncan u speak somali
@MkhadarAbdi-kt2vp
@MkhadarAbdi-kt2vp 4 ай бұрын
Waaan soo ceshan doonaa dhulkaas
@Boqorka.figradaha
@Boqorka.figradaha 4 ай бұрын
bal Sawiro 100 sano kadib kismaanyo wadanke Hoostagi Doonta . Hargeysana wadanke Hoostagi doonta .
@Akhyaar142
@Akhyaar142 4 ай бұрын
Hargaysa Ethopia kismayana kenya
@bishardoolal1904
@bishardoolal1904 4 ай бұрын
Wax badan ayn warkaga dhagaysaty ano melo kle jooga balse manta garissa ayn kaala socda gulayso bro Midna ogada somaliyey cadowgena 1ad wa gumaystihi ingiriska aha
@cabdulahimaxamedhassen3737
@cabdulahimaxamedhassen3737 4 ай бұрын
Zxp kasoo Hadal Dawladena Dhiig ka kanacsatada ah ee manta ka jirta Gayiga soomalida
@user-hl6yi2bs7e
@user-hl6yi2bs7e Ай бұрын
Garissa cadey 🎉 Halkan nigasalama🙌🤘
@abdihakimabdilahi4017
@abdihakimabdilahi4017 3 ай бұрын
Xukumadii reesal wasaare cigal 😮 mxd uga hadal qabsaty 😊 wr cigal halyy bu ahaa 🤩 cigal amark mdx wynaha ayu kusocdee wax uu kligi laha ma jirin 😂 bester bd thy wx xun so gudbiyee😮😮
@Caaqilkamedia12
@Caaqilkamedia12 4 ай бұрын
Waxn aminsahey Kenya ciidankida wlh mamul gobaled puntland ama somaliland hadi lagu fasaxo in ey diranayan wyo kenyanku wa fuley dhigoda arkin i.a Garisa jigjiga hargeysa Jabouti malin cawale waka tageyna Somalia ❤
@maxamedaxmed3270
@maxamedaxmed3270 4 ай бұрын
Aamu hooyadaa iyo somaliland teedii ba wase magaca noo dhig adeer malaha waxbaa kaa siyee
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 4 ай бұрын
@@maxamedaxmed3270Wx dhintay ayd thy
@user-fc8kb8mv7v
@user-fc8kb8mv7v 4 ай бұрын
Annaga hanoo sheegine usheeg dowladaan daciifka ee gumeysiga umadda soomaaliyeed gelisay war Kenya hadda kismaayo ayeyba haysataa soomaaliya ninkii damiir leh eexilligaan kunool ciil ayuu kunoolyahay wadankeenna gumeysi ayaa meelwalba haysta sharaftii dalka kuwaan hadda nadaxda sheeganaayo ayaa dhulka lagalay lkn ilaahey ayaa noogu badali doono kuwa dalka unaxo gumeystahana xaaqo insha allh maleeshiyaadka hadda dalka joogana waa lamaxakamadeyn doonna insha allh
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080 4 ай бұрын
❤ Hadda Ayan jogaa Garissa Cajib
@ameennikke
@ameennikke 4 ай бұрын
Haaf Million 🤌🏼 coming soon
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 4 ай бұрын
Nfd waxaa dhaama somali galbeed ama somalida kenya waxa nolol dhama somalida itopiya tusale jigjiga iyo garissa dhanka kabayasha dhaqala waxa ka hor marsan in badan jigjiga ta kale nfd waliged kamaso bixin halyey geesi ama gabyaa amaba abwaan ama xata fanaan ka dhashay ma jiro tariikhda sido kale nfd waxa lagala dagalay in ay iskulada ku dhigtaa maadada Af-Soomaaliga taso ka dhigtay inay noqdan dad aan si sax ah u qori aqoon afsomaliga xaga somal galbeed ay ismamul yihiin iskuladodana madoyinka cilmi bulshe suugaanta afsomaliga iyoxisabtaba yihiin afsomali fasalka 1aad ilaa 8aad Allaha u gar garo walalheen nfd
@user-pc5fn9lu8m
@user-pc5fn9lu8m 4 ай бұрын
Soomaalida Kenya waa ka aqoonbadanyihiin kuwa ithiopia waana dad wax bartay Xagga afsoomaaligana lahjad unbeynu duwannahay kuwa ithiopia gabay iyo fanaan,nimana Laguma noqodo halyeey Any waxaan ubaahnnhay inaan midoowno hadda inaad kala sareysiiso laba soomaali ah waxba Soo kordhin meyso soomaali galbeedna waa lagumaystaa nfdna waa lagumaystaa
@ogadenfuture5569
@ogadenfuture5569 4 ай бұрын
Sugaaanta waxay Kala simanyihiin reer koonfureedka
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 4 ай бұрын
@@user-pc5fn9lu8m aqoontu may gaadhsiiso meel aad sheegayso? jigjiga iyo garissa farqiga u dhexeya wad aragtaan ee aqonta ad shegayso may kaga baxaan dambayntan sido kale sayid cabdile xasan amxad gurey iyo rag kalo badam wax oo kaso baxay somali gapbeed wax matarayaal bay ahayeen miyad iledahay hadayse ahayen say tarikhda ku galeen mida kale gabay iyo sugan wax ma tarto wa adiga leh ee seen ku ilaashan dhaqankayga suugaantayda iyo waxan ahay iyo dadnimadayda hadanan ilobo oo labo eray oo ingiris ah aqon moodo oo anan lahayn ta kale aqomta ad shegayso may ku hormaran wa kuwa qaxooti ahaanta u jooga Dhulkoodee ee un ta ku quudisee
@abdishakuraitong3396
@abdishakuraitong3396 4 ай бұрын
Ina adeer anaa joogo nfd waxa aad ka hadashayna wan cambareynaya anu waligey bidix iyo midig uman dhafin nfd af somaliguna cid iga badisa ibay jidho umaleyn maayo
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 4 ай бұрын
@@abdishakuraitong3396 anu shakhsi kama hadlin ee bulshaan ka hadlay addonyahow la gumaysto
@deeqyare2897
@deeqyare2897 4 ай бұрын
Somaaliyeey hurudooy 😢😢😢
@gamgkaofficial6687
@gamgkaofficial6687 4 ай бұрын
My home kenya
@Hamzeeeeeeeee
@Hamzeeeeeeeee 4 ай бұрын
Asc SXBYAAL CAFIMAD KIINA ❤
@zakariyezakariyemustafcali
@zakariyezakariyemustafcali 4 ай бұрын
Ani waan faayaa sxb adigane
@Hamzeeeeeeeee
@Hamzeeeeeeeee 4 ай бұрын
@@zakariyezakariyemustafcali fcn bro
@muniiramandeq9713
@muniiramandeq9713 4 ай бұрын
#Qabilwanaclad dhalinyaro qabiil aya qerkeen inaga rebe
@URURKA-UBAD
@URURKA-UBAD 4 ай бұрын
Waxaan saami kuyeelan garissa oo sumadeeda cawaale lasaaro🇸🇴💙
@januarySl2024
@januarySl2024 3 ай бұрын
Waa magaalo Sawaaxili ! 60 sanadood ayaad hurudey. Ma hadaad hambabertey doqonow !
@user-jj7ty1cp6u
@user-jj7ty1cp6u 4 ай бұрын
Gaarisa Somalia no more gumeyste madow uk ayaa munafaqada keentay
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 4 ай бұрын
Wll waaberi, Wajeer na kasoo hadal fadlan....ayada ka cumri deer umaleyn..😊
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 4 ай бұрын
Taariikhda garissa caadi ayaan u heynaa ninkii ugu horeeyey oo Degay, beertii iyo gurigii ugu Horeeyey ee beentaada wado !!.
@user-bm4sr8cc3d
@user-bm4sr8cc3d 4 ай бұрын
Best youtuber in somali
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 4 ай бұрын
Asc sxp cumar
@yussufduale3747
@yussufduale3747 4 ай бұрын
xasuuqa wagalla e wajir ka dhacay february 1984 e besha dagodia e degta wajir lagaga dilay in ka bdn 5000 qof maahn mid aan ilobi doono malin un wan ka aarsan doona kenya
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 4 ай бұрын
Siyad bare marki garisa laxasuqi rabay wuxu yiri cidanka sogalayo halka wajiir kufirsaday somali afweyne ba mesha taalo digay qabyaladiste bu aha macangag ah
@Maxamuud-lm9sq
@Maxamuud-lm9sq 4 ай бұрын
Malin unlama rabee maxaan hada qabanaa nio
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon 4 ай бұрын
​@@Ahmedmahadcaruusma la huba taas? Aniga rer Wajeer ayaan ahay laakin wali ma maqal .
@Cabdi23
@Cabdi23 4 ай бұрын
Waa wax laga xumado 😔
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080 4 ай бұрын
Wow bula mzuri Ayan jogaa ❤❤
@abassadan2541
@abassadan2541 4 ай бұрын
😂 jareerta laaya
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 4 ай бұрын
Mahadsanid taliye
@Geedaqorowmedia-ko5pi
@Geedaqorowmedia-ko5pi 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaadi
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 4 ай бұрын
That’s my townhome
@Ajuraner
@Ajuraner 4 ай бұрын
Plz next greater somali
@abriischannel3344
@abriischannel3344 4 ай бұрын
Waberi thanks my home garissa ❤❤❤
@cismaanmaxamed5257
@cismaanmaxamed5257 4 ай бұрын
Iam first person
@user-jc6fd1hd7u
@user-jc6fd1hd7u 4 ай бұрын
Good jobs 👌
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 2 ай бұрын
waadmahadsantahay wll
@amritaismail
@amritaismail 4 ай бұрын
I am second comment
@princenuradiin4707
@princenuradiin4707 4 ай бұрын
I am firt kwrn🤣
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 4 ай бұрын
northern frontier district ( NFD) waxaa kaka haboon southern frontier district ( SDF) swbta hadaa NFD dhahtid waxaa kaka soo cabir qaatatay in ee Kenya kaka mid tahay swbta markii dhulka Kenya ka joogo north ( waqooyi ) ayee kaka xigtaa waxaana dhahtay uun waqooyiga Kenya lkn hadaa southern ( koonfur ) isticmaashidna waxaa muujisay in ee dhacaan koonfurta Somalia
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 7 күн бұрын
Hadeer taana caruurtii yaryarka ahaa waxay lee yihiin Kenyan ayaa nahy nasiib daro😢😢
@halimanoor9621
@halimanoor9621 4 ай бұрын
Viva garissa
@ZakayoHassan
@ZakayoHassan 4 ай бұрын
subxaanAllah war wajeer ayaa kaweyn Wajeer Mandera Garissa Wax waliba wankaa maqli jirey hadane mawaxa ikeentey manta waqoyi bari Kenya garissa ayaa uweeyn 😂😂😂😂
@saadhussein5466
@saadhussein5466 4 ай бұрын
Soomaali aduunka waakuciilanyihiin waxey gumeysi ugu jiraan qabiilka hadey midoobaan soomaali aduunka kudulmanmajirilaheyn
@Dhaxdhigtee
@Dhaxdhigtee 3 ай бұрын
From bula xagar 😮
@samatermahamed4080
@samatermahamed4080 4 ай бұрын
Waa soocelinaynaa sha alaah
@mohamedbillow8828
@mohamedbillow8828 4 ай бұрын
Maxan isweydin jirey maxe kenya kismayo iskulehesiyan
@moskajunior5480
@moskajunior5480 4 ай бұрын
mandera next plz
@zakiabdirahman3996
@zakiabdirahman3996 4 ай бұрын
Anagu somli diid ayanu nhy dad comantiga ka qorya somali wyn ayan arkya mrka ma so socono anku e ha nagu Tashanina lkn guul idin rajaynaya hdad dagaalntan
@Maan-Hage
@Maan-Hage 4 ай бұрын
Sàas ay tahay dadkan somalida ee halkaa dagan lagama karo kenyan nahay I don't the reason
@rumaanmaxamud7236
@rumaanmaxamud7236 4 ай бұрын
wllhi ciil ayaan la ilmeyey dadkii godobtaas naga galay ee sidaas arxan darada ah dadkeenii u gumaady ayey maanta siyaasinteenu u daba dhaqaan ood moodaa wlladood 😢😢😢😢
@CAZKA7
@CAZKA7 4 ай бұрын
One like ❤
@abdulkadirkarshe1148
@abdulkadirkarshe1148 4 ай бұрын
97/ 100 Doorashadii ahayd oo Aduunka laga Maamulayey ingriska Ayaa diidey ( xoritul qowl) lawaa.
@ogadenfuture5569
@ogadenfuture5569 4 ай бұрын
Garissa ❤❤❤
@abdulwewe4189
@abdulwewe4189 4 ай бұрын
wax walbo oo an somarny wanku qancsanhy kenya is my country 🇰🇪📍 no more somali daba oroddomalida aad shegeyso ayadAyaabam
@MUUSE967
@MUUSE967 4 ай бұрын
Ustad next mandhera
@QAACILYRICS
@QAACILYRICS 4 ай бұрын
Magaalo OGADEN
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 4 ай бұрын
Qabil inta ku ordayso og hakuxoreyannyagiba itobia iyo kenya gumaystane cilbadana xolahatahay was
@ahmedcade1534
@ahmedcade1534 4 ай бұрын
Wadanka somalia wxaa laga ilaaliyaa dhulka gumeystaha heysto
Xayndaabka Philadelphia Muxuu muhiim u yahay oo la isugu haystaa!
10:49
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
LIVE: President Biden touts "Investing in America" agenda in Michigan
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 113
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 45 М.
socdaalkii xasan guuleed
5:58
Jabuuti TV
Рет қаралды 1 МЛН
Maxaa sidan oo dhan la isugu haystaa masaajidkan | Ayasofya
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 86 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН