Garmaqalka Askari waano u dilay Saaxiibkiis.

  Рет қаралды 15,679

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@Somali12222
@Somali12222 Күн бұрын
Inaad adigoo askari ah hubki qaranka ku dhiibay looguna talagalay inaad ku ilaaliso naftaada tan saaxiibadaa iyo tan shacabka somaliyeed amnigooda inaad si xaq daro ah qof nafta u dhaafisaa waa dulinimo waana dil toogasho waxaad doonto aqri waa iga fakatay dheh uma wadin dheh inaad qof aanan hubeysneyn qori ku taagtaa ayaaba ah isku day dil dilkina waad fulisay oo naf ayaa goday shahiidkaas allaha u raxmado qabriganaa allaha u waasiciyo waxu ku baxay gacan Doqon aanan kala garaneyn qiimaha uu lee yhy askariga walaalkaga ee aad u wada dhaarateen inaad goob ku wada shahiidaan ama aad cadowga ciribtirtaan ✌️✌️✌️
@ameen317
@ameen317 21 сағат бұрын
Soomaaliya hanoolaato🎉waa wadani Ilyas shiine🎉❤❤❤❤❤❤
@toptech1061
@toptech1061 Күн бұрын
Bolis militaaro askulistayaal miya bismilaah Emirate wuxu tawabaro qeer malahan
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 Күн бұрын
Good job.
@SMATransport
@SMATransport Күн бұрын
Wey iga fakatay miyaa ku jureyna lacgti la turaye miyaa asne halagu fakiyo
@CabdikaremColaad
@CabdikaremColaad Күн бұрын
Halo dilo
@CabdulaahiShiinecabd
@CabdulaahiShiinecabd Күн бұрын
😢😢
@ahmedraage9823
@ahmedraage9823 Күн бұрын
Askariga iyo taliyihiisa maxa dhaxgeliyay any wey Ilaah ha u naxariisto
@abdulqadirabdirisackisse8292
@abdulqadirabdirisackisse8292 Күн бұрын
Sxbkiis buu ahaa
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 Күн бұрын
Kuwaan loogu yeero lawyers, ama Qareeno, mar walba in ay difaac muujiyaan, sax miyaa? Ayadoo ay iska cadahay danbiga dhacay?
@shakaaldaimond1104
@shakaaldaimond1104 Күн бұрын
Niyahow waa sharciga Gacanta lagu qoray EE law GA loo yaqaan lakiin fiqiga iyo Diinta sidaas ma qabto sadex markhaati oo caqli leh ama cadeymo cad waa Dil wax dood ahna ma lahan lakiin doodayaasha lacag ayey qaataan si ay khiyaali ugu murmaan
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Күн бұрын
Anigu fikirkeyga waxa waaye Askariga balwad lagu arko ama jirkiisa laga helo ruqso io dhaqan celin ha iskugu daraan Sharuud ama sharci adag malahan Dowlada soomalia kaliya mawaxaaa shaatiga io qoriga looqate in dalka lagu bur buriyo Dadkana lagu dhaco ma intaas ayaa la idinku sootawa baray maraa dhaxdiina isdishaan mar aa Maatada io masakiinta korkooda isku dagashaan oo isku xabadeysan Anigu ugand io Ethopia waan tagay walibo dalka Ethopia Askariga markii jag boonti joogo Looma ogolo qori kaliya ul ayuu wataa io baskoolad qof shacab ah maku gumaadi karo kuma dhici karo macno daro kuma dili karo xitaa haduu gacan kuu qado adigo askariga Ethopia ah mataban kartid kaliya sharciga ayaad latiigsan War mooto aan hada kohor wate marka jaam baajire saas ay tahay samafaraha,,maan sugin waayo Dadka shacabka mesha ay marayan baabur ama mooto looma ogolo anigu waqtiga aan ku cusbaa bey ahayd Mesha Dadka shacabka ayaan soodhax gale askari baa iqabte wuu iwade Asigo anigo mesha joogo ayuu sawiro cadeen io vedio iga wada qaate ayuuna mootada gadaal iiga raace ayuu Taliyihiisa iigeye Xukun io xabsi ayey isku key daren waayo wayna icun suryeenayen,,Alx Waan kasoo shaqeste,, Maanta 22sno jir 2,mooto looga shaqeeyo baan ahay io Kaalin shidal io Timo jaro looga shaqeeyo baan ahay Alx ilaa south africa, io musanbik waregaaye waayo Hooyo io aabo waligey duni kuma arkin saas ay tahay Abti io Ayeeyo ayaa boos kaste iibuxiye maanta waqti ay garabkeyga taagnayen maanta aniga ayaa Ah tiirkooda oo udub dhaxaadka ah
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m 16 сағат бұрын
M.a broo alh unaxaristo aaba iyo hooyo hada ka hor ado ka hadaly ogaa shabab aa dilay umaleena m.a gnacsigana alh ku barakeyo bro waxa jeceshahana alh ku siiyo
@Ashwar-l7q
@Ashwar-l7q Күн бұрын
Abduqaadir Ciise Mey
@AbaasQaliif-z2l
@AbaasQaliif-z2l Күн бұрын
War ninkaan sow cali fara wayne maaha😢
@BaderAlmer
@BaderAlmer Күн бұрын
Xabad isma dhaaman dhamantood waa wada mooryaan xaqiiqa😢😢😢yaab dheh islaaye dumada alle ha idinka badbaadsho
@jeeraar8405
@jeeraar8405 Күн бұрын
War niyow allaha mabadeeyo muqdisho markad aragto kiisaskanoo kale Wlh waxad ogaan inu mesha sharci iyo xaqaoor kajiro
@KDAdeed
@KDAdeed 14 сағат бұрын
Hala dilo gacan ku dhiiglaha
@omarahmad5053
@omarahmad5053 23 сағат бұрын
Waar mooryanta halga saaro ciidanka niin hadiba lalaahadlo xabad gu jawabayo wamaxay 😡😡👹
@amiirqoone5140
@amiirqoone5140 Күн бұрын
Iyaah 🤔 askar mahanwaxn Amarka diidayo waa tuugo ahayen 😂 marki hore qofka intan askari lagadhigin background kisi hore wainlahubiyo oolasobadho ayaalobahnyahy lknse nin markisii hore tuug aha askarilagadhigayaa yabadnaa
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Күн бұрын
Subxana laah malin walba hadi will ladilo kidilyna ladilo caqli mahane xal oahortag ah silo helo maxa loo sameyn wayay istor lagu xareyo hubka ila howlgal kujiro moyee
@jeeraar8405
@jeeraar8405 Күн бұрын
Hadana saa looxukumin bari unbu ninkale hadana way igaga fakatay odhan lahaa
@siradm
@siradm Күн бұрын
Khasaaro! Allow hana soo joojin, annaga iyo inti muslim ah
Taliye amarkiisa ladiiday iyo dil dhacay.
13:40
Somali National Television
Рет қаралды 5 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 115 М.
Waxaan Booqday 5 Jasiiradood oo aadan waligaa Maqlin - Saylac Part 2
15:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 16 М.
DEG DEG Amxaar & Oromo Khawaarij ah- Garmaqalka Maanta.
16:24
Somali National Television
Рет қаралды 120 М.
Askari Dhuunta Xabad uga dhuftay Saxiibkiis kala Tirsanaa Ciidanka- Garmaqalka.
9:04
Somali National Television
Рет қаралды 4,1 М.
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso..
25:04
Somali National Television
Рет қаралды 68 М.
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 179 М.
Caleemo-saarka madaxweyne Donald Trump | Qubanaha VOA
24:58
VOA Somali
Рет қаралды 70 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН