Waliba waxaan qabaa in aan BALADWEYNE LAGU MAXKAMADEYN LOO GUDBIYO XAMAR LKN WAA FIKIRKEYGA GAARKA AH
@osmanahmed978012 күн бұрын
Looma gudbinayo lagama yabo in nalo dowladeyo sxp 6 wiil nalaga dilay kuwana lagama yelayo
@shuuriyecali817612 күн бұрын
WAA TAARIIKH LAMA ILAABAAN AH WALLAAHI WAA ARINTII UGU FIICNEED EEY QABATO DAWLADDU XABSI ADAG HALA GALIYO HALNA LA CIQAABO KUWA BAXSADKA AH IYAGANA YAAN LAGA HARIN wanteed halaga DHIgo QOFKII SOO SHEEGA TUUG ISBAARO DHIGANAYA LACAG HALOO BALAN QAADO QOFKII MEEL UU KU HOYDO SOO SHEEGA ASIGANA abaalmarin hala siiyo Wallhi hadii ey waayaan meel ey ku hoydaan iyo meel ey ku nastaan
@Abdi-y3w12 күн бұрын
10 xirik ok wyy
@fadumoabdi559512 күн бұрын
Subxaan Allah war dadkaan diinta bara war dhalinyarada tuugadaan oo dad dhibataynay ka qabta waa mooryaan waa tuug
@CumarCabdi-x7d12 күн бұрын
Baladwayne miyaa la isku maxkamadaynayaa waa guul
@Alicabdalla733212 күн бұрын
Maxkamada Maloo wayy hool ay ku shaqeyso
@abdirahinabdiwahid700712 күн бұрын
Somalida weliged geed hoostis ku garami jirtey maxad iskaga dhigeysa reer galbeed adeer buushkaga ku qanac. Waxaadan heyn waxaadan heleyn aya laga so qaada. Iiman alle uur buuxiye
@Alicabdalla733212 күн бұрын
@abdirahinabdiwahid7007 reer galbeed cuqdad la dhaho kugu dhacdaye ma hool qurxan Oo dadka loogu shaqeeyo hala dhiso baa wax xun ah
@MaxamedSanka99-qm6mg12 күн бұрын
Guul m.a
@warsameali513312 күн бұрын
Dil toogasho
@AbdinaaasirMohamud12 күн бұрын
Duruufta in ladhaco safareyda keenty maxaa waaa
@khadarsaalim890312 күн бұрын
Marmarsiyo waye
@waberihassan786712 күн бұрын
Lacaagta dadka ma idinka uu dhibtay ooga inta idin leeg mad shaqeysatin bila edaab bila naxaris ah ciiyal suuqin aya tahay umada somaliyed halaga qabto
@FILM.AFSOMAALI12 күн бұрын
War kan PKMka watey maxaa ka qaldan ma inuuu qorigiisa gato ganacsi ku sameesto
@osmanahmed978012 күн бұрын
Inan leska dhaafo hadey isbarada ka tagan maxa loo xira marka