Garnaqid Sacdiyo iyo Wadaadadii ka Hadlay Sh Xassaan Abu Salmaan

  Рет қаралды 20,132

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

Жыл бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
/ @imamshaficimedia
imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
t.me/imamshaficimedia
imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
vm.tiktok.com/ZMLKNYwJo/
plz share, subscribe, like and follow
Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshaficimedia/734
2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshaficimedia/240
Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
• كيفية استخدام مايكروسو...
8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
• كيفية استخدام المكتبة ...

Пікірлер: 45
@nuuradiinxasan2958
@nuuradiinxasan2958 Жыл бұрын
Alle ayaa mahadle isagaa sheekh xasaan na siiyay iyo Galladoo dhan
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Come on my dear sheekhs shake up this messed up islamic world
@Ibrahim-ik7vl
@Ibrahim-ik7vl Жыл бұрын
Kheeyr allaha siiyo shiikh xasaan
@naasirmacruuf5636
@naasirmacruuf5636 Жыл бұрын
Xaqa ilaahay baa ku waafajiyay sheekh xassaan dadko dhan waxay kagaso horjeedan waa runta aaad shegayso majiro caalim somaliyed oo sida aad xaqqa u cadeynayso u caddeeya, cimri dheer ilaahay haku siiyo
@fuaadcaligaraad8595
@fuaadcaligaraad8595 Жыл бұрын
الله يبارك فيك
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Sheekh xasaan runta siduu indhaha uga rido ayaan jecelaahay anigoon waxyaalo badan ku waafaqsanayn waanan jecelahay
@islamchannel7385
@islamchannel7385 Жыл бұрын
حكيم هذه الاءمه شيخنا حسان حفطه الله ورعاه
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
Illaahey caqliga iyo cilmiga hakuu dhowro Qofka raba in uu wax fahmo wax waad u sheegtey Sheydaana, calmaani iyo munaafaq awalan kheyr galeyn
@maxameddhegacade4212
@maxameddhegacade4212 Жыл бұрын
Waa runta shiekh
@maxameddhegacade4212
@maxameddhegacade4212 Жыл бұрын
بارك اللَّهُ للك
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Allaha kudhowro
@HassanOsman144
@HassanOsman144 Жыл бұрын
جزى الله الشيخ خير الجزاء
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 Жыл бұрын
Allow kuxafid
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
يا أمة ضحكت من جهلها الأمم.
@liikariye7231
@liikariye7231 Жыл бұрын
Runbaan kugubaranay alaha cimrigaga barakeeye
@Mustafa-gg5kj
@Mustafa-gg5kj Жыл бұрын
dimuquraadiyadu waa diinta shaydaanka iyo dajjal . DOQON UUN BAA FAHMIIN !!!
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
Libaax
@bakaraden8897
@bakaraden8897 Жыл бұрын
ماذا الله
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 Жыл бұрын
Bimilahiraxmaniraxim waxaa layaableh umadaa wada muslika ah ee shaigi ilaahay baalmaray ee dortay habarta reer qomunlu ah bales hadanay garaneen awesome miyanay imika ucadaan waxay tahay.siday dadkasi ama qomkasi kaga badbaadi cadho ilahay madam ay ufadhido shacidejinti oo masuul ugatahay malayinta qof waxan leyahay hadaan layska eeryin cadho ilahay baa kudhaci wadanka iyo umadaba
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 Жыл бұрын
Ileen xasan gurguurte wuxuusan arintaan oga hadlin, awood uma leh
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Жыл бұрын
Caamaa ku hareerahsan iyo waxaas intaad ka baxdo, inta Sheekha uu sheegay wax ka khayr badan haddaad hayso inuu sheeg
@noorjimale684
@noorjimale684 Жыл бұрын
Xasan gurgurte kulahaa sheekh wax cynaya 😂
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
ADIGANA WADAADOOW IYO CAAMADA KUGU HAREEREEYSAY KAWAR HADII LIDIINDHIIBO XAGEED GEEYNEEYSAAN?
@abdALLAH-pm6im
@abdALLAH-pm6im Жыл бұрын
Adinka calmaaniyiinta ah lixdan sano ayaad na heysataane xageed wax geyseen ? Maxaase idinka dhaxalne oo aanan eheeyn hoog iyo halaag.
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
100% meesha eey hada joogto meel ka fiican Gaariga hada sheydaan darawalka ka yahay jahanamana u socda baa insha allah qof muslim ah shukaanta loo dhiibi si dadka loogu wado raali ahaanshaha allah
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
YAA UDHIIBTAY GARTA ADEER!
@mubaragdhagacadde1161
@mubaragdhagacadde1161 Жыл бұрын
Culimadi kale maxaa u diidey iney xaqa saan u cadeyaan xassaan baa wax qarxiya hada waa ladinla fahme diintaad heysataan ka run shega
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
MAXAAD XUKUNTAA WAA GAALO IYO WAAD GAALOOWDEEN AYAAD KA BADIN LA'DAHAY.
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
Adigu gaalo hala raaco mooyee maxaad kaloo heysaa Hadaad diidey kufri iyo gaalo hala diido
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
USkuT yaa jaahil
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Жыл бұрын
Beenaale xasaanow shabaabka umada baabin haya ka hadal dagaalka khawaariijta ka hadal khanis somaliya cid ka rabta majirtee hana waaline
@boqortooyohararimpire
@boqortooyohararimpire Жыл бұрын
sheekhan hadlayoow al shabaab baa ku dhaqanta shareecada islaamka miyaad diidantahay mise waad kutaageersantahay firqadee ugu wanaagsan ee shareeco ahaan lagu maamuli karaa waar culimo ma haynee fikirka wahaabiyiinta naga daaya
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
Mise Qarax ayaad ooda ooga qaadeeysaan?
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
Adigu dadka ma kufri baad ku qarxineysaa
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
Af mishaarnimo ayaad meesha ku haysaa
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
Diinta miyaa af miishaarnimo ah???
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
Xaasid warkiisa qabasho ma lahan Hadaadan aheyn sacdiyo firinbi iyo khadiijo diiriye
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 Жыл бұрын
Ali wajiiz utag iyo bashiir
@ashaanka
@ashaanka Жыл бұрын
Shib dheh dofaryahow😡😡
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
diiintu af miishaarnimo maaha lk kani khalad ayuu diinta u fasirayaa been iyo booto meesha ku hayaa
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
Kuwaas kuwa hareereeysay waa caamo dhago ween. Inta aad usheegtid ayeey run umaleeynaayaan.
@Ibrahim-ik7vl
@Ibrahim-ik7vl Жыл бұрын
Kheeyr allaha siiyo shiikh xasaan
@adanaliabdullahi1259
@adanaliabdullahi1259 Жыл бұрын
صدقت يا الشيخنا
Cudurka Hayo Wadaadada Iyo Ganacsatada Ma Taqaana Sh Xassaan Abu Salmaan
9:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 10 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Sh Xassaan Oo Hilfaha Uqaadey Wadaadadi Kufarxey Cabaadkii Sacdiyo Firimbi
10:55
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 4 М.
Shekh Mustafe ll Dhibta Taala Malinta Qiyamaha ll PART TWO II
25:36
MADASHA KHAIRKA
Рет қаралды 2,1 М.
Q 2 aad Iftiiminta Arimaha qaar ee Kusaabsan Gaalnimada (التنوير لبعض مسائل التكفير) Sh Xassaan
1:34:34
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 598
Xaqa Oo Lacadeeyo~Sh. Xassaan Xuseen
1:55:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 41 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3 МЛН