kzbin.info/www/bejne/jZTSnYKuict8mcksi=DcNZ2-Yis3zoIdV8 MUUQAL XIISO LEH HALKAN KA DAAWO
@ShukriSharif-n5c11 сағат бұрын
Gerd deebley waan maqley iinshaallah markaan wadanka imaado soo booqan Muuse bixi wadankii wuu tebey Allah ha xafido
@ugaasoibrahim651620 сағат бұрын
Mashaalla alla yabarig madaxweyne muse bixi iyo dakisaba cimrigoda Allaha rajiyo cadawga Allaha jabiyo amin amin
@MaxamedAmo-z5q3 күн бұрын
Waa geedeeble meel aad u qurux badan hees ayaa tidhaa gargoorkii ku yaalay geedeeble iyo galxlsaxar markabaad ma gaadhnaa waa dhul aad iyo aad u qurux badan maashalla
Waa mustaxaq! Waa goobtii mujaahidiin qaali ku ahaa halgankii dib u xoraynta Somalilaand ku shahiideen ! Waa Beertii Shuhadada. Muwaadinku haduu dalkiisa iyo dadkiisa difaaco oo nafta u huro wax kasta waa mustaxaq !
@Abdiqadir_Omar11 сағат бұрын
To increase your knowledge about Geed Deeble, to those who are not familiar and those who live in Hargeisa, city of Somaliland, they need to be educated in the importance of Geed Deeble. Geed Deeble is the main distribution centre to pump water to Hargeisa, the surroundings of Geed Deeble is all the different pumps that comes from there. And Geed Deeble is also a tourist attraction, with their beautiful valleys and hills, with fresh green scenery and forests, like Galsahar and their history, during the war all the wounded would be placed here. Even with the wounded placed being over crowded, the airstrikes would bomb them, not once, but again and again. All the time. So the surroundings of Geed Deeble is historic places that means a lot to Somalilanders. its beautiful scenery.
@ZaynabMuxumud2 күн бұрын
Ilaahaw muuse halyay noo soo celi
@qwertyaserty84043 күн бұрын
mashallah Hargeissa salaan sare makadii dalkayga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac
BEERTA WAXA ISKA LEH CISMAAN DACAS. INTII UU HAYSTAY WIXII KASOO BAXAYNA WAA IN LOO CELIYAA. DHEDDIG ISAAQ MA LAHA AWOOD AY KU QAADI KARAAN. WAXA U DHIMANAYSA BERBERA OO DHEDDIG ISAQ IYO SSB ISKASOO GAADHAAN
@abdirashidismail13345 сағат бұрын
Kuwani waa badaw Geed deeble ka lunay Cid kaa yeelaysa ma lha meel laga lumi karo ba maaha rafaad baa u waalateen Waar isla yaaba niman yahaw Waxan oo dhiba sheeganaysaan
@MuxuyidiinJamac2 күн бұрын
DOWLADA SOMALILAND CIDA KA HORE TIMAADA XABAD SAJUUDA LAGA DHACAY 😢AKHIRO AYAAN UU DIRAY 😢REERKAN OOYEY WAA LA WASAY 😅
@najiibvlogs2 күн бұрын
@@MuxuyidiinJamac reerkan aad nala soo gashay waa maxay stop qabyaalad
@ibrahimnour42212 күн бұрын
@@najiibvlogs xarood iska dhiiga duriyaada...
@Abdiqadir_Omar11 сағат бұрын
Reer Somalilandnow ixtiraamka bulshada kala duwan barta oo jooji ya Cusuriyada bal hada waxaad leedahay Qaar oromo ah. waxaasi oo dhan waxa ka wanaagsan adiga oo yidhaahda shaqaalaha beerta Muuse Biixi Cabdi ayaa noo tilmaamay geed-deeble dhinaca uu naga xigo
@fotballontop2 күн бұрын
Ma Beertii Cismaan Dacasbaa ? Mise waa Beertii Muuse?
Dadkan maxaa waalay ?!! Ma waxay qabtaan bay waayeen mise balaayo kalaa soi diratay? Waxaan filayaa Xamar bay u duubayaan , bal ufiirsada mid waliba markuu waxoogaa duubo Somaliland Xamar buu kasoo dhex muuqdaa ???
@najiibvlogs2 күн бұрын
@@sismail120 vloga ku xiga waa muqdisho ayaan ka duubayaa
@MuxuyidiinJamac2 күн бұрын
REERKAN OOYEY 😂WAA REERKA KALIYE EE HARGESAI DAWARSADA 😂WAXAAD KU NOQONAYSA DAWARSADA HARGASA DHAWAAN 😂
@najiibvlogs2 күн бұрын
@@MuxuyidiinJamac ceeb waxaas szb joogi waxani waa muuqal vlog ah reed meesha ma yaale la hayso najiib vlogs ayaa ku qoran meeshu tiktok maahe
@MustafeClaahi-q2m2 күн бұрын
Waa beertii uu ka dhacay cusmaan dacas
@somalilandguul98522 күн бұрын
Cismaan dacas waa habarjeclo maxaa keenay geedeeble been run noqonwayday dhulku waa dhul subeer awal
@KokoM-wp6ok2 күн бұрын
Waar cismaan dacad waxba muu lahayn ee beenta iska daa wuu iibsaday muuse beerta laakiin maaha beerta muuse in wax laga soo duubo was khalad iyo geedeele dadkuba beero way haystaan maxaa daba dhigay geedeeble dadka waar joojiya wsxwm aad samaynaysaan
@najiibvlogs2 күн бұрын
@@KokoM-wp6ok waar wax khalad ihi ma jiree vlog la duubayay ayuu muuqalku ku jiraaye la hayso