Ma Dubai mise Ciraaq?

  Рет қаралды 43,764

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
2 kun Like iyo Share Fadlan Mahadsanid
@Maalinlechannel
@Maalinlechannel 2 жыл бұрын
100 k like uqalataa wlal aadbaan muuqaladaada ugu raaxeysata mahadsanid kun iyo koow jeer
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 2 жыл бұрын
Waxaan rajeeynayaa in aad booqan Doonto magaala Bukhaara ee uu Sh. Bukhaari ku dhashey (Uzbekistan) noloshu waa raqiis. Mahadsanid.
@akramjibriil1
@akramjibriil1 2 жыл бұрын
Anago guryaheena joogna ayaynu dalxiisnaa❤️♥️
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 2 жыл бұрын
Wow what a beautiful country 👍 Keep going brother geedi sahan
@abdullahiabdirashid3479
@abdullahiabdirashid3479 2 жыл бұрын
Waa muuqaal ku raaxisigiisa aadan ka daale Alfa marah mahadsanid Mr @GeediSahan
@sooraanwaysacade
@sooraanwaysacade 2 жыл бұрын
Mansha allah waxaad tahag runtij wiil hawl kara noolaaday noloshii uu jecel yahay, waaya aragnimo badan ku dheehan tahay, dad kana aduunka bara. Horumar fiican baan kuu rajaynayaa saaxiib. Alle dhibaato kuma tuso noloshaada. #Geedi. #sahan.
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Best youtuber sxb quality video ku dadal mahadsanid
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Mahadsanid in badan muuqaalo wanaagsan ayaad soo bandhigtaa guulayso bi idnilaah
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT 2 жыл бұрын
Geedi sahan KZbinrka ugu muuqaalada fiican
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 2 жыл бұрын
Goob dalxiis oo aan hore loo arag waxa Laga bilaabay Calmadow, dhismihii ayaa ku socda iyo meelihii dadku ku nasan lahaayeen, waxan kugu casuumi doonaa Gobolka Sanaag Gaar ahaan goobta Dalxiiska loo asteeyey ee Buurta Calmadow , Sanaag_Somalia 🇸🇴 🙏
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 2 жыл бұрын
@Ai Love Naa maadan Caadi ahayn Maxaa ka sheekayni.
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 2 жыл бұрын
Hdaa yaa le miyanu somaliland ahyn
@abdirizak8407
@abdirizak8407 2 жыл бұрын
Kolay cadifad qabiil ayaa ka siinysa somalia ee sanaag iyo calmadowba hargaysa laga Xukuma waana somaliland hadad ka naxaysid iyo hadad ku farxasidba somaliland allaw dhawr
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 2 жыл бұрын
@@abdirizak8407 in la riyoodo in la seexdaa ka horaysa Adeer.
@safiyoahmed5864
@safiyoahmed5864 2 жыл бұрын
Maakhi Tv wale adiga ayeey ku heysaa uqdad qabiiil kalay adigu sii somaliya
@liipaanabdirahmaan8659
@liipaanabdirahmaan8659 2 жыл бұрын
Geedi sahan best youtuber in somali
@nuxurshow4748
@nuxurshow4748 2 жыл бұрын
Legend geedi sahan muqadaada cajiib zxp keep continue your work ...🙏🙏
@Mohanncadde
@Mohanncadde 2 жыл бұрын
Geedi saham best somali KZbinr✊🏽✊🏽
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah great trip
@layladheman6534
@layladheman6534 2 жыл бұрын
Geedi sahan keep going wllo
@hamseabdilahi3745
@hamseabdilahi3745 2 жыл бұрын
I am very supportive of you and I am very attached to you and you submit something sensible
@OsmanAhmed-s1c
@OsmanAhmed-s1c 5 ай бұрын
Soo dhawoow geedi xeer
@hassanali5088
@hassanali5088 2 жыл бұрын
Masha-allah,keeb going my brother.
@abbyhurt9854
@abbyhurt9854 2 жыл бұрын
Keep going bro
@mohamethofficial6315
@mohamethofficial6315 2 жыл бұрын
Video waqtiga aad ayuu u yar yahay zxp markaa minutes Noo soo dheeray waa codsi.
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 2 жыл бұрын
Wwwww Dubai ayaan u modey waa wax kale cadi ma ahan
@ilyesmusse
@ilyesmusse 2 жыл бұрын
Masha,allah
@mohamedhassanabdillahi-i6u
@mohamedhassanabdillahi-i6u 7 ай бұрын
Mansha allah wariye sare
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Keep going ugas 🇸🇴🙋‍♂️
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 жыл бұрын
Taaladu waa ayuub saalixu diin 💯👌✍️
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 2 жыл бұрын
Guul wacan
@rufacishariif4972
@rufacishariif4972 2 жыл бұрын
Somali travel to the world 💙
@obsaadan1782
@obsaadan1782 2 жыл бұрын
Wooow 😍 😍 😍 😍 😍
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Best somali vloger
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 жыл бұрын
full respect shp lipaax ceelwalba kasoo cabay adan kuhaynaa
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 2 жыл бұрын
Maxamud sxb hore u soco
@saddamxuseen8667
@saddamxuseen8667 2 жыл бұрын
waqtiga uu video ka soconayo aad buu u yar Yahay ee sookurdhe zxb
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 2 жыл бұрын
Thank you geedi mogadisho ayaan kaasalaamayaa
@odayroy3099
@odayroy3099 2 жыл бұрын
Channel-ka aan ugu jeclahay KZbin
@gacalwadani11
@gacalwadani11 2 жыл бұрын
Guleeso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 2 жыл бұрын
I wonder why we are not supporting this guy imagine do Somalia’s have a guy like him who is traveler let us guys support him
@alsal24sports87
@alsal24sports87 2 жыл бұрын
Woow
@qaniqood8631
@qaniqood8631 2 жыл бұрын
Geedi Ila Soo xidhiidh
@Norrson
@Norrson 2 жыл бұрын
Best
@CuradOfficia
@CuradOfficia 2 жыл бұрын
GEEDI NEVE STOP TRAVEL OUR TRAVELS
@AyaanAhmed-ro7co
@AyaanAhmed-ro7co 10 ай бұрын
😅wah war wadankayga indhuhu udaran yahay ma aqaan xili uquranan doono
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Muuqalada dheeree bro
@guulwade8139
@guulwade8139 2 жыл бұрын
Wanku wataaaaa sahan
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 жыл бұрын
machaallah Geedisahan ❤
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Legend keep going brother
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 9 ай бұрын
keep going taliye❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
hore u soco
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Wan kusalamy walal gedi sahan
@ilyesmusse
@ilyesmusse 2 жыл бұрын
Good lucky
@yfgu2828
@yfgu2828 2 жыл бұрын
سومال و کورد برانە💓
@maxamedxuseen4055
@maxamedxuseen4055 2 жыл бұрын
M.allh geedi sahan
@Fuadapdillahimuse23
@Fuadapdillahimuse23 10 ай бұрын
Geedi sahan respact
@kurana289
@kurana289 2 жыл бұрын
Mashaalah wll guuleyso nuur calaa nuur wll ❤❤❤👑👑👑
@Hamse-harun482
@Hamse-harun482 2 жыл бұрын
Geedi salaam sxb
@calimalaap2423
@calimalaap2423 2 жыл бұрын
muqalka sxp 20th daqiiqo nooga dhig
@cabdiqanisaleban3890
@cabdiqanisaleban3890 2 жыл бұрын
Masha Allah Iraq 🇮🇶 🙏 💖 ❤
@abdullahiomar7003
@abdullahiomar7003 2 жыл бұрын
Good luck 👍
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
Yaa kolba wadan eey dadkisi quryiyeen , been isku mawelisa dawashada daro dhadheer ooy dhisteen , war ma lihid adigu .
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC THEN .S.SARE 😁✋SIDA BUURAHA LAAS CAANOID AND BUUHOODLE AND CEERI GAABO IWM
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@Hamse-harun482
@Hamse-harun482 2 жыл бұрын
Sxb hore hore drew binsky oo kale
@Hamse-harun482
@Hamse-harun482 2 жыл бұрын
Waan kuu jeedaa
@abdifatahhassan2163
@abdifatahhassan2163 2 жыл бұрын
Mhdsnid sxb muuqaalka quruxda bdn ee aad noosoo gudbisay
@mohamedxaashi5532
@mohamedxaashi5532 2 жыл бұрын
Nice vlogg
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 2 жыл бұрын
Dubai
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w 2 жыл бұрын
sxb video badan iraaq ka soo samee
@asuum8200
@asuum8200 2 жыл бұрын
I like your vedioes pro keep going 😍🥰
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 2 жыл бұрын
Mhdsanid sxb
@AliTaajir-zn8lq
@AliTaajir-zn8lq 11 күн бұрын
Lkn magaalada magaceeda noomaad sheegin
@mohamedmohamud3581
@mohamedmohamud3581 2 жыл бұрын
Irbil miya meshan
@salmanmohamad1787
@salmanmohamad1787 2 жыл бұрын
geedi sahan waxad tahay wiil dadalaya rumahantii kurdistan aqon wanagsan uman lahayn lkn adiga fadligaga waxabay iga haysaa inan boqdo mar
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 3 ай бұрын
Somalia waa dadka ugu liita aduunka Wlhi 30 sano no isbadal
@faisalosoble8096
@faisalosoble8096 2 жыл бұрын
Walal m.a
@cabdirisaaqnuur1287
@cabdirisaaqnuur1287 2 жыл бұрын
M..a wllhi nin dalmareen ah baa tahy
@Barre371
@Barre371 7 ай бұрын
Maamulka soomaaliland caqligaan haduu la imaan lahaa waa horumari lahaa Ee waxa ay waqtiga iskaga lumiyeen aqoonsi raadis ced lama caamileyso ama ced aqoonsaneyso malahan 😂
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 9 ай бұрын
War geedi aqyaar buu ahay maxaa timaha uga dhacay.
@abdinasirabdizamad5135
@abdinasirabdizamad5135 2 жыл бұрын
Asc wllo ma ciraq ayaad kunooshahay
@Abdallah_672
@Abdallah_672 9 ай бұрын
وريا
@marcus3370
@marcus3370 2 жыл бұрын
Kulaha dalka dalka ma hoyadaba leh Tina dhista nio madhaxa tahay wase
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WCS
@munomaxamed686
@munomaxamed686 2 жыл бұрын
Aboowe aad ayaa kuu tageera waana kugu xiranahay
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
🥰🤗
@ilyesmusse
@ilyesmusse 2 жыл бұрын
Dunida ayaad nabareysaa
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
M.a
@dahabdiamond8119
@dahabdiamond8119 2 жыл бұрын
Geedi hasan wlloo passport noocee ah ayaad ku safartaa ? I hope you reply my comment 🤗
@daveali9697
@daveali9697 2 жыл бұрын
Austria brother marhore ayuu sheegay
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 2 жыл бұрын
Abu khaliid iyo jaceylkii duhurka qabsaday 🥺🤚haween iyo khiyaamo kzbin.info/www/bejne/lamXlmeXa9OHbMk
@kabakjamac5789
@kabakjamac5789 2 жыл бұрын
Zhp
@abdifitahahmed1074
@abdifitahahmed1074 2 жыл бұрын
somalida ma hestan masuul fcn oo dalkoda ama mamulkoda wax u qabta somaliland 1991 ayee gooni u goaday ilaa hada wax hormar eh ma hetsan
@nimcosagal4938
@nimcosagal4938 2 жыл бұрын
Hadi indho cafimad qaba aad wax ku eegto waad arki kartaa horomarka baladhan ee ay somaliland gaadhay mahadsanid
@arslangolad3994
@arslangolad3994 10 ай бұрын
​@@nimcosagal4938 2009-kii, magaalada Jigjiga waxay ahayd magaalo yar oo aan lahayn kaabayaasha dhaqaalaha, si ka duwan Hargeysa, halka maanta, dhinaca kaabayaasha dhaqaalaha, ay Jigjiga aad uga horumartay Hargeysa, inkasta oo ay Xabashidu qabsatay, halka Hargeysa oo hanti aad u badan haysata, ilaa maanta. magaalada ayaa la ildaran la'aanta kaabayaasha.
@namanga9786
@namanga9786 2 жыл бұрын
Somalidhu qabiil baqerkood kareebtee
@NajiibAlfa-jp1fh
@NajiibAlfa-jp1fh 5 ай бұрын
Wllka
@hamsenour2714
@hamsenour2714 2 жыл бұрын
Mahad sanid geedi
@SuratMaidah
@SuratMaidah 2 жыл бұрын
Kurdistan have oil and gas (Genel energi) soon Somaliland Will become like Emirates or Qatar.
@yonisman2089
@yonisman2089 2 жыл бұрын
"SOON" KKKKKKKKKKKKKK MA MEESHAAN HOOGTAY OO DADKA LEESKALAANAAYO. KKKKKKKKKKK
@marcus3370
@marcus3370 2 жыл бұрын
@@yonisman2089 afsomaliga iga hagaji mesha xamar ma modaside qaraxina iska barakaysta
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
​@@marcus3370 kuwaan kurdi gooni u goosad carab ma ahan 😂😂😂
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
​@@yonisman2089 gaaska dhanka carabta jraa kuwan wxb ma heystan wa kurdi carab ma ahan
@fahadcabdi8264
@fahadcabdi8264 2 жыл бұрын
Somaalidu carab bay sheegtaane Luuqada carabiga mxd ugadhacysaa waryaa 😀
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
kurdi aduunka carab igu naceb yhin ciraaq dagaan waqoyigeda war u heynin wxii cad somaali carab u yaqanan😂😂😂
@yfgu2828
@yfgu2828 2 жыл бұрын
زۆر زۆر سوپاس
@kabakjamac5789
@kabakjamac5789 2 жыл бұрын
Fillow to telegaram
@bobena84
@bobena84 2 жыл бұрын
Woww
@kabakjamac5789
@kabakjamac5789 2 жыл бұрын
Zhp
Maalintii 1aad ee Ciraaq (Kurdistan) 🇮🇶
10:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 112 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Suuqa Soomalida ee ugu wayn DUBAI 🇦🇪
11:18
Qays Qeyser
Рет қаралды 358 М.
markale iyo magaalada ugu faca weyn Finland Turku🇫🇮
7:10
somalidhulmar
Рет қаралды 1,9 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 482 М.
Nolosha Jarmalka, sida ay tahay🥰❤️
10:00
Habiba Addow
Рет қаралды 18 М.
Diyarad ayaa ku dul maray ahraamta | Egypt 🇪🇬
15:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 62 М.
MACLUUMAADKA DALKA LATVIA
13:00
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН