Geel Caruuri Qaaday ma dheera ciyaarna waa galin danbe....."Prof Samatar oo ka hadalay xilka

  Рет қаралды 12,298

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
Geel Caruuri Qaaday ma dheera ciyaarna waa galin danbe....."
Prof Samatar oo ka hadalay xilka qaadida lagu sameeyaay
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 65
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Welcome professor Axmed ismail samatar soodhawoow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 2 ай бұрын
Guul Hilaac✊️❤️🤍💚
@hamzaaar80
@hamzaaar80 2 ай бұрын
Soodhawoow professor majirto cid booskaaga buuxinkarta Guul Hilaac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 2 ай бұрын
Professor Axmed welcome marlabad ayad kusonoqotay saaxada manta dadku waa wadayqaan ka horumar gaadhsiinaya dalka kaasina waa adiga guul Hilaac✊️💚💚💚💚💚💚💚
@Sumayo987
@Sumayo987 2 ай бұрын
Masha Allah cadowgii bash bay ka tiri
@Roomiomaande
@Roomiomaande 2 ай бұрын
Ururka rajada iyo horumarka guul Hilaac
@ZeesoIpo
@ZeesoIpo 2 ай бұрын
Wanu kuwadana pro, Guul hilaac💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💕💞💞💞💞💞💞💕
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Soodhawoow Axmed dadku siwayn ayay kuusugayeen Guul Hilaac✊️❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Samatar iyo darawal iyo faysal haysku darsadaan
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuuul somaliland
@hamzaaar80
@hamzaaar80 2 ай бұрын
professor Axmed ismail samatar soodhawoow dadku siwayn ayay kuu sugayeen welcome Manta Sln waxay ubaahantahay qof wax kala hagi kara qofkasina waa adiga soodhawoow Axmed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@M_IzzoMAME
@M_IzzoMAME 2 ай бұрын
Welcome back prof, hada dadku way ukala cadaatay kuwii meesha dhuran jiray guul ayanu kuleenahay
@gelehildid4797
@gelehildid4797 2 ай бұрын
AHMED SAMATER ABTI MA ISMAYDH KARTAA. S.LANDERS KA FARXI. ABTI WAAN KU RAACSANAHAY.
@ahmednur2922
@ahmednur2922 2 ай бұрын
Ruug cadaagi siima roori soo rogaal celi. Mr. Samater deserves to be president of somaliland.
@mukhtaaryuusuf8304
@mukhtaaryuusuf8304 2 ай бұрын
kuwii yar yaraa meesha haka dareeriyo tukaan nin leeyahay ayay rabaan inay ku ciyaaraan.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Waxa layidhi caruurtu ns,ha hooyadood way kuciyaari karan lkn xiniinyahay aabahod kuma ciyaarikaran marka wa in aabaalkooda lagawarabiyo caruurtii😂
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Adeer mar labaad idoor yaanu ku sirin dhiigaga kacsan la dajin tolkaa utag
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 2 ай бұрын
Siyaasada soomaalida dadka saaqiday uunbaa gala nin alle ka cabsi leh ma galo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
Somaliland sooka caaye yaa doornye kuu amiinye daala
@Xidigtakacday
@Xidigtakacday 2 ай бұрын
Xukumada run bu ka sheegaye been haka sheegin bal Somaliland dad aqoon leh ayay rabta wax meelaha ka cabada cidi ma rabto
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
​@@Xidigtakacdayof course warunta macaayin e runtu usheegay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
@safiaibrahim runtu kusheegay e maxad uga xanaaqaysa? Manta dalku wuxuu raba mid wax kala hagi aqoon io wayo aragna ah kasina waa pro Axmed ismail
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
😂😂😂😂 haa haa aqoonsigii buu sidaa🤣🤣🤣🤣
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
Hadaa muxu sidaa muuse ololihiisu wuxu ahaa ictiraka 😂😂
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
@@khadramahamed-qn2dq 😂😂😂😂😂
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 2 ай бұрын
HORGAL Samatar adigaa kala hadlaya beesha dhexe kabaha uqaad. AWDAL STATE GUUUUL.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 ай бұрын
War odaygan maad naag u dhistin marka hore . Nin ama naag mid ha lagu sheege .
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
AHMED inuu soo noqdo maahayn maanta 😂
@W00theguy
@W00theguy 2 ай бұрын
Shame on you.waxba ma tihid.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Shame on you adigu maba xishoonayside xitaa isagoo abtiga muse 7sano far kuwareejiyay dalka wali makutaageersantahay? Hadaba way dhammaatay jeegaantii
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Kkklllll
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 ай бұрын
ISKA DABA WAREEGAA LA’IDIINKU DAWGALAY BEENTAAN U DOODAAN RUNTAAD DAAHA SAARTAAN XAARAAN DALDALISTEEN XALAASHII LA DIID TAHAY WEDINKAA LA DAGAYEE DIDDIGTAAN MAQLAAYIYO ISKA DUURXULKAA BAAS DAN MA SOO DHAWEEYEE MAANTA WAY ILDARANTEE DAALAA DHAC WAA TAAS DIIHAALKU MUUQDEE MAXAA MAANTA NOO DANA AMA NOOGU SII DARAN YAA DAAJIN JIRAYEEY!!!!!
@Sitti360
@Sitti360 2 ай бұрын
Wuxu ma carsanyaa
@Eng_moy
@Eng_moy 2 ай бұрын
😂😂😂 waa nin waalan maalina wuutagaa maalina waalasoo dhaweyaa 😅😅
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Mad maqlayn wariyaha? Wuxu kuyidhi wuxu u maqnaa arimo ururka kusaabsan😂😅
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Badhan adeer uma talinee soodigaa sidii jeegaantii riyoon jirtay u hadlay
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 ай бұрын
waa ceeb wayn iyo jaahiknimo inaad aqonyahan dhan oo xisbi idinkula jiray aad sidaa uga caydaan mediayaha waana jaahilnimo wayn oo idinka haysata garashada wanaagsan ninkan aad buun buuninaysaana waxa uu lamid yahay uun boqolkaa kun ee aqoonyahan een aniguba kamidka ahay ee reer sld sidaa darteed haduu doonayo kursiga mdx waa in uu u tartamaa si akhlaaq iyo aqooni ku jirto maaha inuu sidii sanabka idin ag dherersanaado idinkoo waxaa agtiisa ku samaynaya waa foolumo wayn inaad raggaa aqoonyahan ka ah ee iyaguba hanka leh aad sharaftooda meel kaga dhacdaan ood ku tilmaamtaan ciyaal waan ka xumahay sida kalee akhlaaqda leh eed doontaan uga sheega waxay sameeyeen inay xeerka ka baxsanayd tusaale ahaan ama wax aad kuu diidan tihiin se waa xaraan iyo dhaqan xumo wayn inaad sidaa ugaga sheekaysaan shaqsi weerarnimo tusaale xun u jideynaya dhalinyaradeena idin eegaya siyaasi ku sheeg saaqid ah yaanu idin hodin hooy reer sld ow maanta meel walba wakaa idiinku jira
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 2 ай бұрын
Waa sidaad u aragto beenaale
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Nin dalkiisa jecel wadani Dhabah Axmed Ismail samatar Astaanta s.land😂😂😂
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Welcome prof axmed Ismacil samater dalkaga Somaliland kusoo dhaw
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Dhulkuu la jaray Djibouti yar, fictional awdal state hunguriilayaashii iyo Ooyaaye iyo tukhaankii parliament-ka galay. Dhamaantood cadawgii gudaha ee wajiyo-xun badanayaal bay la go’day
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq 2 ай бұрын
Waar ninkani waa fanaan aan cod lahayn sland ina abiib ayaa 100% u dhaama
@abdisamedbakar7522
@abdisamedbakar7522 2 ай бұрын
Waar hedhe waa saban aakhir Prof saw kii yidhi ma Tar Tamayo
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Adigu kaalay qofku fikirkiisu maanu isbadali karin? Adigoo shalay kulmiye taagersana maad manta hilaac taageeri karin
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 ай бұрын
Annaga ku doorane soo diyaar garow axmed ismaaciil
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 2 ай бұрын
Suwkii isagu isaga teegey somaliland daacada mooyahay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Adigu rashiidow kuwii jeeganta ahaa miyaad kadalayan hadii ad doonayso horumar io mid wax kuu qabta welcome to Hilaac
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 2 ай бұрын
Naga aamus nacasyow
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 ай бұрын
Ar muu iska joogo halkii uu ka soo dhurmi jiray .
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 2 ай бұрын
Axmed waa gudoomiyaha raamiga ah ee ururka Hillaac.
@nusumkate123
@nusumkate123 2 ай бұрын
Barofesarka kursi hala siiyo!!!! Cilmigiisa kursi ayuu ka doorbiday.....hadii kursi loo diido muqdisho ayuu ka dacaaya!!!! Reer samaroon neh kacdoon ayee bilaawayan!!😢😢😢
@aliaskar1390
@aliaskar1390 2 ай бұрын
Samater Somaliland waxee u bahantahay cay iyo ceebayn ee nacay oo mijehee iyo madaxee yara ka bilo
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 2 ай бұрын
illaahay baadhibaata umada kasaari kara ee qof waxba kama saari karo ee odaygaa af xumada nagadaa dheha
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Samatar muu wadani iskaga biiro wax kale ma jiraane, niyoow reerkan samaroon hadaanu habaryoonis nahay abaalkaanu u galnay berigii riyaale noomay gelin, 10 sanadood baanu jeegaanta ka hor taagnayn kkkkk
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
Hasan dee abaalka magacaad ka xumayseen oo waxaad tiraahdeen DHAB LIBAAX KKKKK
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
@@walaalahadaarudacwa8120 kkkkkkkk wax kasta dhehoo abaalkii aanu mudnayn reerkaasi namay marin, meel baanuse ku qoranay taariikhdu iyadaa isqori, samaroon ma nimankii jeegaanta naga raaci lahaabaa
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
​@@hassanhussein272eeg haaye adiguna waad jaqi anaguna wanu kugu Xignaa abti😂😅
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
@@Mo_Daud.2 abti in wax la jaqo ma rabnee cadaalad iyo sinaan in la helo baynu rabnaa
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
@@hassanhussein272 wacaynka lpx
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 2 ай бұрын
Axmad ha is caddeeyo madmadow badan baa ku gedaaman siyaasadiisa fudayd aanan ka filayn baa ka muuqday hadaladiisii u danbeeyey ciyaalka uu urursadayna qaarbaa isaga loo isticmaalay taasina aqoontiisay suaal kale dul dhigtay ?
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Aaaaaaboooooyy
@2023faaliye-sv4xr
@2023faaliye-sv4xr 2 ай бұрын
waxasoodhaweeyay waa huwantii waana qarandumis miidhan waa la idila socdaa waxaad wadaan
@minariii09
@minariii09 2 ай бұрын
Kkkkkk kkkkkkk kkkkkkkk
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Odey Jirjiroole😂 That dude is freaking chameleon😊 kzbin.infoH-5YTTiiZsE?si=g1sn_BLU41uD8uOJ Marba dhinac ucarar😂 Mirif mirifle😂
DEG DEG NINKII DIINTA KA SAARAY WIILKII WADANIGA AHAA OO XABSI LA DHIGAY
29:51
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
''Somaliland waxa wareeriyey..Khadar Baaruud
6:19
SKY Cable TV
Рет қаралды 8 М.
Mudantii ka soo qayb-gashay Isbahaysiga Waddani iyo Kaah.
19:19
Galaydh Media
Рет қаралды 7 М.