GEELAHA JABUUTI oo Dawlada Faransiiska Ka Dalbaday in ay JABUUTI dib u Qaadato oo ilaashato🙉

  Рет қаралды 5,383

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Guul Somaliland ilaahey ha jabiyo cadowga dibad iyo gudah nagaqabo guul rer ka sharafta lehey ee ciisah rer Somaliland guul❤
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en Ай бұрын
Ubaxle media guulayso, waxaad noqotay wariyaha kaliya ee warkiisu wada farxada yahay, Raxmaanku hakaa farxiyo f iyo aakhiraba 💚🤍❤️ guul slnd
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Ай бұрын
Ubaxle 24 guulayso, waxaad hormood u tahay raga dalkooda ilaashada alle adiga iyo intakalena ha ilaaliliyo qofkasta taariikhda ayaa qoraysa anagaana markhaati ka ah taariikhdaa qormaysa guul somaliland somaliland
@mohamedelmi6669
@mohamedelmi6669 Ай бұрын
This is my radio I support you all the hero of the heroes
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Ай бұрын
اللهم انصر بلادنا وبلاد المسلمين وعليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين Thank you brother, geesi qaran.
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Guul Somaliland inshaAllaah
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
masha aallah aallaahayaw maxaay caadaw ciilbaday somaliland
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Ай бұрын
Iog Way u dhamatay. J'SLN proper guul qarannimo kudos WA Bilahi Tawfiiq.
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo Ай бұрын
JSLAND wa dacaad ciidna kuma dusho ILLAHAY ba ila linaya inshallah guul JSL ❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Alxamdulilah mashalah soomaliland ha noolato ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@anebabuker6240
@anebabuker6240 Ай бұрын
Guul guul walalkay ubaxle geesi geesi dhaafay oo dhulkiisa iyo qarankisa jecel hore usoco walal cadawga Allah hajebiyo aamiin
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💪🎉🎉🎉❤❤
@najaahadam6795
@najaahadam6795 Ай бұрын
sababay sababay muuse biixi basababay guuul somaliland guul iyo gobanimo somaliland hanolota ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka jamhuuriyada somaaliland
@zahrasharif3995
@zahrasharif3995 Ай бұрын
Somaliland guul guul guul ❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
British soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo soomaliland uk 🇬🇧 hanbalyo
@zahrasharif3995
@zahrasharif3995 Ай бұрын
MANSHALLAH hambalyo ❤❤
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo Ай бұрын
ASC jabuti Way cabsanaysa oo. Eritheriya ayaa uu marmarsiiyonaysa ...
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 Ай бұрын
Somaliland guul waan ku waday inaanu sii joogi karayn OO ay ku dakaadey markii Ilaahay ka sokow labadii meelood ee ay dadkiisu joogee waa somaliland iyo Itoobiya Iska sii xidhey ,isaga oon xataa mustaqbalka dadkiisa eegeyn ileyn waa regime faranasiskiii isu dhiibey
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Wixii dad naga dhintay yaa nooga soo celiya 😮
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj Ай бұрын
😂😂 Guul somaliland❤❤❤❤❤❤💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾👏👏❤️❤️❤️❤️👍🏿🌺🥰🌷
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Ай бұрын
Anigu waxaan ka mid ahay dadka dega xeebta Somaliland oo aanu wada degno isaq,gadabuursi iyo Ciise ilaa lughaya ceelsheekh amaba buloxaar mararka qaar ilaa Cabdi geedi runtii dadka galbeedku waxay jecel yihiin wadaaga nabada maan maqal waligey colaad dhexmartey beelahaa marka laga reebo munaafaqaddii iyo isku dirkii beelaha qaar dawladii siyaad
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Ай бұрын
Walaal waxa u Dana jabouti in Francisco ku soo noqdo mu gumaison jirin e wax bu tar jiray Ismail na way u dhaantay ha u biqina
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
xogaha aanu helayno ciidamada erateriya maalin walba ama (24ka saacadood) ay 5 km ku ruqaansadaan xadka jabuuti wax iska caabina arag oo ay yaacaan.markay dhoweysada ama diiradda ku eegaan /🖐🏽🖐🏽asc
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Soomaali dhammaanteed Isaaq baa la tusay ooy colaad gashatay.Lakin Isaaq cidna colander ma gashado. Bal halla eego waxay ka maalaan.
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Cidhbaha qaniina cadowga somaliland waa waa waa ma kaga siiyay xaasidkaa badane
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Xildh ooyaaye shalay si gaar ah Ayuu ulashiray dhalin yaro reer putland ah waa maxay Ahayd ujeedada uulahaa? Wuu cadaystay❤❤
@user-su8zh7zy5u
@user-su8zh7zy5u Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@NimcoCabdilaahi-pw4ty
@NimcoCabdilaahi-pw4ty Ай бұрын
Somaliland ilaahy baa ilaaliya waayo cadawgeedu wuu jabaa mar walba
@AhmedMohamed-zi9hl
@AhmedMohamed-zi9hl Ай бұрын
Ubaxle asal
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Taas waxaa dhaanta in uu Somaliland ku darsado 😂😂😂 oo la midoobo
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Jabuuti dhaqaale ahaan iskuma filla, hadday Itoobiya xagga SL u wareegto. Khidmadda ay Jabuuti badeecaddada Itoobiya ka qaaddo ayaa waddanka dhan ku nool yahay. Faransiisku wax yar ayuu siin jiray.
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t Ай бұрын
Somaliland doorashada haka meereysato maha mid macquulka IYO in kursiga anaa jecel halaga baxo? Somaliland malaha wax cadow oo muuqda ilaa inta la ogyahay? Xeedhadii IYO diiqadii ood kaca Miya waxa Laga so celi waayey? Doorasho xor IYO xalaal ah oo Lagu kala baxo si ummadu nabad waarta u heesho?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Faqash eey oodkacana waa maxay ?
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia Ай бұрын
Ninka aan Cadowgu u muuqan isagaa cadow ah oo in la iska qabto ay waajib tahay. Hadaad muwaadin tahay cadowgana qaranka ka difaac codkan bixi adigoo qaranka difaacaya hadii kale hadal jileeca meesha nooga daa
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t Ай бұрын
Doorasho xor ah waa wax la rabo, cida heesha Doorasha Ayaa xoq unleh inay ummada hogaamiyasn? Loma baahna kursiga inaan iska fadhiyo jecliyaa xalmaha ?
@mahamoudabdiibrahim5381
@mahamoudabdiibrahim5381 Ай бұрын
Walaal anigu muwadin shacab ah oo reer Jabuuti ah waxaan taageersanahay aqoonsiga iyo nabada Soomaliland. Lakiin aan ku saxo ee Faransiisku tan iyo markii anu calanka qadaney wey nala joogaan oo iyaga amniga dalka suga! Wax jadiid ah oo la'xidhiidha jawiga siyaasada geeska ee hadder jirta ma'jirto!
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 Ай бұрын
Siyasiyinta somalida caqli xumadina ka yabay wad ku farxaysa somaliland midnimadoda Djibouti wad kicinaysa uuuf inta dhamantin sida u wada fikiraysan meel ma garaysan😢
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Markaa muxuu samayn karaa fransiisku malaha kursiga ayuu rabaa inuu sii haysto jabuuti Afrikaan sharaf malaha sidaad ayaa u wanaagsan Soomaali waxaan kula talin lahaa ha soo ceshadaan cadaankii haysan jiray sidaas ayay soomaaliyi ku kala badbaadaysaa waa talo wanaagsan hala qaato
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Wakhtigii ay ilaalinaysay France baa dhamaaday wuu baqday oo cadaawad buu gashaday sadexdii uu xuduuda la lahaaba. Ethiopia, Eritrea iyo Somalilandba. Macaaradkiisiina waa u dhibi lisanayaan iyagoo taageero iyo saldhigyaba ka helaya dawladahaa. Booraan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee. Guntuu u fadhiyaa ina cumar geele booraantii hadimo
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t Ай бұрын
Ciisow guulayta mujahidiin mujahidiin dhashy dhalad somaliland 5 sanadood oo did xorayta dalka JSL markii ay bowdada duriyada Reer sheikh isxaaq qawanayd ciisuhu waa Raga qudha is keen garab tagay
@user-nj4bb2lj2k
@user-nj4bb2lj2k Ай бұрын
Ismaaciil calool geel way udhamaatay somaliland guul
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 Ай бұрын
Wuxu ogaaday inaanay dib danbaysa somaliland udifaacayn ha iska doonto waligoodna hahaystaan
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 odaygii gaabnaa ee geele buqul wuxuu ku waashay heshiiska slland iyo itoobiya maryaana isagoo dhigtay ayaynu arki😂😂😂😂😂gumaysi.loo yeedhaa waa inoo kow😂😂😂😂
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
markii horeba somaliland ayaa xoraysay
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t Ай бұрын
Halgankii dub u xorayna JSL bilaw ilaa dhamaad way ku jireen Waxay ka dagalamayeen SAYLAC xariirad ilaa Lughaya Iminkana cad libaax ha laga siiyo ilaan LIXJECLO ayeey u amusan yihiine
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALIA/ITOOBIYA + HAREGYSA + GALGUDUUD
15:50
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 677 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН
MAGACYADA XILDHIBAANADII WEERARY XILDHIBAANADA MAAYLAND (4436)
22:49
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 17 М.
CIIDAGALE oo Raali Gelin Ka Bixiyey Hadalkii HUWANTA lagu Raali geliyey
4:36
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН