GEERI CULUS PROFF JAWAARI (3927)

  Рет қаралды 8,766

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 91
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 3 ай бұрын
Allah unaxriisto Gudomiyihi Hore Baarlamank Somalia 🇸🇴 Prof Maxamed SHEIKH cusmaan jawaari
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 3 ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون رحمه الله ((( محمد شيخ عثمان جوري ))) ويسكنه فسيح جنته.
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 3 ай бұрын
AUN, prof.Jawaari, xilligii far maajo markii xilka lagaqaday Islamarki xilka sharaf uguma degin,ee muddo ayu raftay iyagoo Mahad Salaad iyo dabley Habargidir ay ugur baantumeen,iyago baarlaman ka hublagay, xagga sarena fuu lay, kadib wuu iscasilay,markii lacagtii imaarad laqabtay..
@ibrahimbaashi9367
@ibrahimbaashi9367 3 ай бұрын
Jawaari hadduu dhintay ILLAAHEY ha u naxariisto. Adigana waxaan ku leeyahay ILLAAHEY ka cabso oo u towba keen. Jawaari geeridiisa iyo tacsidiisa in aad muusiko iyo heeys u shiddid ma aheyn. Wuxuu inoogu baahan yahay duco.
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 3 ай бұрын
Abti. 2. Bilood. Ka. Badi. Ka. Dhig. 1 sano. Qurcaanka. Si. Fiican. Ha. Barto. Tan. Waa. Iiga. Talo. Abti. Aysinkaawa. Korneel ka. Mujaahidka. Ah. Digil iyo mirifle. Kaana. Soo. Salaamayo. Canada 🇨🇦. Una. Tacsiyey. Ay. Xaawaay. Marwadii. Ka. Dhintey. Parfasoorka. Jawaari. Oo. Degantahay. Canada. Kejiner. Ontario. Iyo. Sacdiyo. Jawaari. Oo. Qabo. Wiilkii. Cali. Calyoow
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 3 ай бұрын
AUN Professor Jawaari
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 3 ай бұрын
Laxankaa hees Maxamed Mooge ayaa laga xaday ax ax inaalilaahi waa inaa ilayhi raajucuun ilaahay ha unaxariisto
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
😂😂😂!! Haa MAXAMED MIOOGE 🎉🎉(ALLAH YARHAM) Ayaan moodey?? waa Laga XADAY!! RAXANWEYN , xagay INA MOOGE🎉USOO XADEEN!! waar KABAN WAXBA TAQAANAANE DHIGA DADKA!!
@AshaIbraahim-e1e
@AshaIbraahim-e1e 3 ай бұрын
Ilaahay haunaxariisto waxuu aah oday soomaliyeed qabriga ilaahay haunuriyo
@warss11
@warss11 3 ай бұрын
Masjidka uu dhisay yaa waydiinaya Magaca meesha uu sheegay in uu ka dhisay? Norway dhexdeeda?
@alfaboston8735
@alfaboston8735 3 ай бұрын
😂😂😂 Habar gidir amey dishayba Macalinoo😂😂
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 3 ай бұрын
codka muusigaanu maqlaynaaye fanaanku xigmad kuma heesayo. marxuumku alla ha u naxariisto, lkm 8dii kun ee cashuurta danyartu ma usii soconaysaa,
@moa.9902
@moa.9902 3 ай бұрын
Jawaari, camalkiisii ayaa godka la geli doona. Haddii uu fiicnaa camalkiisu wax walwal ahi ma hysan doono, haddii kalese hoog iyo ba'. siyaasi kasta oo soomaaliyed waa corrrupted.
@xabibaabdixabibaabdi7959
@xabibaabdixabibaabdi7959 3 ай бұрын
Allah unaxaristo lakiin dhulkiisa mayland waxba uma qabanin isaga iyo naagta matadha buurhakaba
@MaxamedDeeq-uj8eo
@MaxamedDeeq-uj8eo 3 ай бұрын
ilaa heey ha u naxariisto BF jawaari iyo eheladiisa iyo reer koonfur galbeed iyo guud ahaan soo maali oo dhan inaa li laahi wa inaa ilaahi raa jicuun Kulu nasin daa iqatil moowd 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 17:52 m
@sedson02
@sedson02 3 ай бұрын
Jawaari cadaabta ilaahay haku foogeyo . Calmaani jaajuusu aha.
@User3405-t7n
@User3405-t7n 3 ай бұрын
Lkn Somali ayaaba sidan ah Shaley waxad na dhaheysey naagihi hiraab marku noola. Manta marku dhintey miyad amaan.
@sedson02
@sedson02 3 ай бұрын
Prof. Jawaari maxa loo aasay ? Xoolaha umada soomaaliyeed ayaaba ku maqanee . Gudoomiyaha barlanka Aadan Madoobe marku dhinto yaana la aasi eelaayee , gorgor iyo waraabuhu ha cunan meykiisa .
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Inaalilahi wainaa illaahay raajicuun illaahay haunaxsriisto sakaraadka waadhaafay eesuaasha allaha ufududeyo kitaabkiisa midigta allaha kasaaro martilajecelyahay illaahay hakadhigo janada allaha kawaraabiyo ehelkina Samir iyo iimankasiyo
@khadijaahmed683
@khadijaahmed683 3 ай бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO. CIMRIGIISA IYO CILMIGIISA ALLE AYAA U BARAKEEYAY. NIN CULUS AYUU AHAA.
@aoualenour4226
@aoualenour4226 3 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto pro.jawaari taariikhdiisana mid xun iyo mid fiican oo ummadda soomaaliyeed u soo qabtay waxna ha kategin kaliya soomaali oo dhan ayuu u fadhiyey kana sugeysay waxa loo doortay in uu fuliyo ayaa la sugayey eeleey buu ahaana ha uga sheekayn waxa ku dhageysanaya ummadda soomaaliyeed oo dhan kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkk le maahino
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
Geeri iyo muusig acudubilahi bilahi mina shaydani rajim
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUN ALLAHA UNAXARISTO PROF JAWAARI JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO EHELKIISA IYO UMADA SOMALIYEDBA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO
@siatbulle5893
@siatbulle5893 3 ай бұрын
Allahumma Arxaam ,walagayabaa in lasumeeye lakin taas Allah baa oog,
@bishaarbashka-ip2yj
@bishaarbashka-ip2yj 3 ай бұрын
Waxaan shakikaqabaa maadaama laftagareen iyo damjadiid ay isdalaaeen oo loodiiday damjadiid inay baydhobo tagaag waxaan shakiween kaqabaa si ay utagaan baydhabo jawaarey tacsiyadiisa
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 ай бұрын
Anigu waxaa ii daran maclinka lugeeye ayaa dhintey lkn kuwaan wadanka usoo shao tegay oo brofasornimada sheeganayo hadana wadankii ka socon la'yahy uma beer naxo inkastoo teyda iyo toodaba siman thy lkn wayna mustaqbal dhaafiyeen horaa loo yiri dhimo horta halugu aaameee alla yaaa raxm lkn manta waanaga hooseeyaaye
@xaawo1
@xaawo1 3 ай бұрын
Ilaaheey wuu tashanayaa aadanuhuna weey tashanayaan wuxuu ku jiray guruubka hassan shiikh watay in beydhabo la qabsado la laayo buu rabay laakiin tii ilaaheey waa uu hilmaamay ilaaheey haw naxariisto any time ayeey saacadu kugu dhamaan qof kastaa we never know
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
ASC WLLOW MAXAA KAA QALDAN GEERI AYAABAD SHEEGEYSAYE WAA MAXAY MUSIGA IYO HEESTA AAD KU BILOWDAY SUBXAANALAH
@Dahabosheikhhasan
@Dahabosheikhhasan 3 ай бұрын
Qof walba wuxuu gaystay buu ilaahay la hor la tegeyaa ee ilaahay ha u naxariisto
@MohammedBrrjab
@MohammedBrrjab 3 ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واجعله من أهل الجنة الأبرار اللهم أمين
@abdifatah4042
@abdifatah4042 3 ай бұрын
Inalilah wain ilh rajucun. 😮😮😮 Alah unaxarisito
@Daqare666
@Daqare666 3 ай бұрын
ALLAH U JAXARIISTO PR JAWAARI XASAN SHEEKH WAXAAN UGA TALINAAYAA INUU JAWAARI KU UUSO ISKOOL BOLISYO SI UU DIB ULA SOO BAXO LAFAHIISA ILAHN JAWAARI ISAGOO AWOOD LEH AYUU KU FIIRSANAAYAY IN QABUULARAHA LAFAHA LOOLA BAXAAYAY
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 3 ай бұрын
إنا لله وإنا اليه راجعون الله يرحمه ويسكنه فسيح جنانه
@wadanisomali4455
@wadanisomali4455 3 ай бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO GUDOOMIYE JAWAARI.
@abdullahmusaabdiali4222
@abdullahmusaabdiali4222 3 ай бұрын
Tacsi iyo gattaar maxaa iskaga jiro macalinoow
@bishaarbashka-ip2yj
@bishaarbashka-ip2yj 3 ай бұрын
Asc mudane madaxweyne waankusalaamay
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 3 ай бұрын
Wuxuu ahaaba allaah caadil ah buu hor tagayaa, qofcaaya iyo qof amaanaba camalkiisaa ka raacaya
@ZamzamAbdinasir-e5g
@ZamzamAbdinasir-e5g 3 ай бұрын
Cadaabta hagalo galgaal ba dhiintay
@cabdirisaaqjimcaale4213
@cabdirisaaqjimcaale4213 3 ай бұрын
Inaa Illaah wa ina illayhi raajucuun waxaa la mid ah prof dalxa
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 3 ай бұрын
Kuli ah dhaafan odayaalsho dhan wax waadan kii waalay
@MamaNeymar
@MamaNeymar 3 ай бұрын
Ogwa laakiin wadani ma aheyan bur burka kadib
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto aamiin
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Camal kuu shaqaystey allaah ha ku soo saaro
@nboss8028
@nboss8028 3 ай бұрын
Allow us to naxariisto
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
slle haawnaxariisto
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 3 ай бұрын
ALLAH YA RAXMU JAWARI
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
XAAJI🎉AADAN AFQALOOC🎉(ALLAH) YARHAM(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲
@CaliSandheere-x7r
@CaliSandheere-x7r 3 ай бұрын
Allah U Naxariisto
@moaalemadam4678
@moaalemadam4678 3 ай бұрын
انالله وانا اليه راجعون
@متعةومجرايات
@متعةومجرايات 3 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@caashaahmed9922
@caashaahmed9922 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@ahmedosman701
@ahmedosman701 3 ай бұрын
Allha u naxristo
@Hawo-ek3sq
@Hawo-ek3sq 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@fayecooking
@fayecooking 3 ай бұрын
Ilahey ha u naxariisto 😢😢😢
@bishaarbashka-ip2yj
@bishaarbashka-ip2yj 3 ай бұрын
illaaha unaxariiso
@ZamzamAbdinasir-e5g
@ZamzamAbdinasir-e5g 3 ай бұрын
Tuug baa dhintay
@ZamzamAbdinasir-e5g
@ZamzamAbdinasir-e5g 3 ай бұрын
Tuug baa dhintay
@Hawo-ek3sq
@Hawo-ek3sq 3 ай бұрын
Amiin🤲🤲🤲🤲🙏😭😭
@AliAdan123Adanali
@AliAdan123Adanali 3 ай бұрын
Alpha u naxariisto jawaari
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 3 ай бұрын
AUN Jawaari
@ahmedmohamud8205
@ahmedmohamud8205 3 ай бұрын
Io soo wac xagga Taatilhd Kaeaari Allaha u naxariost.
@ahmedmohamud8205
@ahmedmohamud8205 3 ай бұрын
Haye ku mee MacLin
@City-sr4iv
@City-sr4iv 3 ай бұрын
Alle haunaxriso
@Hawo-ek3sq
@Hawo-ek3sq 3 ай бұрын
😭👑👑
@IbrahimAbdiHussein-fd6od
@IbrahimAbdiHussein-fd6od 3 ай бұрын
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo,marxuumka
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 3 ай бұрын
Allha u naxariisto jannadii fardowsa allha ka waraabiyo eheladii iyo qarabadii uu ka baxay samir iyo immaan allha ka siiyo angana allha nooga daba naxariisto ammiin yaa allah scw
@zahranuur128
@zahranuur128 3 ай бұрын
Innaa lillaah wa Innaa ileyhi raajicuun ilaahey ha u naxariisto jannatul-fardowsa ilaahey ha ka waraabsho Aamiin yaa rabbi
@adenomar6153
@adenomar6153 3 ай бұрын
Ina lilah wa ina ileyhi rajicun my sincères condoléances ilahay ha u naxariito
@MadkaDuurowMadkaDuurow
@MadkaDuurowMadkaDuurow 3 ай бұрын
الله يرحمه ويسكنه الجنه يارب ابونا محمد شيخ عثمان جوري
@محمدعبدالله-ك5غ
@محمدعبدالله-ك5غ 3 ай бұрын
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان انا لله وانا اليه راجعون.
@carinohope3117
@carinohope3117 3 ай бұрын
Ilaahey ha unaxariisto adeer jawaari dambigiisa allaah ha udhaafo qabrigiisa allaah ha unuuriyo
@liibaanmaxamed6204
@liibaanmaxamed6204 3 ай бұрын
Allah ha u naxaristo khaamuskii somalia manta ka dip lama arkayoh miyah 😭😭😭😭😢😭👈
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 3 ай бұрын
Halyeey qaran ayuu ahaa aabo Somali ayuu ahaa allaha u naxariisto Somaliyana samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo caruurtiisana si gaar ah samir iyo iimaan allaha ka siiyo Aamiin. ❤❤❤
@milgomohamed7514
@milgomohamed7514 3 ай бұрын
Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun Allah ha u naxariisto jannatul firdows ehelkeeda haka yeelo aamiin
@AbdiAde-k5z
@AbdiAde-k5z 3 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويثبته قول الثابت يا رب ويسكنه الفردوس الأعلى
@maryanali9186
@maryanali9186 3 ай бұрын
Inaalilaahi lahaa wa inaailaynaa raajucuun alaha ha u nacariisto kuli nafsu daaqitul mowd
@farhiyofarah6217
@farhiyofarah6217 3 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun somalia qof culus ayaa katagay maanta alle ha u naxariisto
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 3 ай бұрын
Innaa lillaahi wannaa ileyhi raajicuun. Illaahay ha u naxariisto Aamiin.
@omarhersi7179
@omarhersi7179 3 ай бұрын
Inalilahi wa ina ilayhirajacun naxarisjano alaha siyo
@User3405-t7n
@User3405-t7n 3 ай бұрын
Ilahey ha u naxaristi professor jawari.
@DeeqowNuurow
@DeeqowNuurow 3 ай бұрын
Allah u naharisto 🤲
@Amana-4nn
@Amana-4nn 3 ай бұрын
Allah unaxaristo Amiin Amiin
@nazzy809
@nazzy809 3 ай бұрын
Allah u naxaristo
@IbrahimAbdiHussein-fd6od
@IbrahimAbdiHussein-fd6od 3 ай бұрын
Allahunaxriista
@FalisOmar-d8l
@FalisOmar-d8l 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@MarianWarfa
@MarianWarfa 3 ай бұрын
Skibodi toilet why y’all riding lol
@SadiiqCabdoow
@SadiiqCabdoow 3 ай бұрын
Anigoo arday ah dhigtana dugsiga dhexe 1970 meeyadii ayaan mQli jiray magaciisa waziirada dowladii maxama siyaad bare alaayaraxma
@saidabdi9782
@saidabdi9782 3 ай бұрын
Bravo macalin Aadan
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 3 ай бұрын
Allaha unaxriisto
LAXAMADA KULKULUL (4691)
2:52:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 628
DHIIQADII RASMIGA UU DHEX GARIISTYA MW XASAN SHIIKH (4690)
35:06
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,9 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 51 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Shegow Maxkamentisa Iyo Dhagesiga Shuute
40:06
Doobiyo Media Channel
Рет қаралды 4,2 М.
FOOSIYA XAAJI AADAN MAXAA LOOLA DALLAMAYAA? (3886)
1:52:33
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
BEEN IYO RUN JABUUTI (4674)
9:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,8 М.
DAAWO MAREEXAAN OO CALNKA PUNTLAND KA TAAGAY BALANBALLE
13:47
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
Tuug guursaday gabadh Wadaad ah.
10:54
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 51 МЛН