Geeridii Garaad Cali 1899 & Khilaafkii Sayid Maxamed ee uu Sababsaday!! T/Darawishta Qaybtii 6aad

  Рет қаралды 15,754

waddani somali tv

waddani somali tv

Күн бұрын

Пікірлер: 9
@deeqyare8773
@deeqyare8773 Жыл бұрын
Garaad Cali waa uu saxnaa. Talada reeerkiisa in loogu yimaado khalad bay ahyd lkn waa taaariikh dhacday
@Geelle3549
@Geelle3549 9 ай бұрын
War nio saxip dhulbahante see uogladeen in garaadkooda la dilo
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Wadani war kan masugan yahay ma kawaraysatay garaadka beesha xagee kasoo xigatay taariikhdan ma la xiriirtay garaad kanguud ee ssc
@baxnaaniye2024
@baxnaaniye2024 2 жыл бұрын
P
@abrahafarmajo6593
@abrahafarmajo6593 2 жыл бұрын
Waryaa waa xujowday waa indhagax lagugu dilaa
@rhawd9534
@rhawd9534 Жыл бұрын
Waxba kama jiraan weeye sheekadaadu. Wax badan baa Ka qaldan. Fad la an soosax.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 2 жыл бұрын
War been ah ayuu nagu dul alifayaa ninkani. Shan kun oo ciidan ah marka Sayed ku ka dhistay Xero Dhulbahante xaggee Garaad ku jiray. Dagaalada ugu badan waxay Daraaewishi ku haysay Sultanada Warsangeli oi lahaa fardaha ugu tiro iyo tayo badan. NuutXaashi Ali Ibrahim 5 ta wiil oo la dhashay oo Sayedku qabay Xalimo Ali Ibrahim, NuurXashina qabay Ina Abdulle Hassan Xidig walaashina dhashay wuxu ahaa ninkan ciidanka ugu badan hogaamiya. Dhulbahante waa taarikh xaqir been badan ka sheego boqortooyada Warsangeli. Muxu Ingiris ka qoray awoodda Ciidanka Fardooleyda Warsangali ee gaarka ula faras Arbeedka Suunaari Manaa? SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History 1912 Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera. Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces. To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition. But the honeymoon between them was not to last long. Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal. The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position Hal paragraph ayaan ku tarjumay: Si ay himiladaasi oo ahayd inuu casriyayo boqortooyada u ka noqday Sultankii 26aad, iyada oo Garaad kasti wax ku sii kordhinayey intii aabihii so qabtay u hirgasho, Suldaan Muxammad Cali Shirreh waxa uu dhisay ciidan fardooley oo aad u xoog badan, waxa uuna soo ururiyey ciidamo aad u xoog badan oo si aan kala go’ lahayn u soo bandhigay ciidan ka mid ah kuwii ugu awoodda waynaa xilligaas la joogey. Wuxuna muujay isaga iyo dadkisuba isku filsansho dhaqaale ciidanba ama self reliance. Waxay nala wadaageen odhaahdii Soomaaliyeed "Warsangali wax noolaa oo dhulka joogey liqay ama cunnay(trodden) oo nafle ahaa, cirka iyo dayaxaba ay col direen iyaga oo geel raadis ah. Ama awrkii cirka raba inay la soo deggaan. Taliyaha Booqashada Ingiriiska oo aad ula dhacay geesinimada iyo hab-dhaqanka Sulltaanka da’da yar Maxamuud Ali Shirreh, gaar ahaan markii uu ogaaday inuu hadda gubay warqad uu Sayid Muxamed Cabdalle Xasan u soo diray kaga codsanayo inuu ugu soo hiiliyo ciidan ahaan, hub iyo rasaasna ugu deeqo, lana saxiixdo heshiis saaxiibtinimo, isaga oo ka codsaday garab military sida rasaas iyo hiil dagaalba.
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 2 жыл бұрын
War Beenta Umada Kadaa
@hooyomacaan2881
@hooyomacaan2881 2 жыл бұрын
Lol whats fake news bro today iS SSC day 😂😂😂😂
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Daraawiish | Dilkii Garaad Cali, Dhulmahante
5:50
Caynaba Jannaay
Рет қаралды 1,9 М.
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Maxamed Xassan
Рет қаралды 395 М.
Weriye Sayid oo Soo Qabtay Barkhadkii La Raadinayay
1:12:21
HORYAAL TV
Рет қаралды 88 М.
Gabayadii sayidka Ee cilig daldala
21:02
sameha channel
Рет қаралды 55 М.
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН