GEN ODOWAA Oo la wareegay Villa Somaliya, Dhabarjebinta XASAN SH, Wasiirka TIKTOK oo arin la yaab--

  Рет қаралды 30,322

GALKA WARARKA

GALKA WARARKA

Күн бұрын

Пікірлер
@SahrujaSheikh
@SahrujaSheikh 16 сағат бұрын
Odowaayoow hadaad nin masuul ah tahay vilada iyo maamulka dalka la wareeg ka badbaadi ninkaa bada
@AhmedMohamed-lr7ot
@AhmedMohamed-lr7ot 14 сағат бұрын
0
@Ruun-finder
@Ruun-finder 13 сағат бұрын
Xassan Sh Maxamuud isagaa u baahan in xilka laga qaado isaga iyo dowladiisa faashilka ah.
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 5 сағат бұрын
Allow unxriso inti dhimtay aaamin aaamin yaarabi Allow naga qabo xasan sharkoda aaamin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 16 сағат бұрын
Gurguurte waa la wasay waana la sii wasi doonaa
@rafiq5722
@rafiq5722 15 сағат бұрын
Xasan inuu idin korey sow maha waxaad la ooyeysaan qaniisiinyiina Ethiopianka Naagesto uf
@xaawo1
@xaawo1 14 сағат бұрын
Itopia adeey ankara kugu soo fuushay eeyahow​@@rafiq5722
@bazeera5520
@bazeera5520 15 сағат бұрын
Xasan sh Odawa ka dhigo la taliye hadaad rabto in dawladaadu horay usocoto Waa nin somalidu asminsantay waana nin macquul ah kana qaban kara khaladka.
@Caliya7
@Caliya7 15 сағат бұрын
Ilaahow rurkadhig riyadeyda oo odawaa uu inqilaabaa xasan iyo dhamaan dalka
@maryami2299
@maryami2299 14 сағат бұрын
Imaaraadku Waa midland raba in aan soomaali heshiin oo axmadmadoobe hubka siiyay oo raba in ciidanka soomaaliya la baabiyo
@libankhaire8501
@libankhaire8501 15 сағат бұрын
xassan sheekh waa fashilmay, waa ceeboobay baddii waa gatay waxaan leeyahay ha iscasilo xassan sheekh iyo kooxda la shaqeeysa.
@beryalex1798
@beryalex1798 14 сағат бұрын
xasan ma fashilmin ee somalia oo dhan fashilmatay reer miyo ayuu wax la leeyahay
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 11 сағат бұрын
Warkas miiqa ayaad ku qaadato xasan waa qayin ilaahay ka furtay ugu taala gaalay in ciidamaada laa layo ilaahay naagta jahanba haa geeyo isaga iyo kuwa taalada wax ku lahaa amin guryahohow ku arkan beelayo amin Hooyin badan bay goblaamiyen
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 13 сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 17 сағат бұрын
Kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 8 сағат бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
@LuulMohamoud-i7c
@LuulMohamoud-i7c 9 сағат бұрын
Soomaalia nasiibkaaba meh uu Odowaa dalka inqilaab ku qabasado waa hadduu yahay Nin raganimo iyo karti meel dhigtay .
@ashasalah2835
@ashasalah2835 14 сағат бұрын
TIYIHI XOOGGA MUXIDIIN IYO WASIIR TIKTOK, WAXAY 3 BILOOD TABABAREEN, DHALLIYARADI ABGAAL EE SUUQA XASHIISHADDA KU CABBAYAY QAMRIGA, AXMAD MADOOBE WUXU KISSIMAYO KA SOO BUUXIYAY, LIYU POLICE KII ITOOBIYA.
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 13 сағат бұрын
Ahoy hawiyow xasan garguurte ha is casilo doofaarkan ciidankiina baabi' iyey baddiina itopia ka iibsadey xamse marxumna iyo tiktokna tiirka toogashada
@abdirashiidmohamed4199
@abdirashiidmohamed4199 14 сағат бұрын
fiicneedaa
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 13 сағат бұрын
Niinka kaaliya oh raagiih daamirtah laaha kaahaaray iilahow uuqaabsaday shacabkah Somaliyed oh iidilbaah taageeri geesih weeyed dhiig iyo daamirleh
@kahaomar1829
@kahaomar1829 14 сағат бұрын
War xasan sheeq yaadoorsnaya waaka doorasho qof iyo coda ku ordayee
@hageabdihage1058
@hageabdihage1058 16 сағат бұрын
Aaway Gen. Odawaa villa-dii uu La wareegey ee aad sheegeysey ?
@MaryamDirieAli
@MaryamDirieAli 14 сағат бұрын
Waa beenloow Odawaa laga yaabo inuu dalka xasan u dalka ka badbaadiyo waayo mahaysto awood militeri uu wax ku afgembiyo xasan shiikh
@HiboKhalif-mr2om
@HiboKhalif-mr2om 17 сағат бұрын
Xasan ayaa amrey somaha
@MohamedAbdulle-g2s
@MohamedAbdulle-g2s 14 сағат бұрын
Jaamac waxba dhimin, waana nin dadaal badan.
@SalimcumarNaasir
@SalimcumarNaasir 12 сағат бұрын
Mw wuu qaldami karaa asogoo qaladkiisa qabiil ku saleesanyahay marka xigrta waa in ninkasta ku shaqeyo aqontiisa raage looguma doo celin jaceel ee wala wada arkaa somàlya waxay ubaahantahay samata bixin xasan wuxuu arkaa dantiisa hadaan laga baqsan waan wada aragnaa xasan maxishodo miyaa asagoo arimihiisa oo idil uma baahna marqaati sida kajawabista ciidamada wasiiro isku yimid waxay soo saareen in amar lagu siyey inaay xabad gemin majawaab laqadanko miyaa xasanow xoolo intuu rabi ku siyey waad heysataa ee dadka iyo dalka utur malintii laguu yimaad waxaan kafan laguugu sadaqeeyo kabadan qadan maysid suaalna kuu dheer tanasul bixi cilmiga waa lagulayaqaanwaa lagaa sareyaa waana lagaa hoseyaa siday kaa tahay mw alle alle alle
@moali7156
@moali7156 17 сағат бұрын
Haddii caws wayne uu ciidamo badan uu wasiirka TikTok ku laayey, maxaa loogu ogolaaday inuu ku lug lahaado ciidamadii loo qaaday Raaskambooni.
@mohammedadde4173
@mohammedadde4173 16 сағат бұрын
Waxaan Ku Talin Lahaa Xilka Ha Iska Dhigeen Madaxda Sare Dalka Dhiiqo Iyo Ceeb Ayeey Qaranka Soomaaliyeed Ayey Ku Noqdeen .
@ahmedderiawarsamejiir
@ahmedderiawarsamejiir 14 сағат бұрын
Rapish Cinwasn Beena
@alishaafi9380
@alishaafi9380 14 сағат бұрын
Degan somaliyed sow hadi sharciga madaxtoyadu tuurto waxay noqonaysa in sidii xasan 1991 baa lagu noqonaya dalki u la rabay Malaysia
@LuulMohamoud-i7c
@LuulMohamoud-i7c 8 сағат бұрын
Hataay yaa Soomaalia ah war dalka dabo qabta war dalkii iyo baddii Amxaaraa loo saxixay. Odowaayoo Mohamed Siyaad Barre dalka markuu qiirqiir galay buu ciidamo Soomaaliyeed kula wareegay taladii dalka ee dalka iyo dadka maalinkaas maantay ka xuntahee oo amxaaro dalkii maamulanaysaaye dalka gacan ku qabo Haddad cilmi iyo caqli fayoow leedahay war dalka dabo qabo.
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em 10 сағат бұрын
Pas lui tout seul il faut à juger moisissure et moisissure noir ⚫️ toutes les dirigeants somalien il juge tous ils méritent pas à voir responsabilité 🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴😱😱🖤🖤🖤🇸🇴🇸🇴❤️‍🩹❤️‍🩹🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭
@aminoosman8652
@aminoosman8652 12 сағат бұрын
Wasiir tiktok ciidanki lagu.laayyey cowsweyne.wasiir tiktok aya u ssbab aha wa in si deg deg ah loogu qaado ciidamada uu xasuuqay wasiir tiktok.
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 17 сағат бұрын
So koob HADALKA. Runta ha ka gaban? . Xassan Dhiiqo ayaa ka mas'ula QARAN JABKA SOMALIYA
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 14 сағат бұрын
Taliya odawaay waa nin geesi ah dhaqan wanaagsana leh ciidankana wadikaro Allahayoow dalka mamulkiisa udhiib kuna xafid kii dacad unoqda Allaha kadhigo farmajo ama odawaay Allaha nooga dhigo madaxda dalka xildhibanada oo dhan waa wax matarayaal lashaqeyo cadowga Allaha naga qabto
@aminaahmed8735
@aminaahmed8735 8 сағат бұрын
Take tha picture off Tha president duliyahow
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 16 сағат бұрын
Mw xasan inta dadkaqaar ama inbadan oo hoosjooga ama dhamaantooda inta ay hoos joogaan maguuleeysanaayo
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 16 сағат бұрын
War ninkan wa miskine ma raxan waynimad ku magi?. Mad gur gurte oo hawshan ka dambeyay dalkina wada gatay badina itobiya usaxixay...
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 16 сағат бұрын
Mediaha been baad rabtaa inaad kusoo gashid dhalinyaraad tahaye xishood sxb
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 16 сағат бұрын
maxuu kabadali kara dulmi fashiliyan ahay 😂😂😂 guuul libaxyada ogaden cidkasta oo faragashata way kujabtaa iswada qabqabsada 😂😂😂 guuul landhere xaqudirira halyeyo geesiyada jubalan guuuul guuul🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🦁🦁🦁💪🔥🔥🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲🦁💪💪🔥🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲♥️♥️✌️🙏
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 7 сағат бұрын
Kkkkkkkkk
@FrieMehd
@FrieMehd 13 сағат бұрын
Ma folwo ayu donaya wariri totok waa al shabab dowlada xasan shiki gururte waa lashabab kligodo
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 14 сағат бұрын
Waaaa been odiwaa vila somaliya maya
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 15 сағат бұрын
Miskin caadifad hayso bad tahay ( hawiye ) Xassan Gurguurte ayu aha ninki ku dhagana dagaalka Axmed madoobe haddi aysan rabin Gurguurte xamse iyo odowa ciidanka halka lama geeyen dagaalna ma dhaceen ( sowttii dad badan o nooc kasta leh ay lahaayen war Xassan ciidanka so celi o u diiday ) haddi ad guulaysanlahaden waxaad ku faanin lahaydeen xassan dhucifnimo ka xun ma jirto inkiraada
@cabdomohd7282
@cabdomohd7282 11 сағат бұрын
Hooyadaa. Cinwaanka. Beenta. Ka was. Beenaale. Dhalay. Runbaabaanu. Moodanay cinwaanka. Uu. Soo. Qoray. Odowaa. Arinkaas. Dhawr jeerbuu u soo maray shacabka soomaaliyeedna. Wuu. Isku garabtaagi lahaa. Walee. Lkn. Kuma. Dhaco
@nurahmed8878
@nurahmed8878 3 сағат бұрын
Odawayow ceeb baa ku dul hawaneysa. Inaad ogolata ma aheyn xilka marki hore laga qaday, hadana dib lagu siyey dagalka axmad madobe. Inaad ogolata ma aheyn. Talo iska casil hadii kale xasn shek baad ku sharaf noqon.
@nurahmed8878
@nurahmed8878 3 сағат бұрын
Beenale tahay awooda ciidanka baabisey wa xasn shek miskiink wasir ku sheega ah ma scape goat miyaaaa
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 21 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 16 МЛН
Новости дня | 13 декабря - вечерний выпуск
11:50
Euronews по-русски
Рет қаралды 83 М.
YAA ABAABULAY QARAXYADII KISMAAYO, SIRTA KA DAMBEYSA,  QIYAANO, FASHIL,
10:53
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН