GEN. SICIID DHEERE iyo BILOWGII HALGANKII SSDF Qaybtii 1-aad

  Рет қаралды 15,906

Juxa Video Research Archive

Juxa Video Research Archive

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Xayakallaah shiikh siciid dheere nin wakhti adag xabado isaga kaaya dhigay abaal ban kagaa haynaa alle hakuxifdiyo aakhirana liibaan inshallah
@cigaalsalal6767
@cigaalsalal6767 2 жыл бұрын
Aabbaha koowaad ee Reer Puntland u nool, S/G Jeneral Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ilaahey caafimaad waara, cibaado suuban iyo cimri dheer ha siiyo. Miisaankiisa ayaa ka qaalisan kana culus dadka ku nool, guud ahaan Deegaanada Puntland.
@puntlandland2679
@puntlandland2679 2 жыл бұрын
Pro: juxa mahadsanid Gen: Siciid dheere wa halgama Tarikh dheere leh
@mohamedmacmacan908
@mohamedmacmacan908 2 жыл бұрын
mahadsand juxa nin ki ugu cuslaa ssdf ba kentay rabi ha xafido
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
Gen:siciid dheere Mujaahid dhaba Alla ha xafido cimrigana ha barakeeyo.
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Aamin yaa rabbi
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 2 жыл бұрын
Mundane juxa waa mahadsantahay.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 6 ай бұрын
Dhilo dhiilo buugi juxa SSDF iyo quruun ayuu ku waashay.
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto waxuu nooo dhisay dawlad awood leh
@ibnumacalimkaynaan9215
@ibnumacalimkaynaan9215 2 ай бұрын
waa dad dalkoodii burburiyay oo dhigaya mesha uuhada yaalo tanu taariiq ma ahan waa wax laga xishooda in lasoo qado
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Dhaarta aad u dhaarey dhulka waa kaa samax baan filayaa hadaad naftdaad la baxsanyso Mide kale Jabaahda waxey la daglameyn nin xukunka xog ku yami oon shacabka dooran oo xoog ku haystaa oon lala hali karin qofka suaal ka keena xukunkiisana dil buu ku xukunaa qaabilada qaarna kibr buuku laayn jirey Jalle siyaad
@Fays2010
@Fays2010 2 жыл бұрын
Hagardaamadii SSDF
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 2 жыл бұрын
Halyeeyadii Ssdf
@joeabdul7670
@joeabdul7670 Жыл бұрын
General said dheer waa halgamaa waa difaacaa. Naftiisa wuxui u huray dadkiisa iyo dalkiisa laga soo biilaabo fashilkii dagaalkii Ethiopia kadib markii gabood fal lagu sameeyey qabiil oo dadkii kale laga reebay .burburkii kadibna oo ahaa difaac punland . Legacy u leeyahay waa mid ku xardhan goobaha shaqada iyo xeryaha ciidamada punland..
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 8 ай бұрын
This reminds me Tubac Shakur killer going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Brst research materials here folks. Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels even sing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia. This is what you do when you get away with mass murder. Busking in so much attention and enjoying serial killer status.
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 2 жыл бұрын
Abti Juxe inta badan waxaad Wareysataa REER Abtigey Bal SNM Wareysi kooda halagaa hello
@gazudingutale482
@gazudingutale482 2 жыл бұрын
Dadkaas baa weli nool oo loo adeegsan jiray dalkooda . Taarikhdiisu waxba inooma soo kordhinayso coz boogtoodii weli may bugsoon
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 жыл бұрын
Dadkan intay ka waramayn aragtayeh sdi dowladdi kacanka ula dhaqmi jidhey dadki rer puntland ma isweydiisay adu
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 2 жыл бұрын
Dhabayaco dhilooyinkiina ina kaahin baa hargeysa khamrida kula cabo Ma cid baad iska celin kartaan faaan baad mesha ku haysaan
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 2 жыл бұрын
@@sharmakeali5248 dhabayco faaan baad mesha ku haysaan
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 2 жыл бұрын
@@sharmakeali5248 galkacayo sow habar gidir kuma bikro jebiso yaa naag
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 2 жыл бұрын
@@sharmakeali5248Anigoo ah
@harrismekonen180
@harrismekonen180 2 жыл бұрын
Xishoo waryaa ma xishoode . Malaha faqash baad tahay oo waxaad doonaysaa inaad SSDF iyo SNM labadaba caydo
GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
24:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 75 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Wareysi Gaar Ah: Aqoonyahan Cabdi Faarax Juxa
52:33
SAAB TV
Рет қаралды 43 М.
Gen.Siciid Dheere AL-ITIXAAD iyo BURBURKII 1991 Qaybta 5-aad
21:01
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 10 М.
Taariikhdu waa Dhaxal SSDF: Wax ka ogow Awrayaal qaybtii 1aad
13:06
Warbaahinta Puntlandes
Рет қаралды 18 М.