Illaahow. Cimriga iyo caafimadka u siyaadi. Wiilashaan.iyo gabdhahaan. Dhaxanta iyo qoraxda.u taagan.difaaca qaranimo. Gen odawaa. Iyo Taliye biixi Taariikh cusub Ayaa lagu xasuusan doonaa. Dadkii. Khawaarijta. Suuliyey in sha Allaah Mahadsanidiin
@cabdifitax-p3n15 күн бұрын
Maashaa alaah
@thementor.46972 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Lulu-kp7ef2 жыл бұрын
Mashaa Allah Odawaa guul iyo gobanimo. Horay u socda Allah macakum wa yansurakum inshaa Allah. Aamiin
@rashkaboy322 Жыл бұрын
Ma, somali Gul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yuusufvllsuxaye2456Ай бұрын
mashallah ❤guul soomaalia 💪💪
@mustafcawiif25342 жыл бұрын
Aad ugu mahadcelin cidankena qaranka alle hayna sharfo insha allah
@Sarta100Ай бұрын
Juba land waxaa u tagay sareeye gsas odowaa waa geesi dhalin yar oo usoo baxay dalja ka dul qaadista cadawga ku habsadsy daljeena iyo xabadhida soo celida qabkii soomaaliya waa imaad taladiisa raacdasn si aad isaga xoraysaan dhiig miratada iyo cadawga juba land iyo kuwa u adeega shisheeyaha .
@mohamedismail4249 Жыл бұрын
General Odawaa iLaahay haku xafido adiga iyo dhamaan xooga dalka...
@warsamemohamedabdi722 жыл бұрын
Guul👑👑
@luulmohamed74722 жыл бұрын
Odawaa afkukuma go o hagablamin cadawgu kumagaaro guuleyso Allah idankiis
@nrx86842 жыл бұрын
Taliye Odawaa waxaan dhihi lahaa uu dhahay walee
@abdiy.mohamed74892 жыл бұрын
Mudulood gayiga soomaaliyeed inay xoreeyaan idam Alle waa awoodaane, walaalayaalow inta dhiman ee carada soomaaliyeedna kudara.