Giwis ukun

  Рет қаралды 135,687

Cunto Reerxamar

Cunto Reerxamar

Күн бұрын

Пікірлер: 221
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Assalamu aleikum walalahegi an jeclaay, raali noqdo inta an hawada kamaqneen safar ayan kumaqnen hada ayan hawada kuso lawanay alhamdulilah.
@saabirahaltaqwaa7630
@saabirahaltaqwaa7630 8 жыл бұрын
Soo noqod wanagsan qaali jzk khair❤️💕
@ninanima7498
@ninanima7498 8 жыл бұрын
Cunto Reerxamar
@baryarevic6160
@baryarevic6160 7 жыл бұрын
Cunto Reerxamar wcs huno soo dhowow laftadu wanu ku salamaynaa waxanu ka codsanaynyaa inaad magaca ino baladhiso cunto rer xmar malaha aragtidayda waxa ka wangsanan lahaa adoo inoga dhiga cunto somali wayo somalida meel walba wa isku cunto salama
@nawaalsiimba1570
@nawaalsiimba1570 7 жыл бұрын
Cunto Reerxamar sck abaayadiis waan ku salaamay marka xigta aad baan kuugu mahad celinaa dhan ka cuntada wax badan aa kaa faa iiday walaashay jisaakalaahu qayr ilaahay haku saa idsho aqoontaada
@fadumadaud6615
@fadumadaud6615 7 жыл бұрын
Dek Ali h
@umumaanka4326
@umumaanka4326 5 жыл бұрын
Masha alaah manta ayaa iiku horeeso comanti kasoo bixiyo masha alaah walhi waan kahelay cuntadaada masha alaah walhi
@nimofarah5793
@nimofarah5793 7 жыл бұрын
maansha ALLAAH qeyr ALLA ha ku siiyo imbadana raadinaayay burkaan soda loo sameeyo jzk
@fatimamohamed3607
@fatimamohamed3607 8 жыл бұрын
Maasha allaah schat alhamdulillah haddii nabad noogu soo noqoti waan kuu xiisnay 💋❤️😘
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Missed you too lieverd bedankt
@panmariachan8560
@panmariachan8560 8 жыл бұрын
asc Abayo wakuu cusubahay kuli fidiyowyadaada waaka helay masha allah gacnahaada allaha kuubarkeeyo soonoqod wanagsan
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Wcs walaasheeydi kuso dhawaw chanelka abayo waxa rabto ina arakto so dalbo insha Allah
@madhumitabiswas2793
@madhumitabiswas2793 7 жыл бұрын
Nice,I surprised without baking powder it can so fluppy.Your all recipe so simple and easy.And all background music also beautiful.Can I know the singer name.
@sahramohamed4339
@sahramohamed4339 8 жыл бұрын
shukran xabibt wan sameeye masha Allan horene waan u akri jiray hoyadey oo sameyneso mararbadan adigana ajar alle hakasiiyo inta dadka ufaideyneysid insha Allah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Sahra Mohamed masha allah mahad sanid abayo
@shadialicious
@shadialicious 6 жыл бұрын
This is bur saliid that we make it everyday of Ramadan n other times too. My family love it
@sumayosumayo4379
@sumayosumayo4379 8 жыл бұрын
masha Allah walshey qeer ala kusiya wano faidasay wan kasugan kuwa kale insha allah thnx
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Inshaa Allah abayo
@sihamcadey2878
@sihamcadey2878 7 жыл бұрын
asc mcnto illhy qeer hakusiyo wad nofaideysay ssnfilayana reer mumbasa ayatahy numbrkada mahelikarna mcnto adoraliyaah si waxyalaha qar ankuweydino
@biimbiim8454
@biimbiim8454 8 жыл бұрын
masha allah tabarakallah sonoqosho wanagsan xabibti jzkmlh kheyr walashey
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahad sanid xabibty
@panmariachan8560
@panmariachan8560 8 жыл бұрын
waa dhawahay Abayo jazaaka laahu khayran xabibtii wana soo dalbahaa waxan rabo insha allah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Insha Allah abayo
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 8 жыл бұрын
masha allah walaal waayahan waan ku waynay soo noqod wanaagsan
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Wan idinku so noqday ukhti 💖
@barliinbashi1088
@barliinbashi1088 8 жыл бұрын
abayo magacaada waxaan kusoraacay dadka somaliya joogo inaa udaneeneso oo waxyaabaha ee hadba helikaraan aad lawadaagto dadka kale hadba markan firsado waqti le iiga lumo ileen badankood mahelayo tankale kaamirada majartid ilaa halaha hore toos baan udaawanaa i love xabiibti
@AhmedIbrahim-tz5wk
@AhmedIbrahim-tz5wk 8 жыл бұрын
Maasha'allaah! Alx. illaahii nabad idinku soo celiyy.
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran😊
@dqrgmeyre6737
@dqrgmeyre6737 8 жыл бұрын
wa caleykum salam xamdulilah cala sama alla mahad iska leh ku soo nabad celshay 😍
@zahraz603
@zahraz603 7 жыл бұрын
waxaan kuugu jeclahay wax yaalah aan jeclahay ayaat soo galisaa aan ku soo koray yasalaam xabiibti
@asiasheikh6981
@asiasheikh6981 8 жыл бұрын
Masha Allah wab ku xisnay Rabbi ha idin xifdiyo
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Amin abayo mahad sanid adna sido kale
@umuahmed2339
@umuahmed2339 8 жыл бұрын
Welcome back ukhtiii al caziiza... Masha Allah ziet er erg lekke uit,,, hopelijk heb je leuke vakantie gehad ? En waar bn j geweest als k vragen mag?. Big huggg👐😘
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Aawh thanks honey ik ben naar Londen geweest met mijn family 😘💖
@abdullahabdisalaam4043
@abdullahabdisalaam4043 7 жыл бұрын
masha allah abayo ajar iyo xasanaat alle hagaa siiyo waa noo faa ideysay abayo watankee jogtaa
@qadroumueyman5463
@qadroumueyman5463 8 жыл бұрын
masha Allah macaanto waan kuuxiisnay haduu ilaaheey kunabad keenay alxamdulilaahi macaanto
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Masha Allah ukhti Shukran
@abdisalamabdirahman8454
@abdisalamabdirahman8454 7 жыл бұрын
Aniga waxaan jagaa meel Wlh waxaan ahaan jiray qof an wax karin waligeyga neh waxaan dhihi jiray Aniga maa wax karinayo lkn alxamdulilah Adiga ayaan cuntada fudud kaa bartay kheyr Allah ha ku siiyo
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
Abdisalam Abdirahman Masha Allah walal wanku faraxsanahay. 😊
@mrnali67
@mrnali67 7 жыл бұрын
Asc thank you for the recipe. I tried it but it became fat and had a lot of meat in the middle what do you think caused this?
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
Maryama wslm , mine had a lot of meat in the middle too it's because of the egg .
@haniomarmohamed2031
@haniomarmohamed2031 4 жыл бұрын
Masha allah gacantaada alle hakuu barakeeyo abayo qamar
@kadijaosman3411
@kadijaosman3411 4 жыл бұрын
Asc cunto reer xamar welkom back too Holand
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 5 жыл бұрын
cunto reer xamar halkee kabaxday gabadhaas walaasheey qaali inbadanaan kaabartay illaa aan gurigayga kaafiyay adaana kaabartay ilaahay jannada hanagu kulmiyo uxibbukii fi allaah xbbti al qaaliyah😘😘😘 mumkin hadee tahay mar noo so laabo ee toortaha naga dhis toorte ma aqaanee saan usoo gadaayane lacagtuu iga dhameeye shukran mi lovely sister😍😍😍😍😍
@samiraabdi990
@samiraabdi990 8 жыл бұрын
Asc wll qaliyee wat leuke je ben terug manshallah👏💓👌😚😚😚
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Aaw dankje lieverd
@rayanabdi1390
@rayanabdi1390 8 жыл бұрын
mansha allah sonoqod wanagsan walaal qali ah waan ku tabnay 🤗🤗
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahadsanid anigabe waidan xiisi
@sirajS
@sirajS 7 жыл бұрын
yummy... sista... instead of water if you add thick coconut milk. it will be more tastier.
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
siraj S Masha Allah sister. Shukran 👍🏼
@xilkasdumar7384
@xilkasdumar7384 8 жыл бұрын
Wcswrwb walasheena aan jecleen welcome back sis waan ku xiisnay ❤️💕😃
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Me too waiidin xisay 😊
@hafsaruun256
@hafsaruun256 7 жыл бұрын
I LOVE HOW NEAT YOUR WORK IS. BARAKAALLAH FIK.
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
Hafsaruun 2 shukran abayo😊
@jamilabuder1364
@jamilabuder1364 6 жыл бұрын
Hafsaruun 2
@zarazara718
@zarazara718 7 жыл бұрын
what flour u add?
@zahraz603
@zahraz603 7 жыл бұрын
waan jeclahay aad iyo aad 👌👌👌👌👌👌👌👌👍💕
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 8 жыл бұрын
masha Allah Walal welcome back
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Thank you abayo
@reemmhmead3792
@reemmhmead3792 6 жыл бұрын
عاشت ايدج روعه شيف ممكن تكتبين المقادير لصندوق الوصفات
@muniramahamud9876
@muniramahamud9876 8 жыл бұрын
mashaa allaah gacantada alle hakuubarakeeyo abaayo nederland halkeed kajoogtaa
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran ukhti
@quathraaliomohamed
@quathraaliomohamed 6 жыл бұрын
Maa sha Allah may Allah bless you macanto 😘😘😘😘😘
@razziakjaz5557
@razziakjaz5557 8 жыл бұрын
MashaAllah welcom cmk habibty and ban kul hisay Walh
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Same sweety 💖
@loveyourself1712
@loveyourself1712 8 жыл бұрын
Asc abaayo welcome back abaayo bur qamiir la'aan miyaa
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Wcs thanks waa qamiir la'aan
@aishagutale746
@aishagutale746 8 жыл бұрын
Msha allh abyo thnks waxyalo klena ka sugyna walshy insha allh waba ku xisny
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran qaali
@naematahahassan5170
@naematahahassan5170 6 жыл бұрын
ماشاء الله مبدعه تبارك الرحمن ربي يرزقكم جنة الفردوس الاعلى يارب 👍👌🤲❤💞💕
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
wcs abaayo macaan uwelcome dear sister abaayo cunto ciyaalka noo soo gali nafaqo leh qaali thanks bella
@lifegood3989
@lifegood3989 8 жыл бұрын
abaayo waad mahadsantahay abaayooy mash mash manoo soo galin kartaa shukran xabiibi
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Insha Allah abayo
@hanisalaadguutale4659
@hanisalaadguutale4659 8 жыл бұрын
Masha allah wll soo noqod wngsan
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran ukhti 😊
@fowziamohamed2849
@fowziamohamed2849 8 жыл бұрын
Haa Masha Allah abyo thnks wax ayn ka Barty in bdan thnks my sister
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Youre welcome habibty thanks for watching
@nawalnawal9757
@nawalnawal9757 8 жыл бұрын
masha Allah gacantada allaha kubarakeyo xabibty wa jizaka allahu Qayran wan sameynaya isha Allah
@maryanbarre6176
@maryanbarre6176 8 жыл бұрын
asc masha Allah abaayo aad ayuuw uqurx badanyahy masha Allah tabarkalaah waxaan kuwediyin abaayo qamiiro ma lagu daraya mise qamiro lagum daraayo shugran
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Maryan Barre wslm abayo qamiir laguma darayo
@ayaanmaxamed6268
@ayaanmaxamed6268 8 жыл бұрын
masha allah tabaarakallah wll qaali ah mahadsanid
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Adiga mudan walal
@raaqiyahassan3116
@raaqiyahassan3116 8 жыл бұрын
mashallaah macaanto ilaah haku xafido
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Adigana sido kale abayo
@ilhaanosman7746
@ilhaanosman7746 7 жыл бұрын
Mansha Allah abayo gacantaada ilaah hakuu dhaafo
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
Ilhaan Osman Amin walal mahadsanid
@amallove2408
@amallove2408 6 жыл бұрын
MashAllah jazakallah khair abaayo
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 8 жыл бұрын
Wan ku xisnay qaliyy mashallaah lekker 😘👌🏻👌🏻
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Anigaba waidin xiisay hayati
@aminafarah8457
@aminafarah8457 8 жыл бұрын
welcome back sister we miss you ♡♡♡♡♡
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Thank you sister I miss u too guys 💕
@zahraz603
@zahraz603 7 жыл бұрын
aniga wali makhuraacanin ii soo dhiib aan ku khuraadeen ok 💕💕💕💕👌
@saidahussein260
@saidahussein260 8 жыл бұрын
Masha Allah macalimada cuntada wan ku xiisney quruxeey so naqasho wacan 😘😘😘
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahad sanid abayo 💕
@suldanaction3292
@suldanaction3292 7 жыл бұрын
Hadan samaynay hada cononaaa abayo
@amuunaumahmed2729
@amuunaumahmed2729 8 жыл бұрын
asc walaashey wankusalamay waalaguxisaymasha allah shukran jazkalahuqeer
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Masha Allah walaasheydi aniga hata comment kiina ayan u xiisay 💖
@caalamkahaweenka247
@caalamkahaweenka247 8 жыл бұрын
wlcme back bbe wllo Qali irealy like cuntoyinka macan e hadana fudud sameeso lkn imika tan saliid badan Muna qadanayn inu saliid yesho Ka baqay noh
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Haa abayo saliid u yeshanaa waa bur cml
@madhumitabiswas2793
@madhumitabiswas2793 7 жыл бұрын
The background music is nice.
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
Madhumita Biswas thanks a lot
@fardowsamao351
@fardowsamao351 Жыл бұрын
MashALLAH ❤
@BalqiisBalqiis-ht1ls
@BalqiisBalqiis-ht1ls 6 жыл бұрын
Man sha alah abayo Ali hanoka xafido
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 8 жыл бұрын
Masha Allah waa kutabay walaashey💋💋❤❤❤❤
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Aniga hata waidin tabay 💖💖
@abdirizakkhalif
@abdirizakkhalif Жыл бұрын
Macha'allah
@kulsoomkazi5856
@kulsoomkazi5856 7 жыл бұрын
Asslam alekum your recipes are good but problem is name of ingredients are not giving in English, please write in English too.
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
Kulsoom Kazi wa'aleykum salaam sister now all my videos are translated to English
@kalthumaabdi9602
@kalthumaabdi9602 8 жыл бұрын
masha Allah abyo so noqat wanagsan
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Thanks qaali
@namelos2963
@namelos2963 6 жыл бұрын
Somali iyo saliid iyo sonkor maxaa kala haysta😥 Saliida badan caafimadka uma fiicna.
@shukriamohamed275
@shukriamohamed275 8 жыл бұрын
welcome back sis
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran honey
@hindasaciidharti463
@hindasaciidharti463 8 жыл бұрын
masha allah well come back we miss you
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
I missed you guys too
@sumayaabdi6188
@sumayaabdi6188 8 жыл бұрын
Asc abaayo sidee thy wayadan barnamijka ma anan arag wlcm back schatje Wanku salamaya miss u sis 😘
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Alhamdulilah ukhti wanku fiicanahay barnaamijka hada ayu so labtay Inshaa Allah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Missed you too sweety
@jannatabdi4835
@jannatabdi4835 8 жыл бұрын
wcs waaba ku xiisney my abaayo. yummy jzkq
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Missed you too habibty 💖
@mandeeqxasan1188
@mandeeqxasan1188 8 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahadsanid qaali
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 8 жыл бұрын
sonoqod wanaagsan. soo dhawaw xbbti.
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran macanteeydi
@soomaalnews8234
@soomaalnews8234 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah
@simanmohamed7551
@simanmohamed7551 7 жыл бұрын
mansha alah cawa vidio kuli kuwii idhafen wan so wada firsana
@Motivationshorts589
@Motivationshorts589 8 жыл бұрын
walashey macsharo mano soo galinkarta adoo rali ah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
foos siyaad insha Allah abayo
@Motivationshorts589
@Motivationshorts589 8 жыл бұрын
Mahdsanid qali
@zahraguhad7888
@zahraguhad7888 7 жыл бұрын
Cunto Reerxamar masha allah jizakallah Abaayo qamiir marabo cusbo Na laguma daraayo miyaaa thanks my sis
@ifrahali9804
@ifrahali9804 7 жыл бұрын
walaal ma time baa la daynayaa cajiinka mise isla markaaba waa la shiilayaa
@xasanabdilaahi1858
@xasanabdilaahi1858 6 жыл бұрын
Jasaakalah ukhtH
@halimoomar5336
@halimoomar5336 8 жыл бұрын
لا تغيبي خليك كل مره تعملي شي جديد انتي طبخ ماهوب
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
الله شكرًا حبيبتي 💖💖
@ramsinganeza9300
@ramsinganeza9300 7 жыл бұрын
assalamoualaikum i from maurituis thks plese in english
@zahraz603
@zahraz603 7 жыл бұрын
jizaakalaah kheer ilaahay ha ku xafdiyo yaarab gacan taada ilaahay ha kuu maceeyo yaarab
@zahraz603
@zahraz603 4 жыл бұрын
Masha allaah
@aminasheikh2789
@aminasheikh2789 8 жыл бұрын
Mash Allah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahadsanid ukhti
@bnasheeds
@bnasheeds 8 жыл бұрын
abayo isla markiiba mala karinaa, waqti la dhigayo ma jirto miyaa ileen qamiir kuma darin
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Naimo Abdulahi Mohamed isla marki wadubesa abayo mala digayo
@AhmedIbrahim-tz5wk
@AhmedIbrahim-tz5wk 8 жыл бұрын
jzkillaahu kheyran
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Waiyaaki 😊
@sagalabdi8119
@sagalabdi8119 8 жыл бұрын
Masha allah abyo
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahad sanid abayo
@DeqaAmun
@DeqaAmun 6 жыл бұрын
Macaanto burka kiiqamiirisa watey miyaa misa waa. bur caadi ah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 6 жыл бұрын
DeqaAmun 07961007162 wa bur caadi walal
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733 6 жыл бұрын
DeqaAmun 07961007162 u
@seynabahmed9390
@seynabahmed9390 6 жыл бұрын
Masha Allah
@AhmedIbrahim-tz5wk
@AhmedIbrahim-tz5wk 8 жыл бұрын
walaashey, biyaha, caano maku bedeli karaa?
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Haa abayo wadku badali karta
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 7 жыл бұрын
Mashallah
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 7 жыл бұрын
faiza Mohamed sheikh shukran sister
@sweetti5378
@sweetti5378 6 жыл бұрын
Self raising flour miyaa mase ?
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 6 жыл бұрын
Sweet Ti plain flour waye
@munaali5957
@munaali5957 8 жыл бұрын
mashalah jazakalah macanto
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Mahad sanid abayo
@daacad6091
@daacad6091 6 жыл бұрын
MAASHA ALLAH
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 6 жыл бұрын
suaad ali thank you sister
@halimam.7359
@halimam.7359 8 жыл бұрын
Wcs abaayo soo noqod wanaagsan
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Shukran qaali
@halimaomar5896
@halimaomar5896 8 жыл бұрын
wcs uqtii wan kuu xiisney adiga iyo cuntadaada macaan
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Anigaba waidin xiisay abayo macan💖
@halimoomar5336
@halimoomar5336 8 жыл бұрын
ماشاءالله
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
جزاك الله اختي
@abdi-aziizmohamed7243
@abdi-aziizmohamed7243 7 жыл бұрын
thanks abaayo hadan sameyn
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 6 жыл бұрын
magac kale maxaa la yidhaahda walaalo
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 6 жыл бұрын
Mansur Ahmed giwis ukun aya ladahaa walal , magac kale maqawo
@fatmasharifmohamed9326
@fatmasharifmohamed9326 8 жыл бұрын
kan bur saliid ayaa la dhahaa
@aminafarah1457
@aminafarah1457 8 жыл бұрын
maanshaa alaah thanks sister
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
You welcome abayo
@asggs-hshhsj9307
@asggs-hshhsj9307 6 жыл бұрын
تسلم يدكك😍
@naimamaxamed9967
@naimamaxamed9967 8 жыл бұрын
masha Allah my sweete
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 8 жыл бұрын
Thank you abayo
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН