GOLAHA AMAANKA GO'AANKII MAANTA KA SOO BAXAY WAXAA DHABAR JABIYEY HASSAN SHEIKH KADIB MARKII WARQAD

  Рет қаралды 2,216

SWTV SOMALI WADDANI TV

SWTV SOMALI WADDANI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@zaytum
@zaytum 5 күн бұрын
Wariye wadani alaha ku wariye♥️♥️♥️ amin🙏. xasan bahane waa cafowga Somalia oo badii great somali ayuu gorgoortan u galyeey gumeysiga ethopia
@swtvsomaliwaddanitv4443
@swtvsomaliwaddanitv4443 4 күн бұрын
Mahadsanid Dhiirigelintaada
@AbdiYarew
@AbdiYarew 6 күн бұрын
Wadani somali ku soco waad ku saxan tahay ## xasan sh. Ha is casilo😮😮😮😮😮😮😮😮
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 6 күн бұрын
Waa in la dhaafaa beentii ahayd 1) SOOMAALIYA 2 SOOMAALIYEED 3 MIDNIMO shantii somaliyeed ayaa loo noqday aduunkana ka shaqaynaysa maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah Midkastaana meesheeda ha iimaansato
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 6 күн бұрын
Itoboya haddii saxiixa Ankara ku soo gasho badda soomaaliya waa marki ay 5ta soomaaliya Israaci laheed Saxiixan inuu kheyr noo yahay ayaaba laga yaabaa waa midnamadii soomaaliya 🎉🎉🎉🎉🎉
@swtvsomaliwaddanitv4443
@swtvsomaliwaddanitv4443 5 күн бұрын
Sxb ķuma caynaayi balse beri markaad aragtid dowlada oo xanbaarsan xabashidii oo u doodeysa maxaa i dhihin doontaa Mahadsanid
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 6 күн бұрын
JaaJuus Etoopia Soo Dirsatay Baa Tahay Oo ibna Xaaraan Ah Etoopia Waa laga Saaraaray Ciidankii AUSOM Aaad Bsad U Naxday ina Dhilo ❤
@TrikAdan
@TrikAdan 6 күн бұрын
Run ka hadal baa tahay
@TrikAdan
@TrikAdan 6 күн бұрын
Maashaa Allah
@swtvsomaliwaddanitv4443
@swtvsomaliwaddanitv4443 5 күн бұрын
Waqti wax kuu sheegi doona adiga ogaan doona markaas
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 6 күн бұрын
Cimriga. Alehaugabsho. Gurgurte.
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 6 күн бұрын
Guul Somalia Xasan Shiikh Dal Xoreeye❤
@FadumoIsse-c8w
@FadumoIsse-c8w 6 күн бұрын
Hassan sheekh waxaan ka quustay markuu intii dalka cadawga ku ah uu soo wada celiyay sida sahan grop iyo jajuusyadii shisheye ee la wada yaqaanay iyo marka uu emaraad iyo uk uu ka dhigtay saxib dhaw kenya uu qaadki u fasaxay somalina uusan waxba ugu badalin ciidanki uu u looday shabaabki marka waxaan dhihi karnaa isagaa ka mida jaajusyada
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 6 күн бұрын
Daba dhilif iyo itoobiya wey jabaayaan masar iyo eletariya soomaaliya uma baahna inshaa allaah allaah
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 6 күн бұрын
2007
@khadijasaid6539
@khadijasaid6539 6 күн бұрын
Waqadiisu waxaba kama bedeleeso waa in goluhu markale ka fariistaa hadii kle Qaraarku waa meelmaray.
@TrikAdan
@TrikAdan 6 күн бұрын
Ar wa runtaa
@swtvsomaliwaddanitv4443
@swtvsomaliwaddanitv4443 4 күн бұрын
Mahadsanid
@MohamedAbdulle-g2s
@MohamedAbdulle-g2s 6 күн бұрын
Adigu ma waxaad tebineysaa war mase waa maadeyneysaa?
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 6 күн бұрын
Xasan shiiq afkiisa asagaa laga haayaa itoobiya waa cadawga soomaaliya Itoobiya waa halyey naftooda u huray soomaaliya Eletariya maxey noo qabatay Eletariya waxeynoo qabatay caruurtii soomaaliya waala gatay Eletariya waxey noo qabatay waa saxiib soomaaliya ????????
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 күн бұрын
Xasan waa narcissistic dadka noocaas ah dabo la qabto ma laha soomaalidu waxay qofkaas tiraahdaa waa hor iyo dabo diid ma jecla in uu macquulka waxa ah ku qanco
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
NATO intercepts Russian planes / Strike on the marines
14:04
NEXTA Live
Рет қаралды 650 М.
Hawiye Boon iyo Midgo iyo waxaan cunnay ayay nagu ceebeeyeen!
16:20
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 7 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН