Barnaamijyada saab tv hor dhacii dheeraa waad ka dayseen kaysow baga sidaasaan kaa rabaa
@AHMEDMIGUILWAISS2 сағат бұрын
28 wasiir oo 20 beesha Isxaaq ayey ka soo jeeda. Cadaaladiinu ma sidaas ayaa Ciisihi 1 wasir oo kii ciyaalka ciyaarsinayey ayuu heley. Halka wasirna miyaad is kaga darsataan koley iniguma filnee . Ciisaha waxba maad yeelin ee waad is barteen cidaad tihiin. Mahasanid !
@_faatax54 минут бұрын
Ha ooyin wllshay waayo dawladnimadii Somaliland waxaa hor dhac waxaa hadhay agaasime maareeye gudoomiye Mahadsanid
@w4109212 сағат бұрын
HJ wasiiro caata ah baa lagu malgabay
@SomaliLandViews3 сағат бұрын
48 golo wasiir or midkiiba bishii la siiyo $5000 waa arrin lala yaabo. Somaliland oo ah dal curdin ah oo dhaqaalaheedu kooban yahay taas ma qaadi karto. Mushaharooda oo kaliya sanadkii waxaa ku baxaya wax ku dhaw $3 million oo dollar. Halkaa halagu noqdo.
@Xaaliqalib3 сағат бұрын
Ilaheyba waxa walba haya oo wax walba og sidaa daraadeed ilahey qofku wax siinayo iyo dawladu wax siinayo ma ogide iska aamu xukumaduna waa mid cusub ee maaha midii hore😢😮😂
@ayaanqaali85702 сағат бұрын
@XaaliqalibWaa runtaa walaal muhiimadu mushahar la qaato Ma aha ee waa siday u fog Aadan musuqa iyo hantida umadda
@user-sr86ui3xsuexi2 сағат бұрын
Maxaa beesha HARTI loogu soo darey ileyn ma joogaane....taasi miyaaney aheyn maaweelo iyo waxaan jirin.
@samowsamale34902 сағат бұрын
Miyaanay Ceerigaabo joogin?
@danabguuled54912 сағат бұрын
Adeer warkaasi wssy huf iyo been Haddii jaahill aaf yslo u dhiibato jat buu ka tuura,
@nourismail41143 сағат бұрын
Wariye Garxajis wa reer weyn ciiro kurisiga saare ,maxa loqaadeye