NIMCAAN HILAAC OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024

  Рет қаралды 248,302

Goodax Media Production

Goodax Media Production

Күн бұрын

/ @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
Duubista
Aroosyada
Xafladaha
Heesaha
Decuments
IWM
MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
www.instagram....
/ goodax.photogrphy
/ goodax20
l.facebook.com...
WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

Пікірлер: 406
@naimadaahir1416
@naimadaahir1416 3 ай бұрын
Reer muqdisho waa gob 😢thanks dhamantiin from huunada borama 😅
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 3 ай бұрын
Huunada borama ala mayana saca dibiga sheeda uga orgooda 😂😂😂😂
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 3 ай бұрын
Adaa mudan huunada boorama
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
Maxaa gob h way ku shaqeysnyaan dhul aanu u dhalan waa marti ku casiiyey dhulkuu u dhashey
@fartuuncali5277
@fartuuncali5277 3 ай бұрын
B😮phy0p😅​@@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@AdnaAbdullahi-do8kr
@AdnaAbdullahi-do8kr 3 ай бұрын
​@@abdullahiomarali5241man gab nimo wey dhafte waxaaga wax baro lguguma karo
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 ай бұрын
nimcan wadani allow xafid guuul soomaliya midnimo gobanimo insha allah🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥💯💯💯💯👍👍👌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️🙏
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 3 ай бұрын
Nimcaan marka ma midnimo haya kuwii aqoonta laha ayaa midnimo keeni wayay ee profesoorada ahaa 😂😂😂😂
@saadaksaaul3662
@saadaksaaul3662 3 ай бұрын
Calanka Shisheye intee u wada waxa jahilsana
@yaaqshiidjordan3573
@yaaqshiidjordan3573 3 ай бұрын
@@Sharmarke-h1z😊😊😊😮 😊
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
​@@Sharmarke-h1zproffesor cid uma baahna jiilka yar ee maskaxda fayow baa wax bedelaya, adigu oromadaada iyo axmaarada ku faraxsanow soomaaliweyn wey midoobeysaa ayaan dhow.
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 3 ай бұрын
@@saadaksaaul3662 calanka shisheye wakee shisheye iyo sokeye ma ada kala garanaya anaga etiopia sokeye noo ah Calanka nasuniyiinnta florida ilahay nama tuso .
@gablax
@gablax 3 ай бұрын
Tani waxay tusale u tahey new generation ka soo socdo iney ogadan in Somalia one tahay odayashan dhamadey oo ka hortagan isku imaadka somalida ee tuugta aha allaha cimriga ha u dadajiyo oo 80 jirada oo cuqdada dhalinyarada ku Reebaya allaha naga hor dhaqaajiyo AAMIIN SOO QORA please ilahey wuu naga aqbalaya rer comments ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WEL COME BACK MY LEGEND YOURE COUNTRY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴NIMCAN HILAC🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sumayacdy463
@sumayacdy463 3 ай бұрын
Soo dhawoow nimcaan hilaac fanan ❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac wadani dhab ah soo dhowoow boqorka fanka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 3 ай бұрын
Muqdisho abaal ayaan idin hayna sidad walalkay nimcaan nogu so dhaweyseen 🙏🙏🤗🤗🇸🇴🇸🇴
@Ayaaat.Abdullahi
@Ayaaat.Abdullahi 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac sidan u teegeero Ayooo🥹❤soo dhaweyn intan ka weyn u qalmaa welcom your home bro🇸🇴❤️
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
M.A.KU SOO DHAWOOW CTY XAMAR HOBOLKA CAANKA AH EE SOOMAALI WEYN 🐯🇲🇵🐯 FROM COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯
@NasirShow-jc5kf
@NasirShow-jc5kf 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac kuso dhawaaw caasimada hooyo ee muqdisho adaa iskaleh cidkama laha adeer 🎉❤❤
@GanetFar-ig3wk
@GanetFar-ig3wk 3 ай бұрын
Ku soo dhawoow dulkaadi hooyo🇸🇴🦁fanaankeyna
@AhmedKhadar-q4s
@AhmedKhadar-q4s 3 ай бұрын
Legend keep it up 💙🇸🇴
@hodonmaxamad6911
@hodonmaxamad6911 3 ай бұрын
Sifiican baaad noogu soo dhaweyseen ❤wiilkayaga from borame❤
@adama2578
@adama2578 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ NIMCAAN HILLAAC WAA DHAL XALAAL AH WAA GEESI WADANI AH SOOMAALINIMADU KU WEYN TAHAY💐🌺🌸🌹🌼🌻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
Welcome nimcaan c/rixmaan xasan hilaac caasimadii ummada soomaaliyed 😊🎉❤
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 3 ай бұрын
Casimada bajaajta iyo qaraxa
@HormarGuul
@HormarGuul 3 ай бұрын
​@@Sharmarke-h1z sasey tahayna ka hormarsan mid 30 sano nabad ahayd 😁😁
@Mohammed999-mg3lm
@Mohammed999-mg3lm 3 ай бұрын
Qara kuhayo haysku xariiin xarka isku le haa qaariin 😂😂😂
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 3 ай бұрын
@@HormarGuul waxa horamarka utaqana iyo anagu wax unqana ayaa kala gadisan gadiidka muqdishoo waa bajaaj , dumarku babuurta ma kaxayn karaan oo lagu rawaxaya 😁😁😁 ajanibugu meel kasta ma mari karaan maax horamar utaqana waaba meesha adunka ugu halisan ayaa loo yaqana ee muqdisho dameero la wato ayaan casimad ka dhignay 1960kii syad bare isagoon dagalamin ayuu ka baxay , hargeiso banaan ah na casimad baam ka dhignay maanta hilaacda oo maal to maal aha magalada boqoljiiba 40 waa suuq iyo ganacsi reer xamarku markay hargeisa yimadaan waxay la yaaban hablahayar ee 15 jira ee babuurta ku ciyara .dahabka meel walba wadhan xamarna waa kawaan dadla lagu qasho 🤣🤣🤣🤣🤣
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 3 ай бұрын
@@Mohammed999-mg3lm afkaga ma fahmin ma baantu ba tahay abowe see waaye no mise dameeraha abgaal ma ii haratina 🤣🤣🤣🤣
@maxamidcabdulaahiisaaq
@maxamidcabdulaahiisaaq 3 ай бұрын
M.a SOOMAALI nimo Dhiga biima ahaan guuuuuuuul iyo gobanimo saxb hor usoco🎉🎉🎉🎉
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 3 ай бұрын
Masha allah❤🎉🎉. Viva nimcaan. Waa niin samaron❤❤
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 3 ай бұрын
Hilaac hiil Qaran dhulkii waa u dhaqaaqay m.a Fanaan Qaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@awiladen7814
@awiladen7814 3 ай бұрын
Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 3 ай бұрын
From adel empre ku darso nimcaan hilaac wuxu kasoo jeedaa sandalad facwayn ugaas rooble ugaas doodi miss awdal❤😂🎉😢😮😅😊
@sacdiyo2571
@sacdiyo2571 3 ай бұрын
Wadiniyin dhab ee somalida walahy wa samaron🇸🇴
@Nimco-q7d
@Nimco-q7d 3 ай бұрын
Welcome to muqdisho nimcaan hilaac ❤❤
@MuxiyadiinAbdirisak
@MuxiyadiinAbdirisak 3 ай бұрын
Alfanaane nimcan hilaac guulayso wllky❤🙏🙏
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 3 ай бұрын
Soo dhaawaw Wllka Dhulka waa Dhulkaaga Dadkuna wa Dadkaaga Kolle Marti ma thd Caasimadaada, Qalbiyo Wng bdn ku haaya iyo Jcl kuso dhawaw❤
@khadraweli1801
@khadraweli1801 3 ай бұрын
Somaaliya ha is raacdo insha allah ha guuleesato ❤❤❤❤❤❤
@sahrayuusuf6269
@sahrayuusuf6269 3 ай бұрын
Maansha ala guulaysta sifican Aya u sodhawaysen
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ubaxsiciid-wj7jq
@Ubaxsiciid-wj7jq 3 ай бұрын
Nimcaan c/raxmaan xasan hilaac My dhiiga my dhuuxa IL IYO CAWRI Bala aw Jiroo joog huuno qaali
@hamdabilan838
@hamdabilan838 3 ай бұрын
Xarun somali io xor batahy xamartey ilahy haika xfdo❤🤲
@MakoBarkadleh
@MakoBarkadleh 3 ай бұрын
Masha Alha nimacan hilaac🎉🎉🎉 nolo wll Alha ku xifdiyo🤲🤲🤲 somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gul ishalah
@Bashir1119
@Bashir1119 2 ай бұрын
Thanks muqdisho nimcaan wuu uqalmaa soodhawayn congratulations
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 2 ай бұрын
Mashaa allaah tabaraka allaah love ❤❤❤❤❤❤❤❤ xamar❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahey ha iikaa xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@habibamohamed5590
@habibamohamed5590 3 ай бұрын
Masha Allah welcome home
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 3 ай бұрын
Midnimo guul somaliya ❤
@khadraweli1801
@khadraweli1801 3 ай бұрын
Ilaahayoow amiin ilaahayoow noo xafid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siradm
@siradm 3 ай бұрын
Oh, soo dhawoow, waa amaanan tahay walaalkeed mahadsanid
@jimcaale123yuusuf23
@jimcaale123yuusuf23 3 ай бұрын
Welcome inader nimcaan ❤
@HoodoKaappa-fk2dn
@HoodoKaappa-fk2dn 3 ай бұрын
Welcome to hargysana wllo❤🤍🍀sina kuma kala gonoo cadbaa isugu keen yaale
@Hamzadahir-pf4hl
@Hamzadahir-pf4hl 3 ай бұрын
mash allha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💪💪💪🇬🇲🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶
@HananSharaf-b1s
@HananSharaf-b1s 3 ай бұрын
Masha allaah ❤welcome ❤ our brother 🙏
@MohamedfarahIsmacil
@MohamedfarahIsmacil 3 ай бұрын
Legend nimcaan❤
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 3 ай бұрын
I love it manshaAllah. This is what a family looks like .
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 3 ай бұрын
I love this dhaanto
@zammyali3047
@zammyali3047 3 ай бұрын
Mashaa allaah makala dhacdaan mana kala liidataan ❤️❤️❤️
@MaryanShaleemo
@MaryanShaleemo 2 ай бұрын
Xamar love you
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 3 ай бұрын
Wel come to your home nimcaan hilaac Legend and very respectful person
@AyanFarah-s2l
@AyanFarah-s2l 3 ай бұрын
Wawwww fanaan qaran fanaan somaliyeed❤❤❤❤❤❤
@qabilamoussa360
@qabilamoussa360 3 ай бұрын
Nicman hilaac❤ Guul somalie de ❤❤❤
@HimaadhassanJinow
@HimaadhassanJinow 2 ай бұрын
Waaw waxan so dhawen wey dhafen ❤❤❤❤❤
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalia ❤🎉🎉🎉
@HusseinSubow
@HusseinSubow 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@KawsarJamac-u7w
@KawsarJamac-u7w 3 ай бұрын
Mashaa allh
@NURDINDAKANE
@NURDINDAKANE 3 ай бұрын
Welcome
@Fardoosfilsan
@Fardoosfilsan 3 ай бұрын
Welcome nim and hillamy prayers my prada
@FahmoAhmed-my5qt
@FahmoAhmed-my5qt 3 ай бұрын
M.a❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@Hoodohandi
@Hoodohandi 3 ай бұрын
Masha allaah
@marwaancadeh1649
@marwaancadeh1649 2 ай бұрын
Wlhi dacad ree xamar qalbigood waa xaashid cad oo nadiifa labo quruxna way kulmiseen sharaf iyo laab xaadhin oo allow dhawr xamar
@jasminej6281
@jasminej6281 3 ай бұрын
Mashallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FadumoMaxamed-w7i
@FadumoMaxamed-w7i 3 ай бұрын
Mashallah
@wahibaali6368
@wahibaali6368 3 ай бұрын
Maansha alah
@CashoDaahir-hm2lo
@CashoDaahir-hm2lo 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asmaluul4320
@asmaluul4320 3 ай бұрын
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 3 ай бұрын
Hilaac
@JamaalMaxamed-m5d
@JamaalMaxamed-m5d 3 ай бұрын
M.a❤
@haawaabdi9740
@haawaabdi9740 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac guul inshalah
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 ай бұрын
MaSha'Allaah AlFannaan NimcaanHillaaac: magaalada Xamar muqdishu adigaaa si weyn wax ugu leh kuso dhawow cidkaaa lehna ma lahan reeeer xamar muqdishu wey kaa wada raaalli yihiin.
@AnsalYusuf-fv1ui
@AnsalYusuf-fv1ui 3 ай бұрын
❤❤somli
@munahussein9687
@munahussein9687 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤nimcan somali dhaba ❤❤❤❤❤well come home ❤❤❤❤❤❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 ай бұрын
Xamareey ilaahay ha ii kaa xafido Amiin yaarabii 🤲🤲🤲🤲❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@NimaSiyad-df2kk
@NimaSiyad-df2kk 2 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@CaliYarecali-m4g
@CaliYarecali-m4g 3 ай бұрын
Welcome
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 3 ай бұрын
Somaaliya ficil ficil haloo soo dhaweeyo nimcaan somaali diidka halagu xumeeyo guul iyo gobanimo inaadeerkay❤😂🎉😢😮😅😊
@samsamaxmed5567
@samsamaxmed5567 3 ай бұрын
😂😂😂😂 qaaraarka joojii
@MsAnab-rm1cb
@MsAnab-rm1cb 3 ай бұрын
Thnk you rer muqdish wiilka wad nso dhawysen from Borama ❤
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
Walaa wadankiisii hooyo ayuu yimid xamar cid ka xigta malan, xamar waa magaalo màdaxdii gobta soomaaliyeed oo dhan.❤
@aminajama160
@aminajama160 3 ай бұрын
faizam523 Hanaga Dilina Ilaahay hadaad taqanaan, Xamar waa meel dhiga islaamka Xalashaday oon
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy 3 ай бұрын
​@@aminajama160 Qumayo baa tahay waxaa jeclanlaheey baan ka hadashey dadkaan happy ah baad ka xuntahay joules baatahay hana cunin
@saramohamud314
@saramohamud314 3 ай бұрын
Mashaallaah midnimo midnimo soomaalinmo haguuleysato 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👋
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 ай бұрын
aamiin guuul gobanimo midnimo 🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👌👌👌❤️❤️❤️🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥🔥💯💯♥️♥️💋💋💋🩸🩸🩸🫶🫶🫶🫶🙏
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 3 ай бұрын
Welcome back the one and only big legend nimcaan cabdirahman xasan hilaac❤
@BatulaAbdisalam-n4r
@BatulaAbdisalam-n4r 3 ай бұрын
Walaahi qac baa kayeertay amxaar kalkal iloohow dalkega iyo dadkeega ii daa yaa raabi caadi ma ahan aankudhahay.
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 3 ай бұрын
Dhiiga dhiiga ❤❤ soo dhawoow walaalka ween ❤❤
@haninora533
@haninora533 3 ай бұрын
Mashallaah Tabaarakallaah Raxmaan Nun culus oo soomaalinimadu ku weyn tahay Nimcaan hilaah ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️☀️🌻✨
@NaiMaMuHumEt-yf3oo
@NaiMaMuHumEt-yf3oo 3 ай бұрын
M.AllH reer muqdisho wlldaY si weyn uso dhaweyseen nimcaaN🤍💙🥺wlhi
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 3 ай бұрын
Walaahay taasi waa run ma xanuusanayaan reer muqdisho muslimkaa la dhibaa shuftada dhibaysa ilaahay haka qabto from boorame❤😂🎉😢😮😅😊
@Ma-ke7pi
@Ma-ke7pi 3 ай бұрын
NINKII IYIRAAH DA SOOMALI WAA DAD IS JECLE AMA ISKU MID AH JWAAABTEEYDU WAXAY TAHAY BEENAALE TANA TUSAALE KUUGU FILAN NIMCAAN SIDA LOOGA JECEL YAHAY MUQDISHO TANAA TUSAALE KUUGU FILAN, HADII HARGEEYSA AMA BOORAME AADANA WAXAA LOO CEEYRSANAAYA SIDA WARAABE AMA DAWACO MEGAALO SOO GASHAY SIDA LOO CEEYR SADO KALE AYAA LOO CEEYR SANA YAA BELO KULA DEGTAY MUUSE JUUDAAN IYO WIXII ADEECSANBA.
@NaciimaAxmed-r7v
@NaciimaAxmed-r7v 3 ай бұрын
Nimcaan c/raxmaan xasan hilaac goatka fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adamAbdiAli6579
@adamAbdiAli6579 3 ай бұрын
Been Kuma sheegin❤❤
@MohamedAliHashi-pg9cz
@MohamedAliHashi-pg9cz 3 ай бұрын
Masha allh nimcaan hilaac geesi nimo waloo dhsha walal
@cabdiqanicakaar5691
@cabdiqanicakaar5691 3 ай бұрын
Qalbigaygu waa ruxmayaa runtii 😢 manshalh xaruntii dalka waxaan kasoo salamayaa sanaag somalia❤
@IsmailMusa-qc9js
@IsmailMusa-qc9js 3 ай бұрын
Hhhhhhh adeer sanaag h.yoonis, h. Jeclo ayaa leh Yaanan lagu soo qaldin
@hodandahir8111
@hodandahir8111 3 ай бұрын
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲 welcome your Home
@said1498ify
@said1498ify 3 ай бұрын
Muxuu ahaa waxan aad garab dhigaysid calanka. Ma Ganbian baad tahay. Af Somaliga bartay Nooga garab qaad calanka.
@AmaalMahamed-nc1xx
@AmaalMahamed-nc1xx 3 ай бұрын
Nayaa calanku waa kii ogadenia hadal youn kaa tagin dhaantada hada daaran e xamarna ayaga ayaa qaaday 😂​@@said1498ify
@fatumahassan2091
@fatumahassan2091 3 ай бұрын
❤​@@said1498ify
@AdnaCilmi
@AdnaCilmi 3 ай бұрын
🇸🇱🇸🇴❤🇸🇱❤😊
@Sabirin-k2r
@Sabirin-k2r 3 ай бұрын
M.a 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedboy7970
@ahmedboy7970 3 ай бұрын
Masha allh welcome to home nimcaan hilac
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 ай бұрын
☝️😭Ale. Dartiis 🎉igu sara☝️😭🙏🏽🙏🏽😭😭😭😭🙏🏽☝️☝️🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 If you hate Somali flag🇸🇴👌 what can you do to Somali people 🤔 waa ineey u guraan xabashiida dhulkoda SNM Somali Diid, I am very proud to be a Somalian Guul 5 Somaliyed Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 3 ай бұрын
Welkom mogdisho nimcaan soo dhowoow ❤❤❤❤❤
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 3 ай бұрын
Hilaacii hirgaley fanaan heer caalami
@TahaniAli-sr8hg
@TahaniAli-sr8hg 3 ай бұрын
Kuso dhawoow wadangaga hoyo fanan wadani dhab ah ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 ай бұрын
Ameen xamarey illahi haika xafido❤❤😊
@laylosiciid3071
@laylosiciid3071 3 ай бұрын
Welcme to muqdisho legend
@ayanbile8080
@ayanbile8080 3 ай бұрын
Asc says ayaa walaal Soomaaliyeed loo noqdaa maansha Allah Maansha Allah.❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Woooooooooooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 ай бұрын
Masha Allah Nimcaan Hilaac Halyeey Soomaliyeed Ku Soo Dhawow Magaalo Madaxdii Qaranka Soomaliyeed Xamar Bilan Moqdisho!!!Magaladii Aan Ku dhashay Oo Xudunteyda Ay Dugan Tahay !! Xaafada Hodan Cadeey Insha Allah In aan Ku Soo Noqdo Xamar Bila & Wadankeena Somalia 🇸🇴 Nimcaan Hilaac Wellcome Home !! Home Sweet Home!❤️❤️💯🇸🇴🫡✊✅
@sheikhAlisubaneya
@sheikhAlisubaneya 3 ай бұрын
Somalinimo naga badan Nimcan hilac keep going ❤❤❤❤❤
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 3 ай бұрын
Wel come to mogadisho nimcaan
@lit7189
@lit7189 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 i don't like the people dawerasad dalakoda dalan ahani istusku hadhaco cadawga somaliland hadhaco cadawga somaliland hadhaco cadawga somaliland hadhaco iinsha allha adigo somaliland kabarayaya cafisi iinsha allha inian kuarako iinsha allha cadawga somaliland hadhaco
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 3 ай бұрын
Ninkii Fanka laha Nimcaan hilaac ❤
@HasssnAli-vl2ii
@HasssnAli-vl2ii 3 ай бұрын
Mashallah ❤
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 36 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
Farhia Kabayare "Hees Cusub Arooskii Mustafa iyo Samsam Kabayare
6:34
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 36 МЛН