goormee ayuu rajo beelaa shaqsiga sunta ah???

  Рет қаралды 1,309

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

Жыл бұрын

#rajobeelka#kudhaca#dadkasunta#

Пікірлер: 17
@user-ds9lb3hx6i
@user-ds9lb3hx6i 5 ай бұрын
Masham Allah mahadsanid
@Cismaan112
@Cismaan112 Ай бұрын
Thankyou❤
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Ай бұрын
Thanks wllo
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 Жыл бұрын
Masha allah thanks ❤❤❤
@Subanikran
@Subanikran Жыл бұрын
Asc walal Caaliya, aniga ayaa xaaladaa soo maray naag i dhibtay oo munaafaqad ah oo hadana og dhibta la igu hayo ayaa jirtay, hadana dadkaa i dhibaya ayay u hiilinaysaa, markii aan qaangaadhay casharo badan aan soo marayna ku indho dilaacsaday, hada wayba yaaban tahay marka ay i soo wacdo cabashadii iyo hadaladii ay iga wayday ma fiican tihiin haa idinku sidee tihiin aan is dhaafsano marka ay daasho ayay phonka dhigtaa 😂, i daysay alxamdulilah, shukran xabiibti waad noo faaiidaysay ❤❤❤.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Maasha Allah waa aargoosiga ugu fiican kuna mahadsanid nala wadaagidaada
@DeeqoAhmed-w3f
@DeeqoAhmed-w3f 15 күн бұрын
Asc drs aad iyo aad umahadsantahay nin noocaas oo kalaa iqabay markaan ku waraeeray naag kale guursaa ku iri markuu guursaday kadib naag xoogaa aan ka qurxuunahay uu guursada kadib wuxuu igu yiri naa adga qurux badanidaa Maduqoobeesid miyaa heer wuxuu gaaray dhar qurux badan markaa xorto uu yiraahdo soo xojaabo uusan indhaha iidhameestiri karin drs ninkaa 9gaal ciyaal udhalay ilmaha daraadood kula joogaa maxaan sameeyaa shugran videogaaga asbuucaan ilaahay itusay anoo wareeray
@saidaomar658
@saidaomar658 Жыл бұрын
maashaa allah walaasheey caaliya waadku mahadsan tahay wacyigalintaada waana sax waxaa ka hadlayso marwalba waa dhacaan waana la arkaa sunta na meelwalba waa joogaan thnks
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Adaa mudan abaayo saciido ilaahey shartooda hana mootiyo
@mudanmohamed
@mudanmohamed Жыл бұрын
MashaAllah abaayo waaku farxa runti muuqaalada Mahadsanid
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Adaa mudan qaali waa ii dhiirigelin qoraalkaaga
@keyfomar5684
@keyfomar5684 Жыл бұрын
Wcswr
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Caaliya soomaalidu sun side ayaay uu badan tahay. Cashar wax tar leh.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Saxiix qaali ku mahadsanid nala wadaagidaada
@nafisoomar4780
@nafisoomar4780 Жыл бұрын
Caaliya abayo inte kala soxiriiraa inan kula hadlo an rabaa qer allha kusiiyo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Facebook caaliya shuceyb
@keyfomar5684
@keyfomar5684 Жыл бұрын
Instagramkada ama mel kala xirirno mano shegi karta
see isku nacsiin karaa qofka sunta ah????
15:02
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,1 М.
awooda samirka,goormeese tahay inaad samirtid?
10:50
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 167
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
MADABTAKOOR CAD XILIGII KOWAAD Q 1 AAD  SHAQAALE QASHIN & HANTIILE
5:46
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
sababta aadan uga bixi karin sunta narcissist???
16:14
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 782
qofka geeridiisa kahor maxuu dareemaa ...????
14:24
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 374
"WAAR DEG DAAG AH"""
33:25
Somi Early
Рет қаралды 822
qiso cajiib ah ( godqayaano haqodin nabsi nin galay)..... ?
22:06
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 2,1 М.
ninkaaga narcissistaha see nabad kula noolaan...?
11:35
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,2 М.