GOOS GOOSKA: GALMUDUG (2-2) BANAADIR | TARTANKA MAAMUL GOBOLEEDYADA IYO GOBOLKA BANAADIR 2020.

  Рет қаралды 225,160

Astaan Sports

Astaan Sports

Күн бұрын

Пікірлер: 182
@alrightythen4879
@alrightythen4879 4 жыл бұрын
Goalkeeperka Banaadir wa halis qaabka oo u boodaayay. Man of the match for me.
@abdallaosman3103
@abdallaosman3103 4 жыл бұрын
Exactly bro lkn mohamed qadar maba arakyo ninkaasi cajiib bo ahaa waa halyeeyga ciyaarta
@kingmaanka186
@kingmaanka186 4 жыл бұрын
viva Banadir guul 🏆🏆🏆🙏 ismuujiya Awladul caazima🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@hassanahmed-gw1xy
@hassanahmed-gw1xy 4 жыл бұрын
Naicd
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
الجالسون على هواتفكم ‏صلوا على من ولد يتيماً وعاش كريماً ومات عظيماً ﷺ ♥️
@mohaabdi4721
@mohaabdi4721 4 жыл бұрын
Galmudug ba la jiray maanta From laascaanood Wiilasha galmudug waa dheeleen machalllah penalty waa nasiib sanadka danbe idinka leh inchallah Banaadir Hambalyo 🌸🕊🇸🇴🏆🥇🎗
@user-iu1es7ht1g
@user-iu1es7ht1g 4 жыл бұрын
Maxamed qadar Great Voice ❤️ 👏
@musbaxmoalimomar8242
@musbaxmoalimomar8242 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@jabariemilio4173
@jabariemilio4173 3 жыл бұрын
i dont mean to be off topic but does any of you know a trick to get back into an instagram account? I stupidly lost my password. I would love any tips you can offer me.
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 жыл бұрын
Galmudug ayaa kubad wanaagsaneed Balse nasiibka ayaa ka hiiliyay ⚽️respect ✅
@somalimusicindustry1226
@somalimusicindustry1226 4 жыл бұрын
I have enjoyed watching my brothers playing.to me its better than the whole fotbal videos i have watched my entire life. Keep going, SOMALIA i love u
@alikooll3665
@alikooll3665 4 жыл бұрын
anigu waxaan ahay somalilnder runtii wllhy waan ku faraxay inay banadir kobka qadaan wayo waa goroon koodii
@rahiima_ruun46
@rahiima_ruun46 4 жыл бұрын
Aniga wilka garsoraha ah baanba kahelay mashallah hambalyo galmudug inkasto dariska aan lajeclaha kobka
@jerryjerry6468
@jerryjerry6468 4 жыл бұрын
Waa ku arkay ku cashaq camal refereega
@calimaxamed8758
@calimaxamed8758 4 жыл бұрын
Cool banaadir
@gandhiye67
@gandhiye67 4 жыл бұрын
Hambalyo banaandir galmudug waxaan waad dadaasheen lkn calafka ayaa idinka hiiliyay
@fariidafaraxsan7134
@fariidafaraxsan7134 4 жыл бұрын
Awlaadul caasima hambalyo magaladaydii banaadir ❤️❤️
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
waaw mashallah alahayow no siyadi marba unuko nabad ah hdan kuciyarena muqdusho guul labad kooxod ❤❤❤👏👏
@safarle9284
@safarle9284 Жыл бұрын
Ya wadankaaga aa Kur baahane ma timaadidaa,
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 4 жыл бұрын
Amazing Voice Maxamed kadar wlh Ciyar Xararad baad Uyeeshay Hmblyo al Casimiyaah🏆🏆🏆💪🏆
@mahadabuubakar4553
@mahadabuubakar4553 4 жыл бұрын
Astaan tv waad na wadataan waxaana idinkaga mahad celinayaa sida aad isu xilwaanteen sports ka dalka horumarkiisa ayaad ka shaqeynseen anagana garabkiina ayaa nahay
@mrolat2010
@mrolat2010 4 жыл бұрын
Qof u fajiray si ka duwan dadka kle
@namanhonest3851
@namanhonest3851 4 жыл бұрын
Banaadir waa ogaa inee guulesanaayan alxamdulillah
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 4 жыл бұрын
Guuul My Muqdisho Caasimadayda Aan Jeclahay❤️❤️💕💕💕👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamad2985
@mohamad2985 2 жыл бұрын
Banaadirs goolie is fantastic what an amazing performance 👏 keep going
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 4 жыл бұрын
Maxamed khadar is legend 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 4 жыл бұрын
Kooxdii u qalanta qaaday guuleystay benaadir champion hambalyo
@sabirmohamed88
@sabirmohamed88 4 жыл бұрын
Every time the goalkeeper saves super save best commentator
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 жыл бұрын
HALKAN SOMALIA MIYAA QURUX DALKIINA ILAASHADA WAX KASTA WAAD SAMAYN KARTAAN❤️🇸🇴
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS 4 жыл бұрын
Somali comentary is funny af😭😭😂😂 Dude seems like he is crying😭🤣🤣🤣🥲😂
@ABDIYG
@ABDIYG 4 жыл бұрын
Congratulations 🍾 my city Fc BANAADIR 2021 I can’t wait to see Somalia vs Somaliland final who’s gonna be wine
@aaryan_poi2730
@aaryan_poi2730 4 жыл бұрын
it is better to be awake and to have false dreams so forget the children's story you are having is not a national tribe🤪🙋‍♂️this small region falls under our nation somalia🇸🇴🥰❣
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 4 жыл бұрын
maanta ciyal gobolka xcashiro adag udhigay . mugdisho banooni bugli ayaa ka bilaawnay viva banaadir hhhhhhyhyhyy waan idinku faraxsanahay
@alihussein3505
@alihussein3505 4 жыл бұрын
Runtii weligey ma daawan Ciyaar final ah oo tan oo kale ah Xamaasad saida wlhi MaashaaAllaah Soomali
@akza5230
@akza5230 4 жыл бұрын
Shalay wexenu is weydiney ma ciyaar baan dawanay mise mise tawinti Abid ugu ficneed beynu isaga raxesana wow khadar waa utagay tagay u tilabsaday 🙈😱😱😱😱😱😱😱
@alsomaliyi8261
@alsomaliyi8261 4 жыл бұрын
Teamka galmudug runtii xaniinyihii rr Mudug waa la yimaadeen balse rigoore waa nasiib hambalyo sportiga somaliyeed
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 4 жыл бұрын
Maansha. Alaah. Guul. Banaadir❤️❤️🇸🇴
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 4 жыл бұрын
Wan jeclahay sportiga I lov galmudug
@dhalintadhabta5808
@dhalintadhabta5808 4 жыл бұрын
Astaan wa mahadsan tihiin lkn camiroyinnka so badiya tayase u yeela thanks
@sammiirjama6504
@sammiirjama6504 3 жыл бұрын
Allah mxaan dawaday ciyaartaan galmudug weyna waleysaa waan dawan doonaa inshallah anigoo USA joga
@nonamenoface2957
@nonamenoface2957 2 жыл бұрын
Kulan kaan malintu socday live ba udawanyay ila hda mrarka qaar inta so buqdo wxu ahy kulan cajiib m.khadar legend ❤️
@ashaabdi1452
@ashaabdi1452 4 жыл бұрын
Banadhir fans anywhere salan dhac love you all❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋
@museciise6437
@museciise6437 4 жыл бұрын
When ever a team scores why does the commentator sound like his crying 😂
@sapogaming3752
@sapogaming3752 4 жыл бұрын
Soo funny weeye 😂😂😂
@redditia3202
@redditia3202 2 жыл бұрын
Maybe He has a passion for the beautiful game?
@muzapmohamett7977
@muzapmohamett7977 4 жыл бұрын
Somalia final kii ugu xamaasad badnay oo aan daawanoh 🥺😘😘
@teamwaayaab4602
@teamwaayaab4602 4 жыл бұрын
Maxamed qadar sxb masha Allah ilahay haku xifdiyo, 😂😂😂😂
@galladgudlawe2155
@galladgudlawe2155 4 жыл бұрын
Wariya galmudug bow lajiray ma is dhahdeen lol great talent display from both teams and congrats to banadir..
@cubeydmacalinfardax5526
@cubeydmacalinfardax5526 4 жыл бұрын
Inta maxamed khadar dartiisa udaawaneyso love hasaaraan😍
@Danwadag
@Danwadag 4 жыл бұрын
Astaan sports waxaad heysaan daadihiye supper ah oo u yaqaana daadihinta sportiga aad baan uga helay ee hasii deynina!🥰👍
@idirisfarah5425
@idirisfarah5425 4 жыл бұрын
No more rer gobol muqdishawi plus gacan dahap diyarsan and rigoristayaal ✊
@ahmedsharif1322
@ahmedsharif1322 3 жыл бұрын
Galmudug wllhy waa 🦁🦁🦁
@anasdaahir4234
@anasdaahir4234 4 жыл бұрын
Hambalyo gobolka banaadir hore u soco
@Mahad.1
@Mahad.1 Жыл бұрын
2020 ciyaartan xasus wllhi 🙏 waa xasuusta
@jeeswano7047
@jeeswano7047 4 жыл бұрын
GALMUDUG ♥️BANAADIR ♥️BANAADIR ♥️GALMUDUG 💕BANAADIR ♥️GALMUDUG ♥️
@marasightings6735
@marasightings6735 4 жыл бұрын
Pitches in Somalia are awsome...Congrats from Kenya
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 Жыл бұрын
Maxamed woow🎤❤❤❤👌 Masha allh
@daahinmaalin1533
@daahinmaalin1533 Жыл бұрын
Galmudug🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪guuuu
@salman__salaska5195
@salman__salaska5195 4 жыл бұрын
Ya uso xiisay kulankan iyo tabintiisa❤
@Anasinho-jr
@Anasinho-jr 4 жыл бұрын
Hanad the best goal keeper of somali
@yhyea347
@yhyea347 4 жыл бұрын
Wllhi wan kaxumahay galmudug waxa Loga badiyey xaris la anta mesha kuhaysay ka mesha jogay wllhi xaris mu ahayn 😢😢😢
@hamdicawil7919
@hamdicawil7919 4 жыл бұрын
Mxaaamed 🙏💓 khadar jclhy plze lmbrkisaa isiyaa codkisa ku hestaaa ciyartan xamasad buu iyelay
@visibletube4586
@visibletube4586 3 жыл бұрын
Who is watching this 2021
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Ciyaar adag ayay ahayd wlhi waana la is dhaafi waayay ugu danbayntii banaadir ayay guushu raacdey ✌️
@shukrixasa123
@shukrixasa123 4 жыл бұрын
Hambalyo awladul casimah ♥️
@dx_xy2380
@dx_xy2380 4 жыл бұрын
Banaadir❤️❤️❤️❤️❤️
@deeqaraage1158
@deeqaraage1158 4 жыл бұрын
tabiye maxamed qadar noolaw walalkey
@zizuu001
@zizuu001 4 жыл бұрын
Galmudug, goalkeeper mesha kuma heyso. Diving maba yaqano miya?
@maryanali8409
@maryanali8409 4 жыл бұрын
Masha Allah labada koxba si quruxbdan ayey u cayaren ilxun nima aragto wilashena
@Ardaaga.Akhriska
@Ardaaga.Akhriska 4 жыл бұрын
Ahmed tahliil wuxuu muujiyay micnaha sportska!
@Tyla-j8f
@Tyla-j8f 4 жыл бұрын
Sarqaawi jirkisa hala dhiso xulka qaranka halo tababaro wlhi waa laacib isaga iyo goal keepar ka gobolka banadir iyo wiilka cad magacisa ma aqaanee
@nurfunny6411
@nurfunny6411 Жыл бұрын
Mk Wariye legend goat keena
@Thelionkingdom516
@Thelionkingdom516 4 жыл бұрын
Ciyaarta Maanta gaadmo ayay Ahayd Extra time maxaa looga Dari waaye hadii run la sheegayo
@Banaadiri__girl
@Banaadiri__girl 4 жыл бұрын
Wll ciyaarta qeybta hore 2 daqiiqo aa lagu daray sidoo kle qeybta danbana 3 daqiiqo aa lagu daray
@derdimolsun9483
@derdimolsun9483 4 жыл бұрын
Kkkk sug waalagu soo celinaayee sxp way tagtay tani mid kale sug
@izhakali1744
@izhakali1744 2 жыл бұрын
Masha Allah guul galmudug
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 4 жыл бұрын
M khader cid aad tagersanthy waan fahmiwayay
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 4 жыл бұрын
wariye wax mataageero hadduu wax tawinaayo
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 4 жыл бұрын
@@maxamedcalimocow4559 prow m kader alle haku zharaf wanka fahanay ee ka gudup
@joshwillsomaliyed3651
@joshwillsomaliyed3651 4 жыл бұрын
4:30 Akhyartas mesha kudukeso mesha goalka dhaafay 🤣🤣
@mohayareofficial8640
@mohayareofficial8640 4 жыл бұрын
VAR
@naciimosheikhaadan6606
@naciimosheikhaadan6606 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣💯
@akza5230
@akza5230 4 жыл бұрын
Waxaas wa Var
@madadaalotv24
@madadaalotv24 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Tabiyiha cayaarta maxuu yiri " Banaadir waa na waaleeysaa" hhhhhh
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 4 жыл бұрын
Dhalinyarada somaliyeed ee sports ka ah waxaa laga rabaa inay rigoorayaasha lagu tababaro galmudug waa dadaaleen lkn khibrad la'an aya ka muuqatay hanblyo banaadir
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 4 жыл бұрын
aad iyo aad wiilka goal hayaha ah baan rigoraha aqoon
@xasancade7619
@xasancade7619 Жыл бұрын
2024 ayaan daawanayaa.
@hevvyvlog5434
@hevvyvlog5434 4 жыл бұрын
Yo wtf . You telling me the coach didn’t practice penalty shootout during training knowing you got a final game 🤦🏾‍♂️🤡
@mogpaziyaad
@mogpaziyaad 4 жыл бұрын
💯
@abdurahmanabdiaziz1772
@abdurahmanabdiaziz1772 4 жыл бұрын
Hambalyo banadir
@hanadxasan36
@hanadxasan36 4 жыл бұрын
hambalyo banaadir
@musbaxmoalimomar8242
@musbaxmoalimomar8242 3 жыл бұрын
🥰
@libaanisse7916
@libaanisse7916 4 жыл бұрын
What a goal nageeye 😁
@calimaxamed8758
@calimaxamed8758 4 жыл бұрын
Cool banaadir
@deeqaraage1158
@deeqaraage1158 4 жыл бұрын
waaaw masha allah banadir daa iman guul insha allah
@munanuur2210
@munanuur2210 4 жыл бұрын
Sanad barwaaqaysan oo aan caroonaha ku illownay guushii g.banaadir
@mohamett0zcar589
@mohamett0zcar589 4 жыл бұрын
banaadir nasip ayay ku padisay wLahi
@maxfuudofficial1353
@maxfuudofficial1353 4 жыл бұрын
Hampalyi hampalyo Banaadir meshan ku dhashi 🎉🎊🎊🏆🏆🏆🥇♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 4 жыл бұрын
Hanbyo in kastoo so bandhigeen coyaar culus galmudug gool la danbe iyadoo an cidaba ciyarayn bay banadir iska so tuurtay xogaa cajisay ba galay rer galmudug guul waa dadsheen dad kaygow.
@malyunmanka82dahir76
@malyunmanka82dahir76 4 жыл бұрын
Sorry galmudug ciyaar wanag waan soo ban dhignay lkn madki udanbesay goolhayaha ayaa meesha nadhigay
@mustafnakuja1745
@mustafnakuja1745 4 жыл бұрын
Viva banadir 🏆💪👊
@wadania932
@wadania932 4 жыл бұрын
2021 jubaland team ayaa qaadayso, HANBALYO kooxda banaadir
@cabdulahiyuusuf9461
@cabdulahiyuusuf9461 4 жыл бұрын
Yes
@cabdulahiyuusuf9461
@cabdulahiyuusuf9461 4 жыл бұрын
Banaadir yes
@maryamaruun4260
@maryamaruun4260 4 жыл бұрын
Maxamed qadar galmudug buu aad u falaqenaa🤔 war garba siman baa lagaa donayay😏😏
@queenidil3334
@queenidil3334 4 жыл бұрын
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍎🍎🍎
@ismaacilkhibro9155
@ismaacilkhibro9155 4 жыл бұрын
Fantastic
@xaliimogeelle6396
@xaliimogeelle6396 2 жыл бұрын
WAAWATAA Banaadir
@abdulaahiaweys7556
@abdulaahiaweys7556 4 жыл бұрын
Woo i waalay goolhaye hanad cumar isxaaq
@ayubdaud1754
@ayubdaud1754 4 жыл бұрын
We need VAR man , the goalkeeper is out of his line 😂😂
@munanuur2210
@munanuur2210 4 жыл бұрын
Goolhayaha galmudug rigooraha ugu danbeeyaya banooniga miyuu ka cararay misa anaa mooday
@Unfortunately.king21
@Unfortunately.king21 4 жыл бұрын
mahallah keep going Banaadir
@abbasinhoofficial3153
@abbasinhoofficial3153 4 жыл бұрын
Guul banadir m.a
@hanimaxamud2186
@hanimaxamud2186 4 жыл бұрын
Hamblyo hamblyo hamblyo banaadi
@madaxey1994
@madaxey1994 4 жыл бұрын
Astaan sports waad mhdsantihidn narwlbo lkn goos gooska daqiiqadidihisa wabadiseen 5ilaa 6 minute ina kadhigtan aheed
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 4 жыл бұрын
Goal keeperka GM maxaa Ka qaldan 😂😂😂
@sumayaali2224
@sumayaali2224 4 жыл бұрын
Banaadir buu la jiray dee
@captain_bile236
@captain_bile236 4 жыл бұрын
wlhi waa video taariiqi ah axyaa awladul casima
@munanuur2210
@munanuur2210 4 жыл бұрын
Galmidig ciyaaryahanooda qof walba gool ayui radinaayay difacina waa dayaceen tanka gol haya wuu niyad jabay
@lyasliiro9535
@lyasliiro9535 4 жыл бұрын
Ciyaartooyda waa inaay xooga saaraan RIGOoROoYinka
@abdirahmanawilhusen740
@abdirahmanawilhusen740 4 жыл бұрын
Astaan sports carabka Bay idinka xun iyaya
@mohamedbazi5006
@mohamedbazi5006 4 жыл бұрын
The first goal I was like is this Messi finesse shot or is Mo Salah
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
GOOS GOOSKA: MCC (4-2) GAADIIDKA  | SOMALI PREMIER LEAGUE 2020/2021.
13:54
DAAWO: GOOS-GOOSKA D.SHANGAANI VS D.BALCAD.
3:40
Kaafi Sports
Рет қаралды 465
Heesta Guushu waa gabi ahaanteene | Astaan HD 2020
3:28
Astaan
Рет қаралды 581 М.
WAR AYAA IGA TAGAY REER GALMUDUG HAMBALYO BANAADIR NASIIBKA AYAA U DIIDAY
23:41