Captan kaliya video ga waxaa kadhiman qof walbo mega qabta magicisa in mesha qoral ahaan logu soqoro horay usoco captan
@abdinasiryussuf52183 ай бұрын
This is the best one that you have done my friend keep going and bring more
@ahmedabdirahman50153 ай бұрын
Hore u soco captaino reer somaliland ma hayo ❤❤captan
@khalifabdi72843 ай бұрын
Captain wankuwata from Kenya keep rocking sxb ❤❤❤❤
@Najma7703 ай бұрын
Hadaan lays xaqireenin wiilka reer waaberiga fanaanka qarsoon wiilkaas Isha halagu haayo wlaahi ma aqaano sababta no loo wada dhahay kuligooda wuu ka cod macaanyahay ee hala soo celiyo waa codsi 🥺😢🥺
@AbdichakourIbrahim-cn4sf2 ай бұрын
Al fanaan Deeq barii waad naa daawaysaay keep going 🎉❤
@XamzaShugri2 ай бұрын
Saxiib wilka 2 e degmada hodon ka yimid .wa wataa wayo .1 afsoomaliga ayu si sax u yaqanaa .wayo waxa muhiim ah qofka tartamayo. Wa in uu lahjada fahmi karaaaa.hadey waqooyi thy ama koonfur .wayo abawanada heesa sameyey .badankod wa waqooyi .samali galbed koonfur mar waa in aad fahmi kartaa .thnks dhalinta sida wacan aad kor u qadeyso.
@Saabo6073 ай бұрын
Please noo soo badi waa ku haysanaa captan ❤❤❤❤❤
@AbdiwahabAli-j3o3 ай бұрын
Keep going sxb qali ❤❤
@abdullahiabday3 ай бұрын
Mrs baakin qosolkaa iga dhamaaday😅😅😅
@libaancali72723 ай бұрын
❤ Captan baara legend wankuwataa ❤
@Dajiya-c5o3 ай бұрын
Deeeq.baari.masha.alllh..❤❤❤❤❤❤
@123realenjoy23 ай бұрын
Legend number 1 best
@RabicElmie3 ай бұрын
Masha allah deeq bari aad ayad uu cod macan tahay aadna wan ku jeclahay wllo alaha ku xifdo isha nacabka lkinse fanku maficne hakaliin kaliya tartamada ka qaybqado captan deeq wa kaliye kaliye uu cod macan
@Khadarjeeri3 ай бұрын
Wow waa muuqaal qurux badan meel qurux badan iyo dad qurux badan waxba lagama qabankaro captan baar horey usoco saaxib guul ayn ku rajeena ❤❤❤❤❤❤❤
@AmiirAadan-ii7fe3 ай бұрын
The voice is very good deeq darajo my pro
@iftinzaam75203 ай бұрын
Love u pro cimri dheer iyo caafimaad
@JimcaaleFaarax-le7wk3 ай бұрын
legend ka 2 best❤
@---Hatif__0mr---2 ай бұрын
Idheh hu huhu huun 🗣 >- 14:40 Ereyadaadi Idheh Ereyadaadii. 🎤🤌🏿 Qalbigeygan Dhibi jirey 🖤 Qof Dhankaaga Lagu Faley🫵🏿🏃🏿♂️ Ka Dhaqaaq si-daadi ..🏃🏿♀️🏃🏿♂️ Ereyo iyo Cod bu isku . darsaday m.a -Legend.- -- Hore u soco 🅱️aara 🫵🏼❤️
@cabdirauuffatale54633 ай бұрын
kabtanka idriska kusoo dar codsi waaye 🙏
@diishitaar92353 ай бұрын
Reer waabeei fanka iyo sportiga waa lagu yaqiinay lkn nambar four xishoot only aya ku jiro ee jaanis halla siiyo
@ifrahHussainfarah3 ай бұрын
deep baari❤❤❤❤❤❤
@iqraabdullahi29003 ай бұрын
Deeqo bari waab ku wataaa ❤🎉
@Faysalidleh3 ай бұрын
Kusoda team captan bara❤
@MaayaahmedMaayaahmed3 ай бұрын
Baara Aniga barnaamijkaan waa ku haystaa 🫡🙈
@nadiifomaxamed63213 ай бұрын
Hblay ❤❤❤❤❤❤
@foosaxmed88523 ай бұрын
Keep going captanka
@dalmarwaakawataa94003 ай бұрын
Captan noo soo badi barnamikkan idriiskana ku soodar mahadsanid
@ShafecAhmed-h8t3 ай бұрын
𝗛𝗮𝗮 𝗽𝗹𝘇 𝗶𝗱𝗶𝗿𝗶𝘀 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗱𝗮𝗿❤
@AbdullahiJibaar3 ай бұрын
Soo badi kabtan ❤😊😊😊😊❤
@diishitaar92353 ай бұрын
Reer waaberi fanka iyo sportiga waa lagu yaqiinay lkn nambar four xishoot only aya ku jiro ee jaanis halla siiyo xageyga halla siiyo jaanis
@LovelyClock-tr2zw3 ай бұрын
Codkiisa maxumo lkn cabsi yar ayaa ku jirto heestii cumar dhuule sidu u qaaday laxanka aad ayuu u keenay runtii🎤🙏
@Aadancarabo77003 ай бұрын
Caawa waxaba uma hayo deeq baari baa loogu qaatey fanankii habeenkii hore kusoo celi niow😂
Way deeq bari hada arko maa fadhi iyaaLa san u so rorey leee 🎉
@MohamedAweys-b3iАй бұрын
❤❤❤❤❤Deqbaari wan selaha 1000❤❤❤
@PreetynazliinNazro3 ай бұрын
Ax deeq bari ❤
@AbdiSalam-ld3ug3 ай бұрын
Fananka keen sxb❤
@harunmohamed87413 ай бұрын
Wiilka waaberi ka socdo walaahi waalaga eexday codkiisa wuu fadhiyaa waana la hagraday cilad aan xishoot aheyn ma qabo hadaan lees xaqireen wlaahi kuligood wuuka fiicanyahay lkn dad waji iney wax ku qiimeeyaan raba ayaa meesha soo wada fariistay maadaama team baara nahahay waa codsi wiilka reeer waaberiga markale fursad hala siiyo kaliya xishod aya ku jiro pls hala soo celiyo🙏😢 🙏
@KhadarXasan-m2t3 ай бұрын
Number 6 wangii oo qofa deeq baari guulayso sxb hargaysa
@HaboonHaboon-i1o3 ай бұрын
War caawa nin weyn tabayaa awey diinari fanaanka weyn😢😢
@FahmoDaaudmohamud3 ай бұрын
M.a deeq bari hori usoco bro ❤
@OrhaanCade3 ай бұрын
Bara inan kaqeeb galaa rabaa barnaamijkaga fanan ayaan ahay ee Maka mit noqon karaa barnaamij kn mitka xiga taliye
@InaKilaas3 ай бұрын
Soo badi kabtan❤
@MarwaMustaphe-t6l3 ай бұрын
Noo soo badi captannn❤
@Falisxidig3 ай бұрын
Best game🎉❤❤❤😮
@amirasharif93853 ай бұрын
Kkkkk afkeena w heysnaa mahsa allah kkkkk Astaqfurullah ❤❤❤❤ we love wlahi
@ayubsaid97443 ай бұрын
Captan idiriska iyo Afka cali ku soo dar plz 🙏
@OmarfaridMahado3 ай бұрын
waxan ka dawanya Djibouti hn macn Deeq Qali ❤❤❤
@Fathi4443 ай бұрын
Wow mnta anaa uhoreyo kaptan hormar wcn
@HasanIltireh3 ай бұрын
kabtan waxan ahay nin mar waliba kudawado kuna tagero waxan jeclahay inan kuso biiro koxdada fadlan waxan gala Djibouti ❤❤
@JeeyHassan3 ай бұрын
Deeq bari and fast one
@CaliAxmedQoorey3 ай бұрын
Kabtan fananka adi iyo buldhuq indhaxeyo kusodar zxb