''GUDDIGA FEIT | FAWDO | FASHIL IYO KUFSI QARAN''

  Рет қаралды 27,437

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

ZAKARIYE XAAJI CABDI HOGAANKA SARE EE SOMALIYA 'WAA MID INDHA LA' DALKA HALAGA QABTO'
PM Boris Johnson has announced £100m worth of weapons for Ukraine after the "unconscionable bombing" of refugees at a railway station.
President Volodymyr Zelenskiy met Prime Minister Boris Johnson, one of his staunchest backers, in Kyiv on Saturday, with the British leader using the visit to set out a new financial and military aid package for Ukraine.
Johnson is the latest foreign leader to visit Kyiv after Russian forces pulled back from the outskirts of the capital last week. The move caps weeks of lobbying by the British prime minister to meet Zelenskiy to underline their close ties.
Brit somali TV
IFIYE22
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
Invasion of Ukraine
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
DAGAALKA RUUSHKA IYO UKRAINE
bitcoin
Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Пікірлер: 129
@aminaali7242
@aminaali7242 2 жыл бұрын
Madaxwayne Farmaajo, wali ninkii bedeli lahaa ma hayno, Markale iyo Farmaajo insha Allah 👏🇸🇴❤️
@caderrayale7744
@caderrayale7744 2 жыл бұрын
aad
@abdiweli.ibrahima9567
@abdiweli.ibrahima9567 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 2 жыл бұрын
ان شاء الله
@safiyaisse6091
@safiyaisse6091 2 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo insha allaah Somalia
@serendipityclips6487
@serendipityclips6487 2 жыл бұрын
Khayr insha Allah ❤️🇸🇴❤️ dalka iyo dadka ha loso duceyo please
@m-shiikhcade8982
@m-shiikhcade8982 2 жыл бұрын
Überhandgenommenhibjh c
@mohamedsandhol1018
@mohamedsandhol1018 2 жыл бұрын
Mudane zakiriye guuleyso waligaa
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
VIVA nabad iyo nolo
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs eeddo Macaan Cabdixafiid waa ku salaamayaa adiga iyo inta kula shaqaysa Sakeriye Xaaji Cabdi waa istaahilaa Madaxweyne Soomaaliyeed waayo waa Shaqsi damiir leh oo ay ku jirto wadaninimo iyo danqasho soomaaliyeed ma aha qof metela qoys ee waa qaran soomaalinimo dhan ka tahay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah Abdihafid wariye Soomaaliyeed oo wadani ah daacad ah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@jeenicaddemedia
@jeenicaddemedia 2 жыл бұрын
Murashax madaxwayne sekeriye waa nin wadani somaliyed ah jecel dadkiisa dalkiisa iyo diintiisaba mnsha Allah guul baan u rajaynayaa👍👍👍👍👍✋✋✋✋
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin
@camel000
@camel000 2 жыл бұрын
Zakaria waan ku codeyneynaa Madaxweynaha Somalia
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE , Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very
@nasroahaan2457
@nasroahaan2457 2 жыл бұрын
Sakariye masha allah nin dacaat aya tahay allah somalida afkado iyo qalbigoda hal kaa dhiik.
@abdiweheliyemohamed5138
@abdiweheliyemohamed5138 2 жыл бұрын
Waa sax sakariye sifiican ayuu udhidhigey mahadsanid
@hamdamohamud8462
@hamdamohamud8462 2 жыл бұрын
Wallahi waa sax waxa oo shagayo zakrya
@zubeyrmohamed9653
@zubeyrmohamed9653 2 жыл бұрын
Ramadan kariim Abdi haafid iyo Dr Zakariye wa idin salamay . Zakariye waxa u rajeyna guul. Lkn aniga waxa rajeyna Md Farmaajo in uu soo labto. Abdihafid adigana waxa ku rajeyna Madaxweynaha mustaqbalka Insha allah.
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Anigu Dawlada waxaan ugu jiraa cibaado ee cuno uguma jiro waa hadal nin weyn. Mahadsanid ex xil- Sakariye.
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 2 жыл бұрын
Rasul waraha iyo gudiga dorasha,tariq mado takagen.
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Illaahow umudaan dhibtootay uu gargaar rag iyo dumar kuwina masuuliyada dalka iyo dadka masiirkoda qaaday iney mamulaan hadane ayaagi kala cabanaya. Walle waa jahawarer. Ee allow sahal amuraha. Walal Mahadsanid.
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 2 жыл бұрын
cabdi xafiid waan ku salaamay isha allah caawa injineerka microfanka hanaga soo dhiso🎙️🎙️🎙️
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 2 жыл бұрын
Waan sugeynaa warka aad noo haysaan Brit Somali TV. Noso boobsiiya wax la raajaa rag kuma samee✋
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
Waaxanrejeynaa in Dorashadaa inowkugulesto mudane maxamed farmajo insha alaah
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin walaal😘😘😘
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
Inshallaah
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
AMIIN BIL CAAFIYA
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 2 жыл бұрын
Dalka Zambia oo kuyaal Southern Central Africa, Ingiriis ayey kuyidhaahdeen xoriyad nasii. Ingiriis waxa uu kuyidhi isma xukumikartaan. Yacnii caqli aad isku xukuntaan malihidin. 1964 ayey xoriyad qaateen marna dagaal qabiil kama dhicin, manay qaxin. Waa dalalka Afrika ugu nabada badan, ugu sharciga adag mid kamida. 7 madaxweyne ayey marayaan oo shacab doortay. Ingiriis ku reer kaas wuu ugafee Soomaali ayey ahayd inuu dhaho isma xukumikartaan oo caqligeedii iyo kartideedii aad dal kunoqon lahaydeen malihidin. Zambia 73 qabiil ayaa kunool 73 iyo luuqadood kukala hadla.Waa gaalo weliba kala madhabo ah marka doorasho timaado na waxay dadkooda usheegaan yeynaan noqon sida Soomaalida iyo Congolese ka. Dalka yaan qof loo burburin, yaan lagucayaarin dab oo nabada lawaayin.Cajiib!
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Cabdi xafiid. Ramadaan. Mubarak. Ilahay khayr. Haa Inaa. Wafajiyo
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Xildhibaan Zakariye waa ruugcadaa soomaali dhab ah.
@mohammedkolan2799
@mohammedkolan2799 2 жыл бұрын
MUSHARAX MADAXWEYNE ZAKARIYA waxu sheegay wa run.Allah naga qabto dalimiintaan o qaran dumis ah o Rabin SOMALIYA 🇸🇴 INEE HORE SOCOTO.
@khadarjama2831
@khadarjama2831 2 жыл бұрын
Guul nabad iyo nolol insha allah horalosoconayaa.
@AliYusuf
@AliYusuf 2 жыл бұрын
Masha Allah good interview
@halimohashi8557
@halimohashi8557 2 жыл бұрын
Masha Allaah Xildhibaan Sekeriye waa wadani waana nin Una qalma inuu noqo Madaxweeyne hadii khayr noogu jiro isagana ugu jiro Rabbi ha ufududeeyo . Abdihafid mahad sanid
@Salafi972
@Salafi972 2 жыл бұрын
Ninkaas odayga warkiisa Waa War qof weyn oo masuuliyad ka muuqato
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Somalia shisheeyaa u taliya mana rabaan qof wadani ah inuu madax wryne noqdo... Mrka Zakariyow ina adeer lafahaaga yaan la galaafan. Is ilaali.
@maxamedfarax787
@maxamedfarax787 2 жыл бұрын
Geesiga eega iyo dhawan
@khadarqumanejabuuti4543
@khadarqumanejabuuti4543 2 жыл бұрын
Maanta un baad wareysatay nin hadal kar ah. Wali maanan daawan lakiin waxaan ogahay ex xildhibaan zakariyeh inuu hadal kulul yahay oo uu iska kaa dhicin doono wariye cabdi xaafid.
@maxamuudsaid3992
@maxamuudsaid3992 2 жыл бұрын
Xildhibanka Waa Runtiis Hadii Odayga Reerku Durbaan Garaacow Bilaabo Caruurta Iyo Xaasuna Way Niikiyaan Hadal Nin weyn
@deeqotahliil940
@deeqotahliil940 2 жыл бұрын
(1)Mashallah abtigeey waa dhex dhexaad runta cadeyey lakiin xanaaq yar Aan ka dareemoya. aan kaftameeh 😂Yaa ka xanaajiyey ma team farmaajo mise team rooble? (2)Gudigu waa la heeysteey ila tahay marka inteeysan wax noo gundoobin‘la hesta nimada ha ka soo baxeen ,hadeey ka bixi karina ha noo qeeylo dhameyeen, saan gurmad soo bad baadsho iyo qaramada madoobe ugu soo dirno. (3)Cayaartii waa sii xumanoosaa unkaa madaxdeena 🧠sidii baraxad camal lagu cacayaarooya. Cadilow illahow wadankaan samata bixi Amiin🤲🏾 (4)In maanta madaxdii dalka ugu sareeysay ineey is qab qabsadaan waa calool xumo🥲it’s very sad Wlhi (5)War madaxeey waa bil ramaadane ka faaideysta oo is cafiya oo dalka iyo dadka dantooda ka shaqeeya idinkoo gacmaha is heeysto, Saas aad ku qurux badan tihiine. Moryaanta iyo munaafiqiinta idin ku dhex jirana iska dhex saara. Wlhi aaqiro labadiina masuul bas aa la idin weydiina hadii umadaas dhiig ka dhex daato. War cuudu bileeysta oo dalka iyo dadka is kugu tanaasula waa iga talo. Allahu ma balaqtu.
@abdiweheliyemohamed5138
@abdiweheliyemohamed5138 2 жыл бұрын
Sakariye waa astahilaa madaxa ugu sareye dalka
@abdiraxmaanxasankullanekhe9347
@abdiraxmaanxasankullanekhe9347 2 жыл бұрын
Sakariye asagaa cabaadaaya dhibka asagaa aabe u ah
@abdiweheliyemohamed5138
@abdiweheliyemohamed5138 2 жыл бұрын
Haayuu hanakuso celin cuuryank kursiga fadhiya subxanalaahi ilahey naguma soo celiyo farm .aajo baxa baaskii hakuracee
@fuaddaror3618
@fuaddaror3618 2 жыл бұрын
Waa sax cadaalad daro muuqata ayay ku shaqaynayaan waxayna u afduuban yihiin xafiiska ra iisal wasaaraha ku sheega
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
Nin qabiir waaye
@adanmohamad4903
@adanmohamad4903 2 жыл бұрын
Waa dulinimo is qabqabsiga
@cimraanxasan9641
@cimraanxasan9641 2 жыл бұрын
Asc cabdixafiid wllkeeg iwaran warkaag waajeclahay
@maryanguled9802
@maryanguled9802 2 жыл бұрын
Skdkdkror bro Maryan. Yusuf
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Sxb waxaa soo qaadataa dafka af ka wadanuga ah, cabdixafiid dhinac baa u janjeertaa ee is qabo..fiqi tolkiis kama jano tago ha noqon..
@Aayga7777
@Aayga7777 2 жыл бұрын
Change we need Let’s try this man at least 👍
@abshirsheikh6243
@abshirsheikh6243 2 жыл бұрын
Aaheey ilaah baan leenahay
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Odeygaan Warka badan Ha dhaafee aaway diyaaradihii drones ka uu argagixisada usoo iibiyay ee la qabtay
@calimadarchannel
@calimadarchannel 2 жыл бұрын
A.s odaygaan wixiisu waa hadal kaliya waligiis sidaad ayuu hadlaa talo wanaagsana ma keeno, madaxweynaha iyo raywasaaraha hadii ay is qabtaan sababta sax ah waa in la raadiyo oo xal laga gaaro taas oo ila ah in loo kala cadeeyo shaqadooda iyo awoodooda lakiin hadii ay noqoto way is haystaan kaliya waxba ma tarayso
@princesakihashi8255
@princesakihashi8255 2 жыл бұрын
This commission lost its legitimacy
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Somali ilaa qofka qaldan si toss ah loyirahdo wad qaldantay oo farta logufiqo wax hagageyo qan qaldan iyo kan dulman in laiskuqabto xal ma aha dowladi oo sifican usocoto umba Roble lagu sodaxturey wixi laiskusogungutey hal bacad lagu lisey bu kadigey
@ahmadosman4077
@ahmadosman4077 2 жыл бұрын
Odaga kursigiisuu wayay lkn kama aha wadaniyad
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Waraysi qiimabadan
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 2 жыл бұрын
C/ xafiidow sakariye dad badan baa taageeri jirey farmaajo kahor Lakin Sakariye wuxuu ku ceeboobey taageerada sheydaan farmaajo. maanta wareysigaan hadalkiisu wuuba roonyahay
@deeqa8962
@deeqa8962 2 жыл бұрын
Wadadkan wariyaha ah waa mucarad wariyashi xataa waa kadhimanay soomaliya ilahaa umaqan wax ladhagesto malalaha
@caderrayale7744
@caderrayale7744 2 жыл бұрын
💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 2 жыл бұрын
Gudigu fowdada Ma wade waxa wada Koxdan Mafiyada
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 2 жыл бұрын
Bilaash la nooma dhihin wadamada soo karayo Car Caqli la isku hogaamiyo aanu keeno ummadan dhamaaneyso masaakiinta ah dantooda aan ka fikirno
@issaali6048
@issaali6048 2 жыл бұрын
XUMAHA GUDIGA ZAKARIYE KA HADLAY WAA MIRIHII SIYAASADI U QAYBTA KA AHAA. WAX BADAN OO LAGA DIGAY ZAKARIYE DIFAACA KOWAAD BUU AHAA.
@hasanmusemohamed5626
@hasanmusemohamed5626 2 жыл бұрын
dalka rooble Aya madaxweyne Ka ah
@maxamedibrahim9469
@maxamedibrahim9469 2 жыл бұрын
rooble raarkiisuu uu yahaay Somali maaya
@dagandumar829
@dagandumar829 2 жыл бұрын
Insha allaah khayr Ilaahay ha ka saaro khilaafka siyaasiyiinta soomaaliyeed Qabiil waa cudur aan daawo loo hayn
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋SCW SCW N.N.K.HA AHAATO NEBIGEENNII SUBANNAA SCW SCW
@altamodahussein9452
@altamodahussein9452 2 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@altamodahussein9452
@altamodahussein9452 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@altamodahussein9452
@altamodahussein9452 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@dgl7347
@dgl7347 2 жыл бұрын
Mashaallah zakariya runta ayuu ka hadlay meesha labo nin ayaa isku heesta. Don't say the president say the ex president sxb meesha wakhti ayaa dhumay farmaajo inuu saan kusii socdo waaqalad
@mahamedali4976
@mahamedali4976 2 жыл бұрын
Ninka labaadna waa ex isba labaduba way wada dheceen dhe xayawaan yow nacaska iska hadle
@dgl7347
@dgl7347 2 жыл бұрын
@@mahamedali4976 xayawaan waa ninka caytamaya bil soon ah . Farmaajo iyo siyaad bari wakhtigoodi waa dhamaaday move go help your people hungry and tired of this .
@abdimusaabdimusa8367
@abdimusaabdimusa8367 2 жыл бұрын
The construction is there to be changed and ratified for it's the cause of the problem
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
ASC🧕🏽🆘🌴🌴🕌📿 dhamantin dadka somalida🇸🇴iyo Ethiopian🇪🇹 wax yabo yar yar iyaan ini shegi EE ka faidaysta ina doceya inu Rabi moradkayga isahlo UU himiladayda gaaro insha Al Rahman ok ,waxa samesan ina isko daydan inaa beero badan qodotan Gobal walba UU somalia ka tirsan Uqoyi galbéd iyo hargaysa Iyo putland Iyo banadir iyo kilinka shanad Uganda, Rwanda iyo Tanzania Malawi iyo mosanbique Zambie Zimbabwe ok iyo gobalada Ethiopia Djibouti centre Ethiopia iyo Eritrea South Sudan iyo center of Africa equatorial guinea iyo two Congo iyo Angola iyo Namibie ok Marka gabol walba dadka joga bero badan iska samesta UU isko tashada UU iscawiya UU iskin noloshina ka so sarta gobalka ko noshihin ok sida sameya dadka somalida iyo dadka Ethiopian ok beerta weyaan nolosha Dhani waxa cuntid iyo waxa xiratid iyo waxa dawo ka dhigatid wax waliba waxa ka heli beraha un waliba xola ha n'a meel UU samesta UU dhaqda kalonka Bada ka so sarta Marka rabtan waba inta nolosha asaskego ok dadka Asians ah NAA Wala geya UU Taga ko dhaha gobalada West Africa ko yala Sida Cameroon iyo Burkina Faso iyo côté de l'avoir iyo Nigeria ok ko suga ko dhaha inta inili calinayo wadanadini Asia ka timadeen Sida Pakistan iyo bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka ok and thanks and stop fighting with African people ok .............1:waxa laga sameyaaa (damorka....fixisada AMBA bikini bodar iyo xabata sawda UU laysko dhalaliyay iyo xida sii raci ).....2:waxa Laga sameyaaa (sibirka .... fixiso amba bikini bodar iyo xabata sawda ).....3:waxa Laga sameyaaa....(biraha.....fooxa iyo xabata sawda iyo fixisada AMBA bikini bodar UU laysko dhalaliyay)....4:waxa laga sameyaaa (sabonta....... fixiso amba bikini bodar iyo milix iyo Salid wax yar iyo wax yar biyo iyo in yar UU cadar ah UU laysko iyo wax yar UU sabonta samesan inta koligood laysko laqo iyaa ka bacdi dabka sar UU ISKO dhalaliya).....5:waxa laga sameyaaa (jafelka..... lindhanan iyo milix wax ka yar badhi iyo wax yar biyo ah isko walaq malin daa Marka istic Maal )......6:waxa laga sameyaaa ( sabonta tayrka ........ fixiso amba bikini bodar ko walaq lindhanan iyo milix iyo wax yar UU sabonta samesan isko walaq malin tigabi malinta kaleh ).....7: waxa Laga sameyaaa sabtada Waa daqiqda milix iyo Salid olive iyo biyo isko xash sida sabayada ka bacdi jar jar sida bastada yar yar AMBA dhadeer Marka gali fornada wax Yar in Tay engagayso ka so sar Marka karso ok ...8: Waxa laga sameyaaa (shanaca la shito sida fanoska AMBA layrka.........WA bikini bodar kaligis dabka Saar UU dhalali wax Yar Marko biyo noqdo bir Yar Doon dhexda UU dheg Marka korka uga shob bikini bodar UU dhalalay xir birta Marka sido iskogo dhago UU iska daa xoga ka bacdi ka sar birta UU isticmal ok hadad haysan Koran Marka ok ......9:waxa laga sameyaaa (gaaska.....biyo iyo xabata sawda iyo milix iyo sonkor isko laaq dawr cisho daa ka bacdi firi),10: ranjiga goryaha WA (bikini bodar iyo kalar) ok.........imika na dawoyinka inta ka aqaan in shegi ok ....... dawada shobanka WA lindhanan iyo sonkor ka bacdi n'a canu dhanan AMBA yogourt, dawada garaca iyo xomada WA filfisha biyo iyo sonkor isko fixi, dawada macanka WA linmacan iyo sonkor, dawada dhikarka WA lindhanan iyo sonkor, dawada Tamar la aanta Waa timirta iyo canaha iyo cunto badan UU cuntid , dawada indho xanunka WA shaha dhoxosha ko dadi UU indhaha ko kala fur wax Yar qiqa hamenki , dawada xanunada good waa tunta iyo sonkor iyo biyo isko fixi , dawada habebta WA haylka iyo sonkor iyo biyo isko fixi, dawada dhagaha WA qolfo dhagolaha iyo sonkor iyo biyo isko fixi, dawada gilib xanunka WA xawash gilib iyo sonkor iyo biyo isko fixi, dawada doriga AMBA hargabka Marko qofko xomad la hayn WA NAC NAC iyo sonkor iyo biyo isko fixi..... Marko qofko xomad leyahay iyo garaca n'a Waa tunta iyo sonkor iyo biyo isko fixi , dawada xobinta taranka EE raga wa gedu aradi AMBA kosbarada iyo biyo iyo sonkor isko fixi, dawada xobinta taranka EE dumarka WA kamsarada iyo sonkor iyo biyo isko fixi.dawada calol casirada WA sactarka iyo biyo iyo sonkor isko fixi, dawada calol adayga WA xamarta iyo xolbada, dawada kalyo xanunka WA furotada kiwi la yidhahdo, dawada San xanunka WA sangabil iyo biyo iyo sonkor isko fixi,dawada nasaha canaha UU badisa hooyada markay ilmaha ay dhasho WA furotada cananaska, dawada goniska AMBA cagar shoga WA canu badan kolba cab iyo furotada cun iyo dofanka iska ilali dawr cisho war Yar ka isticmal IYO biyo AAd UU badan cab malinti Ila hamenki , dawada difaca jirka xanunada UU DHAN WA shaha isko day inaad malin walba inad Ugo yaran ka cabtid kob shaha UU canesan ok,..............😷🔚👍🏽byyyy all and take care all........ 👩🏽‍🔬☕🫖.....
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
CALAASHAAN WAXAAN UGA JEEDAA REER GALBEEDKA MADAX DOODA DADKOODA SI DAACANIMO KU JIRTO AYEY UGU SHAQEEYAA .WA BILLAAHI TAWFIIQ
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Gudi lama oran Karo waa rabish Deni,Rooble,iyo Midoobe oo u Adeegayo cadow shisheeye ayaa Ku shaqaysanasyo.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Amisom ayad adomu u tehin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 жыл бұрын
ZAKKARIA DRONES ?
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Ex xildhiban. Sakariye Adeer. Waad uqalantaa. Musharax. Lakiin. Waxan ku rajayn. Markaan mar ka ficaan inaad tar tanto
@axmed9577
@axmed9577 2 жыл бұрын
Odagan qabyalada madaxmartay oo CBB da ah yaa raba oo dooranaya
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Dalkan Dadka siyaasada uhaya ayaa god kuridey. Arintan Federalism kuna waa ugasii dartay.
@yusufjeeri8428
@yusufjeeri8428 2 жыл бұрын
Zakariya foolxumadiisa shacabka hadeeyba naceene goomankii ayuu kamadobaday ilkihii ayuu tufay siyaasada weershe ayuu kayahay dhaqan xumada maafiya ayuu u egyahay
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Kuwa jazira inchirta kugashey shanta sano mesha kuxareysan ba dibkan odan kadambeya iyo labada kismayo iyo Garowe fadiyo
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 жыл бұрын
Waar indhaha yaan la daboolan intey MOQDISHO eey tahay Casimada SOMALIYA DAGI MEEYSO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤 Tan kale intey leeyahiin MOQDISHO UNUKA ISKA LEH CAWAANTAN GAMEERKI EEY WADEEN AYA KA AQLI BADAN 🐴🐴🐴☻️☻️☻️🤮🤮🤮 CASIMADA WAA IN LAGA QAADA MOQDISHO 👍👍👍 AMA NINWAKBA WADANKIISA HA DHISTO EE ANNA KALA TAGNO👍🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💞💞💞💞 SIDEY TIRI SADA ALI ALLAHA U NAXARIISTO🙏🙏🙏 AAN KALA TAGNO 🚶‍♂️🚶‍♀️🚶‍♀️👨‍🦯 SADO HADAL AYAA KA HARAY 😭😭😭👍💞 WAAKAS EEY KU DHIMATAY GACANTII CAWAANTA MURIYAANTA AH
@geelecade3856
@geelecade3856 2 жыл бұрын
Khilaafka sida loo xaliyo ma taqaano somalia sido kale malaha meel noqdo iyo marjac toona reer somaliland hdn nhy wxn ugu baaqeynaa in siminaar loogu qaban doono hargeisa siyaasiyiinta somalia lagu bari doono sida loo xaliyo khilaafka
@ahmedmohamud8829
@ahmedmohamud8829 2 жыл бұрын
War ninkaan gudiga doorashada waa nin xiribaha soo xiirtay maahan nin Damir let Damir laawe dhiiga doofaarka let. Waa ninja lagu magacaabo muuse geele
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 2 жыл бұрын
Wadani sakariye warkiisii horii u dhammadey ,xildhibaan leelkase ayuu waayey inuu madax weyne raadsho waxaa ugu wacan meeshii cidlada aheyd ee ina farmaajo ka qaatay.
@Vonaark28
@Vonaark28 2 жыл бұрын
Where is the drones? Mr. Zakariya. I am sorry that plan did not work out for you, but how about wearing a belt and going to heaven????
@kusoco
@kusoco 2 жыл бұрын
Xildhibaan Zakariye ma ahayn miyaa ninki aadka ugu olalaynayay 2 sano in xildhibaanada miya madaxda loogu daro? Mid kasta marku musharax noqdo bu xasuusta masakiinta iyo somalida rafaadsan!
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 жыл бұрын
Acudu billahi waa yaab suu u hadlay bal dhagaysta waa oday isma oge islaan laa
@saidoosman4381
@saidoosman4381 2 жыл бұрын
Asc labada nin hadhihin waxa Qasaya waa Rooble maad Alle Kabaqdaan
@احمدحسن-ظ5غ5ي
@احمدحسن-ظ5غ5ي 2 жыл бұрын
Saka riye wuu kameeraystay su aashii maxaad cadayn uhaysaa maacada arinkaasu ee walo dalka kibada lagu ciyaaraayo halaga daayo ilaahay halaga baqdo
@sudiissa5701
@sudiissa5701 2 жыл бұрын
Zakeriye ma cadaalad jiri ninkasti marku wax walaaqayo isma oga yaab
@fartunj4196
@fartunj4196 2 жыл бұрын
ILAAH KA CABSADA HAL DHINAC BAA DALKA QASAAYO OO MEEL WALBA QASAAYA LABA NIN ISMA HAYSTAAN BEENTA WAA XAARAAN ROOBLE BAA QAS IYO FOWDO WADO OO DOORASHADII QASAAYO OO UMADII DHACAAYO KUU RABINA DIIDAAYO ILAAHNA WAA ARKAA SOMALINA WAA ARAGTAA
@geeseeycali7715
@geeseeycali7715 2 жыл бұрын
Dadku maxay yihiin
@Duuuu583
@Duuuu583 2 жыл бұрын
🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵Cbb iyo qabyaalad iskujirah oo sheekasanaya buu war noogadhigaa😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹
@ayyanamoha160
@ayyanamoha160 2 жыл бұрын
Xaa dalaq kuso siyay xabiiti
@cabdiraxmaanxassan9287
@cabdiraxmaanxassan9287 2 жыл бұрын
cabdi xaafid waxaad ka mid noqotay kuwa aan damiirka laheyn inaad wareysato waa ayaan daro tuugan qaawan iyo kii kenyatiga ahaa wareyso kuwa raba somaliya dagananshaheda laakin ha wareysan xaaranta cuqdada qaba
@geeseeycali7715
@geeseeycali7715 2 жыл бұрын
Dadka ma isku midbaa
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💟💕
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
ODEYGAAN HOGAAN XUMADA FARMAAJO MA 5 SANO KA DIB AYUU ARKEY ?????? NO MORE FARMAAJO IYO DABADHILIF DANBE.
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 2 жыл бұрын
sakariye tuug
@geeseeycali7715
@geeseeycali7715 2 жыл бұрын
Dadka makalan duwanyihiin
@magaclaay496
@magaclaay496 2 жыл бұрын
Zakariye orad cidkaa been badan majirto so taa la heed diyaaradaan keesaday irad saciid dani markoo kuso tooray saas ha u hadlin farmajo iyo kooxdiisa waa toogo
@abdifatahmohamed3821
@abdifatahmohamed3821 2 жыл бұрын
Hhhh adna sheeko farmajad wadaa
@faadumo3718
@faadumo3718 2 жыл бұрын
Kkkk
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
SAKARIYE wadani ayaad ahayd daronkii dhib buu keenay wallahi gabre rooble ka xun
@shwomp3368
@shwomp3368 2 жыл бұрын
Maxa cadaan u aha inu fahad yaasin u dambiilay yahay.1 kuwa kudagaan fahad yaasin so lama dihii karo waa dambiyadi ee geestan. Hadu dabii gaasetay fahad yaasin maxa ma xakamaad lo geeni waayey mase Roble iyo intaa qalineso mexe udiidan inu fahad yaasin uu cadanta so bandiigo waa tii kala cararey
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 2 жыл бұрын
c.xaafid wax nanuunsan mahe wax kale kama wareeysatid arimaha somaliya adigeey fartu gugu godan thy jooji daaroodismka
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
maxaa aragday
@Daily_Lifes7
@Daily_Lifes7 2 жыл бұрын
Khamiista Dalku wuxuu yeelanayaa Dawlad Cusub: Gudoomiye Muuse Geele: kzbin.info/www/bejne/mZi7hq2Ne9WSgdE
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 жыл бұрын
Dadka ugh liito soomaliya ayuu ka mid yahay nin aad magaciisu aad aheegtay, wuxuuna istaahilay in la xiro, waa haddii ay jirto dowlad & dad yaqaan ah,ninkaani in ad soo qaadatalid ilama Aheyn.
@kenedgelbad1256
@kenedgelbad1256 2 жыл бұрын
Hay ada Nisa sow ciidan ma aha maxay tahay madax bananida ad shegeyso
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
WARYAA NINKA BURBURKII UMMADA AWALKEEDII KUWII UGU DARAA AYAAD KA MID AHAYD EE U HORSEEDAY UMMAD DHIBKA HAYSATA.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Failed state
ما لا نعرفه عن فايز الدويري - بودكاست ضيف شعيب
3:49:03
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 41 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
24:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 11 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Special Address: H.E. Hakan Fidan, Minister of Foreign Affairs of Türkiye | XI Global Baku Forum
36:32
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47